PRANK KOKO OO AN NIN INDHO SHARER XIRAN U BALAMIYE QOSOLKA ADUNKA😂😂…

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 390

  • @Inacusmaaneyy
    @Inacusmaaneyy Před 18 dny +123

    Raga xirta dumarka dharkood iyo dumarka xirta raga dharkooda nabiga scw wuxuu dhahay nacalad haku dhacdo😢😢😢Alpha take care wlkie

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t Před 18 dny +379

    Inta caawa prankyada layaban like ha ila dhafin ❤😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před 18 dny +122

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤

  • @fufu7330
    @fufu7330 Před 18 dny +85

    Cadanaan prnk alfa prank samia prank ceyda prank cawa se cml

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 Před 18 dny +149

    Inta markey prkn arken so cararteyy😂🏃‍♀️like faqirad iska sara👍

  • @user-dh6ri7cv7v
    @user-dh6ri7cv7v Před 18 dny +27

    Illahay ka cabso alpha waki illahay idhi raga dumarka isku ekaysiya io dumarka raga isku ekaysiya waa ehelu naar illahay ka cabsada wax kasta haku ciyarina dad muslima tihine 😭😭😭🥹🥹🥹

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 Před 18 dny +40

    Ku Saliya❤️Rasuulkeena Maxamed❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @aweysshiikhmaxamed5886
    @aweysshiikhmaxamed5886 Před 18 dny +138

    Wah cawA TEAM kadhan wada PRANK 😂❤😂 1aad cadnan 2aad ceyda 3aad samiya 4aad Alfa ❤❤wawww

  • @AbdinaasirMohamednor-xx7pd
    @AbdinaasirMohamednor-xx7pd Před 18 dny +34

    من حديث أبي هريرة قال: لعن رسول الله صلى الله عليه وسلم الرجل يلبس لبسة المرأة، والمرأة تلبس لبسة الرجل lacnada allah baa u usnaatey ninkaas naagta dharkeeda gashaday😢😮

    • @suheilamuktar
      @suheilamuktar Před 18 dny +1

      Subhanallah
      😂😂

    • @suheilamuktar
      @suheilamuktar Před 18 dny +1

      ❤❤❤❤

    • @roodamuuse5993
      @roodamuuse5993 Před 18 dny +1

      Supxanallh nabigu wxu yidhi لعن الرسولُ ﷺ المتشبهين من الرجال بالنساء،rasulku wuu naclada raga dumarka isku eekaysiiya .😢😢😢😢😢

  • @NaciimaSiciith
    @NaciimaSiciith Před 18 dny +26

    Wah codka aa la garnaya maxa qaldan anaga ciyal ma na modaan😂😂😂😂😂keep going lkn😂😂😂

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t Před 18 dny +112

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

  • @NasraAhmed-r5r
    @NasraAhmed-r5r Před 18 dny +26

    Intaa prank argatyaa socartyaaa team king alpha gariisayaaa 4000 comison❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 Před 18 dny +77

    Ar asxabey Cwa Xaa qaldan neh Meel kasto pranki lee war Yaa ila yaabay sidaada oo kle😂😂

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 Před 17 dny +4

    Dharka dumarka inee raga xertaan lacnad ayaa ku dhaceeso nabigana woo habaaray scw

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh Před 18 dny +17

    Team koko bulle and king alpha on like ❤😊😅😅

  • @Nadwa-s5o
    @Nadwa-s5o Před 18 dny +22

    Team 27 caawa prank ka shidanthy😂😂❤

    • @SacdaCabdi-h9j
      @SacdaCabdi-h9j Před 18 dny +4

      Cawa wllhi xiiso leeyin team27

    • @Nadwa-s5o
      @Nadwa-s5o Před 18 dny +3

      @@SacdaCabdi-h9j soomaha caawa prank iska soo daba dhacaya😂😂😘

  • @BahjMaxamad
    @BahjMaxamad Před 18 dny +30

    Brank ayka shidanthy cawa teamka dhan😢😢😢

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 18 dny +6

    Koko.xushmdiii.oo qof.weeyi wlhi pilihi🙏❤️‍🩹

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman Před 18 dny +11

    Next samia ubalmi inta igu raacsan😮

  • @Mvioskry
    @Mvioskry Před 18 dny +13

    cameramanku waa aniga asxaabta kuso dhawaada gacmo furan 🙌

  • @Boqorada-k5i
    @Boqorada-k5i Před 18 dny +10

    Allah caafimaad deg deg ah siiyo ❤😢🤲🤲

  • @CabdullahiNuur-po3gq
    @CabdullahiNuur-po3gq Před 18 dny +11

    Subxana llah qofka indhe shareerka xiran foolxumo badanaa 😂😂

  • @NaciimoIbraahim-i8r
    @NaciimoIbraahim-i8r Před 18 dny +8

    Aboowe niyadda ha iga dilin Mariin baa aheyyy😂😂😂😂😂😂alla cwa waa fury alpha prank nusoo badi noh plz❤

  • @IOSALive
    @IOSALive Před 18 dny +13

    KING ALPHA, Let's share ideas and build a friendship, wanna be friends?

    • @abdullaahi-4
      @abdullaahi-4 Před 18 dny +2

      It's a good thing 👍🏻

    • @Muslims729
      @Muslims729 Před 18 dny +1

      Wraa alpha caankas u jawaab niyow hadii kle❤😂

  • @SamiraDahir-gh2on
    @SamiraDahir-gh2on Před 18 dny +5

    Caawa waa habeenka prankiga ee team 27😂

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad Před 18 dny +22

    War caawa waa maxay prnk kigan wada duulaya team ki oo dhan yaab😢😂😂😂

  • @Aishuu240
    @Aishuu240 Před 18 dny +9

    Caawa prankiyada is daba socdaan😂😂

  • @MaryamCiid
    @MaryamCiid Před 18 dny +22

    Alfa😢 icaawi please

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 Před 18 dny +8

    Cwa wa hbenki prnkiga anna sxpkyga brnk kso smeena sug wxa dhahaa xriirekena intu ku egyhy😂😂😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 18 dny +4

    Koko isla waynin ma taqano wlh 1 sawir kula galaa la dhahay diyar dhahday wa u ogalatay m.a

  • @japuriAdan
    @japuriAdan Před 18 dny +5

    War muxuu aha qofkaa. Shabeelka muduga uega😢😢

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji Před 18 dny +6

    War Alphiw Brank macqul keen kan wuu kaa halaaway codka badal inaa tiraahdey aheyd😂

  • @Samaroonsiciid-zb2qk
    @Samaroonsiciid-zb2qk Před 18 dny +28

    Bro qofka raga hadu dharka dumarka gashto nacdal kusocota iska dhaaf😢

  • @SamiiraCabdi-bp6sj
    @SamiiraCabdi-bp6sj Před 18 dny +4

    Alle ha cafiyo wllsh mcn🥺🤲🤲🤲🤲

  • @AminaJamac-hq5rh
    @AminaJamac-hq5rh Před 18 dny +3

    Dharka dumarku waa danbi ha u noqon wllo please

  • @RICK11-G
    @RICK11-G Před 18 dny +3

    Anaga xoolo maad noo maley siin nin iyo naag cod kooda see loo gala garan weynaa adiga io koko Prank kiga waad isla ogtihiin wuu fashil mey prank kigaan la laabo 😂😂😂😂

  • @IlwadYasin
    @IlwadYasin Před 18 dny +4

    Ala yaa ila qoslay makuu Alpha ku Markuu kuu dhegey hadaan koko Ahaan lahaa waab qosli lahaa wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂 Alpha funy Amira ku soo sameee😂😂😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 18 dny +40

    TEAM AMIRA QURUX ONE LIKE 👍❤

  • @RaxmaOmar-b8i
    @RaxmaOmar-b8i Před 18 dny +15

    Waala waxaan iskadhafa diinta maogala qofninaha in.naak lagadhiyo waxa kale kadhiyo barangi adiyo xumaan eearkin 🎉

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n Před 18 dny +13

    Team koko qurux one like 🎉😊🎉❤

  • @SacidoCabdulahi-k7h
    @SacidoCabdulahi-k7h Před 18 dny +4

    Ala alfaa iniw ninka naag iska dhikirabya ayan u baleyhay walhi qoosola idila ❤❤😂😂😂😂

  • @KiinMohamed-eh7de
    @KiinMohamed-eh7de Před 18 dny +2

    Cawa team ka dhn wada prank mxaa wye Ceyda Alpha Cadnan Samia 😂😂😂

  • @MaxamedabdirixmaanUgaas
    @MaxamedabdirixmaanUgaas Před 18 dny +2

    Codkan qofan kadayn maa jiro hab bilaa cod waa macqul😂😂

  • @deeqocraxmandagan5663
    @deeqocraxmandagan5663 Před 18 dny +2

    Prank ugu qosolka badnaa alpha 😂😂😂❤😊

  • @AxlaanMaxamed-g6b
    @AxlaanMaxamed-g6b Před 18 dny +15

    Team koko one like👍🙏

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho

    Alpha nekti samia kuxiji plsss walahi wafuray😂😂😂

  • @Abdikadir-gy3em
    @Abdikadir-gy3em Před 18 dny +3

    Prank naag la isku shabahaayo waa ceeb Illahay ka cabsada

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Před 18 dny +4

    cawa prankiyadu waxay 😭😂😂😂

  • @MohamedJaylaani
    @MohamedJaylaani Před 18 dny +2

    Koko prankiyadeeda igu batay waaba rabay in laguso sameeyo

  • @axlaamabdullah7837
    @axlaamabdullah7837 Před 18 dny +2

    See u fiirineyso Aaba qosol igu dishe😂😭💔 koko

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Před 18 dny +3

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si Před 18 dny +2

    Koko dhib badana siday indhaha dhahyso lee qosl igu dishay😂😂😂

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 Před 18 dny +10

    Caawa wada prank
    Cadnaan
    Ceyda
    Samiyo
    Alpha
    Seecml

  • @gulledHaji
    @gulledHaji Před 18 dny +2

    Waxan Fashil Waayeeee, Naga Dhaafo Noh Team 27 😂😂😂

  • @nimahassan1798
    @nimahassan1798 Před 18 dny +4

    Aleh ha kucafiyo wll

  • @amiira-se4fr
    @amiira-se4fr Před 18 dny +2

    Ayy teamkan caawa 4prank ka hayaa😢

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 Před 18 dny +2

    Dhaqan xumadaan Maleesia ma laga ogolyahsy waa yaabney.😊😊😊😊

  • @qadiijoxuseen9107
    @qadiijoxuseen9107 Před 18 dny +20

    TEAM LIVERPOOL LIKE 👍 👈

  • @NastehoMouninfarah
    @NastehoMouninfarah Před 18 dny +2

    War caawa waa maxay prnk kigan wada duulaya terminé ki oo dans yaab 😢😅😅😂😂

  • @YAQUBPRO1
    @YAQUBPRO1 Před 18 dny +2

    Cudkaa miyaa naag noqon ka koko ciyaarta naga data waa fahantay nin inow yahe😂😂😂

  • @AbdinafacMoahamed
    @AbdinafacMoahamed Před 18 dny +2

    Team 27 dhamantood prank lee buuxa😂

  • @nastehamohamed3159
    @nastehamohamed3159 Před 18 dny +2

    Kooko umad maha maxa kuso xira he hada kulel daremisid kulaha😂😂😂Astaqfurulah

  • @NawalFarahali
    @NawalFarahali Před 18 dny +2

    Koko yaa waa maskiin😂

  • @NorAk-g6b
    @NorAk-g6b Před 18 dny +6

    Qof ka ugu Hore yo

  • @Abdikadir-gy3em
    @Abdikadir-gy3em Před 18 dny +1

    ALLE HA CABSIGA HALA BADIYO GUYS

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf Před 18 dny +1

    Koko yaab lo daray😂❤

  • @ayanibrahim0162
    @ayanibrahim0162 Před 18 dny +8

    27 august black day 😭😭😭

    • @XalimkCabdi
      @XalimkCabdi Před 16 dny

      Asad hagio 😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-jb2yd3po1r
    @user-jb2yd3po1r Před 13 dny +1

    Zxpayaal waan jelaalahaa ee waan kala fognahy😢

  • @Ramaas-f6m
    @Ramaas-f6m Před 16 dny

    Hada abayo see tahay allah noo caafiyo abowe

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar Před 18 dny +1

    Koko gabar dacad wye wlh guleso

  • @khalithcade354
    @khalithcade354 Před 16 dny

    Macalinkooow adigoo qof waxbarte eh waxaan inaa sameyso maheyn

  • @BushraAbdiraxman-j7v
    @BushraAbdiraxman-j7v Před 16 dny

    Alphaa markuu dha haayo qosolbadanaa😂😂😂

  • @balqiisoBilan
    @balqiisoBilan Před 16 dny

    Koko qurux qalbi wanag❤❤

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 Před 18 dny +2

    Koko qosol ayey isku celinoysaa

  • @JamiiloCabdulaahi-l5p
    @JamiiloCabdulaahi-l5p Před 12 dny

    waa ku salaamay kin alfa❤❤❤

  • @SundusShaacir
    @SundusShaacir Před 18 dny +2

    Team koko is muujaya😂

  • @user-me7zm6cb8p
    @user-me7zm6cb8p Před 18 dny +1

    Kan prank ma ahan nin rag dhar dumar nacalad ba ku dheceysa

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Před 18 dny +1

    Koko abaayoy makasayi kulahaa 😂😂😂😂

  • @user-he6jq3hq3x
    @user-he6jq3hq3x Před 18 dny

    Wlhi manta waa prankigi ugu qosaalka badna😂😂😂

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Před 18 dny

    Alphooo koko walahi indhale kasoharay oo ninkiyee layaabantahay😅😅😅😅❤❤❤

  • @pdisemed
    @pdisemed Před 13 dny

    TEAM SAMIA ONE LIKE ❤😊

  • @AmiishaMohamud
    @AmiishaMohamud Před 15 dny

    mya aboowe naag ahay kulaha 😂😂😂

  • @Ubahqorane-ik1dg
    @Ubahqorane-ik1dg Před 16 dny

    Inta Koko markay Maqlan Soo Carara😂❤😊

  • @ShuuzaanBella
    @ShuuzaanBella Před 16 dny

    Ustad cadi maalik sanaa
    😂

  • @SabriinMohamed-lx9fp
    @SabriinMohamed-lx9fp Před 7 dny

    Marwaan miyaa ninkan mise anaa u maleeyo😂😂😂

  • @CaaishaOsmaan
    @CaaishaOsmaan Před 18 dny +1

    Hjhhhh waa iga qos liseen walahi😂😂😂

  • @Ayann-rf2xi
    @Ayann-rf2xi Před 16 dny

    What a nice prank
    wow❤❤❤❤❤❤❤❤😅

  • @user-ux3wd7no7o
    @user-ux3wd7no7o Před 18 dny +1

    Walaashey ee taagan tahey kooko

  • @MaznaAbdizamad
    @MaznaAbdizamad Před 18 dny

    kooko wey yabantey hdana😮😂wey is adkeyneysa

  • @apdirahmanhussen8876
    @apdirahmanhussen8876 Před 18 dny

    Koko cadi mahan kulaha marin weye gabadhu😂😂

  • @hiigsiganoloshaofficial1747

    Coming soon 400k 🎉

  • @muusejameyka4305
    @muusejameyka4305 Před 18 dny +2

    Koko ninka codkiisa ma dreemeyso mia ama anaga xoolo ah s.wsee

  • @zashachannel
    @zashachannel Před 18 dny

    Koko iyo alpha anagee rabaan inee nagu baashaalaan waxaan prank mala dhihi karo😂😂😂😂😂😂

  • @WallkaWeyn-x3e
    @WallkaWeyn-x3e Před 15 dny

    Kooko qosol la suxii rabtaa😂😂😂

  • @Yariisay
    @Yariisay Před 18 dny +2

    Alpha dhib badin daa😂

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Před 16 dny

    Ma haboona in Raggu dumar isu ekeysiyaan, dumarkuna Ragga isu ekeysiyaan Ilaahay wuu lacnaday Ragga dharka dumarka xidha iyo dumarka dharka Ragga xidha so take care guys.

  • @TeebCumar
    @TeebCumar Před 6 dny

    Inta prank soo aragtey

  • @CayaancanasUsmcan
    @CayaancanasUsmcan Před 17 dny

    Wxay umadana wada prankiga ah cwa😂❤

  • @MaslahAbdullahi-j3i
    @MaslahAbdullahi-j3i Před 18 dny

    My sister Alaah caafiyo Lkn Anigaa Guursanaa💍

  • @RaxmaFaarax-dy5ok
    @RaxmaFaarax-dy5ok Před 18 dny

    ilaahayi ha caafiyo walaasha