FURSADA WAA KAFAAIDEEYSI, WAAJIB INAAD DIYAAR AHAATAA!!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • #aaramoow

Komentáře • 47

  • @BintuMusta
    @BintuMusta Před měsícem +2

    Maashaa allah tabaaraka llah

  • @farhiyoabdiali8506
    @farhiyoabdiali8506 Před měsícem +2

    Asc, mansha Allaah ilaahay ha idin barakeeyo

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Před měsícem +1

    Mashalaah tabarak

  • @faadumohussein4233
    @faadumohussein4233 Před měsícem +1

    Masha alla waa qudar cafimad leh allah ha idin Bara keyo❤❤❤❤❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Před měsícem +1

    Maa shaallah caafimaad kucuna

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před měsícem +1

    Maasha Alaah
    Bilcaafiya❤❤❤

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj Před měsícem +1

    MashAllah Aaramow Family guuleysta

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 Před měsícem +1

    Masha Allah

  • @baarleenbaarleen7829
    @baarleenbaarleen7829 Před měsícem +1

    ماشاء الله معراجة يري

  • @Mona-ej3df
    @Mona-ej3df Před měsícem +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Před měsícem +1

    Masha allha allha hadin barkeyo ❤❤❤❤

  • @farhiyamh
    @farhiyamh Před měsícem

    Masha Allah tabaarakallah
    Allah swt ha idiin barakeeyo

  • @Amalali-bj7di
    @Amalali-bj7di Před měsícem +1

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Před měsícem

    Masha allah tabarakallah habo meel qurux badan ayaa joogtaan

  • @user-mf4dd2bh5c
    @user-mf4dd2bh5c Před měsícem

    تبارك الرحمن اللهم بارك

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Před měsícem +1

    Maa shaallah my family

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před měsícem +1

    Manshaallah tabarakallah rer Aaramow waa idin sallamay alah idin barakeyo nimcada beraten🥰

    • @aaramoow
      @aaramoow  Před měsícem +1

      Walaal Dahabo mahadsanid!

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před měsícem +3

    Masha allh abayo naciima nimcada rabi kusiiyey allha kuu sii ziyaadsho❤❤❤❤❤

    • @aaramoow
      @aaramoow  Před měsícem +2

      MaashaAllaah mahadsanid walaal!

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v Před měsícem

    Masha Allah❤

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Před měsícem +1

    Wcs masha Allah waan idin salaaney caafimaad ku cuna🤲 masha Allah cacraaj dharkeeda iyo kabaheeda ayaa idinka khaalisan habo soo bar baar Amiin mahadsanid !

    • @aaramoow
      @aaramoow  Před měsícem +1

      Haa Micraaj ayaa ugu qaalisan, haberyarteed Aamina ayaa u saxiixday, mahadsanid walaasheey Aamina waan kusalaamayaa!

    • @aminaahmedmohammed1056
      @aminaahmedmohammed1056 Před měsícem

      Shukran macraaj waan jecelnahay masha Allah Allah ha xafido Aamiin ya rabi!

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Před měsícem +3

    Meymuun long time habo waakuu xiisnay labiskaaga waa 100% maamo waa taad hore style ugu dishay hahahaha.

    • @aaramoow
      @aaramoow  Před měsícem +2

      hahhaahaha, waan iska dhiciyay markaana waataan caagga biyaha watay oo aan jiimka usocday! Gartana dadkeeda ayaa gooynayay waa lii riixay!

    • @hamdixiischannel1482
      @hamdixiischannel1482 Před měsícem

      ​@@aaramoow hahahaha.

  • @farhiyoabdiali8506
    @farhiyoabdiali8506 Před měsícem +2

    Iska ilaaliya karhuga

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj Před měsícem +2

    Nimco qudaarta sad ukarisay maba fahmin sifiican usoo sharax nosobadi xawaashyada aad isticmasho halhal nooga faaidey

    • @aaramoow
      @aaramoow  Před měsícem +2

      Haye waan kusoo celinayaa!

  • @ayubalimohamed7956
    @ayubalimohamed7956 Před měsícem +1

    Naciimo aniga malintii magaca loo bixinaayay ayaan ogaay allaaha xifdiyo micraaj yarisey iyo dhamantiinba

    • @aaramoow
      @aaramoow  Před měsícem +1

      MaashaAllaah waqtiga saasuu o carararayaa Cimriga Allaha noo barakeeyo caafimaadna Allaha nasiiyo, Caruurtana Allaha baariyaal hanooga dhigo! Waan kusalaamayaa walaal!

    • @ayubalimohamed7956
      @ayubalimohamed7956 Před měsícem

      Haa wlhi aamiin walashey ducadaada qayimkaa waan kutageeraa farxad ku nooloow

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Před měsícem +1

    Maa shaa Allaah cuntada marba hadey basal badan leedahay waa heer sare , caafimaad ku cuna madaalana waa salaamay hahaha

    • @aaramoow
      @aaramoow  Před měsícem +2

      hahahaha Hamdi madaalle Maryamuu waxyar kayar yahay!

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Před měsícem +1

    Abayo qasab u egyahy

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 Před měsícem

    In English Rhubarb (Rubar)

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj Před měsícem

    Nimco abaayo basasha adinka miyaa beerta

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Před měsícem +1

    Koosto ma ahee waa spinach laba geed bay kala yiniin

    • @miskiin236
      @miskiin236 Před měsícem +2

      Koosto waa Soomaali,
      Spinach waa English.

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 Před měsícem

      @@miskiin236 wll koosto afsomali ma aha qoraalka baan sida u qorey waa tan caleemaha waaaweyn iyo laamo dheerdheer oo cadaan ah geedkeeduna wakhti dheer buu noolaadaa

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Před měsícem +1

    Asc maxa ku cunteen qudaartii aad karsateen

    • @aaramoow
      @aaramoow  Před měsícem +1

      Sidaasaan ku cunnay!

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 Před měsícem

    مشاءالله ❤ممكن متابعه 👍❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před měsícem +1

    Masha allh abayo naciima nimcada rabi kusiiyey allha kuu sii ziyaadsho❤❤❤❤❤

    • @aaramoow
      @aaramoow  Před měsícem +1

      Afnaan Aamiin shukran aad ayaad umahadsan-tahay!