Musalsalka Miss Drama Part 8 | Raage Abdi | Qaali Ahmed | Kaalay ninkaan iga celi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Filmed and Directed by Raage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
    My name is Raage Abdi, I am a professional Videographer in Nairobi. I run a production studio called Setwad Studio.
    Booking Info:
    Email:raagecabdi0@gmail.com.com
    BE MY FRIEND:
    / setwad
    Instagram: @rage_abdi
    Snapchat @rageabdi
    Copyright © 2023 Setwad Studio. All rights reserved.

Komentáře • 374

  • @RageAbdi
    @RageAbdi  Před rokem +205

    Saaxiibada nagu xiran dhamaan waan idin salaameynaa Subscribe hala saaro Si aan ugaarno 700k Ramadanka intuu dhamaanin I.A
    Filmka Miss Drama Jadwalkiisa Waxaa waaye
    Friday 3pm
    Monday 3pm
    Wednesday 3pm
    3 daas maalin ayuu soo gali doonaa InshaAllah

    • @43jr57
      @43jr57 Před rokem

      Sida aad noo jeceshihiib bn idiin jecelnhy lamaanaha jacaylka guulaysta🥀

    • @salmahussein109
      @salmahussein109 Před rokem

      Noso daqsiya😂

    • @ShkuriCalinuur
      @ShkuriCalinuur Před rokem +1

      Ok

    • @saynabwali3115
      @saynabwali3115 Před rokem

      Ok thanks lamanaha jecelka❤❤❤❤

    • @mohamedhusein9427
      @mohamedhusein9427 Před rokem

      Sxb qaali ladan budkan maka dhumaayo miyaa aad ayan idin taageera noolada lamanaha qarniga

  • @najahmohamed5386
    @najahmohamed5386 Před rokem +104

    wlhi filmkan film ka mac wali lama soo deen haduu mss drama shaax cml ku qabto is muuji Raage iyo qaali ladan talented tihin wlhi😂😂😂

  • @MacaLinkajacayLka
    @MacaLinkajacayLka Před rokem +132

    Musalsalkan waxaan u bixiyay
    Miss SUUXISO 😂

  • @caishacismancilmicisman112

    Qali iyo Rago waa labo laisu talagaly qosalka iga dhamady😂

  • @saabariinaadan9110
    @saabariinaadan9110 Před rokem +7

    Allah kuwaan qosol badana ninka gadal ka qabo kullaha Raage dhagtu iga haaya😂😂😂😂😂

  • @xurmaysan6655
    @xurmaysan6655 Před rokem +17

    Wllhi filinkan wax ka macaan mmaan arag sidookle qosl way wllhi waxaad uqalantaam duco iyo kaalmo mashllah hore usocda 😊😊❤❤

  • @yartasanadka2870
    @yartasanadka2870 Před rokem +6

    Bidaarta ma soo dabee kulahaa allah qaaliyaa rage kulahaa dhiqlaheeda ha aruursato best family 🤣🤣

  • @NafisoCali-vj6vd
    @NafisoCali-vj6vd Před rokem +7

    Wlhi musasalka kaliye ee iga qosalsiiya xaqiiqdii 🤣qali ladan io Raage waa idin wataa xaqiiqdii m.a waaba dhipkiiyoo qofa Kal io lap🥰😍

  • @shamsomaxamud950
    @shamsomaxamud950 Před rokem +3

    Walhi waan qosley my family farxadina Allah idin siyadiyo qali iyo rage waan idin tageraa runtii ❤️❤️✅

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 Před rokem +22

    Team afur karis 👍

  • @simrannimcan5214
    @simrannimcan5214 Před rokem +6

    Kkkkk qaaali Ladaan qosol badana waa jecelahy wlhi waa Laab Labonoyaa kullh see waajiiga ka dhigeso manto dhan kuso ceesh ceeshanayey Love u qaaliyey

  • @somaliguru7064
    @somaliguru7064 Před rokem +3

    Mashaallah..Good acting,editing and quality video

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 Před rokem +19

    Kaalay ninkaan iga celi AAA😂😂 miss drama masibay kuuwada😂

  • @sarhocali2945
    @sarhocali2945 Před rokem +18

    Inta ila sugaysay musasalkaan🎉

  • @SuheybElmanowlimbo
    @SuheybElmanowlimbo Před rokem +7

    Qaali will never stop being over dramatic 😂😂😂😂😂😂😂.

  • @Ayusha243
    @Ayusha243 Před rokem +2

    Loooool that on the phone part 😂 these two are hilarious

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před rokem +17

    Suuxiso qofkay gacan saarta wuu dhacaya😂

  • @sheekowanaag1308
    @sheekowanaag1308 Před rokem +10

    🤣🤣🤣dhegtuu iga haayaa waa gaaban yahy waxaan, lugta wajiga ka gali hhh

  • @abasjama9705
    @abasjama9705 Před rokem +2

    Shalay maso galine

  • @bileofficial9618
    @bileofficial9618 Před rokem +44

    Inta hda dawaneysa😂

  • @hafsaali8615
    @hafsaali8615 Před rokem +11

    Wax kasta baran barada iiga drn halke kuwade😂

  • @aymanaragsan6033
    @aymanaragsan6033 Před rokem +4

    Kkkkkkkkkk walahi sidaa uqoslayey ilinba iga timi astaghfirullah, qaali ayaa filimka nuurinaysa markay ninka dileyso 😂😂😂

  • @eblainaahmed-xy7rd
    @eblainaahmed-xy7rd Před rokem +30

    Qaaali eating style is something else😂😂😂😂

  • @bellasoomali
    @bellasoomali Před rokem +26

    😅😂keep going on Raage Abdi 👏Always 'mss drama' has a message it carries . Waiting for more ❤

    • @Abshir-Ahmed
      @Abshir-Ahmed Před rokem +1

      Yeah, it carries a message of how to deal with psychopathic partner who can lash out at the blink of an eye 😂

    • @bellasoomali
      @bellasoomali Před rokem +1

      @@Abshir-AhmedYh, learning to be patient 😂rather than my first instinct which would have been to run 😂🏃

    • @fadximaxamud
      @fadximaxamud Před rokem +1

      Miss xuuxiso walahi filimkan waa iska jeclahay waa idin wataa😫😫🤦‍♀️

  • @fardawsoxasan8275
    @fardawsoxasan8275 Před rokem +8

    Walhi qosol igu maharin😂raage dhiqley iyo baranbaro 😂 ayuuu taaganyahay😂😂

  • @mubarakchannel2522
    @mubarakchannel2522 Před rokem +11

    Qali Ani iga nahesey markad so daceysey 😂😂😭

  • @anizaali7332
    @anizaali7332 Před rokem +1

    🤣🤣🤣🤣alla waa fuuray qosol dartis qli mucjisa tahy wle thnks yqy sxbayl 🥰🥰

  • @hudadiamond2234
    @hudadiamond2234 Před rokem +10

    😂😂😂😂 qaali iyo budka maba kala haraan😂😂😂😂

  • @fatimaabukar4926
    @fatimaabukar4926 Před rokem +4

    Musalsalkaan miss drama in ladhaho ma aheyn miss suuxiso in ladhaho bey aheyd 😂

  • @naimamohamed644
    @naimamohamed644 Před rokem +4

    ninkiiba waad hor carartee qaali quruxey😂🥰

  • @nazhadmohamedahmed3218
    @nazhadmohamedahmed3218 Před rokem +7

    Dhiqlaha iyo waxeeda haa urursate uu yeedh😂😂😂

  • @muhamahdi6059
    @muhamahdi6059 Před rokem +6

    Family so funny 😂. Wad iga qoslisan wllhi from hargeis.....❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +5

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤

  • @raawacosiraji2115
    @raawacosiraji2115 Před rokem +3

    RAMDAN MUBARAK QAALI RAAGE WAIDIS ALAMAY SHIQ BADBADO BASSA SIDKU SEGAY UISTCMALA😊😊😊

  • @amiiraqueen5217
    @amiiraqueen5217 Před rokem +1

    Naruurooy nalka hakaa tagee😂😭💔

  • @juweyriyamohamed
    @juweyriyamohamed Před rokem +5

    Raage siduu uhadlayo cadi ma aha😂😂 qaali dad suuxiso😂😂

  • @nasiibcabdixasan9352
    @nasiibcabdixasan9352 Před rokem +1

    Qaliyey sa iga qosol siisy waligey uma qasolin😅

  • @abubakaradan5862
    @abubakaradan5862 Před rokem +2

    Mashallah horey usocdo🥰

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Yaawaayeeee . Familyyy miyaaa Mashaaaalah soo dhawoow khatraaaaayqiimobadancadceeddumaroo iyaaaah cannot iyo Nabad.

  • @istahilabdimahamud6822
    @istahilabdimahamud6822 Před rokem +5

    Raage iyo qaali wan idinku haystaa 😂😂😂😂😂

  • @upahmohamed1888
    @upahmohamed1888 Před rokem +3

    Dhaforka iyo dhagta wey ijabthy kulaha
    Alla qaali wa funny
    😁😁😁

  • @nimcojamal6023
    @nimcojamal6023 Před rokem

    Mnsh alah qali iyo raage waad iga qosliseen

  • @queens5170
    @queens5170 Před rokem +10

    Bidaarta soodabo kulahaa qaali mixnad😂😂😂😂

  • @hawoyare1587
    @hawoyare1587 Před rokem

    wllshy cawada qosol ayan u baqtiayay qaali Allow gabdhada ku da ilmo bdn ku sii🤲🤲

  • @zamzamabdikarim2641
    @zamzamabdikarim2641 Před rokem

    Woow Super film

  • @farxiyohiraabe
    @farxiyohiraabe Před rokem +3

    Bidaarta soo dabo kulahaa subxanallah😁😁😁

  • @yalaxeeygarbood9583
    @yalaxeeygarbood9583 Před rokem

    Masha allaah qali iyo rage

  • @salmaawil4090
    @salmaawil4090 Před rokem

    Wllshy Qaali ahmed io wllky Raage abdi hore u socda Ilahay hay idin daayoh jiidhkaygii 🥰😍🧡💙

  • @sabnaabdull48
    @sabnaabdull48 Před rokem +2

    13:48 igadathaan qusul miraan walalabothe kulaha 😂🤣😂🤣😂🤣😂😂😂

  • @maaidamahamoud647
    @maaidamahamoud647 Před rokem +17

    Ana uhoreeyo manta meqa sugaye filimkaan love Ku ahay wlh ❤️😂ya ila jecel

  • @hafsahupi2025
    @hafsahupi2025 Před rokem +2

    Qaali darteed u dawadaa musalsalkan

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Před rokem

    Ala qaali masha aalh kulaha ninka dil ani wad ibotay jirtay

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 Před rokem +1

    😂😂😂😂 ma nooli istaaqfirullh

  • @bushramohanutt2991
    @bushramohanutt2991 Před rokem +2

    Suuxiso 90ka qof maa suuxineee😭😭😂👍

  • @hodanishbbe5873
    @hodanishbbe5873 Před rokem

    alla manoli qali umad maha ninka side ula rida qosol leh

  • @sagalmohamed5702
    @sagalmohamed5702 Před rokem +3

    Bidarta masodaban karta kulaha ar qaliya😁😁

  • @hodanmahamed9398
    @hodanmahamed9398 Před rokem +1

    pls muslaslka 30 dqiiqo nooga dhiga😢

  • @Khalilalfa-dc5kb
    @Khalilalfa-dc5kb Před rokem

    Miss suuxiso wankusalamay rage sidokale😅😅

    • @Khalilalfa-dc5kb
      @Khalilalfa-dc5kb Před rokem

      Soodabo bidarta qosol iguma hadhin😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před rokem +4

    Wac dhiqlaheeda hala laabatee😅

  • @kaltumoinaamiinibrahim5695

    Part 9 sodaa

  • @inacige505
    @inacige505 Před rokem +2

    Guryahaas ayaa dhaqliha wada gayjirnay kulhaa ar aaqli aaaaa🤣🤣🤣🤣

  • @quenmaido2022
    @quenmaido2022 Před rokem

    Qaali filmka waxy ku jirtaa qeybta dilowga saasa laga raba habo❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    Qali nag nol miss suxiya😂😂

  • @anishasheikhyusuf3277
    @anishasheikhyusuf3277 Před rokem +4

    Umada inay suuxiso mhne wxkle ma smeynyso 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahroahmed3037
    @sahroahmed3037 Před rokem

    plz part 9 kusoo dar

  • @omaar7185
    @omaar7185 Před rokem +1

    Sheikh badbaado qosolka iga dhameeye xalkiina basal wye taagan yahay 😅😂

  • @AsmaAsma-gy4rp
    @AsmaAsma-gy4rp Před rokem +2

    Ar qaalidanaa waa mucjiso lugaynysa qof walba bartiisay ku suuxinysaa😅😅😅

  • @Mssfaazuu
    @Mssfaazuu Před rokem +1

    Waa naxay wllhi qali 😂😂😂😂

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 Před rokem +2

    Qali dhib badana qosolki iga dhameese😂😂😂😭

  • @mssfaluuja3243
    @mssfaluuja3243 Před rokem +4

    Alla noo soo padi 😅😅😅😅

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 Před rokem +3

    Dhagtoo iga hayaa noog hhhhhhhhh😂😂😂

  • @shamsocabdulaahi
    @shamsocabdulaahi Před rokem

    Part 9

  • @ruweidayusufibrahim9226
    @ruweidayusufibrahim9226 Před rokem +2

    Waxan musasal wu dhafay magac kale ubixi 😂😂😂😂😂😂

  • @mohangarabmohangarab309

    Best family Ramadan kariim

  • @asmaosmanhashi5827
    @asmaosmanhashi5827 Před rokem

    Soo fany wlhi qali ladan 😂😂❤

  • @SadriAli-gk2yl
    @SadriAli-gk2yl Před rokem

    Wllh waligey Sidan uqosly film somli uguma qoslin qali umad maha wllh wuu iiganbinoya kulha

  • @sahrocaedy4110
    @sahrocaedy4110 Před rokem +1

    Keep going my queen ❤😂😂

  • @WllBunjibshe-gx3op
    @WllBunjibshe-gx3op Před rokem +1

    Qaali ladan big fun

  • @Catiifo-gl4en
    @Catiifo-gl4en Před rokem

    Hhhhh lafna waa ku dhagenthy waana lab laboonee hhhhh qaali iyo raage waa idn wataa keep going

  • @user-tc9hg7ej3u
    @user-tc9hg7ej3u Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sagalmohamed5702
    @sagalmohamed5702 Před rokem +1

    Nosodaya wn idinjeclahay lamanaheyga Ramadan Mubarak

  • @sahrasahra1913
    @sahrasahra1913 Před rokem +1

    Wllhi Qaali waa fiirsaday mana qoslin been😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @anabosman6043
    @anabosman6043 Před rokem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi qali wanku wata walashey

  • @baxsansaney0473
    @baxsansaney0473 Před rokem

    Sidaa Noo Mada Daalisaan illh Ajar Ha Idinka Siiyo My family❤

  • @umualkheyr9435
    @umualkheyr9435 Před rokem +3

    Nimanka qoortey isku galisay😭😂

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal Před rokem +1

    Alla kuwaana ilhy noma waayo riwayadan sidan lee ha socoto plz😂😂😂😂

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Před rokem

    Subxanalah waan makhalay shakadan basashah ushegay shikh badbado lakin marumen oo waxan dhahay madhihin shekhuh
    Markah hadaban kamakhley afkisah oo layah waxah keney murankinah masticmashan basashah laskah geliyo kharkah dabeh
    Markah waa arin cusub oo
    An makhlin waligey oo yabkedah wadatah
    Markah shekh badbaduh ilahaay hanadhafiyo sharkisah amiin

  • @Purechanell
    @Purechanell Před rokem

    Naagta meell sar kulahaa❤❤😂 war asad another level😅

  • @amrancadey-bm4vr
    @amrancadey-bm4vr Před rokem

    Waa isuuxisay waa ku suuxiyay🤣🤣🤣 ala qaaliyaa mid ma ha part 9 soo dhaqsada

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 Před rokem +2

    Deeqo jimcale saxibteda schoolka😅

  • @khadijocabdifitax5980
    @khadijocabdifitax5980 Před rokem +1

    Qaaliyey lafna waaku dhegan tahay waalala boonioyaana mii dheheee😂😂😂

  • @naimanadar8889
    @naimanadar8889 Před rokem +2

    Bidarta sodawo😅😅😅😅

  • @yuusufnuur876
    @yuusufnuur876 Před rokem

    Qaali adiga dadka madaxa lee miyaa ka dishaa bismilahi waa qofkii 4aad😮😅

  • @sadaqyare7826
    @sadaqyare7826 Před rokem +1

    Qaali Waxay Sidan u Gashay dhaqtarada miya Wlhi Waan Ku Wata qaali 😂😂😂

  • @nasroxasan9464
    @nasroxasan9464 Před rokem

    Waaw😊❤❤

  • @CudoonAbuukar-rv7zd
    @CudoonAbuukar-rv7zd Před rokem

    Waa Qosly walhi

  • @nimcoxaji3791
    @nimcoxaji3791 Před rokem

    Walahi qali cawa way iganixisay markay sodhacday 😮😂😂

  • @saadiaahmed3346
    @saadiaahmed3346 Před rokem

    kajaadi ooo dad aah 😂😂😂

  • @caishaarab-xb5bb
    @caishaarab-xb5bb Před rokem

    Kaala nin kaan igacli miss😂😂😅😂

  • @MadiinocabdulleMaxammud-xz5cz

    kujoogso Ninka waa lagu joogsadaa