Odaygii Buurmadow qac baa ka yeedhay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 06. 2024
  • Odaygii Buurmadow qac baa ka yeedhay
  • Zábava

Komentáře • 51

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u Před 23 dny +17

    From borame walee dhulbahante waa asl somaali iidoorkan yaa naga dhex qaada aan dadkaa gobta ah wax la wadsagnee❤😂🎉😢😮😅😊

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 Před 23 dny

      Landheer ❤USB guulaysta ❤❤from dhulbahante ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 Před 23 dny

      Sharaf ayaad leedijin reer awdal lkin anaga oo ah reer ssc
      Reer miyiki iyo gobanimadii ka tegay ayaa ilaqhy derus iyo xigaal inooga dhigay

  • @imranmaailm8110
    @imranmaailm8110 Před 23 dny +11

    Boqor been Madaw Qac baa laga siiyay Laakiin BEENTA Ayuu kushaqeystaa

  • @Umo580
    @Umo580 Před 23 dny +10

    BURMADW QAC BAAKAYEEDAY SHIMBIR DUUL DUUL BADAN AF LIBAAX BAYGASHA❤❤❤🎉🎉🎉🎉✅️✅️✅️💪💪💪👍👍👍👍🫶🫶🫶👍👍👍💯💯✍️✍️✍️✍️👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedabdille2471
    @mohamedabdille2471 Před 23 dny +4

    Maashaa Allaah.
    Anigu ninkan waan taageeraa, waayo waa nin aftahan ah oo mar mar uun hadla, markuu hadlana xikmad ku hadla.
    Mahadsanid inaadeer

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 Před 23 dny +4

    Calanka soomaaliya ee buluugga ah ee xiddigta cad dhexda ku leh waxaa muqdisho laga taagay oo ay UN ku aqoonsadeen 1954. Hargeysana waxaa laga taagay 26kii juun 1960.

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 Před 23 dny +8

    Ina garad ali baa run sheegaya odagan bisad madawo waa beenti

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn

    Darwiisha sifiican ayaad u anshaxday odayga bahal higlaha u.egi isagaa is gaabin waayaye hala edbiyo i.arka i.arka da uu wado iqariya haloogu xigsiiyo been hawaaska aan dhaqan iyo sharaf toona aqoon ee caanimo doonka garaadka ku ahi maalin iyo habeenba mahadsanid 💯👍☂️

  • @alinoor3226
    @alinoor3226 Před 23 dny +2

    Masha Allah.Well said thank you Abwaan.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @IbrahimJama-th6nc
      @IbrahimJama-th6nc Před 22 dny +1

      Waar bal kan siidhkiisu talyaaniga yahay eeraan inuu boqor Cismaan ku dherersado bal u fiirso weliba lagu qarinayo muraayada waa nooca umada rogay horta is cadee talyaaniyow naa naa looma bashan

    • @IbrahimJama-th6nc
      @IbrahimJama-th6nc Před 21 dnem

      I do ayuu cay ka dhigayaa kan talyaaniga ah ilayn doofaar ayaa lagu canqariyaye

  • @user-oi4ob7sb5i
    @user-oi4ob7sb5i Před 23 dny +3

    Garaad jaamac Garaad Cali warkii saacad ❤❤❤❤ ninkii had layaabahayskahad lee

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 20 dny

    Beeeeeeeeeeeeeeen mooyee wax kale mahaysaan

  • @asheekh15
    @asheekh15 Před 23 dny

    Maasha allaah waakusalaamay wiilkii inaderkay dhalayow madama aankaweynahay inaderkayba kudhalay ishacadowgu kuma'aragto mawaxad leedahay
    ALAHAYOW FARANJIGII MUXUNACAS FARIDEYEY FA'IDALAWIYO NINRAGA FEEDH KAWADAYELAY NIMAAN ABIHII FUULIJIRIN FARAS MUXUSAARAY
    DAYERKAS XISHODKA DARAN EEKUTUGSADA KELMEDA ABTI ANIGU WAXAN UBIXIYEY
    ((BEEN MADOW))
    SALAANSARE
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @asheekh15
    @asheekh15 Před 23 dny

    Maasha'allah abwaan mawaxaad leedahay
    Alahayow faranjigii muxuu nacas fariideyey faa'iidalawiyo ninraga feedhka wadayelay nimaan aabihii fuulijirin faras muxuusaaray!
    Abwaane il iyo cawriba la'aw
    🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏

  • @aaa1211
    @aaa1211 Před 23 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Guuuuuleysta daraawiishta,🤭🤭🤭🤭🤭🤭🌙🕋🙏🌱🌿

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 Před 21 dnem

    si sharafleh baad duruusta ugu dhigtay haduu waxmaqlayo odaygu

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 Před 23 dny +7

    Subxaanallaah war maxa ku dhacay Boqorka 😂😂😂

  • @xafunabdi4540
    @xafunabdi4540 Před 22 dny

    Landheere Han siida uu karbasho ayan ba iska jeclahay Walhi Landheere noolow. Ina ader 🔥🔥

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Před 23 dny +3

    S/c WAR HOY QOF LIITA LOOMA JAWAABO WAX ALLA IYO WIXII UU SHEEGO/AY SHEEGAAN
    WAA BARABOGAANDO
    MANA OGA IN AY KA DABA IMANAYSO LIIDNIMO U TAHAY.

    • @leylahasan8352
      @leylahasan8352 Před 23 dny +1

      Waa loojawaabayaa,waayo beentaas uudhurayo gadaan lagadaba tagin waawaxay hore ugu caanamaalern ,ooo midkastoo sabacayuuna been mediaha lataaganyahay
      Waa in laceebeeyaa dhalinyarada beenta lawarabiyauna xaqiuqda ay ogaadaan
      Amusku waxawaxa dhulbahante dilay ,dhaxalkii awoowyaashoid uga tageren
      Iyo raariikh doidii iidoor intay
      Aseen iyagu usheegtaan.
      Sanadkan idoor af iyo adinba dhulbahante wuu iskaga celinayaa insha allaah

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 Před 23 dny +3

    Odaygaasi in loo jawaabo ma ahayn

    • @CarfiAbdi
      @CarfiAbdi Před 23 dny +1

      Ha loo jawabee daa idoor sidii loo lahaa daaya bay kibreene

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 Před 23 dny +2

    Garaadka dadkiisi ciseynayaan bu ka masersanyahay ee daawo u doona😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t Před 23 dny

    War riyo dheh Idaha may dhaqan jirin meeshu degi jireen waa buuralay

  • @mohamedabsiye2634
    @mohamedabsiye2634 Před 23 dny

    GUUUUUUUUUUULSSC❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 Před 23 dny +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 Před 23 dny

    Waa nin isagoo soo jeeda riyooda 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HassanbolbolHassanbolbol

    Burmadow gollakafulka kulagosgoso dadka jaahilka ah sida musse iyo hassan sheick haskutagin dadka anqonta eheelka u ah grade jama marku hadlayo waha hadlayo waa oqon master hiibow eebeh kusiya iyo hamen leskamaqato ee hantiba leskadhaaxla waa mah mah cisse allah awoda u kusiyo ciidbakamaqadeso hanti allah kusiye ilmahaga kadhaxli adero burmadow odey aad u dhiisan dhaqan ah iyo codkarnimo odey somalie intaba ciid kukumahaysato adero kajoog grad jamac grad ali qarnigan maata kujirno gof somalie sheqta dhaaf geska afrika anba qarada afrika waa numéro 1❤❤❤❤❤❤❤ tariqda mata madahwene gud ee somaliwen viva grand djamac rere jibouti odey cisse diiyar ban u ah difaaca grandka gud somaliwen

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 Před 16 dny

    ASC war nin maxuu runta usheegay

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 Před 23 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @user-wu8ed7kj9j
    @user-wu8ed7kj9j Před 23 dny

    Cajib wagibaryaba waayihiisa ayuu leeyahay

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 23 dny

    ❤❤❤❤❤❤waaw❤❤❤❤❤waaw❤❤❤❤

  • @alia8971
    @alia8971 Před 23 dny

    Illahay ha u gargaaro beelaha Isaaq.
    Noloshooda oo dhan waxay maqlaan beenta madaxdooda iyo siyaasiyiintooda, wax kasta oo ay sheegaan oo ay ku hadlaanna waxay u rumaystaan ​​.. taasina waa mid ka mid ah sababaha dhibka qabiilkas u haysta... beenta Islaamku xaaraantimeeyay...

  • @jaamacyuusuf2697
    @jaamacyuusuf2697 Před 23 dny

    Waxaa miyaa qc utaqaan markaa😂😂

  • @aaa1211
    @aaa1211 Před 23 dny

    😂😂😂😂😅 waa yaab
    SNM been madoow
    Waa munaafiq weyn
    Marna waa 😢ooyayaa
    Marna TAARIIKH beenuu
    Hargeysa hadii laga tirtirey
    TAARIIKHDA soomaaliya
    Oohinta hada waxkuu qabanmeysee Vlldasoomaaliya luuq luuq maroow laasim ,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Kaas cawaale darwiish baa keeney soomaaliya soomaali baa leh guuleysta xoogadalka jmhiirta dalka soomaaliya cadowga cagta Mariya mid mid oroomada kaxoreeya dalka. Guuuuuuuuul iyo gobonimo 💪🐎 daraawiishta madaxweyne

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 Před 23 dny +1

    Koofil darwiish buu ahaa gobonnimo Doon ah ee gumayste maahayn . Soomaaliya wuxuu u yimi inuu ka xoreeyo dadka xorriyadda u dagaallama oo soomaalida ah . Waa hadalkii BUUR MADOOBE oon badhax lahayn.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 20 dny

    WALEE BUURMADAW ISKAMA DAAYO MARKASTA IN UU QALAD KU HADLO OO KOLKUU GARAAD JAAMAC HADLABA UU ISNA KA DABA HADLO😂. ABTI ABTI DA BEENTA AH HAYSKA DAAYO.

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Před 23 dny

    Waar guban ido kuma dhaqmaane
    Riyo ayay dhaq.daan

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj Před 23 dny

    Reerka wax fahamsiiya, xoriyad iyo dowlad la dhisto firqiga u kala dhaxeeya, miyaa la soo waayay.
    Tusaale;
    1. Soomaali xiriyad ma haysatay intaynan guumaystiyaashii (ingiriis/talyaani/faransiis) u iman?
    2. Haday jawaabta su’aasha 1. haa tahay. Soomaali ma dowlad bay lahayd markaas - intaynan guumaystayaashii Soomaaliya iman.

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Před 23 dny

    Buur madoow soow kii ahaa Qaadacul Dariiq ahaa maaha? Waa khaa’in isagu sameystay sadanad iyo magac isin isagu leeyahay. Waa in sidaa loola hadlo mar walba kuwan cuqdiga qaba ee beenta sheegayey 33 sano.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 23 dny +1

    Garaad Cali Aabihii ayaa ahaa ka mid ahaa 4 qof ee soo saxeexay in lagu biiro Somaliya.
    Ma jirto meel ay Somaliland xornimo ku qaadatay.
    Wadanku haduu xornimo qaato Unta ayuu xubin ka noqdaa.
    Xaduud,calan,lacag iyo aqoonsi aduunka ah ayuu yeeshaa kkkkk
    Somaliland midna laguma hayo.

  • @addull1
    @addull1 Před 14 dny

    DARAAWISH waa la yaqaanaa ciday ahaayeen iyo kuwii Engirees daba dhelif u ahaa.😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 23 dny

    futoh madow iyo hegoh oromoh iyo habar maxbus Qac bah kah yertay

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 20 dny

    BURMADOW BAL AYUU LA TARTAMAYAA ? KOLBA LAMA YAQAAN😂. GARAAD JAAMAC MARNA UMA UU JAWAABO. BURMADOW MARKA MAXAA KELIFAYA IN UU DABA SOCDO QOF AAN JAWAAB SIINEYN ?
    MA HALAYMAQLO IYUU UGA JEEDAA ?

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj Před 23 dny

    Suldaan boqor buurmadow.
    Reer buu u taliyaa xamaasadaysan, oo iska daa inay gar bixiyaan e, garan la ‘war cagaha dhulka ku haya’.
    Markaa suldaanka xalaadu way ku kulushahay e, ha loo dulqaato.

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 Před 23 dny +1

    Been Madow futo Madow taariikh Madow