WAKHTIGAAGA & COVID-19: TOLOOW YAA RAYN DOONA?! I U BEDEL GURI XABSIGAAGA HODANTANIMO! I

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 04. 2020
  • #Ayub_Sakiin
    SIDA LOOGA FAA'IDEYSTO WAKHTIGAAGA XILIGA CORONA VIRUS!
  • Jak na to + styl

Komentáře • 321

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack Před 4 lety +51

    Guri xabsiyeed 😭 waanu kuu xiisnay ustaad

  • @nasteexoburaale8202
    @nasteexoburaale8202 Před 4 lety +26

    Macalin waxaa jeclahay sidaadoo kle inaan noqdo baraarujiyi nololeed

  • @casarduulofficial8484
    @casarduulofficial8484 Před 4 lety +63

    Adiga haa adiga akhrinaya comment gayga allah dartiis baan kuu jeclahay ee adna ii Jeclaw sido kale allah dartiis na #SUBSCRIBE igu saar #Mahadsanid.

  • @najaxjaamac9284
    @najaxjaamac9284 Před 4 lety +1

    Shukran macalin ayuub

  • @ummurayaan1636
    @ummurayaan1636 Před 4 lety +1

    Shukran walal

  • @abdiqadirmahdi8858
    @abdiqadirmahdi8858 Před 4 lety

    Mahadsanid ustaad ayuub sakiin

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 Před 4 lety

    Mahadsanid wll Ayub

  • @mahadhassan2341
    @mahadhassan2341 Před 4 lety +1

    Mahadsanid ayuu Yusuf sakiin ilaahay haku xifdiyo waynu isku soo wada ducaynaynaa inaha allah.

  • @nasranasrolovehanad3480

    Masha alh shukran

  • @zeina4057
    @zeina4057 Před 4 lety +1

    Masha Allah isu soo noqon wanaagsan Soo Dhawow Ustaad Sakiin👋

  • @maxamedshaakir2416
    @maxamedshaakir2416 Před 4 lety +1

    جزاك الله خيرا جزا

  • @asiyoyaasin3294
    @asiyoyaasin3294 Před 4 lety +1

    M.a mahadsanid ustaad

  • @Abak18
    @Abak18 Před 4 lety

    Mahadsanid wllky🙏🙏

  • @falxadobookey3587
    @falxadobookey3587 Před 4 lety

    Jazakalah khayr

  • @omaraweis8531
    @omaraweis8531 Před 4 lety +1

    Masha allah macalin ayuub aad iyo aad ayaad umahadsantahay baraarujintaada iyo barnamijyada waxtarka leeh aad nasiiso🙏

  • @zinuj7959
    @zinuj7959 Před 4 lety

    Masha Allah tnx

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll Před 4 lety

    Mahadsanid ustaad.

  • @craxmancalixuseenbalwakaja275

    Mahadsanid macalin

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 Před 4 lety

    Mahadsanid wll

  • @simaniitaqurux4766
    @simaniitaqurux4766 Před 4 lety +1

    Macalin wxa thy dhiiri geliyahyga waan kuu abaal gudi donAa maalin uun inzha Allah nabad alla hanagu kulamziyo❤

  • @ummujaweriya6693
    @ummujaweriya6693 Před 4 lety +10

    Macalin wanaaga jecel❤️❤️❤️ aad iyo aad ayaan kuu jeclahay❤️❤️ ustaad mahad sanid waxaankuugu duceynaa aduunka inta aad ku nooshahay farxad caafimaad in uu alle ku siiyo🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️

    • @halimamohamed7213
      @halimamohamed7213 Před 4 lety

      Maasha Allaah ,macalin Ayuub waxaan kaafaa,iiday waxyoobo badan oo nolosheyda hormar gaarsiinkaro mahadsanid ilaa 217 ilaa hadoo aad kenada joogtid ayaan kusoodhageysanaayay,sannadka,mahubo 2017 inuu ahaay lkn waqtidheer ayaan ku aqaanaa walaal qaahira hadow kategay Ayuub dibloo arkimaayaan islahaay waakufaraxsanahay weli inaan kudaabado waa idinsalaamayaa adiga iyo mataantaada ASC walaalayaal

  • @Ahmed-jj1yl
    @Ahmed-jj1yl Před 4 lety

    Mahadsanid ayub

  • @rahaaliabukar5284
    @rahaaliabukar5284 Před 4 lety

    Mahadsanid ustad yuusuf

  • @fikirsameofficial1320
    @fikirsameofficial1320 Před 4 lety

    thank you my teacher ayuub yuusuf sakiin

  • @umukhalidraxma1971
    @umukhalidraxma1971 Před 4 lety

    جزاك الله خيرا وبارك عليك ........

  • @canabosmaan199
    @canabosmaan199 Před 4 lety

    Msha allh❤jazakallah qeyr
    Ramadan kariim ustad🌹😍

  • @miski3389
    @miski3389 Před 4 lety

    Mahadsanid bareheenna.❤

  • @kafiamijir849
    @kafiamijir849 Před 4 lety

    Mahadsanid ustaad ayuub
    Alle ha kuuu barakeeeyo aqoontada

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 Před 4 lety

    Mnsha allah mahadsanid

  • @Fawziamuuse
    @Fawziamuuse Před 4 lety

    Masha allah macalinka nolosha videoyada so dhigtid marka daawado wax yaabo fara badan oo danteyda ah ayaa ka faaidaa shukran ustaad yuusuf

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Před 4 lety

    Aqbada I hesato ay ah in youtubka oo iga luminayo waqtigega anigo rabo inaa wax barto ilahey ha iga madoweyo amiin thnk you taladada wangsan 👍👍👍👍

  • @Nawaal_Abuuker
    @Nawaal_Abuuker Před 4 lety

    Mahadsanid 🙏

  • @sahalyare1924
    @sahalyare1924 Před 4 lety

    M.a Ustaad Ayuub Yusuf sakin tnx

  • @maslaxshire2346
    @maslaxshire2346 Před 4 lety

    Masha Allah walaalky mahadsanid

  • @kawsariiinamaxamuud701

    U is best Teacher👌❤

  • @mariamyusufroble741
    @mariamyusufroble741 Před 4 lety

    Thnks teacher ayuub💕

  • @drhafsahashi3635
    @drhafsahashi3635 Před 4 lety +1

    جزاك الله خيرا اخي الكريم ❤أيوب سكين❤

  • @happyqaali8181
    @happyqaali8181 Před 4 lety

    Mashllh thanks ustaad

  • @boqoradaadunka8622
    @boqoradaadunka8622 Před 4 lety

    Masha allh jazzakallh qeer macalin

  • @hamdisalad9908
    @hamdisalad9908 Před 4 lety

    Thanks wll ayuub har marwacan

  • @ahmedmohamoud3235
    @ahmedmohamoud3235 Před 4 lety

    Mahadsanid Mudane.

  • @munadaahir4952
    @munadaahir4952 Před 4 lety

    Allah hakaa raali noqdo ustaad thank you so much

  • @samirdiogojota6695
    @samirdiogojota6695 Před 4 lety +6

    Macalinkaan waan u xiisnay masha allah teda kle waxan rajeynayaa inaad hesho waqti aad wax nagula wadaagto mahdsans

  • @adoonkiiilaahey3006
    @adoonkiiilaahey3006 Před 4 lety

    Thnkz ustaad nolosha

  • @ENGMMR
    @ENGMMR Před 4 lety +2

    Aad iyo aad Mr ayub yusuf sakiin
    Muhiiim ......

  • @queenladan4814
    @queenladan4814 Před 4 lety

    Masha'Allah ustaad welcome back waan kuu xiisnay Allaha kuu fududeeyo laqabsiga wadanka cusub maahan howl fudud.

  • @nasteexoinakhalaf4679
    @nasteexoinakhalaf4679 Před 4 lety

    Mahadsanid macalinkeyga anwaxbadan kafaiday jasakalahu qer

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Před 4 lety

    Mashallah thank u for your good advice ayub i really missd u

  • @maanka8318
    @maanka8318 Před 4 lety

    Mahadsanid mclin

  • @hsss698
    @hsss698 Před 4 lety

    M.a Tnx
    Dear teacher 👌

  • @abdirahiimabdulahi7572
    @abdirahiimabdulahi7572 Před 4 lety +10

    Masha allah ustad aadba ugu farxay wlh solabashadada , 1:02 somalia aya so dhigtay intas oo dad ah ayakaso fal celisay waxey mujineysa taas sida aan ugu jecelnahay muqaladada iyo sidan kugu xisnay wlh guleyso macalin .
    Muqaladana noso badi inta coranaha jiro madama wax la qabanehnin , seba dhanka waxbarashada iyo barashada xirfadaha , dhirigalinta , iyo barnamik fikrad iyo buug no bilaw i.a ustad waano ku jecelnahay wlh ilaah darrtis ❤❤❤

  • @khaalidnuur1960
    @khaalidnuur1960 Před 4 lety

    Masha Allaah ustaad

  • @umalkhayr1257
    @umalkhayr1257 Před 4 lety

    masha Allah macalin ayuub Allah haku xiftiyo if iyo Aaqiraba

  • @princesssundus2584
    @princesssundus2584 Před 4 lety +2

    Mash Allah welcome back malinkyga Runtii waan ku xiiznay
    Ilahay hawlahaga haku fududeeyo
    Salaam😍🙏👑

  • @farhiyamohammedhaji1644
    @farhiyamohammedhaji1644 Před 4 lety +1

    Aamin yaarabi 🤲 aamin yaarabi 🤲 ilahay sida aad sheegtay wanaaga ha noo waafajiyo adiga iyo ehelkagana alle ha idin barakeeyo bisha barakeysane Ramadana ilahay caafimad iyo nabad ha nagu gaarsiyo aamin yaarabi 🤲 aamin yaarabi 🤲 aamin yaarabi

  • @baxsaninaxasan1235
    @baxsaninaxasan1235 Před 4 lety

    Mahadsanid

  • @mohasheikhabdalla5635
    @mohasheikhabdalla5635 Před 4 lety

    Asha Allah bro thanks fastastic vidio

  • @asmahassan7170
    @asmahassan7170 Před 4 lety

    Mahadsanid macalinka nolosha waxliba sidad karab noo gu siisid ❤

  • @abdulkadirhussein2726
    @abdulkadirhussein2726 Před 4 lety

    Ustaad Alle dhamaan muslimiinta cudurka qabo alle ha caafiyo , inta aan qabin alle haka badbaadiyo, ustaad inta aanan adiga iyo kuwa kaloo motivators ah aanan dhageysanin waxaan ku dhawaa inaan quusto lkn wax badan ayaa idin ka bartay, hadda guushaan Rabay Allah waa igaarsiiyay, ilaaheey haku siiyo cimri dheer cibaado suuban iyo caafimaad taam ah

  • @mssfakatax5957
    @mssfakatax5957 Před 4 lety +6

    Alle dartiis baan kuu jecelahay ayuub 🔥♥️ horumar wacan wllkeyga

  • @siidcalicabdishiikh3361

    Masha Allah ustaad

  • @saacidxiltire6327
    @saacidxiltire6327 Před 4 lety

    جزاك الله خيرا

  • @zakiyahahmed1285
    @zakiyahahmed1285 Před 4 lety

    Maa shaa Allaah
    Waanka faaiday aroornimadaydana tips fiican ayaanku bilaaban doonaa
    From America jazaakallaahu khayr ustaad ayuub.

  • @nastehafanah5805
    @nastehafanah5805 Před 4 lety

    Masha Allah wll qeyr badan allaha kusiiyo inbadan adbn ugu hela barnamijadada ad iyo adka uwanagsan waqtiga allaha kubarakeeyo sida wangsan oo ad inola wadagtaya

  • @hafsaabdullahi5101
    @hafsaabdullahi5101 Před 4 lety

    Shukran mclnkena gusha

  • @abduqadirhassan1603
    @abduqadirhassan1603 Před 4 lety

    Masha Allah macalin

  • @drnadiifodaahir8913
    @drnadiifodaahir8913 Před 4 lety +1

    Wcs mahadsanid macalinka guusha

  • @sihaamcabdiraxman7820
    @sihaamcabdiraxman7820 Před 4 lety +1

    macalin ayuub yuufus adaa ayaa oo mahasantahay macalinka guulsha ❤❤❤❤✍

  • @mireawale
    @mireawale Před 4 lety

    Thank you brother

  • @sheymabestcooking1962
    @sheymabestcooking1962 Před 4 lety

    Masha allah ustat

  • @mazcudmohamet7046
    @mazcudmohamet7046 Před 4 lety

    Allh keep you
    My teacher motivation

  • @semlaosman9593
    @semlaosman9593 Před 4 lety

    Jkz khyr macalin ilahsy cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo

  • @nimcodagan9173
    @nimcodagan9173 Před 4 lety

    Manshllh macalin adba u mahadsanid

  • @nasraibrahiim3194
    @nasraibrahiim3194 Před 4 lety +1

    Thank you my dhiira galiyaheeyga nafteeyda Thank you

  • @cabdulahilaastaro9748
    @cabdulahilaastaro9748 Před 4 lety

    Thanks our teacher i miss you

  • @ayanabdiaziz5866
    @ayanabdiaziz5866 Před 4 lety

    Ushaqeey dantaada
    Ogow waxa aad ubaahan tahay
    Ogow halka ay masxaladaada kujirta
    Hana Ku mashqulin dadkan
    Tirada badan ee suuqa usoo shaqa tagay
    Is xisaabi inta aan lagu xisaabin
    Aad baad u mahadsan tahay
    Macalinkeena
    Igu halee inaan waqtigeyga xakameeyo
    Markale hanaga tagin
    Waayo dhiiragalintaada waxey hagtaa
    Nolasheena
    Iyo wadada riyadeena aan Ku rumeylaheyn
    Mahadsanid markale
    Ustaad Ayuub Yusuf Sakiin
    Ruux kudayasho Mudan

  • @maxamedshaakir2416
    @maxamedshaakir2416 Před 4 lety +1

    تبارك الله أخي الكريم

  • @ubaxyaaziinfaarax7680
    @ubaxyaaziinfaarax7680 Před 4 lety

    Mansha Allah ayuub Alle Haku barakeeyo if & akhiro

  • @dhawrsanadanchannel4523

    Masha Allah Allah Ku barkeyo ayuub

  • @guuleedhawo6621
    @guuleedhawo6621 Před 4 lety

    mansha Allah wllo jaskuma khyr waaaa lagu tabaye welcome ayub

  • @sabrinasomalichallenge2697

    Ustaad we miss a lot
    Teacher of life
    😍😍😍cafimad iyo cimri dheer Allah ku siyo

  • @ismahaanmohamedhassan9435

    Msha allh Teacher ayuub yusf sakiin🙏🏿

  • @munacaday1956
    @munacaday1956 Před 4 lety

    Mansha Allah Teacher Atub

  • @saacidxiltire6327
    @saacidxiltire6327 Před 4 lety

    Jazaaka Allah I learned your coaching you more take decisions it's lesson

  • @sawdamaxamuud8247
    @sawdamaxamuud8247 Před 4 lety +1

    masha allh wada mahad santahy talooyin kaaga wan qaataa lakiin wali wakhtigay gaga iima jad walaysno had ayaan bilaa bayaa insha allh wad ku mahad santahay

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime8437 Před 4 lety

    Masha Allah Allaha ku xafido abowe ayub aanigaa ayaa kaguleysaanaya covid-19 iyo waaqtigeyga Insha Allah

  • @ugaasdayax2622
    @ugaasdayax2622 Před 4 lety

    M. A macalin ayub Allah haku xafido

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 Před 4 lety

    MashaAlah ustaad Allaha kubarakeyo!

  • @sahalyusuf6106
    @sahalyusuf6106 Před 4 lety +8

    Ramadanta alle Cafimad Qab Haynu GadhsiYo muslinta oo Dhan #Subscribe Isara Ilahaye daris ❤️

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Před 4 lety

    Alle haku barakeeyo oo haku xifdiyo maasha allaaah

  • @aminadaahir5143
    @aminadaahir5143 Před 4 lety

    Mnsha mnsha allah macalin mahadsanid wan ku xiisney wanan ku dadaalayaa in aan wakhtigayga xakameeyo

  • @shugricabdilaahi5980
    @shugricabdilaahi5980 Před 4 lety

    Masha allaah macalinkayga markan arkay soo labasha daada wanfarxay alla ha ku xiftiyo aakhiro iyo aduunba

  • @maimun6551
    @maimun6551 Před 4 lety

    Mashallah macAlin sakiin

  • @hibohilwa124
    @hibohilwa124 Před 4 lety

    Waan kuu xiisnay ustaad ayuub Yusuf sakiin noloshu kuma xumayso ustaad keep going

  • @shukraanduale4690
    @shukraanduale4690 Před 4 lety

    Aad baad uu mahadsantahay macalin ayuub Alle ciilmiga haku barakeeyo

  • @fatxafarxan2561
    @fatxafarxan2561 Před 4 lety

    Mnsh allH macalm Ayuub Alle Haku BarakeyO

  • @waxtarkawalaalkamedia1400

    jizakaalahu kheyran kheeyral jizaa walaal. sidaad hormar noola jiceshahay alah kula jeclaado hormarkaaga akhiii

  • @somaliafishingsomalia6345

    Masha allah ustaad illahay haku xafido marwalbo vedio gaga aan daawado waxbaan kafaaidaa

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Před 4 lety +1

    mansh allah macalinkeeeni ku xiisney❤❤❤❤👋👋👋👋👋

  • @hamdisalad9908
    @hamdisalad9908 Před 4 lety +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤