Casharrada nolosha 🥱⚠️ || Qiso xanuun badan 😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 07. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ifiyenuur?igshi...
    #ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #ilayschannel
  • Zábava

Komentáře • 278

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem +4

    Subuxaan Allaah naagata sheyedanta ah baa loo soo diraya lkn waya heleyesa cuqubada ay ka gashaya🥲

  • @DoolAli-xz7jz
    @DoolAli-xz7jz Před 4 dny +1

    Qiso ka xanuun badan waligay ma arkin aduun iyo aqiro wey se jisay ayada xaqiisa alle ka so bixiyo qumayada ilahyow xaqiisa ka so saar ragow idinkana dumarka ad aminesin iska dayaa dumarka qaar waa shayadiin😭😭😭😭😭😭

  • @Sadaqboy78
    @Sadaqboy78 Před 4 měsíci +14

    Ifoyow qisooyinka cabsida inoo soo badi saaxiib❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Před 4 měsíci +32

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 Před 4 měsíci

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Před 4 měsíci

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Maahir274
      @Maahir274 Před 3 měsíci

      Scw❤

  • @Kaalaydaawo
    @Kaalaydaawo Před 4 měsíci +3

    Ifiye sxb nolol intey jirto noolow.

  • @Ur_fvv_Hina
    @Ur_fvv_Hina Před 4 měsíci +26

    Barhahan qisoyinka sey ukala cajibsanyihin midba mida kale ka xanun badan ba. Soo wada jah ❤😂

  • @user-kp5vm6qy7n
    @user-kp5vm6qy7n Před 4 měsíci +21

    Wey ku macantahey naag darteed ayuu familykiisa io xaaskiisi io awlaadiisi ka raacey 😌

    • @UbahahmedUbahahmed
      @UbahahmedUbahahmed Před 4 měsíci +2

      Qof nocee tahy adi. qof dhintey baa ledahy we ku mcn thy.😢adunka wa waregto bari ka malin adi bee ku qabsankarta dhibkas camal

    • @user-kp5vm6qy7n
      @user-kp5vm6qy7n Před 4 měsíci +1

      @@UbahahmedUbahahmed Alle ha u naxariisto markan comm qorayey walhi Qisada masan dhameysan
      Dip ka ogady inu geriyodey 🙏🏻

    • @iqraabdulahi7620
      @iqraabdulahi7620 Před měsícem

      Qwalaahi waa yaab @@UbahahmedUbahahmed

    • @iqraabdulahi7620
      @iqraabdulahi7620 Před měsícem

      Waa qiyaano ween ifiyoow

  • @user-lp3di7qi9i
    @user-lp3di7qi9i Před 4 měsíci +9

    Ifiya nour wlhi waa somali youtuber hore waa dhaafiyy hodan online dadwaynha ogaalka dunida cidii ila qabta inuu dhaafy like❤

    • @Cilia34
      @Cilia34 Před 4 měsíci

      Wxapa anaa daawada ifiye waa different wlh

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Před 4 měsíci +18

    Ramadan Mubarak asxbey dhamantena 🌙

  • @sahroomar8428
    @sahroomar8428 Před 3 měsíci +2

    Ninkad nag ma burburine damacisa burburiyey ninwalba o nag qarsadana sidasokale ba kumac😢

  • @maxamedaxmed9786
    @maxamedaxmed9786 Před 4 měsíci +2

    Waa murugo sidaan ku dhameystey ilaahay un baa og

  • @AmaalSiciid-vq9ep
    @AmaalSiciid-vq9ep Před 4 měsíci +4

    Asxaabey like ta Ku dadaala video inta dawaatay io like tiisu isma le ilayn inaguu mar walpo inoo dadaalayaH si uu inooga farxiyo oo xiliga aan rapno inoo so dhigaaye inigoo raaliya

  • @abdifatahirgin7210
    @abdifatahirgin7210 Před 4 měsíci +10

    Inalila waa qiso xanun badan wlhi 😭💔

  • @user-lx8ue7pw3o
    @user-lx8ue7pw3o Před měsícem

    Subxanallah waa wax aad uxun wax walbo ookugu dhaco inad nafsadada isdhafiso adunyada wa imtaxan😢😢😢

  • @almaabdirahman6065
    @almaabdirahman6065 Před 2 měsíci +1

    Waxan ka fekerayaa nolashedu siday iyadana noqotay inkaar qabtadu😢

  • @hamdiya9671
    @hamdiya9671 Před 2 dny

    Mahadsanid wll qaali wanu xijabana wana xijabnan dona insha Allah

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h Před 4 měsíci +2

    Dimarkoo dhani waa cadaw ilaahayna ha inaga qabto 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😖😖😡😖😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @user-be4dx5op6m
    @user-be4dx5op6m Před 2 měsíci

    Ifiyoow Alle ha ku daayo❤❤❤

  • @rashkayusuf1372
    @rashkayusuf1372 Před 3 měsíci

    Waa imtixaan ilaahay nama tusee

  • @maxamedburaale8607
    @maxamedburaale8607 Před 4 měsíci +2

    Qisadaan hore ayaad usoo galisay

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před měsícem +1

    horta dameer ahan. maxaa jidka dhex taagey. waabajaaj. iyo dameero. iyo Rag macows sita

  • @Somali-Recap
    @Somali-Recap Před 4 měsíci

    Legend ifiye❤️

  • @Queen20245
    @Queen20245 Před 4 měsíci +10

    One love team ileys❤🎉

  • @Adoontirabi
    @Adoontirabi Před 4 měsíci

    Ifiyow qisso anan dawan majirte soo badi wllo❤😮

  • @abdullahiibrahimshabeele8235
    @abdullahiibrahimshabeele8235 Před 4 měsíci +1

    Ahay ahay ahay waligay maanan maqlin qiso noocan oo kale ah waxay ahayd qisadii iigu caloolxumada badnayd waan iska ooyey wllky kuwan oo kale inaga ilaali wallky

  • @kawsarkawsar-jr6hf
    @kawsarkawsar-jr6hf Před 4 měsíci +3

    أخي أريد قصة باللغة العربية 😊أحب قصصك على الرغم من أنني لا أعرف الصومالية جيدًا

    • @cabdiraxmaan5665
      @cabdiraxmaan5665 Před 14 dny

      "I am sorry because this channel's audience is mostly Somali. 😊

    • @AxmadSiciid-ri6bf
      @AxmadSiciid-ri6bf Před 12 dny +1

      Yaaifiye.maxaadhacay.qofkaanasagoonfahmeen.ayow.jeclaaday.qisooyinkaaga.sidaanigoohale.fiiriqofkasooqoray luqada af ka ARAPIC😮😮

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl Před 4 měsíci +1

    Ifiyow walalow qiisooyankagu qiiso lama oodhan kar waa casharo iyo cibiro qaadasho midhan ramadan mubark wll dhamaantii🎉

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 Před 3 měsíci

    Subxanallaah walciyaadu billaahi rabbil calamiin

  • @user-vh7fw9gh2f
    @user-vh7fw9gh2f Před měsícem +1

    Inta dawanoso 24/6/2024😂

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 Před 4 měsíci +6

    War ifiyow qiso xanuun badan dhan haku qorin ciwaanka fashilaa tahay anoo sooman ma murugoon karo

  • @NafisaGuhaad
    @NafisaGuhaad Před 12 dny

    Inu naag kale guursadu waa qiyaano

  • @faatmacqaadircabdalla3798
    @faatmacqaadircabdalla3798 Před 4 měsíci

    Ifiyo qisooyinka cabsi bdn inoo zoo gli bro❤🎉😢

  • @SS_gaming2
    @SS_gaming2 Před 4 měsíci

    Ramadan Kareem bro!!🎉🎉❤

  • @hayaatahmed8635
    @hayaatahmed8635 Před 4 měsíci

    Ifiyow waan ku salamay😗

  • @Alxub75
    @Alxub75 Před 3 měsíci

    Innamada soomaaliyeed ha ku waano qaataan ee morokaanka ku waashay😢😢

  • @mohamednoor6889
    @mohamednoor6889 Před 3 měsíci +1

    Scw❤

  • @maxamedburaale8607
    @maxamedburaale8607 Před 4 měsíci +1

    Ifiye qisadan hore ayaad usoo galisay

    • @XayaatRajacun
      @XayaatRajacun Před 4 měsíci

      Adiga amaa chanel kale kasoo daawatay

  • @ibrahimmahmoud114
    @ibrahimmahmoud114 Před 4 měsíci +1

    Mahad sanid akhii❤❤

  • @HappyBambooForest-iu9kp
    @HappyBambooForest-iu9kp Před 4 měsíci +2

    Ala ragu daciifsanaa subxanallh😮😅

  • @abdimajiidateye9960
    @abdimajiidateye9960 Před 4 měsíci

    Ninkii ugu doqonsanaa weeyan walaahi

  • @FogaanDersi-jl3zy
    @FogaanDersi-jl3zy Před 2 měsíci

    لاحول ولاقوة إلا بالله. Qisaduma runbaa

  • @OsmangeleOsmanggle
    @OsmangeleOsmanggle Před 2 měsíci

    Asc sxb ifiyow mahadsanid sida qisadn no sogarsisey 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Zayba945
    @Zayba945 Před 4 měsíci

    Alla dumarka qaar cadowsana subxannaallah😢😮

  • @ayaanshismaaciil9430
    @ayaanshismaaciil9430 Před 4 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ iifiyee sakhraan😅😅

  • @Ifraax-ml1zc
    @Ifraax-ml1zc Před 4 měsíci

    Anaa ugu horeeya ifiye reply😢😢

  • @jinkawareega
    @jinkawareega Před 4 měsíci

    Masha Allah Insha Allah😂❤️

  • @hiyahassan9074
    @hiyahassan9074 Před 4 měsíci

    Masha allah insha Allah😊❤️👍🏾😂

  • @huseenhuseenhasan3826
    @huseenhuseenhasan3826 Před 4 měsíci

    Ileys zave waadka xidhey

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m Před 4 měsíci

    Waa qalbijab qisadaan💔 Subxaanallah naag shaydaan ah ayaa heshay

  • @user-hafsa23
    @user-hafsa23 Před 3 měsíci

    Tan waa qiso shaydaani ah

  • @user-em5jv4xz2n
    @user-em5jv4xz2n Před 4 měsíci

    Alla qisada xanuun badnaa

  • @user-hp4fh7lf5f
    @user-hp4fh7lf5f Před 4 měsíci

    Soo badi

  • @ilabarocaalamka
    @ilabarocaalamka Před 4 měsíci +6

    Ha iluubin in aad ku xirnaato chanelkan TAYMIS MEDIA 🙏 waayo hami baan leeyahay Ramadan mubaarak

  • @bishaarosiciid3987
    @bishaarosiciid3987 Před 4 měsíci +6

    Hoyga qisooyinka iyo cibradaha ilays chanel

  • @yusufvip
    @yusufvip Před 4 měsíci

    Sxb qiso ayaan rabaa in aan kula wadaago

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Před 4 měsíci

    ilaahayow khaatumada kheyr noogu khatin Nagtasi wey khiyaanrey qaladkana isagaalahaa

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 4 měsíci

    Wcs ❤❤❤❤❤libaaax

  • @Kaalaydaawo
    @Kaalaydaawo Před 4 měsíci

    Ifiye sxb nolol intey jirto noolow. 🎉

  • @hibo6578
    @hibo6578 Před 4 měsíci

    Mahadsanid

  • @Sumayoqurux1231
    @Sumayoqurux1231 Před 4 měsíci

    Zxp ileys sheekooyinla aad soo dhigi jirtay aawe ciwaanka ifiye show

  • @shukriibrahim749
    @shukriibrahim749 Před 4 měsíci +2

    Masha Allah qisayasha wa ka hela❤

  • @Salmaabdirisaq
    @Salmaabdirisaq Před 4 měsíci +1

    Kan naag quxur badan ayaa hor carartay 😂😂😂

    • @Binthlm
      @Binthlm Před 2 měsíci +1

      Maila aragtay horta😂😅spead 2x geya saa isku dhafiyo

  • @xamseshow409
    @xamseshow409 Před 4 měsíci +1

    Ifiye show ni aan tagero

  • @abdullahiadid7407
    @abdullahiadid7407 Před 3 měsíci

    subxanalla😢

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Před 2 měsíci

    Bisinkoo😮😮😮😮😢😢😢

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r Před 4 měsíci

    Sheydamad ayey aheyd subxanalh wey ka caqli badisey waliba sifiican subxanalh

  • @cabdiwaasac7071
    @cabdiwaasac7071 Před 4 měsíci

    Najaad alle uma naxariiisto😢

  • @RAHMA.ABDI.ABUBABAKR
    @RAHMA.ABDI.ABUBABAKR Před 4 měsíci

    Qisadan wa biistay ifiyoow

  • @ahmedahmed-db4ef
    @ahmedahmed-db4ef Před 4 měsíci

    ASC.mahdsanid ifiye
    Mataanaha morooko labe sheeko kale ku Soo dir si raga soomaalidu uga Soo noqdaan

  • @Safwaan2
    @Safwaan2 Před 4 měsíci

    Morocco 🇲🇦 qofkii dumarkooda guursada way sixraan oo lacagta uu haysto oo dhan ayey ka dhacaan😂 waad baadhi kartaan xataa gaalada ayaa ka dhacda meshaa, waa meesha lagu furto lacagaha dadka sirtii ayey fahmeen sixirlawayaashaasi😂 bal u fiirsada ma waxa fayow ninka guri iyo xaafad dhisan duninaya si uu mid kake hadda u dhiso, sixirku waa uu muuqdaa intii dsmbi baadhayaal ah😂 soomalidii tagtay way gacan galeen odayaal xiirxiiran oo qurbaha ku daakay u badnaayeen😂 hala liso iyaga😂

  • @user-xi8jw2qt9x
    @user-xi8jw2qt9x Před 4 měsíci

    😊

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko Před 4 měsíci +1

    Ifiye qofka aad ka soo xigatay qisadan waa ninka ay channel kiisa ugu qoran tahay ابو طلال حمراني😂😂

  • @CaashoMuhudiin
    @CaashoMuhudiin Před 4 měsíci +3

    Asc ifye adiga aaawy gabdha queuxda badan oo guursan rabtid

    • @Adoontirabi
      @Adoontirabi Před 4 měsíci

      Wey kan I.a😂😂😂😢😢😢

    • @XayaatRajacun
      @XayaatRajacun Před 4 měsíci

      ​@@Adoontirabi😂

    • @Adoontirabi
      @Adoontirabi Před 4 měsíci

      @@XayaatRajacun adna minyaro noqo😂😂😂

    • @XayaatRajacun
      @XayaatRajacun Před 4 měsíci

      @@Adoontirabi waad igu ogtahay🫣😂

  • @koko83115
    @koko83115 Před 4 měsíci

    Wlhi qisadan aad ayay u xanunbdnthy💔😭

  • @moha__berdilacshe
    @moha__berdilacshe Před 4 měsíci

    Sxb download ka fur dee 😂😂

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 Před 4 měsíci

    Gabarta loosameeyay amery tiidheereet kudhigtaa Sheekhu oo uu maruusan waxkaqaban karin sheekadu latagtaa Ifiyow?❤️👏

  • @user-jx4od3vv8t
    @user-jx4od3vv8t Před 4 měsíci +1

    Plzz yaa qisada jumladeeda isoo koobaayo wan jiranhy ma dhagaysan kre😢😢

    • @Ur_fvv_Hina
      @Ur_fvv_Hina Před 4 měsíci

      Wiil nag kale hantidisa ku qorey isago nag qabo kadib qayantey uu is diley tan kale ilahey haku cafiyo Huno wllo❤🎉

  • @amranali6867
    @amranali6867 Před 4 měsíci

    Subxanalah Alla ya raxma😭

  • @geesiAhmed-ve1hp
    @geesiAhmed-ve1hp Před 4 měsíci

    ifoyowo Sln sare Sxp

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 Před 4 měsíci

    Balcad wa mel quruxbadan m.a

  • @fartuunabdiraxmaan244
    @fartuunabdiraxmaan244 Před 4 měsíci

    Kuwii hore oo dhan wan so dhameytey oo carabta kuwa kalana ma jecli ee no so badi 😢

  • @user-tn1rf7pj9d
    @user-tn1rf7pj9d Před 4 měsíci

    Zxp waa Ramadan ee qisada ross ullbricht kasoo hadal

  • @Haldhaan66
    @Haldhaan66 Před 4 měsíci

    Lkn qisadaan soo horay uma soo galin ama anaa meel kle ka dhageystay😊

  • @hamdihassan2854
    @hamdihassan2854 Před 4 měsíci

    شكرن يا روحي

  • @user-px5ol1cy9h
    @user-px5ol1cy9h Před 4 měsíci +1

    chanalka 200k onaa gaadhsiya sxb

    • @ILAYS11
      @ILAYS11  Před 4 měsíci +2

      😁😁 sidee sxb??

  • @ConfusedBoat-qf2wk
    @ConfusedBoat-qf2wk Před 4 měsíci

    😢😓😭😭😭😭

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 Před 4 měsíci

    Shekadi shamuuri ee mzhlh inzhlh bad wada😂

  • @faargaar1243
    @faargaar1243 Před 4 měsíci

    Waligaa naag ha aaminin xitaa haday ku dhahdo samada ayaa ka imaaday 😢😢😢

    • @khadramohamud9184
      @khadramohamud9184 Před 4 měsíci

      Walaal naagaha dhan ha u gafin .imisaa nin wax qiyaameeyo .naag baan ahay waligayna daqiiqad kuma fakarin inaa qof dhaco ama qiyaano .tan kale ninkaan sheekadu ku socotaa isagaa si u dhamaasnaa .si walba isgana Allaha u naxariisto midii dhibkaas oo dhan u geysatay Rabi aaqiro iyo aadunyo ciqaab ha mariyo😢😢😢

  • @xzinvincrowd7538
    @xzinvincrowd7538 Před 4 měsíci

    Rsuulka scw horay ayuu uga digay aduunka iyo dumarka, qisadaana waxa saciid halaagay waa labadaa.

  • @Saadaq19
    @Saadaq19 Před 4 měsíci +1

    Ifiyow halimoyinka Waaku fogaaty caawa ku soco 😂

  • @user-tn1rf7pj9d
    @user-tn1rf7pj9d Před 4 měsíci

    Zxp qisada ross ulbricht

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 4 měsíci

    😭Sheekadan Wadnaha u darannaa😭Waxan xasuustey in aduunyada imtixaan thy.Naagtas wallee habaar an caadi ahayn ay qabtaa.Intee u dambeeysey naagtaas? Subxanallaah.Walaahi Naag dadoow ama Nin dadoow iska daaye caruurtada xata sidaas oo dhan loma aamino,Dad iyo duur wax kasta ka filo wa run.Intee buufis qabta cabsida in la qiyaano.Aniga 1 an ka ahy.Isma ilaalin karnee Allow na ilaali.Aamiin.

  • @user-yd8ej6by2o
    @user-yd8ej6by2o Před 4 měsíci

    Ifiyow mar walba raga dhibka dumarka ugeysaan Hal mar so qaado 😢

  • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
    @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE Před 4 měsíci

    Qisthaan iyo qisathi hore ee wilki syriyanka ee gabarta cance kadaweey. Waa kaaf iyo kali deri. Hadii qoyskatha ku garab istagaan in aad meel gari garta ayeey kutusuni.

  • @nasrocumardhoodi-vh7yw
    @nasrocumardhoodi-vh7yw Před 4 měsíci

    😮😮😮😮

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 Před 4 měsíci

    Naagtii musiibadii xagay marteyna

  • @NastexoHajji-db3yd
    @NastexoHajji-db3yd Před 4 měsíci

    Iyada neh away

  • @abdallamaxamad
    @abdallamaxamad Před 4 měsíci +4

    Waad ku mahad santahay juhdigaaga ❤

  • @QueenRamla-zp4tg
    @QueenRamla-zp4tg Před 4 měsíci

    Aawe hee download ifiyoow

  • @user-gl2ks7ey4p
    @user-gl2ks7ey4p Před 4 měsíci

    Ala maxad macaneyday shekooyinka 😊😅😅