Qaybti 10aad . Sheekadi Tahriibka.! Like comment , share & subscribe ha iga xasdin burciidow✊

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 31. 05. 2024

Komentáře • 387

  • @zakir-mohamaduthman4755
    @zakir-mohamaduthman4755 Před 24 dny +49

    Burciidow muqaalkada markan arko wax u horeeyo waa liketa ❤🎉

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 24 dny +16

      Nin rageed tahay legend , video hadu like badan helo dad badan ayu gaarayaa bro 🙏 wa ila
      Shaqeeneesa allaha ku sharfo

  • @Shamuurey123
    @Shamuurey123 Před 24 dny +8

    Masuul qeebta kale la zoo dhaqzo sheekada ku heyztaye 👍

  • @HIDASOORSIGN
    @HIDASOORSIGN Před 24 dny +5

    Rati hal wado iyo nin naag wado mahmaahda sas in ee eheed aa filaa
    Burciidow like waa iga hesa

  • @zamiirshire8146
    @zamiirshire8146 Před 24 dny +5

    Sheeko yaqaan soo jabay, Raga kooda mudan in lagu xirnaadaa tahay sxb.
    Burciidow waan ku wataa guuleyso sxb.

  • @Lukacx7
    @Lukacx7 Před 24 dny +7

    Legend shekada waa sugaye keep going 🖐🏾👍

  • @KostafiBoy-fi4jk
    @KostafiBoy-fi4jk Před dnem

    Burciidow❤

  • @hashimabdullahi7714
    @hashimabdullahi7714 Před 24 dny +13

    Welcome Sxpkeey sheekada ii wad anigoo Comment ka qoraayo❤

  • @AbdiwahabAbdulkadir
    @AbdiwahabAbdulkadir Před 24 dny +3

    burciido barasha wanaagsan MACAGCEYGA Waa c.wahaab rageedi 🤝

  • @aarkasoomaaliya7886
    @aarkasoomaaliya7886 Před 24 dny +5

    Hambalyo burciid

  • @hakimh22221
    @hakimh22221 Před 24 dny +3

    Legend maanta wa ka so daahay taxi 🚕 shaqadisa wato waye wa ku salama

  • @muqdishostudio7632
    @muqdishostudio7632 Před 22 dny

    Muuqal walpa aa soo dhigto waa dhameestaa zxp sheekadada it's hit 🔥🔥🔥

  • @OmarDaud-ve9fw
    @OmarDaud-ve9fw Před 16 dny

    Burciido ✅

  • @abdirahmandahir2537
    @abdirahmandahir2537 Před 22 dny

    Bur ciidow horey usoco🎉

  • @cabdimuhemincabdullahi742

    Shaxda fahan like ta 👍 saar marka hore hadaa saartay subscribe dheh hadaa dhahday tan anaa kaa hubo ma sameenin gambaleelka furo markaas ima ceebeen burciidow

  • @sayidkahwiilfarxaded999
    @sayidkahwiilfarxaded999 Před 24 dny +4

    burciidow nin aragti dheer ba tahy sxb nolosha kuma xumeyso. yarkaasna si rageedi eh ba wax ugu sheegtay. INU qoftaas kasoo tagay aa rajeyna hadda.

  • @MohamedhassanAdan-mi4ff
    @MohamedhassanAdan-mi4ff Před 24 dny +2

    Legend burciid waa ku salaamey🫡

  • @AkComando-jx9to
    @AkComando-jx9to Před 24 dny +4

    Numper one manta 📌

  • @ismailtaxta593
    @ismailtaxta593 Před 24 dny +3

    Burciidow 💪🏻💪🏻

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 Před 24 dny +3

    حفظك الله ورعاك الله اخي الغالي 🫂🤲🏻😇😇

  • @moniz88
    @moniz88 Před 21 dnem

    Zxp rag rag dhalay tahy wlhi kudaysho mudantahy

  • @user-cs7im5zh8u
    @user-cs7im5zh8u Před 23 dny

    Nin weyn nin kasii weyn birlaqe aka rageedi "nimaan ciidan heysan ciil kama baxo" "mustawahaaga marne yuusan qof hoos u dhigin" shout out to burciid🤟

  • @khadarr
    @khadarr Před 24 dny +1

    I can't wait episode 11 Burciidoow

  • @StrivingSoul00
    @StrivingSoul00 Před 24 dny

    I like the consistency taliye Ku soco. Inshallah you’ll get 100k in No Time. Legend qof ku garaneynin oo Guushada jecel ban ahay. ✊🏾

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 23 dny +1

      Thank you brother.! I appreciate you 💯🙌💙🫡🦁

  • @najmaadan9529
    @najmaadan9529 Před 23 dny

    Sidaan oo kale usoo badi huno♥️

  • @Hussein_alrashiid
    @Hussein_alrashiid Před 23 dny

    Burciidow zxp waa ku wataa wllhi labka kiisa adag ayaad tahay studio kalakacsan ayaan kaa rabanaa guulayso pro

  • @otadheere4045
    @otadheere4045 Před 24 dny

    The legend 👍 wàa inaku wajib wayoh sheekoyinkada inaba cadi ma ahin wàa haku hadlin keep up 👏 pro

  • @HamdanAden
    @HamdanAden Před 24 dny

    Legend Burciid ❤🎉

  • @MohamudSaleban
    @MohamudSaleban Před 23 dny

    Burciidow naagtah waa fahmi waydeen

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 23 dny

      Ahhaha.. ninyahow Saas ay u eg tahay Lkn war Haye adi Uma dhihin iyada ani lol

  • @farahaanmohamad
    @farahaanmohamad Před 23 dny

    100k coming insha alah bro

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb Před 21 dnem

    CZcams waxaan ujoogaa adiga iyo dhaxal series

  • @dhiblawejr2241
    @dhiblawejr2241 Před 24 dny +1

    Burciidow libaax magacan naga cun recomended ma noqoonayo ee burciid noogu badal.🙌🏻

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 24 dny +2

      Bro 4 maalin dhiman magaca hore aya ku badalay 11 malin kadib badalikartaa walalkey marka igu qaado

  • @updykariinabshir253
    @updykariinabshir253 Před 23 dny +1

    qiso plus motivation

  • @abdirahman7547
    @abdirahman7547 Před 24 dny

    Burcidow shekada mel xasasi ayad igu jartay can't wait next episode

  • @user-bg2wm7cx5r
    @user-bg2wm7cx5r Před 23 dny

    Legend shekooyinkano kle nooso badi wax badan ka faidnay allah ku sharfo

  • @abdullahibashir3414
    @abdullahibashir3414 Před 23 dny

    Burciidow les keep going, these stories are motivational as f.

  • @updallemohachanel2371
    @updallemohachanel2371 Před 24 dny +2

    Burciidow taliye wlhi madaxaa iisarantahy sheekada 1to 10 waakula socdaa hormaraan kuurajaynayaa sxp

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 24 dny +2

      Allaha ku Sharaf legend 🫶🫡 Niman cidan haysan ciil kama baxo.!

  • @Shortquiz568
    @Shortquiz568 Před 24 dny +1

    Legend wlhi ragedi ba tahy zxp nolow 🦁

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 23 dny

      Amen Sidokle WAlalkey qaali ah 🦁🫡

  • @footballskills-hn5wt
    @footballskills-hn5wt Před 23 dny

    Wllka noolow intey nolol jirto ❤

  • @hubaalyare4270
    @hubaalyare4270 Před 24 dny +2

    Keep going upto 10k

  • @16a_najka
    @16a_najka Před 24 dny

    Best Story Teller ❤ .... Our Role Model ✊️ Thank You Legend Farxaan

  • @user-hs4cd3ij3z
    @user-hs4cd3ij3z Před 24 dny +1

    Burciidow qofta say wlhida sheekadiida wey igu socotaa hal xabo haka soo tagin xalqada xigto😂😂😂 pick up to you man you really deserve to hit more one million subs much love ❤👏🏾

  • @Mali_90
    @Mali_90 Před 24 dny +3

    Protherkyy maanta Qeybta 10 wala soo dahdey o manta dhan CZcams isha ku Hayey😂🎉

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 24 dny +2

      Hahaha.. mali lagend I nolaw 🫡🦁

  • @Dasunnah
    @Dasunnah Před 24 dny

    Legend, walahi you are living legend, nolosha wax badan baa ka fahan san tahay

  • @awalebazuu5252
    @awalebazuu5252 Před 23 dny

    My fav U-Tuber and tiktoker ❤

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 23 dny

      Thank so much brother 🙏 this means a lot to me especially coming from you 🦁🫡

  • @DiiqXade
    @DiiqXade Před 24 dny

    burciidow nin aan ku daydo guuleyso zxp sare❤🫶👊💪

  • @abdifatahmmusa9285
    @abdifatahmmusa9285 Před 24 dny

    Keep up burciidow

  • @maxamadmaxamed1877
    @maxamadmaxamed1877 Před 24 dny

    100k coming soon insha allah✊️ Macalimuu Historygaaga Aan Qeyb ka noQoneynaa 👨‍⚖️

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 23 dny

      In sha Allah WAlalkey Mahadsanid 🦁🫡

  • @zakarianasir5574
    @zakarianasir5574 Před 24 dny

    Big legend ayaad tahye wllhi Walal ❤

  • @awalebazuu5252
    @awalebazuu5252 Před 24 dny

    Burciidow garedaa ayad tahay bro once i see your video on my notification even if i am busy i enter like and comment as i am doing right now but i will watch it later on the day ❤❤❤❤

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 23 dny +1

      You are the best.! Brother thank you so much 😊 this means a lot to me brother 💙🫡🦁

  • @AyuubJaamac-
    @AyuubJaamac- Před 24 dny +1

    10K come on soon ❤in shaAllah❤😂

  • @AxmedCumar-yb3vb
    @AxmedCumar-yb3vb Před 24 dny

    First pro❤

  • @daada1021
    @daada1021 Před 24 dny

    Guuleyso

  • @akramlyrics8043
    @akramlyrics8043 Před 24 dny

    Big legend Burciido guuleyso lpxeyga

  • @sharmarkecaamir3436
    @sharmarkecaamir3436 Před 24 dny

    Keep going 💪 brother

  • @16shot39
    @16shot39 Před 24 dny

    Wow

  • @hassanyussuf2596
    @hassanyussuf2596 Před 24 dny

    Burciidow shekada lasodaqso wad dahiysaa😊

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 23 dny

      Shekada Qaybti u danbeesay manta kuso tuuray

  • @findhexaaji9540
    @findhexaaji9540 Před 24 dny

    Saaxib muqalada ma qaadan karaa oo tiktok masoo dhigi karaa.
    Sheekada qaybteeda kowaad episode 1 ayaan ka dhigaya labo part ayana ka dhigaya ma qaadan karaa adoo mahadsan

  • @user-oi5mg1xu7b
    @user-oi5mg1xu7b Před 24 dny +1

    Burciidow luqaan mar hore lagaga bahna Qamuskadana wan wataa from ciyal waxaracadde

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 23 dny +1

      Shout out to waxaracade sakariye saksha igu salaan ninyahow lol

    • @user-oi5mg1xu7b
      @user-oi5mg1xu7b Před 23 dny

      @@Wadanolasho meshas wan uso goyay hada Germany ka dawanaya bro

  • @Ahmeddeeqiimaan
    @Ahmeddeeqiimaan Před 23 dny

    Burciidooooooow Waan ku wataaa Pro ❤

  • @AliAbdullahi-bw1ws
    @AliAbdullahi-bw1ws Před 24 dny

    Keep going bro

  • @Narkoedits
    @Narkoedits Před 24 dny

    The legend❤

  • @abdifitahashkir.
    @abdifitahashkir. Před 24 dny

    Macalin waa ku wataa 30 minutes waa sax , CZcams ka bariisee 🎉

  • @hassanabib8978
    @hassanabib8978 Před 24 dny

    Bircidow vidéoga midhidhada saaas naguso badii ilaa iyo 40m no garsii wan ku wataa bro keep going

  • @XudayfiCabdulahi-cb2mh

    Macalin waa kula socdaa❤

  • @ayuubayuub8355
    @ayuubayuub8355 Před 24 dny

    guuleeyso waaa joeo🙏

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Před 24 dny

    Yarkaas legend buu ahaa

  • @adenmohamed6218
    @adenmohamed6218 Před 23 dny

    Burcethow legend soo jabay

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před 24 dny

    قصه مؤلم والله جدا جدا جدا ❤❤❤
    الله يستر علينا و عليك 🤲🫂😇👑💪

  • @HamdanAden
    @HamdanAden Před 24 dny

    GUULAYSO🎉❤

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 23 dny

      Amen legend Mahadsanid in badan 🫡🦁

  • @yahyaabdirisaq1615
    @yahyaabdirisaq1615 Před 24 dny +1

    Legend🤚🤚

  • @zakicadoow
    @zakicadoow Před 24 dny

    Burcuiduw wa ku wada laganow ❤

  • @khalidsomali3026
    @khalidsomali3026 Před 24 dny

    Waxan jeclan laha inan kula kulmo legend idhaha ayad i furtay Tnkz

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 23 dny

      In sha Allah malin un wa kulmeenaa WAlalkey

  • @user-hn3sm2jg4q
    @user-hn3sm2jg4q Před 24 dny

    I never see like this history ❤

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 23 dny +1

      Wax badan dhiman o Wlh ah legend 🫡🦁

  • @stoneirikbalazi
    @stoneirikbalazi Před 24 dny +1

    FArxanow sxp talo ka rabay xage kala soo xirira❤ iso jawab sxp❤🎉

    • @Wadanolasho
      @Wadanolasho  Před 24 dny +1

      Instagram igala so xiririkartaa walalkey lkn dad badan ila so hadleen mar ugu horeeso o ugu macqulsan kuku so jawabaa in sha Allah

  • @abdifitahboorow1264
    @abdifitahboorow1264 Před 24 dny

    Waa ku la socnaa lpxow😊

  • @zadaamfeynuus2957
    @zadaamfeynuus2957 Před 24 dny

    Yes man wooow

  • @maankacabdi
    @maankacabdi Před 24 dny

    Burciidow never give up 👊

  • @user-zs3nq5fk8d
    @user-zs3nq5fk8d Před 24 dny

    Wllka weyn😊

  • @SalmanCxakiin-lw3cx
    @SalmanCxakiin-lw3cx Před 24 dny

    M.a

  • @ibrahimsaidmohamed8195

    Burciiid ❤

  • @yasinmohamoud2613
    @yasinmohamoud2613 Před 24 dny

    Legend waa kii soomara jab 🫡🫡

  • @ManowAbdi-yb8mi
    @ManowAbdi-yb8mi Před 24 dny +1

    RAGEDAA TAHY MASULL🎉❤

  • @Flims-vloge
    @Flims-vloge Před 23 dny

    Sxb ku dayasho ayaad mudan tahay keep going❤ bro✌️

  • @alihusseinabdullahi494

    I can't wait bro sodhaqso

  • @ilyaasmaxamedosman4569

    Burciidow i can wait 10k

  • @ahzaabali8201
    @ahzaabali8201 Před 24 dny

    Burcidow waa ku wataa ❤

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 Před 23 dny

    Legend burka

  • @Cabdiraxmandaahir22
    @Cabdiraxmandaahir22 Před 24 dny

    Wax badan kaa bartay thanks

  • @KhaLeD_20000
    @KhaLeD_20000 Před 24 dny

    Yes sir , had worker thy burcidow keep up🫡🦁

  • @fahmiabdi9473
    @fahmiabdi9473 Před 24 dny

    Burciidow wlhie wa soo jabtey legend😂🦾

  • @Anwar_Muuse-gu5tj
    @Anwar_Muuse-gu5tj Před 24 dny

    Burciidow sheekada caawa naag ayaa sooghashay

  • @inasaciidsaciid-wr9rr
    @inasaciidsaciid-wr9rr Před 24 dny

    Thnks bro.

  • @libanmohamed551
    @libanmohamed551 Před 24 dny

    Ana libax 30minute kii baa 10 minute ila noqday lol keep going bro muqaalada dheere xogaa sida Kan camal PEACE AND LOVE BROTHER 🎉

  • @RashiidAbdi12
    @RashiidAbdi12 Před 24 dny

    Sheekada waa igu socotaaa😂

  • @HG6_4k
    @HG6_4k Před 23 dny +1

    Burciidowww You Are OuR ModeL

  • @mustafx4574
    @mustafx4574 Před 24 dny

    Fire

  • @jamaibrahim6154
    @jamaibrahim6154 Před 24 dny

    NIN AAN BURCIID KU XIDHNAYN
    CIDLUU GUDAYAA,
    KEEP GOING MR HUSTLER
    BIG RESPECT WALAAL

  • @barremohamed8805
    @barremohamed8805 Před 24 dny

    Bur ciidow gar iyo gardaraba waan ku wataa 😅

  • @akrammrozan5977
    @akrammrozan5977 Před 23 dny

    Lipax nin xeer raged wax ka yaqan thy guleyso legend 🎉

  • @khalidmohamud3060
    @khalidmohamud3060 Před 24 dny

    Abti waan ku wataa 🫡