Gabayga Dhambaal abwaan Cabdi Dheeg

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Gabaygani waxa uu ka mid yahay suugaanta abwaan Cabdi dheeg.

Komentáře • 87

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar2695 Před 4 lety +7

    Masha allh masha alllh ilahay haku daayo abwaan cabdi dheeg

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 Před 4 lety +15

    Abwaan qaaliya cimridheer iyo caafimaad rabi hakuugu deeqo💗💗🤳👈😍

  • @abdilahidangarad1346
    @abdilahidangarad1346 Před 4 lety +10

    Masha allah abwaan qiimo leh kama hadda xalalda hadda lagu suganyahay 🙏👏

  • @safiajama2841
    @safiajama2841 Před 4 lety +12

    Mashalla taharkallah, viva Somaliland go go go ❤❤❤❤❤

  • @wow9317
    @wow9317 Před 4 lety +4

    Maashaallaah illlaahoow ku daa oo waliba noo kaa xafid Aamiin yaa rabi,
    Ruuxii caqli leh waa waano idilkeed,
    Ee allow inta caqliga u saaxiibka ah fahansii,
    Si uu u nooleeyo nabada raagtay,
    Uma bad baadiyo bada iyo qeyraadka dhuleed ee la boobaayo,
    Qabiil iyo kala googoyn daleed waata dib noo dhibaye,
    Alloow 5tii Soomaaliyeed midee Aamiin,
    Oo allow aan isagu hiilinaa waa walaalkeyga Soomaaliga ah,
    Oo ruuxa reerkuu ka soo dhaco uga dhig isagoo la jooga dadkii dhalay oo kale,
    Alloow waad awoodaaye na gaarsii
    Wadajirka iyo wax wada qabsiga ayaa wanaagsane,
    Soomaali kala goo go eeda waa sida,
    Midigtuba miciin malaha hadey bidixdu maqantahay,
    Waa laba mataanoo hawsha maamulaayee,
    Dee shanta Soomaaliyeed ee isu timaado oo wax wada qabsatana kaba wanaagsane,
    Alloow na midee. Aamiin yaa rabi.

  • @sainabsaed2516
    @sainabsaed2516 Před 4 lety +4

    MashAa allaah allaah hakudhawro waanda udhitee dhalinyaradeena adigana wanaagaa waynuhu hakuudaayo

  • @z012y
    @z012y Před 4 lety +5

    Msha Allah Abwan Alle Haku Xifdiyo

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 Před 4 lety +13

    Maan sha allah tabarakalaah Abwaan alle haku dhawro guulayso adiga iyo dhamaan reer somaliland NIN wax garada 😍😍😘😘😘👏

  • @mohedaxmedadariadari9448
    @mohedaxmedadariadari9448 Před 4 lety +8

    Wadani dhaqanyahan abwaan inaad tahay baan ka dha_dhansaday gabaygaaga qiirada leh .shugran .

  • @youngash6411
    @youngash6411 Před 4 lety +5

    maash Allah walaala Barack Allah feek

  • @hafsayurub9392
    @hafsayurub9392 Před 4 lety +2

    Afkagaa caano lagu qabay Maasha allaah

  • @fadomahakim1726
    @fadomahakim1726 Před 4 lety +8

    Mashallah mashallah waxgarad

  • @baahiloweheliye6565
    @baahiloweheliye6565 Před 4 lety +3

    Maashaalaah alaahuakbar maashaalaah toloow madhitay mise waanool yahay abwaakaan

  • @hodanmuse3296
    @hodanmuse3296 Před 4 lety +13

    Mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah mansha

  • @khaliifsacad7704
    @khaliifsacad7704 Před 4 lety +4

    Masha allah

  • @abdispidermen3445
    @abdispidermen3445 Před 4 lety +1

    Mashallah mashallah waa run weyi dhiba loo soo marey soomaaliland wayi dhaqaankii wey ka tageen

  • @rahmaabokor2045
    @rahmaabokor2045 Před 4 lety +3

    Masha, Allah 💓♥️

  • @caaliyaxuseen9009
    @caaliyaxuseen9009 Před 2 lety +2

    ما شاء الله تبارك الله 🙏بارك الله فيك أخي 🥰جزاك الله خير 💯

  • @nimcoyaasin5994
    @nimcoyaasin5994 Před 4 lety +1

    Dhalinyarada ha guuulaysato ilaahay hanoo barakeeyo cimriga iyo caqliga ..abwaanka alle haka abaalmariyo xikmada uu noo soo daadiyo

  • @jamiilnuux8513
    @jamiilnuux8513 Před 4 lety +6

    Masha. Allah💕💕💕

  • @uhfn5321
    @uhfn5321 Před 4 lety +2

    Mashaa Allah cod macaana

  • @xamdadahapo3207
    @xamdadahapo3207 Před 4 lety +10

    Mnzha allah allle cimriga ha kuu dheereyo somaliland alle nabada ha u barakeeyo

  • @ismacilxusenbulaale5227
    @ismacilxusenbulaale5227 Před 2 lety +1

    Massa allah

  • @jimcalemuxiyadin7494
    @jimcalemuxiyadin7494 Před 2 lety +1

    Maasha,alaah

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před rokem +1

    Maash. Allah. Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺👋🏾👋🏾👋🏾👋🏾👋🏾👋🏾👋🏾👋🏾👋🏾👋🏾👋🏾👋🏾

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 4 lety +8

    Macadahay CaliMeagan Kaniwaa
    Runsheeg walle Ar gabay Igadheh 👏🏾

  • @sadoabdi2256
    @sadoabdi2256 Před 4 lety +7

    Masha Allah adeer Allaha ku xifdiyo

  • @shaaficioadymaxamuud6624

    Abbaalkaaga alle janada ka yeel abwaan

  • @ifraxmuse6557
    @ifraxmuse6557 Před 4 lety +8

    Masha Allah

    • @sahraali8206
      @sahraali8206 Před 4 lety +4

      tolow wiilal ma leeyahay aan gabdho ku darsado

    • @abdilahidangarad1346
      @abdilahidangarad1346 Před 4 lety +1

      Haaaaah uu leeyahay

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 Před 4 lety +2

      Bariguu guursadaan joogay arooskisi waqtigu wuu isgurayaa oo wuxuka dhacay xaabale hargaysa duSheeda xusuus igu dheer

    • @abahoussein620
      @abahoussein620 Před 4 lety +2

      @@sahraali8206 inshallah ilahey hablahaaga wilal khair qaba ayaan ugu duceeneena

  • @abdirahmanozman4746
    @abdirahmanozman4746 Před 3 lety +1

    mshlllh

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 Před 4 lety +8

    Mashallah tabaarakallah may Allah bless you and your family

  • @maxamuudmahad2626
    @maxamuudmahad2626 Před 2 lety

    masha alaah runti waa gabaye aad u qimo badan

  • @aniisoibrahim1079
    @aniisoibrahim1079 Před 8 měsíci +1

    masha allah 🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cabdiraxmaangaas1301
    @cabdiraxmaangaas1301 Před 4 lety +2

    Mash allah guuuleysow geesi

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 Před 4 lety +5

    Rabi haku dhowree Astaanta Faqashta inaga reeba meel kasta iyo waxkasta waa anu idin kula dhuuqno! haka yeelina maanta sida Falastiin ayey bilaa wadan yihiine!
    Alxamdulilaahi Rabil caalamiin Rabiyow adaa wayn oo Qaadiree Somaliland dhawr oo badbaadi cadawgoodana danbas dabayli qaaday ka yeel Amin Amin Amin Yaa Rabi WSCW

  • @siraad8026
    @siraad8026 Před 4 lety +5

    MaashAllah abwaan cabdi dheeg

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz Před 4 lety +5

    Abwaan aad baad u Mahad santey

  • @salebandaud1169
    @salebandaud1169 Před 4 lety +1

    Allah yicizak abwaan mshlh dhalinta ayaad baraarujinaysaa

  • @cabdiraxmaangaas1301
    @cabdiraxmaangaas1301 Před 4 lety +1

    Ilaahey haku barakeeyo abwaan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 4 lety +15

    😢😢😢😢😢😢😢😢 Ax Ax Ax
    Ninkii Garanayaa Garanaayah😢
    Way Somaliland eeeeey Inaneeyey💔

    • @yousufawil3680
      @yousufawil3680 Před 4 lety

      ❤💍🌳🏃‍♂️💃🇦🇮📲💜🥿👟👠👢🥾🌷⚘🌹

  • @fardusahmed3866
    @fardusahmed3866 Před 4 lety +1

    kkkkkk kkkkk walaahi waa runtii

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Před 4 lety +2

    Waa ragii asalka ahaa.😭😭😭😭

  • @mohamedjamafahiye4896
    @mohamedjamafahiye4896 Před 4 lety +1

    Allaah ha kaa abaal mariyo

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz Před 4 lety +25

    Wadankeena qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland meel aan aduunka ku bedel lahaa majirto.

  • @fatmaabdulkadir9797
    @fatmaabdulkadir9797 Před 4 lety +2

    Wakaaa

  • @MohamedAhmed-ps2gd
    @MohamedAhmed-ps2gd Před 2 lety

    M.a

  • @sahrajamac1311
    @sahrajamac1311 Před 4 lety +3

    Maasha allaa tabaarak ilaahay haku xafido

  • @hassanabdullahi3481
    @hassanabdullahi3481 Před 4 lety +2

    Waan kaa dhugtay dhuuxa hadalkaaaga

  • @pandoraelmi3228
    @pandoraelmi3228 Před 4 lety +2

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @roodarooda8031
    @roodarooda8031 Před 4 lety +3

    Dhaaliyaroow dhulkina iyo dhaqaana ilashada

  • @ashaali345
    @ashaali345 Před 4 lety +6

    Masha allah afkada caano lagu qabay🇸🇴💙

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran

    Aar Hargaysa qurxoonaa... Abow abow

  • @cismanmahamud126
    @cismanmahamud126 Před rokem

    Gabay qiimo badan 😢

  • @haddiyosaid641
    @haddiyosaid641 Před 4 lety +2

    Dalai. .ku. Waa. Soomaaliya. Ee. Ka. Baxa. Riyadh. .beenta. ah

  • @khadiirmohamud986
    @khadiirmohamud986 Před 4 lety +7

    mnch Allh Somaliland Somaliland is not Somalia g

    • @farhanali8620
      @farhanali8620 Před 4 lety +2

      Somaliland aduubku mayaqaan somalia unbey yaqaanaane soomaali diidnimada iska daaya

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 Před 4 lety

      Khadiir maxaa lagawada somalind
      Somaliya, waa layaqaane

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 Před 4 lety +2

      @@farhanali8620 Kooofurta Somalia 🇸🇴👈Hoyga Argagixisada Caalamka Alqacidaaa Alshabaaab baa Aduunku idin Aqoonsan tahay diida ama yeela Dal Fashilmay Baa La idin Yaqaanaa Maalinba Dalbaa Tusaaale Xumo idinku Soo qaataa Ayandaradiina ilma tuuugsi Gaaaajo Tuuugsi baa Caan ku tihiiin Aaad tuuugsatan wadamada Awoooda iyo dhaqaalaha haysta Gaaajo yahay Dadkiinii baa wadan walba Qaxoooti Liiiiiita ku ah tuuugsanayo Gaalada LacaGta cayrta kuna biiliyan kuwa wadankina jooga eeh Qaraxyadu wax U dhimeen 😂😂passportkinii baa 10 dal Ugu Liiiita Ku jira Qashinyahow Sidaa Loo Faaano baa taqanaan MIDNIMO Majirto kooofur & Waqoooyi Waligood heshiinmayan Marnaba soo noqonmayso MIDNOdii hore 1960 dhimatay #SOMALILAND & #SOMALIA Sidaaasay iskaga Laaaalaaadayan ilaa Qiyaaamuhu dhacaaayo MIDNIMO Dambe inaad Aragtan Xaaran Caleeek Ayay idinka tahay 😂😂😂😂

    • @omarosman4440
      @omarosman4440 Před 4 lety +1

      @@farhanali8620 aduunku wuxu Somalia u yaqaan wadanay ku noolyihiin dadka ugu liita aduunka ee ciidamo ajanabiya kala ilaaliyaan. Taasi miyey fiican tahay?

    • @nimcoibrahim3886
      @nimcoibrahim3886 Před 4 lety +2

      Khadiir mohamud somaliland moye majirto wax lyedha somali

  • @cabdilaahicali7647
    @cabdilaahicali7647 Před rokem

    Waficanati xagamado iyo waanado

  • @macsunjamac961
    @macsunjamac961 Před 6 měsíci

    😅😅😅😅😅

  • @qaaliaadan916
    @qaaliaadan916 Před 2 lety

    Afkaaga caano lagu qabay