Lagamana yaabo inaan u ogolaado qof raba inuu xoolaha umadda cuno xataa hadii aan xilka ku waayayo"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 102

  • @aminaissa827
    @aminaissa827 Před 3 lety +1

    Ameen Yaa Rabb

  • @fardusmaxamed8441
    @fardusmaxamed8441 Před 3 lety +1

    Allah hakuu fudaydiyo xilkaa oo hakugu asturo

  • @museadam9815
    @museadam9815 Před 3 lety

    Adeer Alla hakugu simo oo hakula qabto riyadaada quruxda badan. Odey Hargeysa u dhashay oo ku dhashay baan ahay aadn ujecel inay hesho cid kadhigta caasimad nadiifa, nidaamsan, cagaaran, leh jidad wanaagsan , baarkinno, istaanno iyo wax wal oy kula tartami karto caasimadaha aduunka. Waxan kuu rajaynayaa caafimaad iyo guul wacan.

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29

    Hargaysa waxay u egtahay inay erdoğan heshay allaha hadalkisa uu rumeyo umda isgana allaha wafajiyo wax kaste oo umda u wanagsan umadana allaha ka dhigi kuwi wanaga ku garab gala xumantana kaa saaxa illahay ayan u baryaya abdikarim ahmet mooge inu ka dhigoo mid umadisa dalkisa iyo dintisaba ku guuleyo somaliyo dhanba ınsha allaha 🤲🤲🤲❤♥️👋👋

  • @cabdicaydiid6935
    @cabdicaydiid6935 Před 3 lety

    Sheekh aadan Siiro Sheekhayagu Waa xadaari Dixiina Oo sheekh casriya Ah Oogoba

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 Před 3 lety +5

    Mayor Mooge ka shaqee:
    1. Xashiishka magaalada oo aad goobo u samayso si joogtana loo guro.
    2. Garden ama goobo bilicsan oo geedo iyo leexado caruuto ku cayaaraan laga sameeyo dhawrka degmo
    3. Wadooyinka oo la baneeyo magaalada gudaheed speed limit loo sameeyo ganaax cida si sharci darro parking u dhigata
    4. Parking lagu khasbo dadku inay dhigtaan lana dhiiri galiyo inay muwaadiinta hantida leh dhistaan parking’u faras magaalada

  • @ridwaanmawliid2860
    @ridwaanmawliid2860 Před 3 lety

    Ilaaahay Hakuugu Guuleeeyo Hamigaaga Maayar ducaanu Kuugu Oganahay Walaaal.

  • @nimcoyassin1806
    @nimcoyassin1806 Před 3 lety

    Hargeisa Cawl cilmi cabdalihii labaadbay heshay alle ha u naxariistee Cawl 🤲🏼

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 Před 3 lety +8

    Waxa na daashaday Mayor la daydayo allahu Akbar. Allahayow noo gargaar libaaxyada soo baxay, Amiin

  • @muwaadinmuuse7685
    @muwaadinmuuse7685 Před 3 lety +1

    Ilahay urdugaan oo kale ama ka sii wanaagsan hanooga kaa dhigo

  • @siraadmohamed7113
    @siraadmohamed7113 Před 3 lety +8

    Moge will be a Great mayor for Hargeisa & we shall be proud of him...

  • @caynaashe8541
    @caynaashe8541 Před 3 lety

    Kkkkkkkkkkkk mooooge wuu iga qosliyay 😀😀😀😀😀😃😃😃😃😃

  • @ahmedahmedadan1370
    @ahmedahmedadan1370 Před 3 lety

    Mayor Moge Bridge yada ha ilaabin

  • @caynaashe8541
    @caynaashe8541 Před 3 lety

    Barkhad iyo mooge isku shaqo maha ee waa manyar iyo xldhibaan markasta mooge ayaa kashaqa badan waayo caasomadii ayuu wanajinayaa waana wax lawada sugayo barkhad waxaan miosgarac ahaym mahayo markaa mid kastaa shaqadiisa hakasooboxo

  • @nadiaosman7211
    @nadiaosman7211 Před 3 lety +5

    اللهم وفقه الي مافيه صلاح الوطن

  • @03070608SS
    @03070608SS Před 3 lety +9

    A good majority of Hargaisa's people gave their vote. Remember that you carry a heavy responsibility to serve them justly and model for good leadership. Remember, if you fail to deliver the best you can, you will kill the hope and the dream of thousands of people that would look up to your leadership. This is a rare opportunity for social change to shed light on the difference between just leadership and the corrupt. On the other hand, if you model for good leadership, many will follow your leadership, and therefore history will be made. So please do not put them down and seek the help of the almighty God. My lord, help and guide you on the right path.

  • @asmaabdoulwahab1325
    @asmaabdoulwahab1325 Před 3 lety +2

    اللهم وفقه الى ما فيه صلاح البلاد وحقق همه واجعل كلامه صادق

  • @kaderali6220
    @kaderali6220 Před 3 lety +5

    Alle hakugu garabgalo hamigaa wanaagsan md. mayor insha allah wad ku guulaysan qorshahaga 5 sano

  • @sagalasadmaxamed3367
    @sagalasadmaxamed3367 Před 3 lety +1

    Hadal qimole Illahay hakugu asturo xilkas wll abdikarin ahmed mooge ❤🥰

  • @munna9537
    @munna9537 Před 3 lety +1

    Maasha Allah ilaahay ha kuu rumeyo dream kaaga oo ha kuu sekhiro adiga iyo Barkhad oo is helay wadankaad hogaamin doontaan insha Allah

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 Před 3 lety +4

    Manshallah manshallah Allah ha hiiliyo wiilasheena dhamaan . Allah kheyr kana Hanoi garansiiyo, Amiin Amiin Yaa Rabi

  • @asaldhaladsland9655
    @asaldhaladsland9655 Před 3 lety +1

    Maansha allah alle haku asturo xilka qaaday xaqiiq shacabku garaashada ito aqoonta kugu raacaday

  • @gadhwaynejaamacfaragod3231

    Hadal qurux badan waxa ka fiican wax qabad qiimo leh🤔

  • @mmmg1133
    @mmmg1133 Před 3 lety +2

    Masha allah ilaahay xilka aad qaadey alle ha ku fududeeyo waxa lay naga raba inaad balan qaadka Ka dhabeysan 🦁👈🏾

  • @melmi9330
    @melmi9330 Před 3 lety +1

    Maashallah ragba soo baxay Ilaahay ha la qabto dawlad iyo shiciba waa inaynu garab istaagna 👏👏👏🌹🌹🌹👍👍👍

  • @saabirilyaas2266
    @saabirilyaas2266 Před 3 lety +2

    Ma sha Allah waxuu ugyahay qof wax qabat udiyaarsan Allow u sahal umuuraha magaceygu waa saabir ilyaas

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Před 3 lety +1

    Hargaysa quraaraad ka dhiig insha allaah abdikariim alle ha kula qabto

  • @cumarhalashalas1518
    @cumarhalashalas1518 Před 3 lety +1

    masha.alaah.war.murtiyedku.wa.anigu.macunayo.waxa.cunayana.uma.ogolaanayo.hantidhawre.shicib.ala.ha.kugu.gu.asturo

  • @adnanyasin8987
    @adnanyasin8987 Před 3 lety +4

    Well spoken!!

  • @maweeldacaaruurta5534
    @maweeldacaaruurta5534 Před 3 lety +2

    Abdikariin maxamed mooge keep going

  • @ismaaciiljaamac7429
    @ismaaciiljaamac7429 Před 3 lety +2

    Hadal qurux badan waxa ka fiican wax qabad qiimo leh

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 Před 3 lety +3

    Allah hakuu fududeeyo xilka oo hakugu asturo.

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 Před 3 lety

    Waan sugi kari laanahay waxad soo wado maayir indhaha muwaadiniintu aday kugu soo maqanyihiin waxad qaban doonto illahay xilka hakugu guuleeyo from gobolkii sanaag caasimada naga nuuri maaayir ducada kula garab joognaaa💚🤍❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 3 lety +5

    the mayor deals with taxes, roads , police, firefighters and the whole design of the city ( where to put parks, plan trees, put water lines, electricity lines, green space, playgrounds)

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 Před 3 lety

      UMADANI WAXAY EEDAY LABADII DAAQUUD EESIYAAD BARE IYO INA CGAAL OO XOOLAHA UMADA NINKAAN XAALUFIN AGTOODA WAXBAKAMA AHAYN MAANTANA DADKII BAAJOOGA HABA UGU HOREEYO MUUSE BIIXI OO XOOLIHII UGU BADNAA LOO TIINAYO

  • @deeqaar1053
    @deeqaar1053 Před 3 lety

    Hore ayaad balantaas u fulisay anagaa marqaati ka ah Nooloow saaxiib...

  • @abucabbaasalfaradi7290
    @abucabbaasalfaradi7290 Před 3 lety +1

    Barkhadow Alle dartiis Ayaan kuu jeclahay Aniga oo ah Abucabbaas Alfaradi

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 Před 3 lety +1

    Mansha Allaah ilaahay how rumeeyo riyadiisa

  • @afaarax6322
    @afaarax6322 Před 3 lety +1

    Guul iyo gobanimo, islaaxa wax dhaama malaha.

  • @mumtaasyousef4725
    @mumtaasyousef4725 Před 3 lety +1

    🤲Alle haw fududeeyo xilka. Hargeisa oo bilaa qashina oo cagaaran inshaallaha 🥦🥦🥦🥦🥦🥦

  • @ifrahhussein5284
    @ifrahhussein5284 Před 3 lety

    Abdikarim alle ha kugu asturo wax badan badan ayaanu kaa sugaynaa rabbi hankuu fududeeyo. Talada badso ,shicibka dhagayso waxyaabaha ugu yaryar ka bilaw hore u soco. ALLE ha kaa qabto mucaarid aad waxba ka qaban kari weydo , ilaahayna talo saaro ka fogow in aad koox gaara u xidhnaato. Samee sanduuq dadweyne oo aad ku hesho wixii talo iyo tabashooyin ah. Wabilaahi tawfiiq.

  • @ibraahimmahamedmahamud5170

    Mnshlh halyeey Abdikariim mooge

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 Před 3 lety +1

    Barkhad iyo CABDIKARIIN 👍👍👍👍🇸🇴🔥👍🇸🇴🔥👍🇸🇴🔥👍🇸🇴🔥
    WAA 2 NIN OO ku dayosho mudan,
    WAA 2da nin aan aaminsanaa inay mudan yihiin, WAA 2nin oo reernimada ka fogaada, ka korsan

    • @axmedali6342
      @axmedali6342 Před 3 lety

      Calankaaaa aad dhax wadaaa waaaxy

    • @deathwish1530
      @deathwish1530 Před 3 lety

      Waxan 🇸🇴 meesha ka qaad
      AMISOM meeshay joogto la tag

  • @habsahasan4256
    @habsahasan4256 Před 3 lety +1

    Manshallah allaha kula garab galo wllo

  • @faraxxuseen3834
    @faraxxuseen3834 Před 3 lety +3

    'And also Allah give you more dignity.'

  • @normad229
    @normad229 Před 3 lety +1

    Alhamdulilaah

  • @abdilahicabdi3208
    @abdilahicabdi3208 Před 3 lety +1

    Waad fiicantahay ee yare muuqaalda iyo balanqaadyada

  • @abdiasuleyman5707
    @abdiasuleyman5707 Před 3 lety

    Ilahey kheyr ha ka dhigo

  • @eidsalahismail5497
    @eidsalahismail5497 Před 3 lety +1

    Ninka waa afyahan Wayne kkkkkkk maxa u qarsoona 🤔🤣

  • @za2393
    @za2393 Před 3 lety +2

    God bless you ✌✌✌✌✌

  • @BP-si2ww
    @BP-si2ww Před 3 lety +1

    Allah hakugu guuleeyo haday kaa runtahay

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 Před 3 lety

    Cabdikariim ow waanu ku garab taaganay adiga iyo Barkhad
    Guul baanu idiin rajaynayaa

  • @barwaqomuse7767
    @barwaqomuse7767 Před 3 lety

    Alle ha kugu asturu waa xili culsu alle haku rumeyo wanaag aad haregesa larabato dakan ah ku sakhiro iney kula shaqeyan in shallah 🤲🤲🤲💚🤍❤

  • @omerali6025
    @omerali6025 Před 3 lety

    C/kariim waxan farayaa in uu mooralka aanay ka jabin kuwa berr I cayda u bilaabi doona sidoodii ee aan hayta ku cabirin mashaariicda

  • @adnanaliyasin1274
    @adnanaliyasin1274 Před 3 lety

    Sheekhan uusheegayaa waayo

  • @allahurabbilaaacbudusiwaah2310

    Insha allah ku dar markaad leedahay wax baan qabanayaaa,

  • @cazka0030
    @cazka0030 Před 3 lety +1

    Maaayar hergysoo qurux bdn ayaanu rabnaa waxaanan kugu raageersanhy wanaaga ad leedey

  • @massmass8300
    @massmass8300 Před 3 lety

    waxa ii imantonta malintii ina
    mooge👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @asadlionish
    @asadlionish Před 3 lety

    Kii Buuno ee dulliga ahaa ee mahaa adaa hebel timaha ujara isagoo nuqsaan ka dhigaya talow xaguu ku dambeeyay ,dulli Alle ku bad ,maanta barkhad 20,000 baa u codaysay oo rer hargaysa ah .

  • @ubaxhassan7757
    @ubaxhassan7757 Před 3 lety

    alle waxan ka baryaya inu idinku asturo xilika aad gadhan

  • @afaarax6322
    @afaarax6322 Před 3 lety

    Masuulka wanaagsane ee daacada ahay waa walaalkeen oo isku reerbaano nahay.

  • @axmedshiine143
    @axmedshiine143 Před 3 lety

    Alahayaw nin daalina iyo nin deeqsiya deeqdada hawsimin maxed mooge liiban heestisi weeeye

  • @faraxxuseen3834
    @faraxxuseen3834 Před 3 lety +2

    "Allah reward you his Paradise".!!!!!!

  • @fathiahoussein1557
    @fathiahoussein1557 Před 3 lety

    Qofku wuxuu qiimo kuleeyahay Allah ka

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 Před 3 lety

    MUHIMADU UGU WACAN EE AAD UGA HELAY WAD SHEGTAY SHACAB KUMA WAY KUGU RACSAN YIHIN IN AN DIB LOO CUNIN WIXII RAG CAADO KA ĎHIGTEN EE AY SIDAY DONAN KA YEELI JIREN

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 3 lety

    Aniga waxan ku Leyahay xoolah iyo xashiishka ugu horeysii iyo ayda

  • @ahmedjanagalle744
    @ahmedjanagalle744 Před 3 lety

    Hdaad zidaa noqoto anagana codka nagu daa inan mar wlpa kula garap iztagno

  • @faraxxuseen3834
    @faraxxuseen3834 Před 3 lety

    "Indr sidda Rewada oo kalle" kayeel.

  • @jaamacmaxamed140
    @jaamacmaxamed140 Před 3 lety +2

    Waa-ka-maareraka-hargesa-c-karin-axmed-kuwad-hadalaka

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 3 lety +2

    Waad ismahadiseen ilahay haydin ku astur xilka waxad lasoo kala baxaden hadal war hawl ayaa idin yala waad u qadan wayeen ilahay ayaa idiin qoray

  • @khaalidmaxamed4650
    @khaalidmaxamed4650 Před 3 lety

    Oky mdan mayor uqaybi dhirt

  • @abdiasuleyman5707
    @abdiasuleyman5707 Před 3 lety

    Dee waa maxey wax an oo hadala faana ,hhhh ckarin iyo ina batuun wey ina waaleen faaan faan, inga daya oo wax qabadka dabadii nooba faana hadad doontaan hhhhhh

  • @mascudcumar3029
    @mascudcumar3029 Před 3 lety

    Mooge Hargeysa way kusugaysaa nadaafad iyo qurxin ayay kaaga baahan tahay

  • @mariamsheikh3143
    @mariamsheikh3143 Před 3 lety

    Waxa u bahantihin duco wanu idin ducayna dhamantin waxanu kalo umahad celinayna alla swc iyo madaxwayna js

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 3 lety

    Sey Alx

  • @fuaadcabdilaahiyuusuf8327

    Ma run mise been ilaahay ha ina gaadhsiyo waxaa soo socda fashil badane

  • @fathiahoussein1557
    @fathiahoussein1557 Před 3 lety

    Waar ilaahay halaga cabsado Daacad halagu shaqeeyo. shicibkuna ha u hogaansamo dawladda

  • @abdiasuleyman5707
    @abdiasuleyman5707 Před 3 lety

    Ckariin, hadalka badan ma fiicna , sidii wariye wax cayeysiinaya hadad u hadal badato , dee waad muunad beeli , sida madaxda hadalkaaga u so koob oo mihiimada ka hadal taas yar sharfta taada kor ugu sii qaadi karta waa Siri

  • @daauudadam188
    @daauudadam188 Před 3 lety

    Soltelko hadalkaba muu aqoon

  • @Guled3
    @Guled3 Před 3 lety +1

    I hope you are not preaching water and later on drink wine when you are in office. Time will tell.

  • @faraxxuseen3834
    @faraxxuseen3834 Před 3 lety

    Maa shaa Allah keep going!!!!!!!

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 3 lety

    Istakhafurlaa

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Před 3 lety +1

    Qaran yar,dawladan yar afkaaga qurxi niyow oo quluubta dadka ilaali wareysi maalin dhaweyd ahaa buu ahaa.
    Anigu xildhibaan iskuma soo sharixin baad tidhi 👎

    • @aliabdi8028
      @aliabdi8028 Před 3 lety

      Ma shoodhe solteco ayaad tahay

    • @Kw58437
      @Kw58437 Před 3 lety

      kkkkk

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 Před 3 lety

      Waa qaran yar waa dawlad yar

    • @maxamedaxmed9570
      @maxamedaxmed9570 Před 3 lety

      Waar ninkan uurkisa Allaah baa og lkn afkiisa iyo muqaalkisuba waa ruux dacada inta inoo muqata

    • @deeqaliban7674
      @deeqaliban7674 Před 3 lety

      Waa runtisa hada ma wadan waynba. Beenti baad doonaysa lagugu sheekayn jiray.

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 3 lety +1

    War iskala daaya fanka hadaba waad nawasheene wad weyen teen bed bes ilahay ayaa idiin qoray

    • @deeqaliban7674
      @deeqaliban7674 Před 3 lety

      MashaAllah dheh oo ku farax raga wacan ee idin soo baxay. Mise waxaad rabta tuugti ku xadaysay.

  • @hashigariye6568
    @hashigariye6568 Před 3 lety

    Kkkkkkkkkkk c/kariin jug Soo dhacay
    Waar ciyaal Baad tahaye filmkan maxamed xaashi cilmi Ayaa isyiri wax hagaji watii lagu qosley walibana Beeshaad ka soo jeedo Ayaa ka hortim

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 Před 3 lety +3

      U malanmaayo qof wax qabanaya in aya haboontahay in lagu qoslo

    • @Ayaan_wadaani
      @Ayaan_wadaani Před 3 lety +2

      Hhh Waa mahamed xaashi waa MUUNAAFAAQ 1 wixii laguu diiday ayuu qabaa. C/Kariin Waa Duun Xaariura nin Gaajoonaya ka dheer Suldalaad Gooba ayuu ka soo jeeda. Baro. Allah xilka ha ku guuleeyo amiin.