Workshop || Sida Caado ku dhisan kartid + Sharaxa Buugyaraha Afoogy ee Caadada.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Tababarkaani waxaan ku sharxayna habka u isticmaali lahayd buugyaraha ay afoogy kusoo saartay.
    __________________________________
    Websitkayna:
    ⭕️ afoogy.com
    Sidoo kale nagala soco Barahayna Bulshada:
    ⭕️ WhatsApp: wa.me/25261989...
    ⭕️ afoogy
    ⭕️ afoogy1

Komentáře • 50

  • @afoogy
    @afoogy  Před 2 lety +31

    🎬 Muqaal faahfaahsan habka dhisida caado wanaagsn: czcams.com/video/4IbmqwAFMms/video.html
    📚 Buuga dabagalidda caadada: afoogy.com/dabagallida-caadada/

  • @arimahanolosha2545
    @arimahanolosha2545 Před 2 lety +3

    M.a thanks ustaad

  • @zahramuxudiin219
    @zahramuxudiin219 Před 2 lety +2

    Ustaad mhdsnid jasakallah sida quruxda bdn oo noogu soo gudbise muqalo tayo leh

  • @salaamomar9737
    @salaamomar9737 Před 2 lety +5

    Masha allah ustaad

  • @wehliyecismaan
    @wehliyecismaan Před 2 lety +3

    Thanks teacher.

  • @ibarabdiibar5383
    @ibarabdiibar5383 Před 2 lety +12

    Ustaad qaabkaan cml waxaad usoo sharraxdaa Booklet-ka 12 week year plan horay waad u sharraxday balse sida aan kan faahfaahisay oo kale uga soo hadal 💯

    • @afoogy
      @afoogy  Před 2 lety +1

      Lawa bil ka hor ayuu maclinka u sharxay ka fiiri linkiyan: czcams.com/video/G3ovYHACIRA/video.html

    • @ibarabdiibar5383
      @ibarabdiibar5383 Před 2 lety +1

      @@afoogy wll comment-geyga waan ku sheegay in horay loo sharxay Balse ani iyo Asxaab badan ma ayna fahmin dariiqada dhabta ah

  • @user-yz8ou1sc3e
    @user-yz8ou1sc3e Před 10 měsíci +1

    Thank you

  • @cimaanmaxamed5916
    @cimaanmaxamed5916 Před 2 lety +3

    Thanks ustaad inbadan sugaynay wlhi

  • @abdifatahmustafshoble2657

    Mahadsanid ustad waxaa ku soo aadisey xili baahi loo qabey oo xasaasi ah waxaan ku Lee yahay ramadaan kariim

  • @Usaame-zd1it
    @Usaame-zd1it Před 8 měsíci

    جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك وأطال الله عمرك

  • @user-qx3hs3mf2r
    @user-qx3hs3mf2r Před 22 dny

    M.a thanks teacher

  • @axmednourmaxamuud9991
    @axmednourmaxamuud9991 Před rokem +2

    Thanks for doing this jobs, things that you are doing .salmaan maadow , you are best person , illaahay ha kaa Abaal mariyo wll

  • @imaanafrah1498
    @imaanafrah1498 Před 2 lety +2

    Mahadsanid teacher

  • @happyibrahim1180
    @happyibrahim1180 Před 2 lety +2

    Aslam alaykum Ustaad Ramadan Kareem
    Channel Salaman maado Ayaan mudo hal bilah Ku xidhanah say Manshallah Waxa badan Ayaan Ka Fa'iiday hadaan nahay Ardayda walhi بارك الله فيك وجزاك الله خيرا 🙏🙏
    From Somaliland specially Hargeisa

  • @faroheena
    @faroheena Před 2 lety +3

    Ustaad salmaan madow first thanks my dear teacher waxaan ubaahanahay inaad muuqaal nooga soo diyaariso sidaad bookta aad nosoo gudbiso usamayso waa codsi noogana dhig hadiyad bisha ramadaan aad nasiisayna ramadaan mubarak teacher thanks

  • @mowli420
    @mowli420 Před 2 lety +2

    M.a

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Před 2 lety +1

    M.A MAHADSANID USTAAD

  • @AhmedOmar-pk4ur
    @AhmedOmar-pk4ur Před 2 lety +1

    ustaad buuga waan soo dagsaday waana soo printer garays tay waan ku mahadsantahat. شكرا استاذ

  • @najuumaneha4031
    @najuumaneha4031 Před rokem

    Thank you my teacher

  • @getto10
    @getto10 Před 2 lety +1

    Macalin aad ayaad u mahad santahay

  • @maxamedsomaali1104
    @maxamedsomaali1104 Před rokem

    Alle hakaa abalmariyo ustaad salmaan💘

  • @Vowsia
    @Vowsia Před rokem

    thank u ustaad waa la soo baxay sharaf ku joog adunka .

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Před 2 lety

    Baraka Allah fiikum Allah haku xifdiyo

  • @Moha-fq6tw
    @Moha-fq6tw Před 2 lety +1

    Ustaad funaanadaan qoladee kuu diyaariyay? Aad baan muhiim ugu ahay. Thanks

  • @IsmaaciilCali-jj3gb
    @IsmaaciilCali-jj3gb Před 8 měsíci

    Macanilka hogaamiye waa waxaan kugu jeclahy cashirada aaaad uwanaagsan mcln.maadoow hory usoco allaah Haku xifdiyo

  • @faroheena
    @faroheena Před 2 lety

    Macalin mahad sanid marka hore alaah mahad le macalin muqaal nooga sooamee sida aad buugaatan aad usamayso hadii ay tahay course isoo sheeg waan ubahaynaye mahad sanid

  • @barkadrobleh252
    @barkadrobleh252 Před rokem

    Barakallah Macalin

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 Před 2 lety

    Masha Allah ustaad

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5ne Před 2 lety

    Mahadsanid Ustaad

  • @abdullahimohamudabdullahi3572

    Mash allah brother mahadsanid

  • @twinkle7167
    @twinkle7167 Před 2 lety

    Mahadsanid macalin

  • @abdiqanixaange9753
    @abdiqanixaange9753 Před 2 lety

    mahadsanid ustaad

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdi Před rokem

    Ustaad ani lacag buu iwaydiinayaa markaa wax inta ku qorto aan kabax damco see wax ujiraan fadlan

  • @user-bk3vt2my5h
    @user-bk3vt2my5h Před 9 měsíci

    Man.fhmin..iisoo.sawir.Appkas.muqaalkiisa

  • @QEYZINDHOYARE
    @QEYZINDHOYARE Před 6 měsíci +1

    Waa soo daabacday boogii waa I anfacay

    • @afoogy
      @afoogy  Před 6 měsíci

      Farxad ayay ino tahay

  • @WLLAKOFFICIAL
    @WLLAKOFFICIAL Před 2 lety

    جزاك الله

  • @HamthaMohamouth
    @HamthaMohamouth Před měsícem

    Buug yaraha intee ka helaa

  • @user-yz8ou1sc3e
    @user-yz8ou1sc3e Před 10 měsíci

    ❤❤

  • @yoonisciise
    @yoonisciise Před rokem

    Sxb ninkaan sifican buu inuu dhiiri galiyay waa naftaada laxisaabtam caadiya

  • @YasirCarafat19
    @YasirCarafat19 Před 2 lety

    Mclim thanks

  • @abdiresakahmed5726
    @abdiresakahmed5726 Před 7 měsíci

    usaadow off line ahaan in loo isicmaalo miyaa oogu tala gashay,iditing mabalagsamayn karee

  • @diinixasan7230
    @diinixasan7230 Před rokem

    Meedee buuga

  • @abshirhaani2565
    @abshirhaani2565 Před 2 lety

    ustaad buuga offline kaliya miyaa lagu isticmaali karaa oo kaliya