Senator GAAGAAB - KALAHAADKII 1991 iyo bixidii SIYAAD BARRE ee Muqdisho. Qaybta 6-aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • KALAHAADKII 1991 iyo bixidii MAXAMED SIYAAD BARRE ee Muqdisho.
    Taxane 8-qaybdoodle ah oo xiiso gaar ah iyo dhacdooyin kala duwan xambaarsan.
    #qayb ka mid ah nolosheenna.

Komentáře • 10

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 Před 4 dny

    Waa dawlad reer lahaa kulli colonel iyo wasiirro ah....!!!!.

  • @hilalhakar3790
    @hilalhakar3790 Před 2 lety

    Allaha unaxaristo Gen Bashir Bililiqo Dadku waa wada qiray inuu ahaa Dirac geesi, Fariid eh

  • @amareto5772
    @amareto5772 Před 6 měsíci +1

    Fulay ayuu ahaa ina Siyaad Barre. Saddam Xuseen waa uu diiday inuu baxo oo gacan ayaa lagu qabtay oo waa la dilay. Qadaafi sidoo kale. Ragayga waxa ay qabaan baan la qabi lahaa.

  • @mohamedqeyt3873
    @mohamedqeyt3873 Před 5 měsíci

    In oo cararo weey fcneed cause HG cagta beey mari lahed

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 Před 6 měsíci

    Wakaa caqlixumada bal beenta fawiye fiiri mawaligii magari karkaan ilaahay madaxwey maxamed siyaad bare ninbuu oo xaraal ah oo libaax ah

    • @amareto5772
      @amareto5772 Před 6 měsíci +2

      Libaax ma cararo; ee waa uu dagaalamaa. Sadaam Xuseen iyo Qadaafi waa ay dagaalameen qaxootina ma noqon.

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před 2 lety

    Caqlixumada Mareexaanka.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 2 lety +1

      Cuqdad qabiil allaah haku daweeyo

    • @SOOMAALIY-1960
      @SOOMAALIY-1960 Před 8 měsíci

      Reer dhan ayaad u caayesa shakhsi qaldamay

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 měsíci +1

      ​@@gedefletv6049gaalkii siyad afweyne ee bakhtiyey asagoo musqul dhexdeed futada faraha kula jira ayuu bakhtiyey cabdulahi Yuusuf baa cayrsaday