Welcome to Garowe, Puntland

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Kuso dhawaada Amni badantii Garowe ahayd.

Komentáře • 253

  • @Geenyada
    @Geenyada  Před 3 lety +92

    Kuso dhawaada amni badantii garowe ahayd. Muuqalo kale badan so socodo, ilaa boosaso, qardho, galkacyo iyo meela kale oo badan🙏🏽

    • @fatisaid8346
      @fatisaid8346 Před 3 lety +1

      Abaayo carmo ma imany saa plz plz plz plz plz plz🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @mohaofficial7766
      @mohaofficial7766 Před 3 lety +1

      Genyadda nolaaw sharaf ledahy wllshy

    • @beerlulab9008
      @beerlulab9008 Před 3 lety +2

      Galkacyo baan kuu fadhinaa

    • @11naa44
      @11naa44 Před 3 lety +1

      You need to go to las qoray and eyl magalo xeebedyada

    • @amaaladan2372
      @amaaladan2372 Před 3 lety +1

      Geenyo wad mhadsantahay ❤️❤️❤️

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před 3 lety +46

    Waxaan ka aaminsanahay Magaalo ay degganyihiin dad Soomaaliyeed oo aad u sharaf badan, weli ma arag odey amma nin madax u ah oo soo caytamaaya amma malaayacni ku hadlaaya! Maa shaa allaah allaah ha u siyaadiyo nimcada iyo nabadda aamiin. Runtii waxaan ahay reer Hargeisa waanan u qirey sharaf iyo cisi ineey leeyiin allaah yaxfadakum aamiin.

    • @11naa44
      @11naa44 Před 3 lety

      Hhhh malin walban aragnaa

    • @faadumomaxamed7689
      @faadumomaxamed7689 Před 3 lety +2

      @@11naa44 runtii anigu maan arag waa loo qiraa walaaalkaa wuxuu kaaga wacanyahay

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 Před 3 lety

      Thanks walal, aniga Hargeysa waan jeclahay

    • @faadumomaxamed7689
      @faadumomaxamed7689 Před 3 lety +1

      @@fadumomusse2132 adiga ayaa mudan walaashey qaali ❤

    • @marhoraansameeyaykingdom6355
      @marhoraansameeyaykingdom6355 Před 3 lety +2

      We love you too somaliland baayo.... Somali o dhana ilaahay nabad iyo xasilooni hasiiyo

  • @ayuub3301
    @ayuub3301 Před 2 lety +18

    This a amazing I was born in Garowe and have lived there for 19 years and now I live in Sweden. One day I will come my home i miss so much thank quen sida ad nola wadagty qurxda dalkena❤️🇸🇴

    • @alishamahad903
      @alishamahad903 Před 2 lety

      mashaAllah kusodhawoow markle magaladada🇸🇱

    • @mistycloud4455
      @mistycloud4455 Před 2 lety +2

      Hope many Somalis in the west can come back and help develop Somalia.

    • @kinganbilen
      @kinganbilen Před rokem

      På riktigt

  • @mohamedyusufmedia2007
    @mohamedyusufmedia2007 Před 3 lety +29

    Muuqaalkan 1M Like ah iyo kabadan bu uqalmaa Guul Iyo Gobonimo🇸🇴🇸🇱

    • @twozerosix4767
      @twozerosix4767 Před 3 lety

      Bro Rpt ku qabo muqalkan waxay ku bahdilaysaa casumada bilan waayo meelaha danyarta bay casumadii oo dhan ku soo kobatay bro naagtan way naceeb baa kabuuxa rpt ku qabo hadii ad puntlander thy tnx

    • @MAHADMOHAMUUDOMARMAHAD-yw1sk
      @MAHADMOHAMUUDOMARMAHAD-yw1sk Před 9 měsíci

      ​@@twozerosix4767 hhhh garoowe waa tuulo

  • @boqoradagarowe5964
    @boqoradagarowe5964 Před 3 lety +17

    Woow amazing video ifka janada Garowe 🥰🥰🥰🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️ miss u more🥰🥰🥰🥰🥰🥰amni badan garowe

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Před 3 lety +19

    Masha Allah Garoowe Waa Magaaladda Ugu Laamiyadda Baddan Meel Ee Somaali Dagtaba. 😍😍😍😍

    • @11naa44
      @11naa44 Před 3 lety +1

      Miyd wada tirisey

    • @11naa44
      @11naa44 Před 3 lety +1

      Miyd wada tirisey

    • @deeqa1151
      @deeqa1151 Před 3 lety +3

      @@11naa44 xaqiiq weeye waa magalada ugu laamiyada badan dhulka somalidu dagto

    • @abdirahmanali2348
      @abdirahmanali2348 Před 2 lety

      Magaadda Ugu laamiyadda badan magaalooyinka yaryar...

    • @11naa44
      @11naa44 Před 2 lety +1

      Wa xamar

  • @maxgaroowe3732
    @maxgaroowe3732 Před 2 lety +6

    Iney tahay meesha ugu amni badan soomaliya.wadnaha ku raacay garowe bilan. 💖💫💥💯🙏

  • @hersifarah5391
    @hersifarah5391 Před 3 lety +25

    MASHAALLAH GARAWE IS BEAUTFULL CITY I LOVE ANY CITY WERE THEIR IS PEACE.PEACE IS LIFE.it is nice mukal.KEEP GOING MY SISTER.

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e Před 3 lety +19

    Mnsha allaH Garowe amni Badan🇸🇱🇸🇴❤🥰💪

  • @cabirmaxmed366
    @cabirmaxmed366 Před 2 lety +9

    Mansha Allah nadafada iyo amniga meelo badan bay ka horeysa garoowe😍😍😍😍

  • @jamasaid3417
    @jamasaid3417 Před 3 lety +16

    Wooow very ii muuqdo town plane wanagsn oo magalada leedahay

  • @fatemabdi
    @fatemabdi Před 3 lety +15

    Kusoo dhawow my Home Garowe ❤
    Waa lagu soo kala horeyey maahee lama kala laha🥰

  • @hadhkamusa740
    @hadhkamusa740 Před 2 lety +1

    Maansha allaa waa magaalo dhisan. Anigoon maanta dalkeenii joogin hadana waan ku farxaa markaan arko Somali hore u martay. Ilaahay ha mideeyo Somaalida hana barakeeyo meelkasta ay jooga an.

  • @queenikky1436
    @queenikky1436 Před 2 lety +11

    I can’t wait boosaaso deeqa habeen iyo malin so duub geenyo ❤️❤️

  • @abdowali463
    @abdowali463 Před 2 lety +3

    Inama caadi ma ahan caasimadeena bilan ee Garoowe. Aloow nabada u siyaadi Garowe iyo guud ahaa Dhul-udug🌇🎆🌅💝❤️🟦🟦⬜️⬜️🟩🟩

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 Před 3 lety +12

    MAA SHAA ALLAAH. Innaba caadi ma ♥ aha amni badantii Alcaasimah Garowe ahayd

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 Před 3 lety +1

      Meesha Ilbaxnimada ka soo bilaawate waatana daawo
      czcams.com/video/xDNz040y6-c/video.html

  • @najmaabdikadir3879
    @najmaabdikadir3879 Před 3 lety +10

    Cise maxamudka reer garowe n ahey🤞💙🤍💚

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 Před 3 lety

      Meesha Ilbaxnimada ka soo bilaawate waatana daawo
      czcams.com/video/xDNz040y6-c/video.html

    • @11naa44
      @11naa44 Před 3 lety

      Hhhhh ciise riyoole wll imisad leedhy

  • @cabiirmahmud1557
    @cabiirmahmud1557 Před 3 lety +8

    Masha allah amni badantii goroowe salan sare bosaso kugu sugeyna qali🥰🥰✌

  • @faatimacabdishakuurnuur5603

    Amnibadantii garowe ahyd magaladyda aan jeclahy❤️❤️❤️❤️

  • @zaytum
    @zaytum Před 3 lety +5

    Mansha. Alaah ilaahey ha ku barakeryo🙏🥰🥰🥰🌹🌹💓💓 gurux waaye garowe👍👍👍🌹🌹🌹💓💓

  • @Ruushkamuslinka1666
    @Ruushkamuslinka1666 Před 3 lety +4

    Kusoo Dhawoow Dhulka Uduga Ee Puntaland Gaar Ahaan CasimaDeeNa Garoowe🇸🇱

  • @Raho339
    @Raho339 Před 2 lety +2

    Caasimada Bilan Boqran ee Puntland🇺🇿❤️BaRakee Alloow Aaaamiiin Aaaamiin Aaaamiin ILaahayoow,Wixii Shara Kadhawr Aaamiin Yaaa Rabi☝️

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 Před 3 lety +16

    Ku raaxeyso amni badanti abaayo "🔥💯❤🐍

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 Před 3 lety

      Meesha Ilbaxnimada ka soo bilaawate waatana daawo
      czcams.com/video/xDNz040y6-c/video.html

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 Před 3 lety +5

    Dhul keygi Anku dhashey waxay caan kuthy groe waa dhulki uduga iyo beeyada wow 💞💞✅💕

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Před 2 lety +4

    Ma sha Allah so beautiful Garoowe. Keep going sister

  • @rakiacadey757
    @rakiacadey757 Před 3 lety +12

    I can't wait Bossaso 👍👍

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před 3 lety +2

    Reer garoowe wa dad so dhawaynta ku fiican mar wan tagi insha Allah

  • @nadiramohamud4910
    @nadiramohamud4910 Před 3 lety +6

    My city amni badantii garowe❤️🥰

  • @hawodaganchannel2720
    @hawodaganchannel2720 Před 3 lety +2

    woooow woooow caasimada bilan boqranee puntland barakee allow

  • @hodanabubakar6740
    @hodanabubakar6740 Před 2 lety +3

    Reer boosaso deeqa aku sugayah wllshy deeyad madow

  • @princessajmalmohamed9711
    @princessajmalmohamed9711 Před 2 lety +2

    Msha allh amni badantii groowe❤🤲🥰 iyo boqradeeni geenyada mdow

  • @Mss_somalia
    @Mss_somalia Před 3 lety +3

    Ayyy abni badantii garowe aheed🥰🥰uxiisay wllhi🥺geenyo hory usoco byo🥰🇸🇱🔥

  • @marhoraansameeyaykingdom6355

    Thankx abayo..... Geenyada madow gabar aan aad utaagero ba tahay.... Somaliya odhan inta awoodid no so duub..... Mgaladayda gaalkacyo bn kaa sugaya geenyooy....

  • @mohamedhoussein6791
    @mohamedhoussein6791 Před 3 lety +10

    mashallah ❤❤❤ much love garowe

  • @maryanabdishakur2818
    @maryanabdishakur2818 Před 3 lety +4

    Boosaaso barrgal Caluula xaafuun xaabo meelahaas nosoo duub waa dhul aad uquran

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 Před 3 lety

      Meesha Ilbaxnimada ka soo bilaawate waatana daawo
      czcams.com/video/xDNz040y6-c/video.html

  • @wizzoskar8365
    @wizzoskar8365 Před 3 lety +1

    M.sh qruxey allaha kudhawro gabadh somaliyed oo kudashadaysa dalkeeda nolow and welcome to Garowe dhulku wa dhukaagii😍❤️😘

  • @amaaladan2372
    @amaaladan2372 Před 3 lety +2

    Geenyo madow aad ugu faraxsanahay casimada garowe 🇸🇴🇸🇱

  • @HaadiTravels
    @HaadiTravels Před 3 lety +6

    Garowe waa imaana InshaAllah ✈️✈️

    • @addan76
      @addan76 Před 2 lety

      Waa dhulkaagii hooyo

  • @fatuushjama8008
    @fatuushjama8008 Před 3 lety +6

    Masha Allah garowe 💚🤍💙

  • @AabahaJcylka-ut6ip
    @AabahaJcylka-ut6ip Před rokem

    masha alaah masha alaah
    Aloow barakee garowe puntland

  • @TheBarni114
    @TheBarni114 Před 3 lety +4

    Geenyo Nagu salaan Garoowe from Boston ma

  • @miskiboolo1360
    @miskiboolo1360 Před 2 lety +2

    Thnk you abyo magaldaydii hada tagty respect 💋❤️

  • @subxanaallah4528
    @subxanaallah4528 Před 3 lety +7

    Keep going walashey 🙏

  • @nasromohamud6488
    @nasromohamud6488 Před 3 lety +4

    Magalo nadiif ah hal bac oo duulaysa arki maysi xitaa❣

    • @11naa44
      @11naa44 Před 3 lety

      Hhhh kalay imow markasad arki

    • @nasromohamud6488
      @nasromohamud6488 Před 3 lety

      @@11naa44 wanba joogaye ma aniga Groweh iiga sheegyn ku dhashy oo ku koraye🤔

    • @11naa44
      @11naa44 Před 3 lety

      @@nasromohamud6488 anba wn joga dadka been ha u sheegin

    • @deeqa1151
      @deeqa1151 Před 3 lety

      @@11naa44 adi reer garoowe matihid waliga madan arag hada tagtayna ruux xaasida tahay oo waxba quurin

    • @11naa44
      @11naa44 Před 3 lety

      @@deeqa1151 wadooyin hadad tirineysid kuwa xamar so tiri garowe shala la dhisay

  • @sheekonews7849
    @sheekonews7849 Před 3 lety +1

    nice pic thnxs geenyada M.

  • @nasromohamud6488
    @nasromohamud6488 Před 3 lety +3

    Welcome dea Geenyoh Groweh jano❣

  • @AR-is2id
    @AR-is2id Před 2 lety +6

    MashaAllah abayo ku soo dhawoow ❤

  • @mohamedyusufmedia2007
    @mohamedyusufmedia2007 Před 3 lety +3

    Mnzha allah Qurux an indhaha laga qaadi karin Garowe sanad ka hor ba igu dambeysey Magaaladiba wxkalay noqotey wlhi Geenyada aad bad ugu mahadsan thy wll Bilicda iyo quruxda magaloyinkena somaliyed so bandhigitankoda guul io gobonimo🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💯🥰

  • @mubaarikshukri206
    @mubaarikshukri206 Před 3 lety +2

    Geenyda madaw wll qli dalkena ayad nagu dalxiisasy thanks in soo badi

  • @jasintz9245
    @jasintz9245 Před 2 lety

    Mashalah allow dhowr nabada iyo somalinimada iyo horumarka

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Před 3 lety +3

    Thank you Geenyo eller tack så mycket

  • @hodangiribaa3625
    @hodangiribaa3625 Před 3 lety +3

    My home garowe🥰😍😍🥰

  • @averylovelygirl4739
    @averylovelygirl4739 Před 2 lety +2

    Maanshaallaa dhulkeena puruxdiisa ayaadnalawadaagaysaan aad baadumahadsantahiin ilaahayawsoomaali kuwii wanaagakashapeeya kadhig aamiin aamiin aamiin aamiin inshallah waaniman

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 Před 2 lety

    PUNTLAND WAA ISKU MID WAA ISKU. HOOYO HAKALA. SAARIN WAY KALLUUNKA EYL. BEEYLA MAR YAA LASOO BAXA OO HELA. LAAMI LAAMI ASPHALT ((FARDOOUSA)) ...

  • @aragsaninajaamac8279
    @aragsaninajaamac8279 Před 3 lety +7

    Masha Allah

  • @aasiyojaamac7311
    @aasiyojaamac7311 Před 2 lety

    Garowe nimaan kol arag muxuu nabar weyn qabaa😘😘😘😘🎆

  • @sirtaxogaha8600
    @sirtaxogaha8600 Před 3 lety +5

    boqorada guulayso

  • @lullul3875
    @lullul3875 Před rokem

    Mansha allaah my famali ilaahay nabada hausiyaadiyo insha allaah

  • @hanimaxamed8945
    @hanimaxamed8945 Před 2 lety +4

    Masha Allah 💯🇸🇱❤️❤️❤️👌

  • @twincities60
    @twincities60 Před rokem

    First video I’ve ever watched just recently found out about ur platform and I must admit I love that ur fluent in Somali I could listen an watch all day walall keep going sis love ur content

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 Před 2 lety +1

    Woow abni badan qurux weeye 🇸🇱😍

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore5169 Před 3 lety +4

    Mashallah beautiful 😍

  • @umubashiir4893
    @umubashiir4893 Před 3 lety +6

    MashaAalha

  • @carabfadumo7531
    @carabfadumo7531 Před 3 lety +1

    Geelyo 14 sana iigu danbaysay waan uxisay magalada ku koray garawe 😘

  • @sunduscabdimahad4263
    @sunduscabdimahad4263 Před 3 lety +5

    Masha allh

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 Před 3 lety +10

    We love you dadkaygoo from Burco

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 Před 3 lety

      Meesha Ilbaxnimada ka soo bilaawate waatana daawo
      czcams.com/video/xDNz040y6-c/video.html

  • @libaxbari1053
    @libaxbari1053 Před 3 lety

    I miss home sweet Puntland abyo Bosaso so video garey Bosaso ba wayan ala maxa u xisay Bosaso iyo puntland ❤️❤️

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Sooo dhawoow waxbadan khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro bahyareey I bahyareey yarta iyoiyo gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho I naanayso badana waa leeyahay.yartaan haa ihihihihihihihii ihihihihihihihii I

  • @guribila9738
    @guribila9738 Před 3 lety +3

    Mansha alaah magalo quruxbadan weeye lkn saan filaaya magalada cusub ayaad soo duubtay meel aan gartaba waan ka wayay xataa injidii nooc kale ila noqotay

  • @yusufcodey
    @yusufcodey Před 3 lety +3

    QUEEN 👑 IS BACK 💟☺️

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 Před 3 lety

      Meesha Ilbaxnimada ka soo bilaawate waatana daawo
      czcams.com/video/xDNz040y6-c/video.html

  • @xidigtiibari7976
    @xidigtiibari7976 Před 2 lety +1

    Garowe waa lagusoo kala horeeyay maahane lama kala lahan ina adeer kusoo dhawaw puntland abaayo

  • @muscabdiamondofficial7676

    First vaar inta ila aragtay geenyada iney faraxsan tahay

  • @xafsomaxamuud6907
    @xafsomaxamuud6907 Před 2 lety +4

    Garawe🥰🥰🥰🥰❤❤❤

  • @sacdiyoabshir9816
    @sacdiyoabshir9816 Před 3 lety +2

    waxaan ka amiinsanahay bilic iyo qurux abni badan garoowe

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před rokem

    WAA DAMEERTA MADOW WAA ADOON MAJEERTEN HADEER WAXAY JOOGTA HARGEISA WAA IN LAGU DHEX DILAA HARGEISA

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN Před 3 lety +4

    Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye

  • @1234bigboy
    @1234bigboy Před 3 lety +3

    M.a dhulkena somaliyed

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před rokem

    Janatiii.itaaaaaaaaa weldooown wadayareeey.sheeko

  • @buudiabdi8496
    @buudiabdi8496 Před 3 lety +5

    Maasha allaah

  • @xamdixayi8187
    @xamdixayi8187 Před 3 lety +6

    Mashallah

  • @maryamnutrition1435
    @maryamnutrition1435 Před 3 lety +1

    M.a amni bdan growe🇸🇱🇸🇱

  • @malmohamud1465
    @malmohamud1465 Před 3 lety

    Manshlah beautiful city but I love it garoowe

  • @zayidgoonisocod3396
    @zayidgoonisocod3396 Před 2 lety

    Masha Allah hooyadi umada soomaliyed iftiinka usoo celisey baad jogtaan

  • @maxndqessm9973
    @maxndqessm9973 Před 2 lety +1

    Geenyo alaha kudhowro wlshy mcn

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 Před 3 lety +2

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k wax yar iiga dhiman igaarsiya thankz

  • @11naa44
    @11naa44 Před 3 lety +4

    Garowe wxa dhisay qurba jogta puntland MashAllah lkn dowlad ma dhisan deni mxu shacabka uga gooyey lacagta cash ta aheyd shame on you

  • @nimoq1843
    @nimoq1843 Před 3 lety +1

    Mashaaa alah soo dhawoow qaali dumar

  • @ehelukheir8820
    @ehelukheir8820 Před 3 lety +1

    Galkacyo kasugayna insha Allh mnsha Allh muqalka

  • @ramlohassan
    @ramlohassan Před rokem

    Masha allah garoowe

  • @nourayn766
    @nourayn766 Před 3 lety +4

    Mashallah ❤

  • @fadumosaid9019
    @fadumosaid9019 Před 2 lety

    Mashaalaah wadankena allaha noo barakeyo

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 Před 2 lety +1

    Horumarka iyo ilbaxnimada soomaaliya ka so bilaabatay?

  • @haboonitadiamond7727
    @haboonitadiamond7727 Před 3 lety +5

    Raaage cade love u 🥰🥰❤️🤣🤣🤣

  • @abwaancarris5426
    @abwaancarris5426 Před 3 lety +6

    GEENYO GUULAYSO

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 Před 2 lety +1

    Masha Allah qurux

  • @umulkhayrjamac2145
    @umulkhayrjamac2145 Před 3 lety +1

    Garowe Garowe Garowe Garowe Garowe Garowe Garowe Garowe Garowe Garowe Garowe Garowe Garowe Garowe Garowe Garowe

  • @bad_boy_abdalla4589
    @bad_boy_abdalla4589 Před 2 lety

    Aamiin allow barakee puntlnd

  • @xawomohamud692
    @xawomohamud692 Před 3 lety +1

    Www geenyo faruhu kuma go

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 Před 3 lety +1

    Wcs geenyo gabdho casho shawarma cajiib ah ban so dhigay Soo dawada

  • @mahmutgaanni3885
    @mahmutgaanni3885 Před 3 lety +3

    Masha allh soo dhowoow abayo

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 Před 3 lety

      Meesha Ilbaxnimada ka soo bilaawate waatana daawo
      czcams.com/video/xDNz040y6-c/video.html