Casharkii 224, Tafsiirka Al-Qalam 1 ilaa 52 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2019
  • Dib u Habayn tafsiirkii Quraanka Sh Cumar Faaruuq (Yarxamullah)
    Casharkii 224, Tafsiirka Al-Qalam 1 ilaa 52 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
    Tafsiirkan Sh Cumar Faaruuq wuxuu ku duubay Sacuudiga 1988 sida la filayo, Fadlan noo soo ducee, Subscribe us and share the FADLI

Komentáře • 56

  • @yusufsalad6316
    @yusufsalad6316 Před 2 lety +12

    Sh. Cumar Faaruq AllaH UNaxriisto RUNTII WAX BADANA KA FAA IDAY🥰

  • @dahirmatan530
    @dahirmatan530 Před rokem +3

    Allaha u naxariisto sh cumar xaaji cabdisuldaan xaaji maxamuud

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 Před 4 lety +11

    sheekh qaali ku ah ummada soomaaliyeed ilaahey naxaariis iyo fardowsa ha geeyo qayr baan ka faa'iidney ilaahe y inta noo soo hagaajisay ee isku soo duba riday oo waqtigooda ku bixisay waxan ilaahey uga baryeynaa iyagana naxariis aan aakhiro iyo aduunba dhaman oo ilaahey ha idin siiyo inshaa alaah walaahi waa na dhiiri geliyeen

    • @dakanemohamed7891
      @dakanemohamed7891 Před 4 lety +1

      Sadaqatul jaari ayuu shaqeystay ilaahey janada ha ka waraabiyo .

    • @SalahBarre
      @SalahBarre  Před 4 lety +2

      Aaamiin jazakallah khayr Amina Farah ilaahay Jannadii fardowsa ha nagu kulmiyo dhamaanteen, adiga iyo ehelkaad jeceshahay ahlu quraan Allah ha ka dhigo, raxmadii ilaahay oo daaim ah ALLAH ha idin siiyo.

    • @bachalahamaada379
      @bachalahamaada379 Před 3 lety

      Ameeen

  • @CabdiraxmaanCartan-bq4xb

    Ilaahey ha kuu naxariisto skeekh fcn tahat m a runtii anga wax fcn kaabartay❤😍💓❤❤❤❤😊

  • @user-hj7kn1zk9b
    @user-hj7kn1zk9b Před 9 měsíci +2

    Maashaa allah ilaahaw ku naxariiso❤

  • @abdinuurabshiraliinshaar9027

    Shiiq Omar alle ha uxariisto. Jannaddi fardowsa alle hageeyo. Aamin Aamin Aamin

  • @ميمونه-ش1س
    @ميمونه-ش1س Před měsícem +2

    Allah ha u naxriisto😢

  • @mohamedabdimohamed1996
    @mohamedabdimohamed1996 Před 3 lety +9

    Maka cajisaayo dagesiga shiekh omar faruq Allah janada ha ogu bishareyo

  • @shillingtv8486
    @shillingtv8486 Před 11 měsíci +3

    Ya allah forgive and grant sheikh Omar Faruq Janatul Fardowsah

  • @user-ku7hw6yn3b
    @user-ku7hw6yn3b Před 10 měsíci +2

    Masha Allah 👍👍💚💛❤❤️💚🕋

  • @Najma98
    @Najma98 Před rokem +3

    Alx Ilaahay janadiisa kugu abaal Mari ❤❤❤

  • @omarsheikhmohamed2429
    @omarsheikhmohamed2429 Před 3 lety +8

    Allaah hakuunaxariisto anagana allaah hanugu anfaco

  • @shankarooninamaxamed7339

    Ilaahay janatul fardowsa haku casumo Allahuma Aamiin

  • @nimcoxasan5190
    @nimcoxasan5190 Před 2 lety +1

    Rabi hanunaxaristo sheekha miisaanka xasanaadka ha ugu daro
    Qofka inoo fudaydiyayna rabi haka abaal mariyo

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Před rokem

    Alaah rabilcaalimiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 Před 7 měsíci +1

    رحمك الله وغفر الله ذنبك

  • @axmedthree4118
    @axmedthree4118 Před 4 měsíci

    ❤alla yaa raxma allow janatu firdowsa ka waraabi Aamiin

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 Před 3 lety +2

    Allaha unaxariisto sheikh Cumar faaruuq janatulfarduus anaga iyo adigaba inshallah

  • @famkh2929
    @famkh2929 Před 3 lety +5

    Alha u naxariisto sheeq cumer faaruuq waxa naloga shidi jiray dugsiga quran malin walbo qamiis ah waligey ma iloobayo sheeqa alha uwada naxariisto asaga iyo intii muslim ah iyo waalidkeyba.

    • @abubakarabdulkadir7872
      @abubakarabdulkadir7872 Před 3 lety

      اللهم ارحمه واعف عنه واغفر له وسامحه وادخله جنتک مثواه ءامین

  • @osmanfarah3117
    @osmanfarah3117 Před rokem +1

    Alle hku naxaristo dhaxal ficn bad noga tagtay wllhi

  • @AbdirizakMohamud-ds8np
    @AbdirizakMohamud-ds8np Před rokem +1

    Allah Ku naxariiisto

  • @afiifoabdiladiif2370
    @afiifoabdiladiif2370 Před rokem +3

    Ajar iyo xasanad allaha siiyo shiiq cumar faruuq qabriga Allaha u nuuriyo adaga noo soo habeeyayna oo noo soo gubigayna danbigaaga Allaha dhaafo

  • @calisanag
    @calisanag Před 2 lety +1

    Ilaahay haw naxariisto

  • @cawadcali218
    @cawadcali218 Před 3 lety +2

    Masha allah illahay hakuunazariisto

  • @sultannajibugasahmed1109
    @sultannajibugasahmed1109 Před 5 měsíci

    JazakALLAH

  • @sacdiyomohamed5724
    @sacdiyomohamed5724 Před 4 měsíci

    Allaha unaxaristo sh cumar faaruq

  • @HabibaMohamed-np7ue
    @HabibaMohamed-np7ue Před 3 lety +5

    Yarabi unaxariiso sheeq cumur faaruq ila hada ayuu xaqa noo sheega haaya anikana tafsiirka ayaan kabaran haaya Yarabi ila garab kal inaan u ducoya xaaq waayo marwalboo hilmaamin waan udu coyna insha

  • @somalitigress2703
    @somalitigress2703 Před 6 měsíci

    Ilaahow kuu naxariiso sheikh cumar faaruq janadi fardowso ne ka waraabi

  • @heartheart9688
    @heartheart9688 Před 2 lety +1

    Maa Shaa Allaah

  • @jba9115
    @jba9115 Před rokem +1

    Allah ha,naxariisto sheekh❤😢

  • @ayanmaxamed3924
    @ayanmaxamed3924 Před 6 dny

    M.a❤❤❤

  • @mohamednuralfa
    @mohamednuralfa Před rokem +1

    Allah haunaxariste Sheikh Cumar Faruq

  • @abdirashidhussein5427
    @abdirashidhussein5427 Před 2 lety

    Mashallah Tabarakallah Sheikh Omar Farouq

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 Před rokem

    Rabow naxaris jano siiiih sheekh

  • @user-mg7pt2qf5m
    @user-mg7pt2qf5m Před 11 měsíci +1

    الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته

  • @AnabAnab-nn9cv
    @AnabAnab-nn9cv Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @CiiseAbdulahi-sn9uv
    @CiiseAbdulahi-sn9uv Před rokem

    Allah ha unanaxariisto shekha

  • @Abdisaid-zs2xs
    @Abdisaid-zs2xs Před rokem

    ❤❤❤

  • @suleqamohamed4473
    @suleqamohamed4473 Před 10 měsíci

    Masha allah

  • @Abdisaid-zs2xs
    @Abdisaid-zs2xs Před rokem

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Před rokem

    رحمه الله تعالى آمين

  • @user-hd1yr9ji5mkos
    @user-hd1yr9ji5mkos Před 10 měsíci

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nasirharoun
    @nasirharoun Před 11 měsíci

    Masha Allan

  • @AbdiganiShariif
    @AbdiganiShariif Před 8 měsíci

    Salah alah hanugu anfaco aaamiin

  • @calimuxiyidiin8816
    @calimuxiyidiin8816 Před 2 lety

    Aashi muxyadiin

  • @deeqabdi2180
    @deeqabdi2180 Před rokem

    ZZZ w

  • @user-hd1yr9ji5mkos
    @user-hd1yr9ji5mkos Před 10 měsíci

    Scwscw❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍

  • @siciidbootaan2545
    @siciidbootaan2545 Před rokem

    Siciid bootaan236