"Madaxweyne Cadawga S/land Ayaad Neceb tahay Anakuna Waanu Ku Barbar Taaganahay..."Odayaasha Caynaba

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • #DEG_DEG_DAAWO
    Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
    Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyepart...
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

Komentáře • 36

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před 24 dny +5

    Guul JSL 💚🤍❤️
    Guul kulmiye party 💚💛

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před 24 dny +5

    Alloo caafimaad sii odaygaa reer caynaba

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 24 dny +1

    Guul Madaxwaynaha Somaliland

  • @Geesitoosan
    @Geesitoosan Před 24 dny +1

    Allow caafi odeyga reer caynaba

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Před 24 dny

    Guul insha allah kulmiye

  • @cabdigujipages9358
    @cabdigujipages9358 Před 23 dny

    Guul jsl
    Guul kulmiye party 🔰🔰

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 24 dny

    Maasha Alaah Guul jamhuuriyada sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 24 dny +3

    Sax

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Před 24 dny

    Ahey ah adeer allah caafimad degdega haku siiyo waynu wada jecelnay madaxwayne muse iyo qaranka somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 Před 24 dny +2

    EESH QIYAASAK WAA HJ DII LA ARKI JIRAY❤❤❤
    HADAANU SUBEER AWAL NAHAY MEEL BAANU IDIN KULA DHIMANAYNAA WALAAHI❤❤❤

    • @mataantafo7945
      @mataantafo7945 Před 24 dny

      Hiil bariis😂😂

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Před 24 dny

      ​@@mataantafo7945namiimanimo

    • @user-pf6lp9yn6m
      @user-pf6lp9yn6m Před 24 dny +1

      I Agree with you bro waasidaa wll

    • @CawaalegeediCiirshe
      @CawaalegeediCiirshe Před 24 dny

      Ninkaa odayga ah waxa layidhaahdaa Muj Cumar Xirsi Gaani walaahi dagaalkii SNM sadex isuma dhiibata ah oo ay walaalo ahaayeen baa goobo kala duwan ku kala dhintay midkastaaba isagoo dhowr jeer dhowr jiidood dhaawacyo ka soo gaadheen bay hadana sadexduba dagaalo ay safka hore ka yihiin ku dhinteen .isagu dhowr jeer buu ku dhaawacmay lkn qisadiisii ugu cajabta badnayd waxa ay ahayd walaalkii OO Dalqaf la odhan jiray Bay goob dagaal kawada galeen waxa ay ahayd Habariheshay oo faqashtii iyo dhulmahante cawaantoodii oo guuraysaa soo galeen dagaalkii baa kululaaday waqtina wuu socday faqashtuna kala garanmayso snmtii aan dirayska wadan iyo dhulmahantihii lasocday een dirayska wadan kolkaasaa walaalkii oo dhaawac ah oo oo sido iyo labadii qori ee ay kala siteen ayaa gaadhi suug ah oo faqashtii saarantahay ilayn waa lays dhex galee buu ugacan haadiyey oo yidhi war dhaawaca iisaara gaadhiga dhulmahantihii bay moodeen afar baa soo degey dusha kolkay ku hubsadeen buu baas mariyey gebigoodiiba kolkaasaa gaadhigii suuga ahaa iyo dhaawicii oo markiidanbe dhintay ayuu lasoo baxsaday oo ciidankii snm sidaa kula soo dhaqaaqeen gaadhigaasi bagaase cusub buu ahaa oo loo bixiyey Qardhaasaale. Ilaahay cimriga ha kuu barakeeyo MUJ Cumar dheere. waxan jeclaan lahaa in uu waraysto waaya joog tv.

  • @L.B.I.A
    @L.B.I.A Před 24 dny +1

    Guul Somaliland inshallah guul calanka tawxiidka 💚🤍❤️

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před 24 dny +3

    Been maaha wa gudaha ka dhacay ba soomaalilan ku dhacy balse wa la xaqiijin soomaalilan qarnimdeeda inshaallaahu

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před 24 dny +1

    Alloo caafimad sii xaajigaa reet caynaba

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Před 24 dny +1

    Masha allah
    Allah ha caafiyo odayga reer caynabo waa dadkii wax badan ogaa waa nin wadaniya

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 24 dny +1

    Waa runtaa. Wax Gudaa ka dhacay ayaa Dhacay. Cadowga Gudaa dhagax ha lagu dilo.

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 Před 24 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @SleepyDesk-mn9lk
    @SleepyDesk-mn9lk Před 24 dny +1

    Waxa kudhacay somaliland sababtu waa gudaheena waana la ogyey cidna liicin mayso somalilanf

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před 24 dny +2

    Odaygaa da da ah aloo caafimaad sii siwacan ayuuu uhadlay

  • @qalinlechanel
    @qalinlechanel Před 24 dny

    Reer saraar waa gob

  • @yusufhassan1175
    @yusufhassan1175 Před 24 dny

    Gadh nacasnimo.

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 Před 24 dny

    Dadka degankan somaliland ka soo jeeda soo danahoda kama hadli karaan iyagon dadkala eedeynin oonan cuqdad iyo waanala waxyeleyay dhahin wan la yabay waa nala necebyahay waa nagula soo dulay mana arkeysid waxay sheegayan cid dulan ku ah iyagaba dadka dhibateya meelaha qaar

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 Před 24 dny

    WAAR MUUSE AFAR CAADE WAATE AYUU WAX MOODAUAA,MUUSOOW,5000 EE DHINTAY,500 EE XIDHAN,2000 EE DHAAWACA AH AYAA KU HOR YAAL.ADIYO CARUURTAADUNO FOOQYAAD HARGEYSA KA SAMAYSATEEN,FULE XANTII MA MOOGA.

  • @AyaanAyaancali
    @AyaanAyaancali Před 24 dny

    GuulJsL💚🤍❤️Guulkulmiyeparty🎉🎉😊

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l Před 24 dny

    Waarun waagudaha

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 24 dny

    Cadowgu maruux muslimka ah baa ragow somali inkaar baad badeen ‼️dadkii Beenaale iyo tuug ehelunaar ah baa baabiyey ‼️‼️😭😰Subxaanallaah Allow xaqa adaa u hiilin ‼️😇😇😇😭😭⁉️‼️🛑❌🌚🌚🌚

  • @AbdiftahMohammed-tc6yo
    @AbdiftahMohammed-tc6yo Před 24 dny +1

    😂😂😂😂hush😊

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 Před 24 dny +2

    Jamhuuriyad beel madax gobeleedka Somaliand dhex Somaliand waa gobolkamid ah somalia 🇸🇴 Somali, Somalia ayaa leh