NASRO ABTIDOON IYO ABUUKAR OO ISKAAGA DHIGEY QOF SUUXDE 😱

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 06. 2024

Komentáře • 571

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 9 dny +86

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn Před 9 dny +218

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim 😢

  • @Adnaanmuuze
    @Adnaanmuuze Před 9 dny +394

    Inta layaban sacada sundus video so dhigtay like 👍 ❤😂

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 Před 9 dny +114

    Vedio sundus soo dhigty imaba dhaafi karo😭😂 waba jeclhy gabadhaan uumac sunduseyy❤300k come soon🫶

  • @Team_qabqab45
    @Team_qabqab45 Před 9 dny +195

    Sundus ilaahay dartiis aan kuujeclahay

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd Před 9 dny +52

    Sudus waa Gabar yar Owanag san Runtiii Qalbi wanag san❤

  • @FadumoMohamud-re9ym
    @FadumoMohamud-re9ym Před 9 dny +60

    Nasra abtidoon Ani xitaa maxalimadeyda waaye waa kufanaaa runtii
    Nasradeena ❤❤❤❤❤❤😊😊

  • @ubahali6668
    @ubahali6668 Před 9 dny +76

    Sundus abyo youtubka haka mashquulin mar walbo wax noo sogalin abyo waan kusugnaa marwalbo

  • @niciimacqaadir
    @niciimacqaadir Před 9 dny +40

    abayo wad qalbi ficnthy lkn is daji oo dadka xijmee haka bad badin wllo😢

  • @filsancadeyinahooyo8978
    @filsancadeyinahooyo8978 Před 9 dny +65

    Wllhi qoftan sundus waa xaraabo socodo 😂😂😂

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před 9 dny +68

    Team Abuukar isn't Easy yaqay ❤❤ only one like

  • @ishwaaqahmed8013
    @ishwaaqahmed8013 Před 9 dny +54

    Cidhiidhi buu dareemay abuukar❤😂😂

  • @zihamabd-qn8uo
    @zihamabd-qn8uo Před 9 dny +29

    Dar Alle ayaan ku jacelhy quruxey ❤

  • @LuunuuuAli
    @LuunuuuAli Před 9 dny +40

    Funny waye Abuubakar iyo Nasra 😂😂😂😂

  • @najmomoha2316
    @najmomoha2316 Před 9 dny +35

    Sundus wllhi qosolky iga dhmysa❤

  • @Sadiashafici82
    @Sadiashafici82 Před 9 dny +68

    Frist comments
    Team sundus ayanle 500k aaan gaarsino gabadhena ❤❤❤

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita Před 9 dny +24

    My team sundus one like 😊❤

  • @user-px1wd5sg1c
    @user-px1wd5sg1c Před 9 dny +33

    Sundus fany ayad thy nolw inta nlw jirto❤❤❤❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 9 dny +76

    Team sundus kaliya like isaara ❤❤❤

  • @MunaHassan-gx3dy
    @MunaHassan-gx3dy Před 9 dny +40

    Ilaahayow sundus hanaga qaadin 😂😂😂

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji Před 9 dny +49

    Muraad Baan Leeyahay Iisoo Duceeya wllyal plz🤲

  • @abdiwalimustaphe
    @abdiwalimustaphe Před 9 dny +21

    wah sundus saas cadaalad miyaa adi iyo nasro lee hadlaya iskuna mashquulay😔 wiilka xitaa hal mar uu ku hadlo maynin siin 😒hada kasocdo team sundus saaa nama anfaceeyso 😒😒💗

  • @XilwaqaaliQurux
    @XilwaqaaliQurux Před 9 dny +12

    ❤❤❤❤❤boqorad hada maqli jirtay wa sundus ❤❤❤❤❤❤❤ani waxa kujecladay inyar o isla weynin ah maku jiro mashallaaah ❤❤❤❤

  • @Nuuro43
    @Nuuro43 Před 9 dny +21

    Naa sunduseyy markaa hadleyso tartiiib u hadal,oo dadka wax kula duubayana waqti siii👍🥰

  • @hamdofarah873
    @hamdofarah873 Před 9 dny +29

    Abuukar waa qof ixtarman badan waxa jecla sunduz ina Channel Ku casuuntada mar mar badan wayo waa sheeko badan yahy wan dagan yahy

    • @Ayana8181
      @Ayana8181 Před 9 dny

      Haa siyaroo degan buu ushegeyn lahaa 😂 😂 iygaba buuq ku dily hada

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Před 9 dny +10

    Team Abuukar iyo Nasra one like ❤❤

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx Před 9 dny +4

    Alla sunduz dhib bdnaa nasra iyo abokor oo ka sii waalaya bay heshay
    Nasra our chef ❤

  • @Ilwad77
    @Ilwad77 Před 9 dny +12

    Sundus waa inanta kaliya eeen ka wato team27 walaahi😂😂😂 she’s natural born talent mashallah❤ Walal sharafeey hargeisaan kaasoo salaamayaa🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️😊

    • @bostejoali3717
      @bostejoali3717 Před 9 dny

      Mashallah qaf qalbi fican baa tahy ❤🎉🎉❤❤🎉

  • @bishaaroali7219
    @bishaaroali7219 Před 9 dny +24

    Gabdhaha Lee isla shekesanoya war wiilka janis siiya😂 sundusey😂

  • @haniabdihakiin2670
    @haniabdihakiin2670 Před 9 dny +27

    Sundus waa ku wadaaa qosol socdo waaye ❤

  • @sundusmahad726
    @sundusmahad726 Před 9 dny +14

    Mansha allah sundus energy bay haysaa wllhi anu energy gaas maba haayi😂

  • @user-ev1uy7qd8v
    @user-ev1uy7qd8v Před 9 dny +13

    Alla sundus fariid walhi wan kujeclahayy

  • @darkfool-en4ui
    @darkfool-en4ui Před 9 dny +180

    Team sundus one like ❤

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs Před 9 dny +15

    Sundus iyo Abukar wey isku soo baxayan inta ila aragtay one like 😂❤

  • @DaahirWarzame
    @DaahirWarzame Před 9 dny +14

    Qosolka iga dhamaadey😂😂

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt Před 9 dny +10

    Susdus qli wan sugaya farxadada 300k insha allh xbbti 🎉🎉keep going

  • @Adnaanmuuze
    @Adnaanmuuze Před 9 dny +80

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊

  • @safiyoabdulqaadir5964
    @safiyoabdulqaadir5964 Před 9 dny +13

    Mj waaye gabadha suuraha from.mj waaye❤

    • @hiboabdi350
      @hiboabdi350 Před 9 dny +2

      Haa usheeg waladaasha 😂😂😂❤

  • @ÇÀẞD-i5l
    @ÇÀẞD-i5l Před 9 dny +6

    Team Allah one like

  • @asuumoha4685
    @asuumoha4685 Před 9 dny +8

    Videogan kiisa xiga 300k kor aan u dhaafino ❤

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Před 9 dny +13

    Team Sundus 🎉🎉🎉🎉300k

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Před 9 dny +9

    Alla abuuukar qurux bay dhahday❤

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan Před 9 dny +30

    Team sundus one like 👍

  • @user-ix7eb7qz1j
    @user-ix7eb7qz1j Před 9 dny +3

    Wow qofkii uhoreeye pls reply 300k cominson🎉🎉🎉🎉❤

  • @MOHAN.12370
    @MOHAN.12370 Před 9 dny +6

    Team sundus ONE like❤

  • @lavieestbelle-neutre3431

    Sundus Cadawgaaa Ha Jabo 🤲 Ukhti Fi"llah❤❤❤😂😂😂🎉

  • @user-xb8rr2uz2s
    @user-xb8rr2uz2s Před 9 dny +9

    izh sundusey maxad wakhti uzin wayday abukar zifacan udhagayzan wayday hadaliza maydin ixtiramin cidhidhi bu daremay 😢😂

  • @yaaskacade-il2ir
    @yaaskacade-il2ir Před 9 dny +3

    Walalayaal iso duceeya shaqo bajaaj oo kiro ah ban raadinaya inuu allaah ii sahlo iso duceeya

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 Před 9 dny +3

    First comment taageeero buuxa sundus ayaanle ismuujiya✌️🙌🥳

  • @AffectionateCricketSport-ow1oo

    Sundus Ayaanle wn ku taageera Apyo❤

  • @Abdicaziizbadde24
    @Abdicaziizbadde24 Před 9 dny +33

    Dunidan masoo marin nuux ka khayr badan nabi muxammed scw
    ❤❤😊😊🎉

  • @Fans_sunmriko
    @Fans_sunmriko Před 9 dny +14

    Team sundus Ayaanlle one like 👍

  • @sacdiyoahmed2466
    @sacdiyoahmed2466 Před 9 dny +1

    Coming soon 300k my Queen 👸

  • @Abdirahmanm6666
    @Abdirahmanm6666 Před 9 dny +4

    Masha Allaah

  • @yuusufcali5735
    @yuusufcali5735 Před 9 dny

    2019 upto right now I’m your studen wllahi ❤❤

  • @SunishCadey
    @SunishCadey Před 9 dny +2

    Coming soon 300k I.a ❤🎉

  • @SamiraYarow
    @SamiraYarow Před 9 dny +8

    Wlkam Nasro abdi❤❤❤❤

  • @RahmoAli-tu1lb
    @RahmoAli-tu1lb Před 5 dny +2

    Team koko one 👍 like

  • @TEAM27love
    @TEAM27love Před 9 dny +10

    Team walbah like❤🎉

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 9 dny +4

    laygam barn meel ay koko ku jirn in aan daa wado team koko yutubka koko yaaa inoo baln👋👋👋👋

  • @HudaMF640
    @HudaMF640 Před 9 dny +2

    Sundusay dar Alleh ayn ku jclhy ❤

  • @UwaxsiidCali
    @UwaxsiidCali Před 5 dny +1

    Wll mcn sa unahay team 27 garakagannahy wll guleso❤❤is

  • @ifraaxkaamil4752
    @ifraaxkaamil4752 Před 9 dny +20

    Team 27 madamo fans said ah aan unahay wa inay qayb habenki aad dawana qeybna malinti la ila qabo luqa kalaya 😢

    • @user-jy8ie5zn1p
      @user-jy8ie5zn1p Před 9 dny +2

      Wllhi waa arin wangsan 😊👍🫡

    • @princesmalyuun1768
      @princesmalyuun1768 Před 9 dny +1

      Lkn ayaga mary subax uthy anaga waa hurdoonaa 😅

    • @ifraaxkaamil4752
      @ifraaxkaamil4752 Před 9 dny

      @@princesmalyuun1768 wan ogahay lkn anaga markey 6 da aroornimo no tahay iyagana 10 arornimo ayay u thy marka 4 saac unbay naga horeyaan ee wax badan ma ahan

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates Před 9 dny

      Abaayo ma saas dhan camal la'aan u tahay maalinti shaqo ama wax barasho makaa dhacaan miyaa😂😂😂😂😂

    • @ifraaxkaamil4752
      @ifraaxkaamil4752 Před 9 dny

      @@Intisarcreates hhh wa afdherr thy nayaa wllo aniga fikirkeyga ka hadlay adna kaga dhiibo

  • @fatimaabdulkadir3361
    @fatimaabdulkadir3361 Před 9 dny +22

    Sundus io abukar wey isku nuroyan😂❤

  • @NasteexoMaxamud-vu3ei

    M.a ilahy haku xifdiyo qali dumar

  • @wardaubaxa5138
    @wardaubaxa5138 Před 8 dny

    Masha alaah keep goin my sister ❤❤❤

  • @faadumosaid7378
    @faadumosaid7378 Před 9 dny +2

    Sundus waa funny 😂😂😂 1m insha allah sundus ayaanle

  • @AaminoAbdullah-im7or
    @AaminoAbdullah-im7or Před 9 dny +1

    Keep going sis❤❤❤❤🎉

  • @user-uh3dj9zr4b
    @user-uh3dj9zr4b Před 9 dny +4

    Sundus wlhi Wosolka iga dhamesay😂❤

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 Před 9 dny +1

    Masha allah nasra iyo wll abukar wan salamney sidaa ufarax sanada❤🙏

  • @rixiimamaxed8502
    @rixiimamaxed8502 Před 6 dny +1

    Sundusay qali i cafi hadi aan waxnad rali ka hayn ka sheegay❤

  • @nusaibamohamed
    @nusaibamohamed Před 9 dny +1

    Keep going ❤❤❤

  • @sagalxasan8229
    @sagalxasan8229 Před 9 dny +6

    Pls asxbta sundus 300k grsiya habeen danbo I.a pls pls😢❤❤❤

  • @NasraXirsi-xw8wg
    @NasraXirsi-xw8wg Před 9 dny +17

    ❤❤❤Team sundus❤ like dhac kusi 😂

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Před 9 dny +14

    Mxa la buuqeysan qof ba mar ha hadlo wah wiilkana dhegeysta dhegihi ba na xanuunay

  • @naimaabdulkadir2581
    @naimaabdulkadir2581 Před 8 dny +1

    Masha Allah walashey sundus ayaanle waan ku jeclahay xabiibti ilahey cimri dheer iyo cibaada so ban ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatimaAbukar133
    @FatimaAbukar133 Před 9 dny +1

    M.a sounds guleaso abyo❤

  • @dhelatira
    @dhelatira Před 9 dny +13

    abukar sunudus waka helay sas daremaya😂😂😂

    • @najmaabdulahi5961
      @najmaabdulahi5961 Před 9 dny

      Haaa 😂😂

    • @aminaabdi2088
      @aminaabdi2088 Před 9 dny +3

      Maya wa reer magal qofka reer magalka waxa lagu garta markasta ad hadlayso waqtibu kusiyaa lkn dadka rerbadiyaha magartan muhimadada cawa laboqofo ixtiraam tusay bay lajogtay sasa fican ❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Před 9 dny +1

      Ma Dhahday Hee 😂 Ani Xtaa Waan Ka Shakiyey🤣🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-hn1yo9lk9r
      @user-hn1yo9lk9r Před 2 dny

      Sax Lakin Nasradan neh yawaye neh Abukar qoftisa Miya O Mustaqbalka mise ishega bal 😂😂

  • @ShamsoAhmed-e7s
    @ShamsoAhmed-e7s Před 9 dny +2

    Masha Allah sundus caday horay usoco malyumaad ayan ku rajeynaa insha allah

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 Před 9 dny +2

    Ala.sundus umad mahan m.a hppti bah ku jecel ku soo biroo❤❤❤❤❤❤❤❤sundus❤❤❤❤

  • @Fartuunxassan720
    @Fartuunxassan720 Před 5 dny

    Maansha. Allaah sundus. Iyo Nasro iyo. Abuukar Qosolka Aduunka😂🎉

  • @AbdirahmanSiidali
    @AbdirahmanSiidali Před 9 dny +4

    Sundus farxdley m.a ❤😂

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Před 9 dny +1

    Mansha allaaah walalo qali sundus waa fani❤❤❤😂😂

  • @user-xx1nw5zt1j
    @user-xx1nw5zt1j Před 8 dny +1

    Sundus 300K wax kagmadhina 🎉🎉 cumeer prang kusameey❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431

    Masha"Allah Sundus😘😘 Bashaash Saas Ku Soco🤲🤲🤲🤩🤩🤩🤣🤣🤣 Abuukar Igaarkeeyga Samigiis Masha"Allah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😘🇸🇴😘🇸🇴🍰😘🍰🇸🇴🤣

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 Před 9 dny +4

    Hhhhhhh nasra abtidoon one love mashlh team sundus

  • @Amiracadeey
    @Amiracadeey Před 9 dny +23

    Abayo koko iyo abukaar isku daraar wlhi wn isla jecladey

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 Před 9 dny +6

    Sundus marka hadleyso tartib Iyo daganan u hadal plzz Dadka wax kula dubyyona waqti sii Wah👍🏻😏

  • @user-gn9kz8wi9k
    @user-gn9kz8wi9k Před 9 dny +5

    Turkish waxaa ka aqaana askim😅😂

  • @user-hc9jv3pn8l
    @user-hc9jv3pn8l Před 9 dny +1

    Keep going sundusteena

  • @KhadraAli-pe4bg
    @KhadraAli-pe4bg Před 9 dny +1

    Aniga ugu horey

  • @user-vi3ms5ye2d
    @user-vi3ms5ye2d Před 9 dny +12

    qurux badana wuxu oo qosol badana 😊 masha allh❤❤❤❤

  • @user-yx6re6kg4l
    @user-yx6re6kg4l Před 9 dny +2

    Allah dhib bdna

  • @salmaali7573
    @salmaali7573 Před 7 dny +1

    Alla ka baqa walaalayaal oo iska daaya la fadhiisinka rag aan maxramkiina ahayn. arrintu waa arrin culus, Allaah ayaana na weydiin doona

  • @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
    @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs Před 9 dny +2

    Sundus coming soon 300k❤🎉

  • @Luz-ci4od
    @Luz-ci4od Před 9 dny +4

    Sundus abyo qoslka malayacniga iska yare please

  • @Muqtaar867
    @Muqtaar867 Před 9 dny +3

    Sundus please carurnimada iskada waayo dadka dhan waxa ee ku arkaan in aad tahay doqon afkana xiro please

  • @user-bi3um3um6k
    @user-bi3um3um6k Před 9 dny +2

    Abuukar iya Sandus wan idin wadana noso badiyo video ga😢❤🎉👌

  • @farhiaali8967
    @farhiaali8967 Před 9 dny +9

    abuukar cariiri dareemoyaa gees uga baxa😂

  • @AmranQaali-zs4od
    @AmranQaali-zs4od Před 9 dny +3

    Sundus wlhi wan jeclahy ❤😂