Taaktikada Cusub Israil O Naxdin leh Qasa| Ukraine O Ciilkii Ruushka kirishtankeeda la aaday| Xamas

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Taaktikada Cusub Israil O lalayaabanyahay| Ukraine O Ciilkii Ruushka kirishtankeeda la aaday| Xamas o ku gacanseyrtay
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Komentáře • 58

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Před 21 dnem +18

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před 21 dnem +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Před 21 dnem +2

    insha allaahu way burburi doonaan kufaarta illaahow uhiili reer falastiin aamiin fidno waa mareykan allah burburiyo kufaarka adduun aamiin asc shiikh

  • @abood.6954
    @abood.6954 Před 21 dnem +5

    I.a Guul wlalahena Falastin io dhamaan musliminta ❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 21 dnem +2

    اللهم انصرإخواننا في فلسطین وفي غزة يارب

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 Před 21 dnem +7

    Ilaahow naga dhig kuwii nabi muxamad scw janada kula kula iyo saxaabada iyo waalidkeena iyo inta aan jecelnahay ❤❤❤

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 Před 21 dnem

    Subxaanallah illaahayow cidhiidhiga aduunka iyo Cadaab😢ka ,aakhiraan kaa magan geleynaa yaa rabi

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před 21 dnem +2

    Yahuuda WA cadow diciif ah guuuuuuull Falastiin💪💪💪💪

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před 21 dnem

    Ilaahow ka qabo cadowgan aan naxayn yaa allah nacalad ha ku dhacdo oo kuwo ba a oo hooga ka dhig yaa rabi☝🏻🤲🤲☝🏻🇵🇸🇵🇸

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f Před 21 dnem +1

    ASC. Cadow an nexeyn "ALLAAHA" u CIQAABO SIDA UGU XUN ADUUN & AKHIRAB. "ALLAAHUMA" Aaaaamiiiiin!!!!

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 Před 21 dnem +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f Před 21 dnem +1

    ASC. Bangaladhesh {TILKA AYAANU NUDAWILUHA BAYNA NAAS}❤❤❤.

  • @ceelqode12
    @ceelqode12 Před 21 dnem

    Walaal dulmidiid ..jazaakallaahu khyran. Akhbaar iyo wacyigelin intaba waad ku najaxtay khyr iyo ajar ilaah hakaa siiyo.(DENMARK) Ayaan kuula soconnaa.
    Waxaan kaa codsanayaa geedka gadaashaada kamuuqda ayaan muddo raadinayay, fadlan magaciisa iyo halka aad ka iibsatay, dhabcan waa plastik sidaan rajaynayo.
    Marlabaad waan kugu hambalyaynayaa barnaamijkaada.

  • @sakariye-cali
    @sakariye-cali Před 21 dnem +1

    Walahi waa gulaysanayaan ree falastiin walahi waa gulaysanayaan

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Před 21 dnem

    ❤❤Mashallah Mashallah ❤❤

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 21 dnem

    illaahaay hajabiyo yuhuuda iyo maraaykan

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před 21 dnem +1

    waxay galiyeen xabsi weyn reer Qaza ilaahay ha badbaadi reer Qaza yaa rabi u maciin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 21 dnem

    Allow Jabi Yahuuda Yaa Rabi

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před 20 dny

    Subxaano laah Ilaahow hiili ducada badiya

  • @shukriabdullahi4231
    @shukriabdullahi4231 Před 21 dnem

    Allaha Baabi’iyo yahud iyo xulufadooda

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 21 dnem

    subxaan allaah naagtaa illaahay baa dadka kaqabtay

  • @Mohamedalimoham
    @Mohamedalimoham Před 21 dnem +1

    Allahanoogargaaro

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před 21 dnem +1

    waa taatiko axmaqnimo ah waa caqli yahuudeed allaha hoojiyo yahuud

  • @MustafeJamac-cw9fj
    @MustafeJamac-cw9fj Před 21 dnem

    Allaahuakbarallaahuakbarfalastiinguulguulinshaallaguulguul

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Před 21 dnem

    Scw scw scw scw sheikh wcs Hamas support xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Před 16 dny

    Yahuuda caqli xumada waxay rabaan waxa kasta inay say rabto Allah aduunka ha ku ciqaabo

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Před 21 dnem

    Allah habadbadiyo walalehen palestine❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 21 dnem

    WCS SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @saciidocusman8037
    @saciidocusman8037 Před 21 dnem

    Yahuud dhagar ka dhamato

  • @خديجةنوح
    @خديجةنوح Před 21 dnem +1

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716829984 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~««₱₣¢£¥₤-¶©®™~√Π|$Π^°`\₩¿',-"&÷(%#*¤=»!]_≤„♤♡◇♧¿¡☆~`\|□°○😢

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před 21 dnem

    Yuhuud waa in lala dagaalamaa oo leyska celiyaa guul xamaas

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t Před 21 dnem +1

    Sheekhow dhibaatda waalahayaga mislnka maa habeen iyo maaalin dhibkooda war ahaan udhagysanynaa dhiiga malihin miyaaaa? Subxaanalah allaha noo naxariisto

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Před 21 dnem

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @ibrahim.mohamedabdullahi2071

    wcslm

  • @alixsaansom
    @alixsaansom Před 21 dnem

    Maalin waan arki doona 4.5 oo dalka u talin doono si wanagsan oo danta guud ku jirta 😊 insha allah

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t Před 21 dnem +1

    Sheikh please ha noo soo badhigin Palestine codkooday Ma rabno walaaheen oo qalinaaya oo cadow dilaayaan

    • @haa8793
      @haa8793 Před 21 dnem

      Abaayo may be inad xanunsanthy ama adan udulqaadan karin usoducey bas ah rer falastin dadkana kawareyso kalix ilahay wuu kuarkaa waxbana umaqaban kartid ducadaa Lee kusokab kheir an daman Alaha kusiyo

    • @User-s5z2t
      @User-s5z2t Před 21 dnem

      @@haa8793 Aameen. Waan duceeyaa Walaal wax kale ma ma awoodo. Salaad ayan ugu deceeyaa Waan ku xanuunsaday Ma awoodo in aan eego Adiga Allah haku barakeeyo walaal

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Před 21 dnem

    sck wariye awalu horta waxaan u mahad celinaynaa alaah subxanahu wa tacaala oo mahadi u gaar tahay ka dib rer falastin waan u ducaynaynaa waxaan alaah u waydinaynaa in uu nasri dagdag ah siiyo rabigu in uu u gargaaro rabigu in uu culayska xasuuqa iyo dulmiga ka dulqado rabigu in uu jihadkoda iyo dhiigoda dulmiga lagudaadinayo uu ka dhigo kii lagu guulaysta ee xornimo horseda gasa iyo alaqsa kii xorka dhiga amarka ale iyo awodisa ha ku xoreyo falastin insha alaahna ale ayaan rajo wanagsan ka qabnaa xagisa in ay xoroban rer falastin baidmi lah

    • @haa8793
      @haa8793 Před 21 dnem

      Rabigu xey tahay rabi maad tirahdid

  • @KamaalAhmed-h8m
    @KamaalAhmed-h8m Před 21 dnem

    Wax cusub kuso dar aniga dhaman wa ii sheqyn wayen

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k Před 21 dnem

    Sheqow xeyesiinta video ga soo dhaxgalesa naga dhaaf

  • @Akramkeey26
    @Akramkeey26 Před 21 dnem

    What tactico you are talking about sheikh
    Tani waa xasuuq weliba waxaay doonaan aay sameeynayaan aduunkana uu iska daawanaayo
    Allah ha u gargaaro ahlul qaza

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Před 21 dnem

    sck walaalkena somaliga ahoow Hal arin ayaan rer falastin ku dhaliilayna si guud si Gaara waxan u dhaliilayna. kow dawlad isku sheegta halkaa maqaarsaarka ah oo iyadu ta ugu dhalisha badan ah ama xumow ama ficnaw hadii dawlad lagugu tilmaamay waa in ay ka hadasho waxa socda oo ay tiraa lama xasuuqi karo shacabka hadii la dono ha Laga diido lakin codku waa muhim hadii taasi u suurobi wayday in ay is raaciso ururada rer falastin macarad iyo maxaafid si ay u difacan jiritankoda iyo dhulkoda falastin waa falastin waxbay badali lahayd lakin damir ma leh Amar dadkaga difaci ama rac oo mide. mida kale kuwa qaxaya oo marba meel lagu xasuuqaya oo loga dabatagaya kuwaas iyaguna waa dhaliil labad waa dad lagu tilmaamay labo milyan way badanyihin hawenka iyo caruurta Marka Laga rebo ragan carari dagaalka may gala ilen dilka cararka iyo kan jihadka isku mid ma ah haday isracan oo raga oo dhami muqamanada racan iyadana waxbaybadali lahayd isku duubo jihad dhaba ma jiro oo isracsan taasna waa dhaliil waxan lenahay rer falastin ha Galen dagalka si isku mida ah rabina ha guuleyo xornima donka gasa insha alaah

    • @haa8793
      @haa8793 Před 21 dnem

      Kuwa digalka kujiro ayaa kufilan badankod waa juhala an jihad wax kaaqaniñ

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 Před 21 dnem

    Ukrainian ninka ka taliyo waa Isreal diin wax la dhaho ma rabaan

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 Před 21 dnem

    YUKREN CIIDANKII RUUSHKA GALAY SAACADAAN IMIKA WAA GODOON MEEL SAAD LAGA SIIYO AYAA LA WAAYEY DULMI DIIDOW WARKAAGU WUU DANBEYA

  • @kautharabdikadir9237
    @kautharabdikadir9237 Před 21 dnem

    They’re not interesting for negotiation

  • @charlomed484
    @charlomed484 Před 19 dny

    8 minute of your video is fully of publicity bro

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Před 18 dny

    waxaas yaa ka yeeli taasu waa caqliga kufaarta qalbiga madaw nacala tulaa calal yuhud

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Před 21 dnem

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa marnaba wax heshiis ah xamas iyo xisbullah iyo falastiin heshiis ay gellayaan ma jirto.
    2.0. Maxabiista israiil marnaba lama sii deyn karayo waa in la dillo oo dhammantood la gawraco.
    3.0. Waa inay yuhuuddo ka baxdo dhammaan dhulka ay qabsatey Syria iyo qaza iyo philadolphia.

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam Před 21 dnem

    American iyo Israel marna ma suurta gal kama aha iney Xabad joojin dhacdo,ilaa ey Labada Miltan Falastiin tirtiraan.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 21 dnem

    Haddiiba la aqbalayo iney 2da melod mamusho dagal ba madhacen Israel heshiis ma rabto

  • @mohameda918
    @mohameda918 Před 21 dnem

    You’re videos are only ands for about 4m 👎