Shacabka Hargeysa Maxay Ka Yidhaahdeen Dadka Somaliya Ka Soo Jeeda Ee Laascaanood Laga Raraayo

Sdílet
Vložit

Komentáře • 263

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Před 2 lety +10

    kuwa leh waysaxanyihiin waadad xanuunsan oo bini aadanimocaqlitoona lahayn indhibku iyaga taabto ayey kufiicnaanlahayd

  • @noahD1636
    @noahD1636 Před 2 lety +11

    الظلم ظلمات يوم القيامة. Waar dhulku yaanu inala go in. Maatada iyo caruurta maad days aan

    • @mayzamohamed8154
      @mayzamohamed8154 Před 2 lety

      😭😭😭😭😭

    • @najmamohamud3396
      @najmamohamud3396 Před 2 lety

      maaanta heysaa dulmigiii

    • @noahD1636
      @noahD1636 Před 2 lety

      @@najmamohamud3396Najma, i am from sland, either in North or South somalia, I am against any form of injustice.

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 Před 2 lety +3

    Waxa cajiib ah magaalo laga adaamayo oo dulmi iyo xaqdaro dadkeedu isku raacayaan. Waa dad ku heshiiyay inay dhacaan masaakiinta ku hoosnool. Shaki igama saarna inaad idinku iska disheen dadka oo aad ku xalaashateen sidaas darteed aad u samayseen. Jawaabta rabi degdeg ayaad u helaysaan.

  • @obamaleelee3961
    @obamaleelee3961 Před 2 lety +4

    I swear some people who replying all the messages have a lot of hate in the heart we are human human we are Muslim we are not animals just say iam from their lascaanood

    • @obamaleelee3961
      @obamaleelee3961 Před 2 lety

      @layla Elays Do you mean my friend you have a lot of hate for the rest of the Somalia if you are not from somaliland you are not human being

  • @diriyeabdirazaq4867
    @diriyeabdirazaq4867 Před 2 lety +1

    Kuwa reer hargaysa ee xukuumada somaliland ku raacsan in dad misaakiin ah oo soomaali ah lamusaafuriyo waa dad aan caqli lahayn oo Cunsuriyiin ah Isaaqu waxay joogaan koonfur oo dhan cidina ma maagto, cidina ma musaafuriso marka
    Ilaahay kacabsada walaalayaal.

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 Před 2 lety +1

    muuse inow soomaalida raafo oromo iyo itoopiyaana yiraa waa walalahey kusoco muuse marba alle kusoo qabaa

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 Před 2 lety +1

    WAKAM MIN QARYATIN AHLAKNAAHAA WAHIYA DAALIMATUN, FAHIYA KHAAWITUN CALAA CURUUSHIHAA, WABI’RIN MUCUDHALITIN, WAQASRIN MASHIID!!!

  • @mariamsheikh3143
    @mariamsheikh3143 Před 2 lety +8

    Kuma tagersanin waa wax laga xumado

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Před 2 lety

      @layla Elays miaa kufaraxsantahy masaakiin iyo caroor hooyooyin oor leh intaa hal meel kuwada gurteen babuur xamuul ah dhahdeen nooga baxa magaalka aqas somaliland wax wanaagsan baa filan jiray hadase way iiga dhamaat aqas

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Před 2 lety +2

    Somaliland sowti lahayd dadka dhibka geysta waan soqabqabana mawexey kagashay maato ilen dadka somaliyed ajnabi kalama aha mise waa MISKIIN AYAA MISKO LACUSKADO LEH aabe ama hooyo radineysa wixi lacuni laha miya qori sita macquul maha waba dad dhib kasocararay JAADKA ISKA MUSAFURIYA ASAGA DADKA AQLIGA KAQADAYE SOMALI LEH SOMALI MADONEYNO MEXEY EHED WANYABAY AYAGA MA ITOBIYAN BAA WAR WAAD QASANTEN BAAN U MALEYNAYA

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 Před 2 lety +1

    Kuwa dhahayo ajaanib adr noo dhig passporka aad turkey ku imaatan iyo meelaha kale magcna noo dhiga

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 Před 2 lety +4

    War xata dhulbahanta hadi ay ka hor yimadan qadiyada waa laga saraya

  • @muna44xasan83
    @muna44xasan83 Před 2 lety +1

    Wa sax

  • @faaeem4805
    @faaeem4805 Před 2 lety +5

    Tarxiil lahayne Afsoomaali ku hadla, mida kale dawladu waa inay soo qab qabato dadka Laascaanood dilka ka wadda oo ay sugto nabadgelyada magaalada, waayo Somaliland waa nabad iyo Laascaanood baa intaa dil ka dhacayaa isma qabato

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 Před 2 lety +1

      Isaaaq Ayaa Dhulbahante Xasuqaayo Cawaaantan Goormay Wax Fahmayan Baan Leeyahay Dhulbahante MID Noqda fadlan Waxii Caaawin Ah WAA Diyaaar Hadeeer Qof Idin Dhimanaaayo Malahn Idinka Aya a La Isku Kiin Dirayaa Duli ayaa Tihiiin Sharaftiiii Darood Baad Qaribteen Baan Leeyahay Gudafad Ayaad Noqoteen Waxba Aheeen

    • @khadrasaleebaan4773
      @khadrasaleebaan4773 Před 2 lety

      Dadka tarxiilayo waà khalad sabtoo ah in laogaysiiyo ayay ahad waa dad soomali ah lakiin oromada ha la tarxiilayo soo buuxdhaftay

    • @mayzamohamed8154
      @mayzamohamed8154 Před 2 lety

      @layla Elays nyah caqliga maa Dabada ka gley wla ogyhay inay marqanland ey Dishey takle cunsurnima lo Zarey because Somalia ay kaso jedan sasa lo saary bahal yhay caqligu futada la gley Nagala tag naacda😡😡😡😡😡😡😡😡

    • @mayzamohamed8154
      @mayzamohamed8154 Před 2 lety

      @layla Elays xoolo orod kastuumada oromada Dabasid🔪🔪🔪🔪

  • @abdirizakhassan1073
    @abdirizakhassan1073 Před 2 lety +1

    Anigu magarana meel ay islamnimada kaga jirto in dumar iyo caruur la raafo.
    Xitaa dhaqankii fiicnaa ee soomalida ayaan katagney .
    xitaa hadii ay colaadi dhacdo somalidu waxa ay laheyd biri mageydo oo ah dumarka caruurta iyo dadka waayeelka ah.
    Anigu waxa aan u arkaa in colaad dadka dhaxdooda ladhigayo.
    Baroortu orgiga kaweyn

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 Před 2 lety +2

    Muslim nabad kuu soo raadsaday masaafuri.
    Muslim gaajaysan irida ka xiro.
    Qofkii isi sax ku yiraa xabsiga ku tuur.
    Mashaqaystenimo iyo shaxaad ka doorbid xoogaaga in aad cuntid, adoo isla wayn gaajaysan barkinta dheereyso.
    Hadal uun la Taagnaaw gidaarada iyo maxaa la yiri.
    Citiraafna ha hellin Somalina ka bax.
    Wax badan baa ka si ah Somaliland!!!!!

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam8253 Před 2 lety +6

    Talaabo aad u fiican aaa. Indhaha ilaah swt hakaa tuuro. Masaakinta Dadka raafaaayo oo naxariista Ka dhamaatey ilaah ha cinqaabo aduun iyo aakhiro.

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 Před 2 lety +2

    A bad carpenter blames his tools. Ninka aan hawshiisa qabsan karin hadba gidaar kaloo isku qaadaa halkay ka baadhi lahaayeen bay masaakiin magan galiyo doon ah tarxiiileen dadkan wax laynayaa waa reer Laascaanood

  • @ifrahadan2945
    @ifrahadan2945 Před 2 lety +1

    Waayaaab heerkaasaan maroonaaa Somali soomali darxiileyso waa wax cuqdad dishy oo aduunkii lagancey ilhey tiisaana meelutaaalo caruurta iyo maatada waxbogalbsan Inkaaar idiinku dhcdey

  • @themtt7853
    @themtt7853 Před 2 lety +1

    Maanta waxaa cadaatay inaaa reerkunfur gob thy dowlad wiligiin ma noqoneesiin hargeysana waligeed waa gobol diida ama doona

  • @3minutes927
    @3minutes927 Před 2 lety

    This violation for human rights, This will be in history forever.

  • @qalanjowaaberi6420
    @qalanjowaaberi6420 Před 2 lety

    Laaxowlanwalaa quwata ilaa illah,,, dadka ahi aniga ah ee ka soo jeeda somaaaliya kulahaaaa….somali maanta waataaaa, so sad , hada an la isku da qanat in.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 2 lety +8

    Anyone who is NOT Somalilander in @/somaliland is a FOREIGNER that is basic& we should not remind our neighbours .They should produce documents with visa or permits for working in this country. period from Djibouti

    • @cuddifrom6
      @cuddifrom6 Před 2 lety +1

      Basically your saying if you’re not from the tribe than you don’t belong in somaliland, I swear it sounds like the state of Israel

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 Před 2 lety +3

      @@cuddifrom6 Basically I say if you don't have valid legal documents like for example the identity card for citizens and for foreigners the entry VISA or the work permit simple.

    • @aliabdi181
      @aliabdi181 Před 2 lety +1

      There is not such thing as somaliland stop dreaming people

    • @hassanomar5242
      @hassanomar5242 Před 2 lety +2

      @@aliabdi181 I think you had seen what had just taken place in lascanood it show that Somaliland is are functional state,and that will be standard use from now on because it seem like Somalia don't understand good neighboring therefore we have to display it practical to send message home.

    • @aliabdi181
      @aliabdi181 Před 2 lety

      @@hassanomar5242 you called that law and order displacing women and children with no evidence of crime where is the law in that ? Go educate your self on law and order please instead of defending something which is un humane.. if you lived in a foreign country you would have known that they don’t punish you everyone for crimes committed by few people especially women and children

  • @barkhadhassan4378
    @barkhadhassan4378 Před 2 lety +22

    U cannot deport people without due process.
    U cannot accuse people without any evidance
    U cannot make a decision without any consultation..
    A very poor decision by the somaliland govt..

    • @hassanomar5242
      @hassanomar5242 Před 2 lety +4

      You people are not citizens of Somaliland therefore you go no rights whatsoever to claim any entitlement accorded to citizen,Why don't you go and fix your mess in your home country instead of flocking Somaliland, sooner you grasp that the better.

    • @farhannuh6174
      @farhannuh6174 Před 2 lety +1

      @@hassanomar5242 Brother, We are Somalilanders and we are two separate countries from Somalia, we are not a part of Somalia. However, we are very welcoming people, this happened in Las Anod, very close to Puntland what would anyone accept, it's close to Somalia, the joke of the world where they can't control their own capital and they have the gull to criticize us, they are clowns, that should be given any attention.

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 Před 2 lety

      Who said so.Yp
      you can deport people if they are not legal immigrants.

    • @mohamednoor5837
      @mohamednoor5837 Před 2 lety

      @layla Elays waxan waa aduunyo, waa la dhiman, waxaad shaqeysato uun baa wax noqon. Qalad lama shaqeeysto. Ini laga barakiciyo dhulkoodi hooyo, saqiiro iyo hooyooyin, laguna guro gaawari gadaashi sidi xoolihi, waa wax dhaafsan bilaadannimada. Qalad waa Qalad no matter your allegiances and criticizing your country when it is wrong is part of being a good citizen. Si kastaba ha noqote, somali waa somali ALWAYS

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 Před 2 lety

      U cannot deported if u have entered legally there must be a reason for deportation..
      Did they commit a crime?
      If so, where is law and sentence b4 deportation?

  • @fartuunhassan2441
    @fartuunhassan2441 Před 2 lety

    Of akh wasaq soomali hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋💋♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴soomaliyo hanolato

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 Před 2 lety +1

    Ummada ilaahay isku caqli ma ahn adr maato ina bur bursato adr rer waqoyiga meel kasto konfur way buuxan qofna ma fiirso inta yar ee idin imaatay ina dhahadan waa tarxileena adr ictiraafka calan lagubo iyo maskiin la bursado adr waxas waa ina gumeyed nimo wlhi

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 Před 2 lety

    inta wanaagsan guuleeysta inta xumaanta u hadashay hada ogaada ajaanibka aad nagu sheegteen itoobiyaan oromana hoostuu muuse ku heystaa markalad wax pgaan doontaan soomaalida soorafa hadan oromo iyo itoobiyan idin ka qabsan.

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv Před 2 lety

    Tuugi weligii waatuug Reer laascaanood dhawicii baa dhaawackale loogudaray

  • @nimcocraxaman5660
    @nimcocraxaman5660 Před 2 lety +1

    Sheeko waa la isaga danbayn kuwa xamar ka buuxa hala soo buufiyo ee laanta sheeganaaya

  • @fartunfarah2990
    @fartunfarah2990 Před 2 lety

    Reesis quraana idinka barameeyno yaa amuu reesis

  • @faadumomohamedahmed8377

    Subxanallah caqliga halkee umaddan laga geliyey .dadki masina waa sidda faraheena.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 2 lety +4

    Amniga somaliland gor-gortan ma gali karo argagixisada waa in la xidhaa ki wadani lo aqoonsado lana tarxiila wixii bilaa sharci ah. from Djibouti

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 Před 2 lety

    Somali maa ajaanabi baaynoqotey billi adaanimo weey dhaaftey ilmo yaar maxaay galaabsaaten yaa Allah Waa arko

  • @Fuaad-ls4pn
    @Fuaad-ls4pn Před 2 lety

    waan sodhwayn tarxiilka lascano lakin waxaan sitageraya muse marku tarxiilo dhulbahantahana sotarxiil dhulbahante

    • @DcEverHappy
      @DcEverHappy Před 2 lety

      Miskiin fu. aad dhulka adiga malihid ictiraafna maheleysiin dhulbahante marti ku ma ahan adigoo qaxaayo yanan lagugu Arkin konfurta

  • @ahmadlaambe3230
    @ahmadlaambe3230 Před 2 lety

    Waligey kuwan madaxda u ah maamulkaan somaliland kuwa ka dhacasasan maan arak doqomo ayaa qabsaday laakiinse tarxilkan xisaab aa kadanbeysa masaakinta kalkye aad tarxiileysaan

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 Před 2 lety +2

    Wiilal lamoodka hanbalyaynaya xumaanta laascaano kadhacday waa, in sawiradooda, eeriboodada, iyo kontorooda soomaaliyeed ladhigo haday soogalaana talaabo lagaqaadaa.

    • @SaidAdan
      @SaidAdan Před 2 lety

      Ilma Amisom qarax u joog yaa idiin imanaya

    • @mayzamohamed8154
      @mayzamohamed8154 Před 2 lety +1

      @@SaidAdan amus ha hadline wxa tahy kastuumada Ethiopia akhas 😂😂😂😂🔪🔪🔪🔪🔪🔪

    • @SaidAdan
      @SaidAdan Před 2 lety +1

      @@mayzamohamed8154 ahahahaha kastuumada Ethiopia ma xaarmaajo ah oo 7500 cunug ka iibiyay oo ilaa hada kolba usoo foorarsanaya mise somaliland oo tashatay carabi intay ku nabto ayay nabiga kaaga horaysaa...madaxtootada somalia ethopia loo ga dabaal degaa

    • @hebasacab9324
      @hebasacab9324 Před 2 lety

      baal daadkaa aan oo lahaadleenaa waa noocaa aaf magaranyaan caqlee ayee waax ku arkaan oo xaarkaa meeshaa joogaa ayee ku kalaa deeraan malahaa awood malaahaa ... entoodaa entarneetkaa haeystaa naa xarmaajoo ayee waax kasogayaan waax oo soqooroo eyoo waax oo sodeeraabaa 😎

  • @umuyuusuf7907
    @umuyuusuf7907 Před 2 lety +1

    isaaq weykib reen sacudi ismooday waligood kajo ahaayeen kofur idimabahno adika ubahan muqdisho wain lagasifeya isaaqa qaraxayada ayaga keena hawiyo kaca dahab shiil wainlagasara koofur ayaga iyo ganac sigoodaba tuugta waligood yahuud ahayeen kaajada uf

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 2 lety +5

    Tani. Waxay.daliil.u Tahay
    30.sano.kadib.in.soomaliland
    Mugdi iyo.jid Aysan.Garaneyn.halka.uu ku dhamaado.ayey.qaaday.
    Laascaanood.10.sano.ayey.ugaarsi.ku jirtey.masakiin.baydhabo.iyo.buurdhuubo.ka yimid.in dusha laga saaro.macnaheedu.waa miskiin.ayaa miska la fuulo leh. .Caqliga. itobiyan..u ogolanaya.Anigana.iga tarxiilaya..
    Abwaan sangub. Oraahdiisii.ayaan ku dhaafayaa..waa leyska warsan doonaa.in sha Allaah. Dadkaas.soomaaliyeedna
    .waxan.leeyahay.
    laascaano.iyo Gaalkacyo. Waa Guryihinii.in sha Allaah

  • @lulali8651
    @lulali8651 Před 2 lety

    Aniga waxan u arkaa isaaqa.ayagaa dadka dila oo alshabaab aha, yaa ku jira buuraha galgala waa isaaq ,.

  • @maxamedbuuni3753
    @maxamedbuuni3753 Před 2 lety

    Hadaanu nahay dadka somalila mataagersanin dad somali ah insidaa loogalo

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1

    Kuwan hadlayaa ee negative oo dhani waa koonfur iyagana halo raro

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 2 lety +8

    Asc dadka ajnebiga ah iyo Oromada ka masaafurya Hargeisa laakiin Somaali Ayaan ka masaafurinayaa laascaanood waa qalad iyo tilaabo lagu duminayo Somaaliland

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo Před 2 lety +2

      Dadka Somalia ka yimid iyo Oromada ka timid Itoobiya waa noo siman yihiin, labaduba waa ajnabi. Dadkaa Somalia ka yimid ee Laascaanood joogay toban laabkood ayaa jooga Hargaysa, waa in xukuumaddu iyagana tallaabo cad ka qaataa.

    • @hipstajohnyy2033
      @hipstajohnyy2033 Před 2 lety +1

      oromadu alshabaab maaha...dalka amaan bay ku joogan...reer somalia waa alshabaab raba inay khalkhaliyaan amaanka

    • @faraxinaabti1082
      @faraxinaabti1082 Před 2 lety

      Xaar iyo dhuuso iyo af anan jirin Iskuraca. Halqof aya comment so qoray afartinanana isku aff iyo isku garad ayad kuso jawabteen. Only mangab iyo reer xoolaha ayaa kufakiro. Waxa idin hayo waa cudur an dawo lahayn, aqarkina waad udhimanaysan. Somalia waa idinka wayntahay ooo idinka dadbadantahay oo idinka dhulbadantahay idinmana bahna. Haday dagal noqotanee one day ayay idin qabsan ee maad joogtan od isa qayishaan. Orda muqadiradkina iska ebsada xoolahayay. Somalilaners aya somalia degan oo waliba dowlada somalia kujiraa ciid so sareeysana malaha. Sharaf iyo qaymo waa tii lodhasha ee iska yelyel malah.

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 Před 2 lety

      @@hipstajohnyy2033 Somalida konfurta oo dhan ma`ahane waa kuwa ku hadla af Eelayga ee reer beydhabo 100/99% waa wada alshabaab.

    • @faraxinaabti1082
      @faraxinaabti1082 Před 2 lety +1

      @@audijooyjoy7976 what is the difference? Somali wa somali siduu doonaba ha ugadkee. Intaan ka hayn s-land. Waxa jirta dad somalia uu egg, afsomaligana ku hadla; Muslim sheekta hadana ann Somali ahayn ee reer Bini Israeli kasojeeda. Wa kuwee mataqanan?

  • @salmacali7799
    @salmacali7799 Před 2 lety +1

    Wacelo waye qanisinta anagana kuwa xamar ino joga ha soo tarxiilo

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 Před 2 lety +1

      Fadlan ku reer Somaliland ee Somalia jooga, dil ugu Dara.

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk Před 2 lety +1

    Maxaa somland daba dhigay somalia

  • @BashiirjwBashiirjw
    @BashiirjwBashiirjw Před 2 lety

    Caruur iyo maato maxay dilikaraan kkkkkkkkkkk

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 Před 2 lety +5

    Saab TV halagu daro iyo honkaybal TV tarxiilka🥰

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir Před 2 lety

      Guur ma u baahan tahay wllo

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir Před 2 lety

      Nimco iyo adigaba diyaar baan u ahay inaan midkiin guursado

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 Před 2 lety +1

    Sidan oo kale umadaasi waa lagu sameeyaa sanad walba.
    Waar dadka ha la daayo

    • @faraxinaabti1082
      @faraxinaabti1082 Před 2 lety

      @layla Elays marka putland haday samaysay somaliland inay samaysa ma saxba? Afwayn iyo nacab aya kuwada wasaqadyahay. Putland waligad waxano kale maysamayn ee waa dadkan yahuda ah ee noo eeg afsomaligana ku hadla waxa falkano kale gaysta

    • @mayzamohamed8154
      @mayzamohamed8154 Před 2 lety

      @layla Elays nyah ha hadlin wxa tahy kastuumada Ethiopia akhas

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před 2 lety

    WAA DULI SOOMAALI GOORMAY AJNABI NOQOTAY ITOOBIYAANA SOKEEYE NOQDAY?

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 Před 2 lety

    Why deport all these innocent people

  • @user-gd6zp9cu9r
    @user-gd6zp9cu9r Před 2 lety

    Dulmigii iyo dan laaantii ayaa halkaa lagaadhay dadka hormudka isu arka waligoodba wax khyr ku jiro may qaban miyaan la yaabaynaa maanta intay masakinta ku ciyaarayaan may xabashida isla celiyaan raaboraaboda u joogta gobol dawld ismooday ayaa ugu daran dunida

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 Před 2 lety +1

    Waa qalad

  • @dekaibrahim6266
    @dekaibrahim6266 Před 2 lety

    Wax badan baa layni aameenay manta kadarteen ceeb dad masakiinta ah walee halaga baa sosocdaa

  • @obahibarahim2937
    @obahibarahim2937 Před 2 lety

    uromada iyo itobiyanka hargaysa joga lagama rafayo ee somalida ayey dadkan somalilan necebyihiin waa dad shisheyo kalkala ´´´lkn rer konfur dadka way u badan yihiin wayna u liitaan war dadka hargaysa u dhashay ee xamar ka buuxa soo rafa ´´nacalaa dhalayee ´´´waaba dad xun oo somalinimada neceb
    war dadkaa ficilka ay mujiyeen waa ficil xun ee jawabtiisa hala siyo somali mel walba way wada dagtaà’´´in lays rafana waa wax ugub ah oo ay ku dhaqaqeen idooor afdhagor ´´

  • @fartunfarah2990
    @fartunfarah2990 Před 2 lety

    Cirka galay waligii aqoonsi maheleeysaan tankale dhulka isaaq malahan waad nagaadeen oo ninkii uudilay muuse saamuri buu dadka masaakiintaa ku dabaqayaah muuse xaqo waa kaa Soo bixin amxaaryaho matihid soomaali waxaa tahay vamxaarvisqarinaayaha oo gabari dhashay isday aadbunaxariysta darantahay laakiin mardhoow runtu way soobixin illahay dulmiga majecla ee dhulku uusan idila go'in ee dadka carruurtoodii U keena hadii aad gadateenah oo dadkaba aad utarxiileesen in aad ubadka kalahartaan oo gadgadatasn dee sheegay oo dadka ukeenay ilmahoodii koleey ilahay waa idinka abaalmarine inshallah Si deg deg ah

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Před 2 lety

    Snm iyo garacyada iidoorow gardaradu ma fiicnee bal maad aabiga iskaba dayso
    Dhulka aad ku kibirtay ma lihide maad qayb aayar ka ahaato
    Qaadicudariiqnimo Allaah ayaa nacladaye maad somaliya isbaarada kaba dayso
    Shacabka iyo dalka iyo diinta iyo culimadiisa somaliyeed maad daabcada ka dayso
    Dagaal wiil kuma dhashee maad iswaalkaba dayso
    Innan iyo abeesaba afkoodaa ayaa u wadahee maad ummadda somliyeed horor ka dayso
    Afweyneba sidiina oo kale xoriyada ummadda somaliyeed ugama qaadine maad hooyooyin iyo waalidka xaqqooda iyo xoriyadooda iyo dalkooda iyo diintooda iyo dhaqankooda iyo cawaalow calankooda maad u dayso
    Xoriyadii ay waalidkood iyo walaalahood iyo kuway ifka u jeclaayeen ay ku waayeen dagaalkay u galeen xoriyo maad xasuustooda iyo xaqqooda u dayso
    snm iyo afweyne waxay isku qabsadeen inuu xaqqa iyo xoriyada shacabka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed midba kan kale ka boobo oo snm intay afweyne ka soo carareen ayey canbaartoodii iyo baqadoodii iyo diciifnimadoodii shacabka somaliyeed ee hargasaad la soo dhex galeen oo dhiigyacab afweyne uga hari waayey amase uga hari diiday suu wuxuu ahaa inan gumeed carooday oo awood isbiday oo waa lagu yaqaan sidaas inuu dadka u xasuuqo inan gumeed itaal isbiday waayo wuxuu filin haddii laga raayo in awoodiisu dhamaanayso oo isaga la xasuuqayo sida qoomuluut, dhilayste, boonayste, gaal muuse biixi cabdi iyo snm iyo garacyada iidoor aaminsan yihiin oo kale ee maad hooyooyinka iyo culimada iyo dhalinyada ugubka ah oo diintooda iyo cawaalow calankooda wata maad ikhyaarkooda u dayso
    Oo snm iyo garacyada iidoorow shacabka iyo dalka iyo diinta iyo culimada iyo hooyooyinka iyo dhalinta ugubka ah ee somaliyeed ibtilada maad ka dayso
    intaan aayaadka Allaah ibtiladoodu ku haleelin oo Allaah uusan ku fitnaysiinin oo oohinta aad mu-miinta ka qubayso jawaab deg deg ah kaaga imaanin Carshiga Dushiisa ummadda somaliyeed maad sharrkaaga ka dayso
    oo snm iyo garacyada iidoorow ogow "adoonka Allaah oo cibaadiga ah markii la dulmo in Allaah deg deg ugu jawaabo oo bal culimada uu cabdimaalik muuse coldoon ka mid yahay iyo hooyooyinka iyo dhalinta ugubka ah ee aad ku abiyuus garaynaysaan carrigoodii Allaah siiyey iyo cawaalow calankoodii ay xorayntiisa u naf waayeen kuwo badan oo ay jeclaayeen huwashadiisa iyo xoriyadooda maad u dayso
    Oo qoomuluut iyo dhilaysi iyo boonaysi iyo gaalnimo iyo shirki iyo wax kasta oo ku xun dadkooda iyo dalkooda iyo diintooda iyo dhaqanlooda somaaliyeed ee aysan doonayn maad ka dayso
    Oo shacabka ummadda somaliyeed oo wax sharr ah oo ay idiin dhimeen aysan jirin abiyuuska aad ku fashaan Allaah si wacan AYUU U OG YAHAY OO WAA WAX WALBA OGAAL oo si deg deg ah Ayuu xaqqooda u sugine maad ibtilada nafihiina ka dayso
    Oo ogaada shacabka somaliyeed mujrimyo iyo dawlada idinka awood iyo xeelba badan oo idinka hub iyo awoodba badan ayaa ku hungoobay waayo shacabka somaliyeed waa cibaadii sax ah oo Allaah maqlo baryadooda oo uu si Rixinkiisu ka buuxo si deg deg ah ugu soo jawaabo oo masaakiintii laascaanood aad ka erideen baryadoodii iyo cuqubadoodiiba idin ku maqan oo culimadii diinta shacabka somaliyeed cuqubadoodii idin ku maqan oo dhalinyada ugubka ah iyo hooyooyinka iyo waayeelka iyo haweenka xaasaska ee aad saqdhexe iyagoo sariirahooda jiifa aad ugu dhacdeen guryahoodii iyagoo hurdo u labisan oo sariirahooda ku jira sida xaaskii cabdimaalik muuse coldoon oo xaqdaro uga oohiseen cuqubadoodii idin ku maqane maad ummadda somaliyeed ciqaabta ka dayso
    Oo najuus yahay najaasada maad iska dayso
    Intaan la idin rogin sida qooman aad maanta u jeedaan iyo kuwo hortood la rogayba sida qoomuluut.
    Yaahuu yaahuu yaahuu

  • @xafsafaarax1768
    @xafsafaarax1768 Před 2 lety

    Warkii oo gaaban waxaa soo jeediyay wllky Cabdi qani Mxmed xuseen

  • @salmanmohamett4639
    @salmanmohamett4639 Před 2 lety

    Dadka leh Dawladu wan Ka xunaha maati ayaay watan leh Iyaga u bahan in la tarxiiliyo because aynagu BA anagoo mati ah ayaa Nala rushahyay marka wàa dad aan waxba dhib arag kuwa leh waa khalad wan idin layn wllhi hadii waxa idinka maqlo

  • @faayali1097
    @faayali1097 Před 2 lety

    Qofkasto waxuu shaqeestu helaa qeer iyo sharba dulumka waa caadi lakiin ogada dadka kuli mahan dalimiin .Lakiin qeer maleh qofki dulmaya dad maatiya reer wadanka hastoow cadaabta dulmiga kadambeeyso waa mid daran .

  • @user-ju8on2er4w
    @user-ju8on2er4w Před 2 lety

    Uma da soomaliyeed wxn leeyahy nagaraali ahaada walaala yaal itaanu muuse Iska qabanano hanu nahy shacabka hargesa

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Před 2 lety

    Aniga ummada soomaaliyeed waxaan farayaa ee janada fardowza ku galeeysaan iyo 70 xoorar ceeyn ku heyleyso waxaa kaa iga oo kaliya gaalada ajaaniibta ku ah gowalada waqooyi gaar ahaan hargeisa iyo burco waa in si deg deg ah lagaga si feeyaa weeye ee isaaqo soomaali mahan ee waa xawashi ethopia u dhashay weeye isaaqa gowalada waqooyi jooga iyo isaaqa jooga meeyl kasta ay joogaan ee ethopia kaliya ka aheeyn waa in la laayaa waajib ayeey idinku tahay ummada somaliyedow laaya isaaqa iyo caruurtoodi iyo dumarkoodi nijaasta shayaadiinta af soomaali bartay weeye isaaqo ee soomaali mahan ee waa xawashi

    • @GeckoWiz
      @GeckoWiz Před 2 lety +1

      Caanaha iyo mixixda iska yarey waad calooleysa

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 Před 2 lety

    Dadku bila naxaaris bay noqdeen
    Dad soomaaliyeed in la tabto xata maha
    Waxi wax dila maxa lo badhi waayey oo dad soomaaliyeed oo maati ah lo dhibay guuryaha ay nabada ku joogeen loga rasay khalad weeeyi
    Madaxda xuun marka la dorta wata taladodi

  • @hamdi2577
    @hamdi2577 Před 2 lety

    Allahu Akbar video waxan kala kulamay daren goniga
    Waxan maqli jiray cagtii joogsa weyda marbay ceeb lakulantaa waqooyi nimcada illahay siyay maxaay ugu tumanaysaa wayaab

  • @awoqali4151
    @awoqali4151 Před 2 lety

    Bal odeygan leh hargeisa iyo Barbra halagu xigsiyo kkkk nabsi talo miyanu ka baqaneyn inu isagu number 1 noqdo miyanu ka baqeyn sunxanalah dad masakina ayuu ku diganaya

  • @somaliboy8944
    @somaliboy8944 Před 2 lety +2

    saxban u aragnaaa Anagu adeer somalilnd guul

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 Před 2 lety +1

    Qof walboo Soomaali dhab ah oo waddani ah waa inuu joojiyaa isticmaalka xawaaladda iyo bangiga cunsuriga ah ee Soomaali diidka ah ee Dahabshiil.

    • @alijama3401
      @alijama3401 Před 2 lety

      HHHH. HHHH SOOMALI KALIGII IS MOOD BEENTAADII WAY DHAMAATAY SOOMAALINIMADU MAAHA XAMAR IYO FARMAAJO SOOMAALIDU WAA SHAN CALANKAAD SIDATAA SHEEGAAYA XIDIG SHAN GEES AH LAAKIIN WAAD ISKA SIDATAA MA TAQAANID. CIDNA SOLMAALINIMO KAMA XIGTID EE SHEEGO SOMALIA OO KU KALSOONOW KAAD TAHAY AFARTA KALE. MASUUL KAMA NOQON KARTOD BEENTIINA SOCON WAYDAY BALSE IN DAD SOOMAALI AH LA TARXEELO MARNABA KUMA RAACSANI

    • @mayzamohamed8154
      @mayzamohamed8154 Před 2 lety

      @layla Elays kastuumada Ethiopia inad tahy ha ilobin

  • @shirkadadhismahaiyodaryeel7871

    Jamhuuriyada iskeed ismagacawday ee s.land waa in farmaajo talaabo la qaadaa

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 Před 2 lety

    dadka shacabka ah sida dumar iyo caruur in ladhibaateeyo waa ceeb wayn somaliland umad wacan weeye in magaca laga xumeeyo maaha

  • @ismailmohamed1251
    @ismailmohamed1251 Před 2 lety

    Lacnatulaahi Calayhim Lacnatulaahi Calayhim Lacnatulaahi Calayhim Muse Gaaal Iyo Galaadiisa Lacnatulaahi Calayhim Baan Leeyahay Uuuf Baad Tihiin Bari Baan Idinka Nahay Idinka Iyo Waxad Qorateen Aad Cabudaysan Ipliiis Ah Qif Walbooo Qaatay Diinta Demuqradiyada Muslim mahan Gaal Walbo mUse WAA Gaal Xarbi ah Ilahey Waxan Ka Baryaa Cudur An Daawo Laheed Alleh haku Salido Asagaa Iyo Ina Kaahin Farmaajo Dani Axmed Madowe Qooor Dhamantooood WAA Wada Dhawaqiiiiid Lacnatulaahi Calayhim Baan Leeyahay Waxba MaWadaagno Gaalo Baan Leeyahay Qofkab Shareecada Islamka Rabin Muslim mahn Gaaalada Bari Halaga Noqdo Gaalada Dhawaqiiiiida ah

    • @mayzamohamed8154
      @mayzamohamed8154 Před 2 lety

      Excuse me Pro mxa cadeenaya inuu kani calanka sheydanka yahy🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴cadeena laga raba

  • @khatrajama7024
    @khatrajama7024 Před 2 lety

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sakuraschool6557
    @sakuraschool6557 Před 2 lety

    Daanyeero iyo dameero ayaa dadka jurira dadka sidan ogaay loo galay ayaa ay leeyihiin waa kusaxanyihiin 😡😡😡😡😡😡

  • @drsnimcobarrehqoraneh1509

    Ax ax ax 😭😭😭😭😭 sorry

  • @NIIKOSOMALI-gk8ud
    @NIIKOSOMALI-gk8ud Před 2 lety

    Sir doon maleh miya dawladu ma ciyalka iyo dumarka wax laayey wa arin xun o qalada

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 Před 2 lety

    Kan Yaree Ugu Danbeeya
    Waa Bahal Imaankiisu Aad U Hooseeyo Oo Daciif Ah
    Dadnimadii Ayuu Ka TegAy Dugaagna Ma Gaadhin

    • @BP-si2ww
      @BP-si2ww Před 2 lety +1

      😸😹 Hala yaabin guriguu ku dhashay geesna uma dhaafin

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety

      Waa halyay qaran fariid halkaa ka wad

  • @axmedxasan9744
    @axmedxasan9744 Před 2 lety

    waa xaaraan in soomaali la tarxiilaa waayo beraa adiga kuwa kaa dagan xamar baydhabo laga soo tarxiili

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 Před 2 lety

    Waxay tarxirayan wa hoyoyin iyo caruur ma qabiil bay leeyihiiin

  • @obamaleelee3961
    @obamaleelee3961 Před 2 lety

    I am sorry I'm just gonna say this once say this once our people are some of them are ignorant really really really they need to think hard if this was them what would they do this wrong Stop ✋ They are not a foreigner they are Somali like you we are Muslim we speak the same l Language This is the reason why we will never have peace all somali Whether you call yourself somaliland or not we are still somalia

    • @obamaleelee3961
      @obamaleelee3961 Před 2 lety

      my brother whoever you are whatever you are they're wrong what they're doing we are human being and we are Muslim we are not animals

    • @obamaleelee3961
      @obamaleelee3961 Před 2 lety

      @layla Elays My brother I don't understand what you're saying but I hear you but have you seen those are kids and women most of them are kids and women I've seen on TV How they did is wrong we are human being we're not animals forget about religion by the way I from lascaanood My grandfather my grandfather's great grandfather generation after generation I'm from there what they doing is wrong or how they are doing it all they asking is time they will leave the city is that so hard brother

  • @degan4
    @degan4 Před 2 lety

    Dadkala raafay nabad ma ka dhilin Doontaa lascano.

  • @safahenna2322
    @safahenna2322 Před 2 lety +1

    Hooyada baa ajanabi ah soomaalind baa Ajanabi ah 😏Itoobiyanka Hargysa ka buxa saar dhe muuse Qashin dhulpahnte Xumaan ladoonaysaan laakiin Anagu dadka tarxilaysa ban idinka hadaan nhy 🤮 dhulphne

  • @ubahelmi9164
    @ubahelmi9164 Před 2 lety

    Isaaqa hayska gabtu they need to be stop walalohay they will distroy somalia

  • @BP-si2ww
    @BP-si2ww Před 2 lety

    Waxaa ay Somaliland samaysay waa wax laga xumaado .waxaan jooga dhul shisheeye diir iyo diin midna Naga dhaxayn hadana say ula dhaqmaan dadka qalaad waad yaabaysaa . sida laguu sharfayo bini aad minimadaada loo tixgalinayo.
    Somaliland cindna waxba may yeeelin lkn waxaan qabaa inay daciifnimadeeda iyo ceebta uuun banaanka soo dhigty saasna aysan meeel ku gaadhayn. Dadkaaa muslimiinta ahna garabkooda Allah ha galo

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 Před 2 lety +3

    GUUL REPUBLIC OF SOMALILAND.

  • @abdibulle4568
    @abdibulle4568 Před 2 lety

    اليس منكم رجل رشيد؟

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 Před 2 lety +3

    Wixii koonfur u dhashay yar iyo weyn waxay ka midaysanyihiin burburka Somaliland. Ha la tarxiilo

  • @najmoaxmad479
    @najmoaxmad479 Před 2 lety

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @rashjoh8028
    @rashjoh8028 Před 2 lety

    Waa ceeb in dad somaliya wadankoodii laga musaafiriyo. Waxay ceeb ku tahay wax garad ka reer somaliland iyo dadka aamiinsan diinta islaamka. Fashilka dowladu amniga ku fishilantay arrintanu xal u ma ah. Waa ceeb!.

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 Před 2 lety

    Wasaarda daakhligu way ku qaldantahay arintaas waayo taagdari ay soo qaban kari waayeen ciddi dilka geysatay

  • @khadarfaarax6108
    @khadarfaarax6108 Před 2 lety

    m

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv Před 2 lety +3

    Raxanweyn waa Reer Lascaanood

  • @ONEZONE99
    @ONEZONE99 Před 2 lety

    Wasiirka xanaanada xoolaha, kan yari ma in xoolo la dhoofiyay ayuu mooday 😳

  • @mohamedkhadhar4409
    @mohamedkhadhar4409 Před 2 lety

    I think it's not right

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 Před 2 lety

    DADKA QAAR WAA DOQON LA MARIN HABAABIYEY OO AANU GARANAYNIN WAXAY KU HADLAYAAN. WAA KHALAD WIXII KA DHACAY LAASCAANOOD. DILKA WAXAA KA DAMBEEYA MAAMULKA SOMALILAND LAFTIISA.

  • @daroodisaaq2529
    @daroodisaaq2529 Před 2 lety

    Dowlada muuse EE kursigeedu liigiiganayo kadib dhabarjabki doorashada kaso gadhay markale fashile kale cidaamada sirdoonka ah somaliland ayay cel dul oganaysa wayo calamku hayday maqlaan sheekadan oo kale way ku qoslidoonan busho inta leeg oo caruur iyo haween u badan ay loo tarxiile dhibatoo goob ka jirta war iyaguba ma diidana inay dhulkodi ku noqooda lakin marka wixi ayku noqon lahaayeen iyo antidooti laga mastafuriyay maxa u nafa adeer waxba Ayan laiskuguso gaban nabadgaliyo Ayan sugayna EE somaliyay ka so jeedan oo somalia diid waxan odhankarnaba wa argoosi waxa u muse wada ay somalia ay u gaysatay somaliland waxan doonayna inay hayada xuquuqal isaan so gadho mesha iyaadaha wa xasuuq farsamaysan

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 Před 2 lety +1

    LAA ILLAAHA ILLALLAAH WALLEE MAALIN AYAAD ISLA YAABIDOONTIIN MARKAAD GURIYAR ISKUSOO OODEEN SIDII YAHUUDA OO MEEL AAD UBAXSATAAN WEYDIIN AQOONSINA QANIISNIMO XITAA KUWEYDEEN.

  • @ramatgan1
    @ramatgan1 Před 2 lety

    Waxaan ku noolahay Ceerigaabo. Waxa Laascaanood ku dhacay aad bay nooga yaabisay oo aad bay noo cadhaysiisay. Sidee Soomaali loola dhaqmi karaa sidan. Sow kani ma aha dalkoodii? Runtii tani waa ceeb. Marna ma aqbali doonno qabilnimada somaliland.

    • @SaidAdan
      @SaidAdan Před 2 lety

      Ceerigaabo waalaga raafayaakaalay adigu jooji

  • @xaylowabdi3381
    @xaylowabdi3381 Před 2 lety +2

    Waaa Umaad Wadda Xaanuunsan ..Geebigoodba

    • @labbadhagaxnindhexdoodkaso8483
      @labbadhagaxnindhexdoodkaso8483 Před 2 lety

      In aad umadda dhan ee reer Somaliland wadda dhaleecayso waa gef cad dadku isku aragti maaha shicibkuna waa ka berri badankoodu ee arrinkan xukuumada Somaliland ayaa fulisay ee hadalka caqliga soo mari slmulah

  • @wllkaskey7649
    @wllkaskey7649 Před 2 lety

    Muhiimada waaa in qaadland ey GOWAL THY 🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬😡😡😡

  • @arka7705
    @arka7705 Před 2 lety

    3:22 muxu idhii "ajaniim ah?" War xawayaansana muxu aha qofku

    • @SaidAdan
      @SaidAdan Před 2 lety +2

      Somaliland way tagtay haku riyoonin inay Somalia ka mid tahay

    • @arka7705
      @arka7705 Před 2 lety

      @layla Elays silliness at its finest

  • @cabdidheere8540
    @cabdidheere8540 Před 2 lety

    A

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Před 2 lety

    Talabadina wasa 😕😕😕

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Před 2 lety +1

    Dhulkodi haa tagan ziizowga saare buuq Iyo huuha loma bahno afaar ade taqaanad soo aruursatey oo negativ ah waa guul tarxilku

  • @farhannuh6174
    @farhannuh6174 Před 2 lety +1

    We are going to build that wall and Somalia will pay for it. Make Somaliland Great Again.