WAXAA CASUMAY AMIRA KOKO CUMER FADIL MUUFO MARKII IGU HOREYSAY QOSOLKA ADUNKA 😁

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 280

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl Před 3 měsíci +38

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 3 měsíci +62

    Kusaliya nabigeena muhammad scw waxbadan ayad ku fa'ideysaan inshaAllaah❤🕋☝🏼

  • @NuuroNuurocaamir
    @NuuroNuurocaamir Před 3 měsíci +43

    Ayyy amiiradeydii qurux badan teydiii❤

  • @NuuroNuurocaamir
    @NuuroNuurocaamir Před 3 měsíci +46

    Amiira qurux going pretty qurux badantena❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Před 3 měsíci +41

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😊😊❤❤

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 Před 3 měsíci +84

    Team Amiira like 👍

  • @MiraaQurux
    @MiraaQurux Před 3 měsíci +33

    Amiira SaaS karabnaa dumashi sundus sifican muufada ubar😂❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Před 3 měsíci +37

    Amiradeydi mele jogto maliga wayo❤❤❤❤❤

  • @ShucaybCalikabiir
    @ShucaybCalikabiir Před 3 měsíci +44

    Team koko one like ❤❤

  • @Asli090
    @Asli090 Před 3 měsíci +24

    Koko mnsha Allah she's so smart wlhi danteeda racataa maskaxdeeda noo soo tujisa fikrad fcn thy mesha wan imid hadana video may soo duubin

    • @sawdahassan2344
      @sawdahassan2344 Před 3 měsíci +6

      Team ka yadaan u jeclahy waa qof aad u fikir badan mansha allah❤

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 Před 3 měsíci +21

    Abayo hal talo ayaan kusiinaya igama aha inan ku necebahay lkn qofku wuxuu dhibsanayo waa laga daaya waa sax qofku wuu kaftami karaa lkn kaftanka qaari mafiicna mana qurux badna adiga oo iska kaftamaya oo dadka iskaga dhex jira hadana waxad oranaysid waa inaad ka fikirta waayo laga yaaba erey aad si fudud utiri in qofka kale xumaan u arko markaa ereyada dhacdhaca ahi waa waxa la isku naco ama khilaaf keena ee iska ilaali waxan filaya inaad fahantay halkuu hadalku usocda abayo wax ku dhiba alle kuma tuso 😊❤

    • @ifraahifka292
      @ifraahifka292 Před 3 měsíci +1

      ani waa fahmay mesha u usocdo 😂

    • @ghst4487
      @ghst4487 Před 3 měsíci

      ​@@ifraahifka292mafahmin aniga ma iisheegi kartaa maxee ulajeedaa?

  • @Come524
    @Come524 Před 3 měsíci +24

    Sundus wlhi qof qalbi fiicn ways ❤❤

  • @HudaaAhmed-mt3cn
    @HudaaAhmed-mt3cn Před 3 měsíci +31

    Hooyo macaan alle alha noodaayo amiin like saar

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 Před 3 měsíci +36

    Amira she’s is so beautiful m.a🫶🏻😩👸🏻💅🏻

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o Před 3 měsíci +21

    Team amiira real princess ❤

  • @MiraaQurux
    @MiraaQurux Před 3 měsíci +41

    Team Amiira one Like ❤😊

  • @najiibNaja2013-bh9gr
    @najiibNaja2013-bh9gr Před 3 měsíci +23

    Amira qurux qaapka mufada uhapesatay OMG waa anigo dapayare fadhiyo cml😂

    • @shugrishire8745
      @shugrishire8745 Před 3 měsíci

      Dabayare waa uxiisy wlh 3 sano ka hor igu danpysy😭

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Před 3 měsíci

      ​@@shugrishire8745 --- Intee La Dhahaa Abaayo Dabayare 🙏🙏🙏THANKS🇸🇴😘🤲

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 3 měsíci +19

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 Před 3 měsíci +11

    Yaaila nacay dhoocilaha commentga oo waxkala aqoon iney amiiro iy koko kala xigsada oo marba mid caayan🙄😂😂

    • @zesi23
      @zesi23 Před 3 měsíci +3

      Ani kula nacay uff😂

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 Před 3 měsíci +4

      Comment dhan inaa aqiryo dardood u ncy wlhi 😂

  • @MiraaQurux
    @MiraaQurux Před 3 měsíci +22

    My Britisch Girl amiira qurux badan iftinki t27❤😊

  • @naagta.waln7789
    @naagta.waln7789 Před 3 měsíci +16

    Amiira so cayda ubare samese❤😂

  • @MhdIbra-v6l
    @MhdIbra-v6l Před 3 měsíci +5

    Wlh amiira cimadeeda mahesto wlh amira qurux wa ixtiraam badan tahay sharaf iyo karaamo ku heynaa tiimka 27 wan jeclahay dhamaantiin wlh allaha ni dayo waryaa wa iga gadan tahay se u dhahday

  • @FtimaAhmed-j9e
    @FtimaAhmed-j9e Před 3 měsíci +16

    Naya meday Samiyo😢wan jeclhy wlhi samiyo from bosaso

  • @Amiira603
    @Amiira603 Před 3 měsíci +14

    Amiira qurux my queen❤

  • @Itz_miira
    @Itz_miira Před 3 měsíci +9

    Aww Kokodeena quruxdeda 😩💕🌸💗💅🏼

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o Před 3 měsíci +17

    Amiira qurux ❤

  • @ina_haajiyey
    @ina_haajiyey Před 3 měsíci +7

    😂😂😂amiira waa runted culture keena yaana lgu ciyaarin

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o Před 3 měsíci +18

    Ayyy amiiradayna

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Před 3 měsíci +9

    Amiira hal habeen nashqada loo jarjaro labaray maysan ilawin wahaysaa ❤🎉😂

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 Před 3 měsíci +19

    Hadaa chenalka ceyda soo fiirsaday
    Sudus waa maxay bilaa ixtiramka amiira kula dhaqmoosa
    Amiira qurux darteeda kuu taageeray .
    Kama kaftamo amiiro ❤❤

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb Před 3 měsíci +9

    Igula saliya Rasulkena Muhammad Sallalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤

  • @AdnaNuur-z4b
    @AdnaNuur-z4b Před 3 měsíci +26

    Amiira marka koowadd dharwadatay marka kalene dherkale wadataa😂😂😂😂😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 Před 3 měsíci +4

      Xalay iyo cwo ayu Kala yahay video

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Před 3 měsíci +17

    Qalanjo qor dher qeb sami weydyay amiray❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o Před 3 měsíci +9

    Real princess 👸 💖 amiiradayna ❤

  • @Hindiafsomali2024.S
    @Hindiafsomali2024.S Před 3 měsíci +5

    Koko qaab kee camera da u fiiri neeso oo u xoshooneeso MashaALLAAH ❤❤

  • @Suuban225
    @Suuban225 Před 3 měsíci +6

    Biniadamka saas waaye marka la ixtiraamo oo jeceyl badan la tuso waa kibraa sundus malmahan amira waad sarantahay ka tag amiira waa walasha camerada hordeeda ixtiraam muuji

    • @FardowsoFarax-hf7tt
      @FardowsoFarax-hf7tt Před 3 měsíci

      Ala dadku dulmi badana mar sundus la bahdilay dhaha mar neh amiiro la saranyahay dhah😂dadka iyaga iska kin jecel ka dhax baxa wah😮😊

  • @cabdulahicabdi-sq9ey
    @cabdulahicabdi-sq9ey Před 3 měsíci +16

    Amiira qurux wili waxba ku dhiman macalin ma ku noqon😂

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o Před 3 měsíci +13

    Team amiira qurux ❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 Před 3 měsíci +14

    TEAMKEYGA 27 Mar Noo hoos yaqay ❤❤ sundusteyda Caashaqa is not Easy 🎉🎉

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 Před 3 měsíci +17

    Boqoradena Amiira Qurux igu salan wan tagera plz

  • @nuuroahmed5527
    @nuuroahmed5527 Před 3 měsíci +13

    Team amiira one like❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef Před 3 měsíci +13

    one like team amira qurux❤

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud778 Před 3 měsíci +3

    Sundus waa ku jeclahy lkn amiiro ixtiraaam saa ula hadleese cawa waa qaldàneed

  • @ShaficiBoy-ky1cf
    @ShaficiBoy-ky1cf Před 3 měsíci +9

    Koko iyo amiira waa gabdho xushmad badan oona kaftan badneyn lkn sundus ilaahada xushmad mataqaano ❤❤❤😮

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 Před 3 měsíci +2

      Adaban xushmad along maser ka hdlsiyey ka dhmow inanta fcaga ah

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah Před 3 měsíci +4

      Amira iyo koko waa dad ilbaxa Indhaha iska garta lkn tan sundus waa badow

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale Před 3 měsíci +1

      ​@@Uqtimuslimahnaa gabadha kaleexo😂😂

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale Před 3 měsíci +4

    Jh amiiradeydii dayaxa ifiya teamk kujecliyaa miroos😫😫

  • @user-lm7wn6xe4r
    @user-lm7wn6xe4r Před 3 měsíci +6

    Sundus abaayo wlh waa idinjeclahay❤❤

  • @user-ku3lk9th9v
    @user-ku3lk9th9v Před 3 měsíci +6

    Adi Cayda iyo qacda amira kama qusatid😂

  • @user-iu5vb1gu6i
    @user-iu5vb1gu6i Před 3 měsíci +3

    Sundus way is yeel yelaysa😂

  • @user-ew2qm7vy9u
    @user-ew2qm7vy9u Před 3 měsíci +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 3 měsíci +2

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤

  • @user-rj3zk9gj2w
    @user-rj3zk9gj2w Před 3 měsíci +3

    AMiiradayda mrelay joogto laygama waayo🥺👸💋🌺

  • @JamaabdilleMagan
    @JamaabdilleMagan Před 3 měsíci +6

    Hada sundus waxaa lagu haystaa maxa Miiro unecbtahay. Koko ujaceshahay naa gabadha nooga fuqa❤

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 Před 3 měsíci

      Oo yaa kuhaysta amiiro jacayl ugama bahnaa qoftan😂

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Před 3 měsíci +3

    naaya sudus edebyeelo sida amiira ula dhameyso jooji Chanelle ceyda waaku jeedne

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan Před 3 měsíci +8

    Team sundus one like 👍

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Před 3 měsíci +7

    Kokodeena kujeclahay wllhi

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 Před 3 měsíci +8

    One like 👍 team sundus ayaanle marnaba nohoos 😢😮❤

  • @AmiiraBeela-wd9pr
    @AmiiraBeela-wd9pr Před 3 měsíci +3

    M.a sifudud ayeey kuheshay ana buugan saa uraadinaya waa dhiman rabaa illahow iisahal❤

  • @MuniirafeeyMuxidiin
    @MuniirafeeyMuxidiin Před 3 měsíci +4

    Mashha koko dadka wiswiska badaney kujirtaa filaaa tartiibatete

  • @kawsarshuuke2659
    @kawsarshuuke2659 Před 3 měsíci +3

    My fav girl amiiro qurux❤

  • @MssXafso-dz6zk
    @MssXafso-dz6zk Před 3 měsíci +3

    Team koko one like❤

  • @user-zy9hp2pp2g
    @user-zy9hp2pp2g Před 3 měsíci +3

    Sundus wan kujeclahay ❤❤adi iyo koko iyo amiiro❤

  • @DeeqoAhmed-g2p
    @DeeqoAhmed-g2p Před 3 měsíci +3

    Mamada dhiga waaye ceyda awe ayey tiri❤❤

  • @yaasmiinnuur8887
    @yaasmiinnuur8887 Před 3 měsíci +4

    Ayy saaidin sugaayay lee😂3 diina❤

  • @yonisibrahim635
    @yonisibrahim635 Před 3 měsíci +4

    muufo cunto ka sharaf badan ma jirto doqonee cunto kuu gaar ah markaa leedahay waxey cadeynee in aad ilbaxnimo leedahay hadii aa asalkaada cawaan aheeyd baasto iyo bariis lee taqaanaa.

    • @Queen-m.j
      @Queen-m.j Před 3 měsíci +1

      Oo yaa doqona akhas war wasaq yahow afka dheer isku xishood ilhy nin bo kaa digee

    • @zadaamhirzih5485
      @zadaamhirzih5485 Před 3 měsíci +1

      Taliye comment iyo waxaas ragu ma qoraan ka dhac dumarka lama caaye

    • @yonisibrahim635
      @yonisibrahim635 Před 3 měsíci

      @@zadaamhirzih5485 taliye waa saxantahay lkn xushmad waa muhiim cunto soomaaliyeed in lagu jees jeeso wax laga aamusi karo ma aho

  • @nimconadar1039
    @nimconadar1039 Před 3 měsíci +4

    Sunduseey wn ku wadana hdn rer Galkacyo nahay hory u soco qaali❤

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt Před 3 měsíci +2

    Mansha allh walalahay wan idin jeclay ilahay dartiis idin jeclay keep going xbbti 🎉❤

  • @user-zy9hp2pp2g
    @user-zy9hp2pp2g Před 3 měsíci +1

    Sunkoo waniijeclahay wlhi waxaatihiin gabdho qalbi nadiif m.a ilaah haniidaayo amiin dheh ìifaraxsanaada❤❤oky by😊

  • @QueenQueen-z3p
    @QueenQueen-z3p Před 3 měsíci +4

    Amiiro qurux m.a

  • @naagta.waln7789
    @naagta.waln7789 Před 3 měsíci +5

    Hooyade muslqule ku dhax dhacde ku laha😭😭💔😂😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale Před 3 měsíci

      Dhal cadey waye sundus war maqarin karto😂😂😭😂

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t Před 3 měsíci +5

    TEAM HOOYO MCN ❤😊

  • @hibaaqdeganhibaaqxx5707
    @hibaaqdeganhibaaqxx5707 Před 3 měsíci +1

    culturekeena waye haku cayaarin

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Před 3 měsíci +2

    Amiira qurux caawa Maxaa daaray maqaa yadeeda wax lakama hayo majiifaty

  • @ahmeds6878
    @ahmeds6878 Před 3 měsíci +2

    We need feedback sundus 😂ku saabsan muufo 😂😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Před 3 měsíci +1

    Mashaallah wll qalbi wanagasan waaye Asad Hagio 🥰🥰

  • @user-do1gt7cv5u
    @user-do1gt7cv5u Před 3 měsíci +1

    Waalahi balahi hada cuno waa

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Před 3 měsíci +4

    Team koko like

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 3 měsíci +2

    Allaha idiiin Daweeyo : Guys😘 Dad Aaa Heysaninee Allaha Siiyo " 🤲 Idiinkane Allaha Idiin Zaa"idiyo Ya'rabb 🤣 Dhamaanteen Insha"Allah✌️ Irzaqada Waasacc 🤲🤲🤲 Yaaa 3aziizu Yaa Jabaar 🤲 Duljalaalli Wall"ikrammm🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj Před 3 měsíci +3

    Sharaf malihidii cuntada hanaga caayin

  • @AfnaanSiidcali
    @AfnaanSiidcali Před 3 měsíci +2

    Sundusey mxaa u la dhaqantaa amiro si xun wu waa kamiro horteed ee is qawo sxbey aqas caleyki uff

  • @axlaneyalmaz7240
    @axlaneyalmaz7240 Před 3 měsíci +3

    Naayada saas muufada looma jarjaro ee ha naga dhaliilina

    • @haniihm
      @haniihm Před 3 měsíci

      Ceeyda SaaS u baray abaay adoona kula dhashy maku xumeeyay 😉😂

  • @SacdiyoSacdiyo-x4s
    @SacdiyoSacdiyo-x4s Před 3 měsíci +1

    sundus ayanlee qof qalpi wanagsan❤❤

  • @user-ct1qn7mp5z
    @user-ct1qn7mp5z Před 3 měsíci +4

    Koko muufo cunow lama baraye cidaas reer abti bee uyihine amira is daji kudheh 😂😂

  • @Marishahmed19
    @Marishahmed19 Před 3 měsíci

    Wlhi waa runted uxiisay cajeero dafidii lagudi jiray galkacayo

  • @aishaahmed982
    @aishaahmed982 Před 3 měsíci +1

    Fadlan 🙏🏼 abaayo sundus yariisey salaanta islaam ka nagu salaan, hi waa salaanta gaalada ee ha adeegsan, please. 🙏🏼

  • @user-fr9zy6li7m
    @user-fr9zy6li7m Před 3 měsíci +1

    Amiira dumashidena waye 😅❤

  • @FaraxHussein-oj6ls
    @FaraxHussein-oj6ls Před 3 měsíci

    Cumeer waa legend❤😂🎉amiira kaleexdu idhi

  • @dalmaraadan1848
    @dalmaraadan1848 Před 3 měsíci +5

    Team asad like ❤🎉1k

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 3 měsíci +2

    Team 27 Ont Like ✌️👍👍👍Walalkeen Asad Hagio 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @King___ziizuu
    @King___ziizuu Před 3 měsíci +2

    wax jiro ma,ahan with out ceyda

  • @Selma_khatterr
    @Selma_khatterr Před 3 měsíci +1

    Naa sunduseey hooyaday maanta suuli ku dhacday aaa ma nooooli 😂😂😂😂😂😂

  • @parkjimin-hc5zu
    @parkjimin-hc5zu Před 3 měsíci +1

    Ceyda baraay amira 😂😂😂

  • @iftinyusuf7253
    @iftinyusuf7253 Před 3 měsíci +2

    waaa😂🤩 mufo masha allah

  • @zahraabdigulled1707
    @zahraabdigulled1707 Před 3 měsíci +2

    sxbey markan ku arko walahi wan qosla sidaad u carartay markad la dheleysay Amira

  • @SumayoApdalla
    @SumayoApdalla Před 3 měsíci +8

    Qofka ugu horeeyo like saaro yees😂

  • @Raaxo-nh5em
    @Raaxo-nh5em Před 3 měsíci +2

    From koko

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 3 měsíci +1

    Illahoow Kuu Badbaadi Hoyadaa 🤲🤲🤲🤲😘

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 3 měsíci

    MAASHA. ALAAH. CASUMAAD
    WANAAGSAN. DHAMANTIIN. MUUFO. CADEY SALIID MACSARO
    AB I IGADHEH. AAWEY CEYTE
    AFAARIHIISA WAYE❤❤

  • @KhureshMohamad-kq2cs
    @KhureshMohamad-kq2cs Před 3 měsíci

    Sundus isn't easy

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 Před 3 měsíci +1

    Amiradeeen maxa cw sakusogaynay 😢wan dalnay wax masodhigaysiid miya amira 🎉

  • @user-sx7gx7wb5i
    @user-sx7gx7wb5i Před 3 měsíci +1

    Koko❤❤❤