SU,SHA TODDOBAADKA SHEEG BOQOL GEEL,BOQOL ARI,BOQOL FARDO MAXAA AF SOMALI LAHU YIRAAHDAA RTN NAIROBI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • SU,SHA TODDOBAADKA SHEEG BOQOL GEEL,BOQOL ARI,BOQOL FARDO MAXAA AF SOMALI LAHU YIRAAHDAA RTN NAIROBI 2016

Komentáře • 91

  • @mohamedabdirisak4377
    @mohamedabdirisak4377 Před 6 lety +20

    Dadkan sooamaali maaha miyaa
    100 adhiya waaa Tiro ardhiya
    100geela waa Kadin geela
    100 lo ah waa Fadhi lo ah
    100 fardo ah waa Wegen fardo ah
    Liketa yaan Layla dhaafin qaraabo

  • @gumaysidiid1727
    @gumaysidiid1727 Před 4 lety +1

    War..dadkaan af-soomaaliga cayrta ka maxay ahaayeen waa yaabee xataa odayaashii waa waynaa way sheegi kari waayeen
    1-boqolka geela=ah waa kadin
    2-boqolka lo,da=ah waa fadhi
    3-boqolka ariga=ah waa tiro
    4-boqolka fardaha=ahna waa wegen

  • @maajiddhunkaal6273
    @maajiddhunkaal6273 Před 7 lety +2

    Rabiyow caqli na sii waa wada cawaaan odayaasha iigu daran

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed Před 7 lety +13

    KADIN geela, TIRO ari ah iyo WEGEN fardo ah:
    Sida wegen gammaan oon la mirin
    Waaga tiigsadaye weyraxaa kalgacalkaan
    La wisiisi goohaa

  • @jaabircali2089
    @jaabircali2089 Před 7 lety +1

    runtii waan ka helay su aalaha eglan show waan ka xumahay maxaa abaal marin idhaaftay nairobi baanan joogin maxaa suaal ka jawabilahaa

  • @timshow2240
    @timshow2240 Před 5 lety +2

    naagtan waxa kaqaldan suaasha mataqaano sida dadka wax lowaydiyo

  • @BROWNBOYVEVO
    @BROWNBOYVEVO Před 7 lety +1

    waa weegan fardo ah Tiro adhiya Iyo Horweyn geela mxaa idiin dhiman

  • @haajaraede1hashi446
    @haajaraede1hashi446 Před 6 lety

    waaw walahay waan dhaqan guurnay. kadin geela, tira adhia.

  • @Cukaashe.
    @Cukaashe. Před 6 lety +4

    Waar horta dadka koonfur dega waxba lama weydiiyo marka laga reebo *Daaroodka*
    Lkn dadkan waxa laweydiiyaa Beeraha lkn hadaad Dooneyso in lagaaga jawaabo su'aalahaas *Hargejsa iyo burco* lkalaay.

  • @Amin-zs4ve
    @Amin-zs4ve Před 7 lety

    100 hayaawaaminta aya lugudaha abyo eglan
    anga aya kajawabay
    halmar south c barnamij midkaan lamid eh nogabilaw

  • @dirirofficial1781
    @dirirofficial1781 Před 2 lety

    Dadkaan baba. Waaye

  • @xusayngaraad6788
    @xusayngaraad6788 Před 6 lety

    Anigo eglanay burco joga ka jawaabaya waa kadin geela tiro adhiya

  • @hodansiciid4347
    @hodansiciid4347 Před 5 lety

    Kadin

  • @muhamedburhaudiin6157
    @muhamedburhaudiin6157 Před 7 lety +1

    gabadha ayada ayayba ka qaldantahay qaabka ay su'aasha u weydiinayso shacabka

  • @aabahajacaylka
    @aabahajacaylka Před 7 lety

    in aan ka qeyb qato ayaa rabaa su asha isbuuca marka haba meel ayaa tagtaan miyaa ama Hal meel

  • @mohaxidig2240
    @mohaxidig2240 Před 3 lety

    100 waa kadin geel ah
    100 ari ah na waa tiro

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 7 lety +9

    100 Geela =Kadin
    100 Lo'ah =Fadhi
    100 Ahdi ah Tiro
    100 Fardaa=Wegen
    Ree Xamar ayaa wax waydiiya waa Lo caadiyee

    • @abdullahiahmedmohamed3925
      @abdullahiahmedmohamed3925 Před 7 lety +4

      Aar Siciid sxb afkaaga ixtiraamka bar inagu reer xamar cid la dhaho majirto. qabailka xamar dagan dhamantood meelo bay leeyihiin lkn isugu yimid xamar un coz waa casimadii

    • @ninbanaandegay7132
      @ninbanaandegay7132 Před 7 lety +1

      Abdalla Axmed
      kkkk sxb dadka wan Ixtiraamaa
      cid aan gafana majirto marka laga reebo
      wixi kaftan ah xumaana majirto bro

    • @aghader8751
      @aghader8751 Před 7 lety

      Aar Siciid
      😁😁😂😃 wlh ani xitaa reer xamar aa ahay wali ma maqlin waxa jamecoda la isku dhaho

    • @SafaBeauty1
      @SafaBeauty1 Před 6 lety +1

      Afkaga caano lagu qabey sxb wad kabaxsatay ninki yaqaan ba yaqaan

    • @sheekoyinmuhiimiyoqisoyinc3425
      @sheekoyinmuhiimiyoqisoyinc3425 Před 6 lety

      thank u soo much saas noogu sharaxday oo quruxda badan

  • @abdallabinabdalla450
    @abdallabinabdalla450 Před 7 lety +1

    Eglan huuno Mombasa nogu kaalay

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 7 lety

    xisid=Ahdi=Adhi

  • @mustafecoddeyproduction891

    Kadin geela
    Tiro adhiya
    ....fardaha mooji
    Wallaahi

  • @countinhodemagician8529

    100 ariya = tiro Ariya
    100 Geela = Kadhin
    100 Lo'o = Hashkin
    100 Farda = Hashkin

  • @BROWNBOYVEVO
    @BROWNBOYVEVO Před 7 lety +1

    tiro geela tiro adhiya weeyan baajuuntaad tihiin lajaneeye

  • @caytojeexbsb1528
    @caytojeexbsb1528 Před 7 lety

    100 xayn100 gamana 100 xaysimo 100 arana

  • @ahmedsharif8257
    @ahmedsharif8257 Před 7 lety +1

    Waxad garan la dihiin meesi

  • @MudugboyMB
    @MudugboyMB Před 7 lety +1

    Af soomaaligii inuu sii dhumaya ayaad halkan ka garan kartaan

  • @hilaacdahir173
    @hilaacdahir173 Před 7 lety

    hadan huseen runtaa waaaye wlhy

  • @bilkhayrchannel8924
    @bilkhayrchannel8924 Před 6 lety

    100geel ah:kadin 100ari ah:tiro 100fardo iyo lo' fadhi

  • @xusayngaraad6788
    @xusayngaraad6788 Před 6 lety

    Kadin baa layidhahdaa

  • @Mudez-Romeo
    @Mudez-Romeo Před 7 lety

    walahi dadka jogan kenya nai waa zero

  • @faaraxladane5256
    @faaraxladane5256 Před 7 lety +1

    kadin geela tiro adhi ah iyo wegen gamaana

  • @cudooncali73
    @cudooncali73 Před 7 lety +6

    Dadkaan waa rer konfur ma yaqaanan afsoomaliga hhhhh waa xaraabo

    • @mohmmedhassen251
      @mohmmedhassen251 Před 7 lety +1

      waa reer waqooy dadkan mayaqaanan somaliga marqaanland kkkkk

    • @boqorjapatiza552
      @boqorjapatiza552 Před 7 lety

      Hanad Hussein xamar dameeraha lagu dhaqdaa car been dheh😂

    • @boqorjapatiza552
      @boqorjapatiza552 Před 7 lety

      Hanad Hussein hada xamar dameer lagama dhaqdo maad ileedahay😂 aakhuru samaan waaye reer xamar dameerkiisa in kiraayo😀😀😀

    • @dajiyejamaal9453
      @dajiyejamaal9453 Před 5 lety

      Cuqdad ayaa idin hayso meel walbo reer konfur ku haaya

    • @dajiyejamaal9453
      @dajiyejamaal9453 Před 5 lety

      Dadkan reer konfur wax kama yaqanaan

  • @ahmedabdinasir9091
    @ahmedabdinasir9091 Před 6 lety

    Adhiga tiro aya la dhaha
    Loadana fadhi aya la dhaha
    Gelana madax aya la dhaha
    Fardana ma aqano

  • @qaalidagan1555
    @qaalidagan1555 Před 6 lety

    tiro lagu dhaha

  • @anisaabdisamed2005
    @anisaabdisamed2005 Před 7 lety

    hhhhhhh geeel.waa geel kulahaa adhina waa adhi

  • @muhamedburhaudiin6157
    @muhamedburhaudiin6157 Před 7 lety +1

    maxaa yeelay waa inay tidhaahdaa si kale ku sheega oo loo yaqaano ilayn waa wada af-soomaaliye

  • @abdifatahaxmed8002
    @abdifatahaxmed8002 Před 7 lety

    Dadkani afsomali waa lagu shubey hhh

  • @umunadachannel3281
    @umunadachannel3281 Před 6 lety

    Tiro waye meshaas yaaa igeeeya

  • @cudooncali73
    @cudooncali73 Před 7 lety

    Hanad xuseen hhh xoolah waa dhaqan keena iyo hidaheena casimadan dee wa lagu dhaqadaa somaah mida kale dadkaan waaba rer baadiye la wareysanaayo rer mgalaba mahe and hhhhhhhhhhhh

  • @aminamohamed1463
    @aminamohamed1463 Před 7 lety +1

    dadkan waa reer xamar reer xamarna afsomali ma yaqanin xata hal abwaan oo suugan yaqan ah malaha

  • @maxamuudahmed6198
    @maxamuudahmed6198 Před 7 lety

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    odayga ugu wayn faaruqsanaaaa

  • @abdirashiid1782
    @abdirashiid1782 Před 7 lety +1

    dadkani ma garanayaan aad waydiinayso

  • @anisaabdisamed2005
    @anisaabdisamed2005 Před 7 lety +1

    kkkkkk ma nooli qosol bdnaa dadkaan xagey ku xarysanyihin

    • @ROPERTOBAGIO
      @ROPERTOBAGIO Před 7 lety

      Anisa Abdisamed waa xaqiiq jirta qisol kaweyn tani waa wada soomaali kakooban guud ahaan santa degin, waa jiilkii labaad ee waalidkii dhaley aan afsoomaligii iyo taariikhdeenii iskuuladii kaqabyoobey ee aa dhameysan.w aa guracan garasho dabar go,aysa way ina waa saameyn hadeynaan fariinta iglan show garan

  • @sheekoyinmuhiimiyoqisoyinc3425

    xayn ari ah Ku yeh kkkkk

  • @cudooncali73
    @cudooncali73 Před 7 lety

    Geela kadin baa la dhahaa adhigana waa tiro

  • @mcswage4972
    @mcswage4972 Před 6 lety

    100damer??? Hhh

  • @cqaadirjubbajubba1206
    @cqaadirjubbajubba1206 Před 7 lety

    ari tiro geel kadin fardana hegan fardo

  • @amiirkaamiirada1362
    @amiirkaamiirada1362 Před 7 lety

    kkkkkkkkk agaah la malayacsanaa kuwan kulahaa geel wawayn iyo ku yaryar laxawla wa la quwati hhhhh war hadee ordayoo waxbarta geel yaryar iyo geel wawayn kabtan ha lasogalinee ghhhhhhh

  • @abdiaziz.2326
    @abdiaziz.2326 Před 7 lety

    kkkkkkkkkkk kulahaa in lacagta laga qaato ma rabto

  • @anisaabdisamed2005
    @anisaabdisamed2005 Před 7 lety

    hhhhhh.kenya dad afsomali aqoon ayaa iskugu yimaaday

  • @khadraahmed8878
    @khadraahmed8878 Před 7 lety

    reer mudug weydi car aqowayen

  • @khadraahmed8878
    @khadraahmed8878 Před 7 lety

    reer xamar ari madhadan

  • @siciidcabdi3759
    @siciidcabdi3759 Před 6 lety

    ggggggggg dadkani waa beeer casaad

  • @sirahmed6562
    @sirahmed6562 Před 7 lety +2

    hhh reer Kenya xaran bay ka dhergeen

  • @ummohamed8285
    @ummohamed8285 Před 7 lety

    tiro

  • @hanadtni756
    @hanadtni756 Před 5 lety

    Waa wada eelay duf kubaxa😂😂

  • @fartunabdullahi6310
    @fartunabdullahi6310 Před 7 lety

    kkkķkkkkkkkkk

  • @najiyaabdulhi2283
    @najiyaabdulhi2283 Před 7 lety

    Hhhhhhhhhhhhhhh

  • @samirathahar3177
    @samirathahar3177 Před 7 lety

    reer xamarbay wax waydinayaan

  • @zakariyehussein9991
    @zakariyehussein9991 Před 5 lety

    😂😂😂🤣🤣🤣

  • @fuadcalimuse7700
    @fuadcalimuse7700 Před 7 lety

    reer koonfurku soomaaaliba maaqaanaan xataa waayeel koodakkkkkkkk
    geelu waaa kadin
    fardaha wegen
    adhiga tiro
    loda fadhi

    • @truthseeker2300
      @truthseeker2300 Před 7 lety

      hhhhh waryaa ninayn meelkasta waad maraysaaye ufaaidee reer xamarka ajar alla hakaa siiyee

  • @haniqali315
    @haniqali315 Před 7 lety

    xoolo aya loo yaqanaa kkkk

  • @ugbaad1239
    @ugbaad1239 Před 7 lety

    eri kkkkkk