#Gabayada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 12. 2022

Komentáře • 72

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld Před rokem +4

    Nabsigu ma soo dhaxo,

  • @ibroawad
    @ibroawad Před rokem +5

    Very well done sir. Waa sildilad aad u xiiso badan inkasta oo wax ka yara qaldan yihiin. Abokor waxa uu ahaa awowgay Allah ha wada naxariisto

    • @nuurbaazhe7054
      @nuurbaazhe7054 Před rokem

      Anuguu awoowgay ahaa

    • @ibroawad
      @ibroawad Před rokem

      @@nuurbaazhe7054 hadaa isku cid baynu na hee isbarasho wanaadsan

    • @user-tq7hc6xs6y
      @user-tq7hc6xs6y Před 6 měsíci

      oo wll yuu ahaa reer kiisu​@@ibroawad

    • @ibroawad
      @ibroawad Před 6 měsíci

      @@user-tq7hc6xs6y yeesif ma taqaan?

    • @HilaacR
      @HilaacR Před 3 měsíci

      ​@@ibroawad waa qolama ayay galan

  • @jimcaalemussawarsama2270

    ruuxaygan uun baa galbeed raaxo soo bidaye rucdi baa i kora rucdi baa i kora bari markuu ruux kasoo gale halkaad igu ruxaysaan qalbiga waan ka soo raraye nin raqdii bashiir ogi togdheer uma riyaaqeen inkastoo rubaabi iyo nool raqamba meel yaalo reerkii ladnaadaba rare xigaalkaye ilaahayba ulkumay inaad sidaa noo rog rogotaane risiqiini iyo kaayagi waa isku ridateene raxmad umale nuux yeesef kay riixi kar ayaan.

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 Před 6 měsíci +2

    Waa taariikh muhiim
    Thank you

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 Před rokem +8

    Hadda uun baad rag waa weyn keentay 🙏🙏🙏

  • @haggemotivationalspeaker2030

    Walanwalaal gabayadiisii noo soo galiye wariye

  • @adamfarah7638
    @adamfarah7638 Před rokem +4

    Abokor cawed daandaaansi ma wedin inadeerkii ayuu la kaftamayey halkaa Iska sax.🤣
    Ninka abokor walalkiis ahaa ee usoo gabyayna wuxuu ahaa xaaji aadan cawed

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před rokem +2

    Mahadsanid maxamed.

  • @sikaawe
    @sikaawe Před rokem +9

    Thanks inadeer, aad iyo aad ayaan gabayada Abokor Awad u raadinayey

  • @NimcoNimco-r8h
    @NimcoNimco-r8h Před 4 dny

    Waw rag adag❤❤❤😊😅

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y Před 3 měsíci

    Waa yesf maxamed Ina cawad bayle iyo Ina lafcanbi 😂😂😂😂😂😂

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py Před 10 měsíci +1

    Sure cabdale quweys dir soomaaland ❤

  • @zuhaybcabdilahimaxamed
    @zuhaybcabdilahimaxamed Před rokem +1

    War nin kii is xooda aya ee is xariifana aya max qabsaday
    war hala ogaado Ehelka 🙏

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 Před rokem

    Masha allah

  • @jimcaalemussawarsama2270

    tafta Naag hargaysa iyo la baray tuulo madhaxeede tuuguna magalo xalay halkuu tubayay caydiiyde isba dacbkii weeyaan inuu tanag huluushaye tol dhan baan laga hayn ninaad hebel tidhaahdaane dib iyo mooyuhu dhigay nin kii taajirka ahaaye ilaahay taladii ka qaad turub sidisiiye tolaanta lugu sii wado iyo timacadii yeesef 70 baa reer jibriil taagan beerahaye 10 dhashiyo ooridii tigidhka loo gooyay ubadkena taa lugu dhala taba qaad male

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +1

    Mahadsanid sxb TAAR TV.👋

  • @w410921
    @w410921 Před rokem +5

    Rag culus baad maanta keentay.

  • @masuudmualim
    @masuudmualim Před rokem +1

    Masha allh

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam Před rokem +1

    Yes 👍 good news

  • @nuurbaazhe7054
    @nuurbaazhe7054 Před rokem +1

    Ayanu faarax dayr kaalabixin foolaahaa dahaba
    Allah ha unaxariiso kuligoodba

  • @Habibification1
    @Habibification1 Před 11 měsíci +2

    We are strictly recording Ruto's speech we critically evaluate it in the near future.
    He is parroting up to date, but I will give him two complete years to make the rigt analysis positively or negatively.

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před rokem +3

    lafcanbe. waxauuahaa habarjeclo. yeesaf

  • @xogtadahsoonarchive1223
    @xogtadahsoonarchive1223 Před 3 měsíci

    raaxada togdheer iyo saraar Ruushba ha u hadho, beydkani kuma jiro gabaygaa, ee waa tix ka mid ah gabaygii Aaadan Carab (sabbadda iyo daaraha burco ee ay sibidgsan tahay hoostu, siigo-case waa taydaan saatanba ahayne

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 Před 4 měsíci

    Ninka ceebta jiifey Wuxuu ahaa nin Arab ah oo haashim agh oo ahmed cabdalle ah la odhan jirey Maxamed Aden shiil op markii danbe saaxiibeen oo Abokor inaadeertii guursaday

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 Před rokem +1

    Gabaygaa jir taarow

  • @abdulazizmohamed352
    @abdulazizmohamed352 Před rokem

    ❤❤❤❤

  • @buraale134
    @buraale134 Před rokem +3

    Wa ku nastexaynEreyga midgaan iska daa wa dulmi sxb inshallah

    • @Noredin20
      @Noredin20 Před rokem +2

      Midgaan waa qolo adigu iidoor & gudabirsi iska daa kuwaas ayan sax ahyne

  • @KhadarCabdi-hn6xm
    @KhadarCabdi-hn6xm Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jimcaalemussawarsama2270

    Nafta daajirkeda iyo faqiir timayga eegaysa goodiga bancawl ayaa fakhrigu geed ku leeyahaye gaajada hugeedii miyaa galabta la isaaray

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k Před měsícem +1

    200003

  • @baxsane1179
    @baxsane1179 Před 8 měsíci +1

    😅😅😅

  • @abucabbaasalfaradi7290
    @abucabbaasalfaradi7290 Před rokem +3

    Raage ugaas iyo wiilwaal maad nooga soo warrantid

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 Před rokem +4

      Qabyasladu waa qudhun waxad rabtaa in aad maqasho gabay ay tiriyeen rak kula hayba talar tv dhankuu rabo ba waa u ridaa diriroow ha soo qaadan nin aan isaaq ahayn ka noqo sidii idaajaaa oo haduu soo qaado nin isaaqa ka xumeeya gabsyga kuna jiifiya raga aan ku haybta ahayn

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem +1

    SHARE

  • @abokorkalay9630
    @abokorkalay9630 Před 8 měsíci

    Sacad saleebaan xasan bayle

  • @CumarshariifCumarshariif-un7vr

    Gaidnaar

  • @faizaahmed2744
    @faizaahmed2744 Před 9 měsíci

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @afshiinkhadarahmed8512
    @afshiinkhadarahmed8512 Před rokem +2

    Waxba aniga hay dul taagnane tumo hadhuudhkaaga

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam Před rokem +8

    😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fw1rl1yq7w
    @user-fw1rl1yq7w Před 11 měsíci +1

    Where is Ceelka dhandhan anigu ma nin dhillay banu lahadli Karna. War nacasow isjir. Ingiriis carrena KEEEN.

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 Před rokem +1

    😂😂😂

  • @thegunner971
    @thegunner971 Před 4 měsíci

    Balo kudagtey

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem

    LIKE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem

    LIVES

  • @roodajaamac7668
    @roodajaamac7668 Před rokem +1

    🕋🕋🕌🕌🛬

  • @faysalamir2349
    @faysalamir2349 Před 9 měsíci

    Waryaa want igu maad iskadaysay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem

    LIVE

  • @xusnifaarax4932
    @xusnifaarax4932 Před rokem +1

    hhhhhhhhhh

  • @user-vl4be1bq2x
    @user-vl4be1bq2x Před 5 měsíci

    Waar maxaad tiri soo daa sarka dhaban

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem

    FACEBOOK

  • @Gamboole
    @Gamboole Před rokem

    ma v 8 baa bariga jiry

  • @CISMAANCG
    @CISMAANCG Před rokem +2

    Maxamed Aadan dirir waa ina dulmiyay akhyaaray yaa naga qabta

  • @xamsequrus
    @xamsequrus Před rokem +1

    waar waxaagan kale meelahaa kale usamaysoo wax walba Haye ha noqone warorkaan kaaga barony walba hanagasoo dex galin malaa hees na waad soo gelin

  • @NimcoNimco-r8h
    @NimcoNimco-r8h Před 4 dny

    Waw rag adag❤❤❤😊😅

  • @adamfarah7638
    @adamfarah7638 Před rokem +1

    Abokor cawed daandaaansi ma wedin inadeerkii ayuu la kaftamayey halkaa Iska sax.🤣
    Ninka abokor walalkiis ahaa ee usoo gabyayna wuxuu ahaa xaaji aadan cawed

  • @NimcoNimco-r8h
    @NimcoNimco-r8h Před 4 dny

    Waw rag adag❤❤❤😊😅

  • @NimcoNimco-r8h
    @NimcoNimco-r8h Před 4 dny

    Waw rag adag❤❤❤😊😅

  • @NimcoNimco-r8h
    @NimcoNimco-r8h Před 4 dny

    Waw rag adag❤❤❤😊😅