DHAAYO JACEYL 2013 RAHMA ROSE DIRECTED BY AHMED UGAASKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • HEESTII DHAAYO JACEYL 2013 RAHMA ROSE DIRECTED BY AHMED UGAASKA
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "Saynab Labadhagax New Song ** I L M O** Farsamadii Ahmed Ugaaska"
    • Saynab Labadhagax New...
    ~-~~-~~~-~~-~

Komentáře • 617

  • @nawalnalka6366
    @nawalnalka6366 Před 2 lety +36

    xili oo roob da'ayoo zabaayad neh aan dubaayo
    jacylna u i haayoh qofkan jeclhy'na uu iga war qabin baan dhageesanayaa heestan alla jacylka sugitaanka ku wacanaa sidaa waxaa dhihi jirtay sxptey 🥺💔

  • @sultansomalijr990
    @sultansomalijr990 Před 4 lety +97

    2020 qofkiii iga danbeya like iyo scribe yuuuna ila dhaafin haduuu somali yhy hdiikle ha idhaafo

  • @husseinmohamed5651
    @husseinmohamed5651 Před 6 lety +170

    Heestan wa xasuusan aan abidkay weheshan doono 😢
    Gabadh ayaan aad isku jecleyn , wuxu ahaa jacaylkayagii koobaad , kaftanka isfahamka iyo isku jiibintu waxay ahayeen waxyaabihi sababi jiray xiisaha iyo is agjooganaga badan , jacayl labada dhan ah bu ahaa , iyada horteed jacaylku halhays iyo magac bu ii ahaa , waxay noqotay indhahaygii , magaceedu aadbu iigala duwana magacyada kale , markaan kadis ku arko laydhba igu dhagi jiray tin iyo cidhib , dhankeeda markaan aan dhalinyaro badan kudhex jirno een si jamac u shekaysanayno aadbay dhankeyga ugu jajabnayd hadalo aan marmarka qaar hoos udhigo bay kuso celi idhi jidhay 😂waxaan xasustay odhaah tidhaahda “ labada isjecel horay ayey mid u ahaayeen uurka hoyoyinkood ayey kukala hadheen jacaylka ayaa marlabaad mideeyay “
    Habeen habeenada kamid ah ayaan meel jardiin ah ku kulanay meel aan saxawan lahayn ,dhamaadka magalada xafadaha danbe ayaan meel aan u bixinay “seeskii caashaqa “ ku lahayn oon inta badan ku kulmi jirnay , habeenkaas wu ka duwana habeenada wuxu ahaa habeen anaga o kaliya no gaar ah ,
    Waxay cidhnayd dhego (headphones) heestan ayaa u baxaysey ,waxay si halhaleel leh usoo gashey laabteyda , dhabtayda ayey ku seexatay ,wajigeeda ayey wajigayga ku addisay , waxay tiri “ u qaado heestan xasuusteena , wa heesta aan ugu jecelahay dhamaan , waxaad tahay ibnu aadankii u horeeyay een qalbigayga u furay , waad i xadday , qalbiga waad iga xaday , iyado oynaysa ayey tiri meel kasta ada ihortaagan , nolol maalmeedki ban gabay , waad igu balaadhatay , waan la ilmeeyay laabta ayaan aad iskogu qabanay , “ markasta oon ku xiiso waxan dhagesanaya heestan hadaad muroogto sabab la’aan ogow ana ku xiisay o ku tabaya e dhagayso heestan si ruuxdeenu u midawdo “
    Nasiib xumo waayaha iyo dhalinyaranimada ayaa idiufsatey waan tahriibay anoo og in qofka aan ka tahriibayo si dhab ii jecelyahay !! “ anba wan jecelahay o bukaan tahriibayaan ahay , “ ayyaan darana
    Waxaan jooga addisababa wa isbuuc waxan maqanahay waxa dhacaya talefankeygii “Hallo” Hallo “ wa aniga waxaan maqlay inan tahriibtay , ma kaftamaysa mise wa ka aqli ? Ma sonoqonaysa mise wan so baxaa ? Waxaad haysata 2 cisho , waxaad kabixi doonta dhamaanba noloshayda dib danbena muuqayga daaye magacyga uma maqleysid “ isdaji hadda meel an kaso noqdo ma joogo , “ markaan iska siiyay een si qof banii adan ah lo jeclaan ku jeclaaday ayaan go’n ku gaadhey inaad iga fogaato ? May may anba wan kujecelahay mana aaminsani qof aan adi ahayn xataa inan jeclaan doono “ iyado oyaysa ayey tiri ado ila jooga ayaad qalbigayga ka dhamaan la’ayd mar hadaad fogaatay xasuustadu wa ii ciqaaabaysaa 😢😢😢 “ Halloo ,Halloo ,Halloo
    Wey jartay dhowr maalin ayaan si joogay addis ababa talefankeeduna wa dansanaa , dhulka ila wareegay , koronta igu dhagtay canaan iyo is hiif ban galay , farxaddi ban iska waayey , ilkahaygi balaqnaan jiray waatan aan iftiinka ka xidhay , murugadii aduunka aya igu koobatay , ano fadhiyaan baxaa xasuusan galaa iyadaan u tagaa saacadan maqnaada markaasan so bararuga sidii qof nafti laguso celiyay , alla xasuusu wa ciqaab
    Dadki asxaabta aha ba aad ila yaabay ninkaygan tahriibka ah ee hadan maahsan , meel fejignaan ,kanni adayg iyo so jeed laraban ku riyoonayaa “ marxuumki tahriibayay “
    Saxarihi ,hanfigii kulula qoraxdii soo dhawaneysey. Oonki ,boodhki indhaha ka galayey ,baryo qaddidii ,dilkii ,naf lacararkii ani waxa ii dheeraa qalbi jab
    Liibya , qorrax fadhigii , maalmo cunto la’aantii ,boobkii,darxumaddii ani waxaa ii dheera qalbi jab
    Waxa kaso wareegtay 4 sanno maanta oon qorayo qoraalkan waxaan jooga jarmalka walina war iyo wacalo kama hayyo tin iyo cidhib meel ay dhigtay !! “ ma u malaynaysa inay ani isugayso ?? Wali wan jecelahay , xasuusaheedana ku noolahay kuna noolaan doona , wali ma aaminsani qofkala booskeda ku galaysa ,
    Baadi goob kastan galay muuq iyo maqal ba wax ka hayyaan waayey ,
    “ waligaa wax ha jeclaan ,hadaad jeclaatana xoog ha u jeclaan “

    • @haldhaadumar3511
      @haldhaadumar3511 Před 4 lety +6

      Ax wan kula Daremay wllo
      ilahay Nolosha Ha idinku mideeyo Qalbigana Hakuu Qaboojiyo
      wa Duco walalnimo Wax kale Kuma Dhahayee...

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 Před 4 lety +5

      Hadii calaf jiro waad heli adeero

    • @muhaeid6721
      @muhaeid6721 Před 4 lety +3

      Ax! Wlhi wan naxay😭😭

    • @hayadhasan1789
      @hayadhasan1789 Před 4 lety +3

      axax wlhi oohinpan qori kari wayey dadkii kudhawaa ciduun kawaydii wa intasoo laguu helapeee 😭😭😭 jacayl dhipadanaaaa

    • @xamdaqueen6078
      @xamdaqueen6078 Před 4 lety

      ÃX ãX axaxax

  • @MaanaalSaid-ot2tc
    @MaanaalSaid-ot2tc Před 11 měsíci +12

    Dhayaha urooonow
    Jacayl aan dhamaanpa ku dhex nool naftayde 💗😭 waxan rajeynayaa qofkaan is jeclayn inaan midownoH 10/1/2023 Rabbi hano rumeeeyo runtii jacaylka io axdigupa Afoontay ku wacan yihiin 🙈💯🤎🫀😫

  • @husseinmohamed3131
    @husseinmohamed3131 Před 6 lety +17

    Wlhi heestan waxan xasusta gabar isjeclen intay ii daarto dhebteyda ku dul oydey ax wlhi aad ayey iga oysin jirtey my love never 4 get u markan maqlo dhiiga i dhaqaqa hadana wa cidleyay 2 wadan ayan kala jogna ila taliya asxabey 😭😭😭

  • @munaismail8642
    @munaismail8642 Před rokem +39

    This sent my love M. 2022-12-15. He got out of hospital. A health and safety. Lord save him for me.

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Před 11 lety +62

    DHAQDHAQAA FARAHA BADAN IYO ISRUXA CAJIIBKA AHI, TIMAHA IYO MADAXA WAREEJINTIISA WAXAAY SABABTAY DAAWADUHU OO KA-MASHAQUULA HEESTA IYO NUXURKA AAY XANBAARSANTAHAY-SIDA UU SHEEGAY ,SIYAAD XIIREY, THANKS WALAALLE VERY GOOD POINT ,

    • @maxamuudraageraage7155
      @maxamuudraageraage7155 Před 4 lety +3

      Sxb jacayl ka 1waad maba guulaysto inta badan waa iska sidaa hhhh

    • @zakimohas
      @zakimohas Před 3 lety +3

      😂😂😂Askari waagan comments kudhiiglaad aheeyd walee😂😂

    • @nadroqaali8334
      @nadroqaali8334 Před 3 lety

      @@maxamuudraageraage7155 kkkkkkk

    • @cabdirahmanhamud4802
      @cabdirahmanhamud4802 Před rokem

      Abdi askari lakin qodobka wankula qatay inta badan shacabka dawanaya heesta darenka ay ka turjumayso may dhuxin indheet garad rasmiya🙏🙏🙏🙏🙏👉

    • @SabariinAhmed-rj8tc
      @SabariinAhmed-rj8tc Před rokem

      😂😂😂😂

  • @ifraxmaydhane
    @ifraxmaydhane Před 10 měsíci +7

    Jacayl dhamanba igu dhex nol jacayl lagula ogeyn xanunaa😢😢😢 ilahow qalbiga i qaboji 8/Nover 2023😢

  • @iqlaazmohamed5700
    @iqlaazmohamed5700 Před 4 lety +11

    Aniga jeceyl waxba kama aqaano coz nolsheydi qof isma cashqin sidaaz tahyna commnentska io heestaba dareen gooni ii yeleen inta isweysay badal qeyr qaba🤲 inta isceshyna isku wara💗 seriously historyda qaar anigo ogeyn in ay run yihiin iska ilmeyay😭🙏

  • @askari_jifa
    @askari_jifa Před 7 měsíci +5

    After 10years i got this 🇲🇦

  • @GALAYDH
    @GALAYDH Před 2 lety +9

    Wali ya dawanayah heestan best song weyeh 🥺❤️

  • @nuradinmboss4721
    @nuradinmboss4721 Před 4 lety +14

    2013 burco xafada Tuurta iyo internedka....... africa. Waqtiga Tegayow salama Ziizuu wan kuu xisay xaqiiqdi 2020.14.03.Ugand kampala WADANHAAD KU DHIGANTEE

  • @user-ng9ee8eh7x
    @user-ng9ee8eh7x Před 4 měsíci +4

    Hees dareen goniya xabrasan💔😭 2024 yaila dhagesabya tolow💔

  • @abdirizcakchelseanbwoy6338
    @abdirizcakchelseanbwoy6338 Před 2 lety +13

    Raxma roose haday jiri lahayn yaa noo heesi lahaa? 🥺💖

  • @rahmaali8146
    @rahmaali8146 Před 4 lety +13

    Rahma dheer wa la wayay walaahi ayaga dhan dhulka looga wacay xita ani😂😭❤ yaa daawanaayo 2020😍

    • @sangoethiopia3329
      @sangoethiopia3329 Před 4 lety +1

      Rahma rosa 2020

    • @mohamedtahir6
      @mohamedtahir6 Před 4 lety +1

      Rahma Ali beenta waalashay ba rahma ladhahaayo samadaa looga wcy 😂😂 iyadna

    • @rahmoomar7230
      @rahmoomar7230 Před 4 lety

      Rahma Ali gaagab sokorga raxmayashe u bdnyahin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahmednur6771
    @ahmednur6771 Před 2 lety +6

    8 sano ayaa ka soo wareegtay markaan maqlay heestan, wakhtigaas ayaan dib ugu laabtay.
    Maantana waa 01.01.2022 happy new year ka.
    Yaa jooga meesha?
    Like!

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 Před 2 lety

      Ahmed Nur 2013kii waxaan ahaa 30 years wllo anigu maantana waxaan degeysanaya 2022

  • @busyghost1447
    @busyghost1447 Před 7 měsíci +3

    First tym wye heestan aan arko jacayl nh ima hayo wan yaabanhy talow ma qof ba aan jeclyahy

  • @ikraaansweaty1493
    @ikraaansweaty1493 Před 7 lety +28

    Heestaan 2013ka cawaadsiiye wlh xasuus markaaas jeceyl waalan aa ihaaye😭😭😭

  • @hanaandhanadchannel7862
    @hanaandhanadchannel7862 Před 4 lety +11

    Aniga iyo jecel ya noo kala gar qada Somali weyney?😭😭😭😭😭😭

  • @deeqa445
    @deeqa445 Před 2 lety +7

    Ax Ala heestan markaan dhageesto xasus ban gaala wlhi runtii 😢❤️

  • @napilugas5419
    @napilugas5419 Před 4 lety +11

    Monday 9 march 2020
    Malin xsuus leh
    Hestan dhabti anigay iga hadlesa maanta ❤

    • @naimahurie7085
      @naimahurie7085 Před 4 lety +1

      Napil Ugas aad iyo aad malin xusus mudan ayey nonehed❤️❤️❤️💋❣️💋❤️

    • @napilugas5419
      @napilugas5419 Před 4 lety +3

      Haa runti ♥️

    • @naimahurie7085
      @naimahurie7085 Před 4 lety +1

      Alx mantane si wada jir ayan u wada dhageysaneyna aniga iyo napil keyga hawaro jecylka❤️❤️❤️💉

    • @hassanlucky9140
      @hassanlucky9140 Před 4 lety

      @@napilugas5419} Jenny pop9p

    • @naimahurie7303
      @naimahurie7303 Před 3 lety +1

      Nolosheyda xusustena qeybkamida❤️💋❤️💯💯💯🩸💯🩸💯🩸

  • @MaxamedMaxamuud-oe5bh
    @MaxamedMaxamuud-oe5bh Před 7 měsíci +5

    Happy New year 2024❤

  • @mascuudabdirsakofficial9691

    4 yr ago Who still Watching 2018 hees liga duwan heesaha kale Dhaayaha Urooney Jacayl aan dhamaan baa kudhex nool Nafteyde 😪🥺💔

  • @queenabdalla7552
    @queenabdalla7552 Před 3 lety +6

    Who still Watching 2020 hees iiga duwan heesaha kale
    Dhaayaha Uroonow Jacayl aan dhamaan baa kudhex nool Nafteyde.❣😭🙏

  • @mercimoe1055
    @mercimoe1055 Před 3 měsíci +2

    inantan weli inan ka gobsan oo ka nazabsan heesteeda maan dhageysan , allah yacizak Gobonimadii oo labisan . yaa ila daawanaya ilaa imika 20-24😸

  • @nasir189
    @nasir189 Před 11 lety +12

    Waa Hees Aad u Macan Dareen leh Waxey si dhab aga turjumeysaa Qof wax jecel Dareenkiisa Really Love Like This Song

    • @ashkani185
      @ashkani185 Před 5 měsíci

      after 11 years talaw manooshy

  • @user-bd3uo6ko2z
    @user-bd3uo6ko2z Před 6 měsíci +3

    I love thiss songg wllhie hestan kama daalo dhagaysigeda mar uu jacayl i hayay baan dhagaysan jiray ugu dambeen maanta ayaan dib usoo booqday maalintu waa talaado timeka 09:55 ^^^^27/2/2024 .. 🎉🥺💕

  • @CARTE816
    @CARTE816 Před měsícem +2

    War qoftan Alle Qurux io codba waa u dhiibEy 😢❤

  • @zakihussein8519
    @zakihussein8519 Před 7 měsíci +7

    5/2/2024 ayey ibaxaysa heestani yaa ila mid ah❤

  • @dahraanduuduu9388
    @dahraanduuduu9388 Před 2 lety +5

    Qof jaceyl hayo ayaa daremi kara😭😢 jaceylaaa💔💔

  • @xamudali4856
    @xamudali4856 Před 2 lety +4

    2018_06 burco iyo xafada maxadka taqti ayey rahma iso xasuusisay manta oo la joogo 2022 🥺🥺🥺

  • @kamaalali9304
    @kamaalali9304 Před 3 lety +1

    Xasuus iyo kampala uganda 2021,4, 29 iyo stress dhoof oo igalay canada isha alah salama inta iga dambeysa caleek raxma roze 🤙❤️

  • @njokikaranja3458
    @njokikaranja3458 Před 9 lety +25

    I have no idea what the song is about but the rhythm & style is good! LOVE from Kenya!!

    • @KaahaNolosha
      @KaahaNolosha Před 9 lety +2

      Itis love song with amazing lyrics and voice.

    • @Quruxleey94
      @Quruxleey94 Před 9 lety +4

      Shes basically confessing how much she loves this man. The love for him flows through her blood and he is written in her heart.

    • @rinahmusa5577
      @rinahmusa5577 Před 9 lety +1

      yeah #njoki me too I love the song though sielewi....im also kenyan

    • @satarzking4811
      @satarzking4811 Před 8 lety

      I can translate for you very nice love song am also Kenyan

    • @njokikaranja3458
      @njokikaranja3458 Před 8 lety

      Okay go ahead and write in summary what it says. Thank you!

  • @cabdihaybe5723
    @cabdihaybe5723 Před 4 lety +13

    After 8 yrs I will watch this song noolow rahma rose❤️

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed2922 Před 4 lety +5

    Omg 😱 cajiib ku heestaa
    Ya sooradiyey 2020 👍👍👌💯

  • @haanhaan2261
    @haanhaan2261 Před 10 lety +5

    I love youuuuuu raxma rosyyyyyy codkaga quruxdada mansha allaaaah iyo qaasatan cayartaada cayaar aan inaba caadi ahayn ayaad cayarta really love u dear sis

  • @abdinasirmuseali
    @abdinasirmuseali Před 11 lety +5

    Nice song walee waan ka helee mashallah quruxleyda waad ka bahsataay

  • @Kalsooncadey
    @Kalsooncadey Před 4 lety +12

    Heestan 13april2020 qofki dhagysanaya like ha ii saaro❤💔stay home stay safe😣

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness Před rokem +3

    Xasus bay I galisay 2016 gabar iimaan la Oran jiray oo an isku class ahyn ban sheeko wadag ahayn markas iyada I jeclayd marka si ay wax iigu shegto bay garan wayday heestan bay message ahan igu so dirtay kadib ban wax Walpa fahmay muddo 1 sano iyo 7 bilood ah ban wada soconay kadib kadib schoolka ayay ka baxday talefan ay ledahayna ma hayn mid walashed ka weyn bay igala hadli jirtay markan ayan wayay ban wacay walashed waxay ii sheegtay Inan magaladaba ka guureen ilaa hadda ayada ayan sugaya meel an kala xirirana ma hayo numberki walashedna wu iska dansan yahay 😢😢😢

    • @11naa44
      @11naa44 Před rokem

      Srry iney ku sheegta bey aheyd

  • @muhiyadiin9624
    @muhiyadiin9624 Před 2 lety +5

    Gabadh aan jecla si fudud ayan u dulmay ayaduna way i jeclayd wali waan jeclhy yada ma ogi waxy qalpiga igu hayso saas ahay tahay hadana waan ka cabsa,naya inan dip usoo ceshto hees kan waxa usoo raad saday xuusus inan ku Galo waayo ayada i odhan jirtay armaa heesta dhagaysta oo aad i cidlaysa 🥺🥺🥺😓😞

    • @xafsaibrahim9057
      @xafsaibrahim9057 Před 2 měsíci

      Maad jecleen hadaa jecleed maad katagten

    • @micraajmukhtar
      @micraajmukhtar Před 12 dny

      wax yabaha wanagsan lagama baqo❤ku dhiiro ayaan ku dhihi lahaa hadad nolasha ku haysato🎉

  • @Bigmudhu
    @Bigmudhu Před 5 lety +14

    Inta 2019 dhagesaty like igu gasbeya

  • @Hibaaq2010
    @Hibaaq2010 Před 11 lety +3

    woow woow woow the best song of rahmo rose tan 10/10 kuku siiyey plus labiska plus actionka lisma xaqiro good sis keep it up

  • @zeynabyusuf3819
    @zeynabyusuf3819 Před 7 lety +84

    2018 yaa dhagay satay ha isoo Maro

  • @awdalzaak
    @awdalzaak Před 11 lety +4

    wooow nice song waa hees aad u macaan badan xitaa markaan dhagasanayo xayawaanka agtayda ka dhaw dhaq dhaqaaqa ayay yareeyaan iyo shanqadha waxa kale oo cajiib ah sida aad noo maca salaamaysay

  • @amid2007
    @amid2007 Před 6 lety +6

    2013 damn wlhi xasuus igu qaali ah waye just reminiscing gosh! Long live Raxmo Rose huuno

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 Před 9 lety +21

    dhaaayaha uroonoow jeceel aan dhamaan baaaa kudhax nool nafteeeeydee gudahaaay damqaayee dhuuxa iyo lafaha dhiiga mara halboowlaha heeeeeeee wadnahaaad ku dhiganteeeee, yaaaaaaaasalaaaaam Raxma Afkaaga caaano lagu qabay sis noolaaw dhanka heee aan jaleeeco humaagaaga dheeehdaaaaaaaaaaaa

  • @zahraluul9751
    @zahraluul9751 Před 10 lety +4

    sidas aya lo labistaa hadii lake inlays ku soo ceebeya meesha mahan
    rose wad u qalanta magacas waalagula helay
    waa hees dhadhan leh abaayo

  • @bixi771
    @bixi771 Před 11 lety +2

    allaa yicizik rahmo rose huuno waad ka baxsatay
    heestani waa hees aad umacaan
    aad baan oo gu raxeestay thaknz abyo...💓

  • @aslihamza8776
    @aslihamza8776 Před 11 lety +5

    عجيب اغنية حلوه احبك حبيبتى مشكوره ما افهم اللغه لغة امى الحبيبه ما شاء الله

  • @moulitdabaare7442
    @moulitdabaare7442 Před 2 lety +4

    *I really love this song💙💜💯*
    *Dhalinta Soomaalida badankoodu waa* *bukaansocod jaceyl Allah sahlo amuuraha qof* *waliba Aamiiiin*
    #Like 👍
    *From* #Gereek
    *2022/2/14*

  • @lidubravo
    @lidubravo Před 5 lety +5

    I was looking for this song until I had to download an app to get it for me, big up madam Rahma

  • @linacabdu2077
    @linacabdu2077 Před 11 lety +2

    waaaaaaaaaaaaaaaw! aaad ban u cod macantay ramxa rose waan ka helay cod macaninaad dheerta hablaha kaga daram hiistan anigaad modaa in ay iga turjumaysid mansha allah

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 Před měsícem

    2014/2024 Shalay uunbay ahyd markan heestan soo baxday waaga tv LG bay xaafadu lahyd oo smart ah oo marka qofka tv noocas leh wax kale ayey ahayen da,ahan 13 sano ban jiray intan flash kuso shubto heestan markasa tv ga gashan jiray waaga mobil maan aqoon sidii ban wali u dhagaysta u jeclahay heestan ❤

  • @abdirahmanfarey6509
    @abdirahmanfarey6509 Před 2 lety +3

    Waxan marqaati ka ahay Ragu in ay Gacalisadooda amaanto in ay aad ujecelyihiin
    Talo iga hooda queens saxiipka 24hr ugu yaraan mar uun si qalbi leh u amaan usheegna inad uxiistay

  • @samiradan2
    @samiradan2 Před 5 lety +12

    2019 😭😭❤️❤️

  • @dakanefarah9368
    @dakanefarah9368 Před 2 lety +9

    2 /4 /2022 South Africa
    Got a lot of feelings for sameone I deliberately left due to too much disagreement but I still have no worries

    • @manouranoor7924
      @manouranoor7924 Před 2 lety +2

      mashallah, illahio wax ka khayr badan ha ku siyo wll, waayo illahi wuxu yiri markaad wax 3alashaan ilahi dartiis aad usemeysitiid, wax ka khayr badan bad heli wll

  • @djmash3671
    @djmash3671 Před 2 lety +5

    I listen this song more than 10times I love it ❤️❤️ any one has rahmo roos number

  • @tammy_thalia
    @tammy_thalia Před 2 lety +7

    9years later,n I haaaaad to come back to this❤️❤️

  • @fadumoaweis2421
    @fadumoaweis2421 Před 4 lety +6

    Xasuus ayay igu leedahay heestan ma ilaawi doono 😭😭😭

  • @user-se1eh7hh6r
    @user-se1eh7hh6r Před 4 měsíci +4

    2024 still❤😢

  • @CandyLipzxx
    @CandyLipzxx Před 11 lety +10

    Got this song on repeat!!!!!! OMG love it! I listen to it almost everyday.!!

  • @ikranbishar3436
    @ikranbishar3436 Před 8 lety +56

    Am in love with this song it makes me feel something in my heart👄

    • @jaaleawil1818
      @jaaleawil1818 Před 6 lety +1

      ikran bishar ❤️❤️

    • @dreamsboy2036
      @dreamsboy2036 Před 4 lety +1

      Like me i'm Feeling
      The Meeting
      Of my Dream Girl.🥰🎉❤

    • @manouranoor7924
      @manouranoor7924 Před 2 lety +1

      @@dreamsboy2036 waar naga amuuss, wuxu af inglish xumiyaa

    • @manouranoor7924
      @manouranoor7924 Před 2 lety

      its like youuuu the feeling of meeting your dreamm wife, InshALLahh1

    • @user-horo
      @user-horo Před 2 lety

      @@manouranoor7924 kkkkkkkkkkk🤣🤣👏👍👍👍

  • @yusufomar6021
    @yusufomar6021 Před 2 lety +3

    My goodness what a lovely song and great voice and great video I love it thank you.

  • @ishwaaqcady37
    @ishwaaqcady37 Před 2 lety +1

    Nolosha waa tareen marka la dhahaayo ileen waa run dadkii 2013 Isla nooleen qofba meel buu dhacay aduunyo 😥😥

  • @nashadmuuse2938
    @nashadmuuse2938 Před 3 lety +2

    12:57pm 8/6/2021 qalbi wax jecel qofki ku beraynay ku sagsagayo😭💔😓

  • @The.mustaphe
    @The.mustaphe Před 7 měsíci +2

    This song 😢

  • @hodale245
    @hodale245 Před 11 lety +2

    maanshaalah gobsanayaa hablayagu haybad ayaan u leenahay fanka u look amazing rahma rose enjotable song i feel in love when i had listen

  • @MahdiCCade
    @MahdiCCade Před 5 lety +4

    Intaa balbalaarka dhageysanaayay midaan xaan u arki waaye. mcn badnaa hesta

  • @monamohamed60
    @monamohamed60 Před 10 lety +2

    Dhayaha u roonow jacayl an dhaman baaa ku dhex nool ku dhex nool naftaydee. Gudaahay damqaaye dhuxa iyo lafaha iyooo dhiga mara halbowlaha wadnaha ku dhigantee. Woow heestu macana mantaba igu horeysa

    •  Před 7 lety

      Sulekha Yusuf

  • @bilanally6064
    @bilanally6064 Před rokem +5

    2022 dec 3 _still 🎧 listening to this song long distance relationship 😢❤

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 Před 3 lety +2

    Waa maalin sabdi ah saacaduna tahay 15:10 galabnimo taariiqduna tahay 14/11/2020 😥😢😢😫😫

  • @elramlisha8932
    @elramlisha8932 Před 5 lety +9

    xasus wlhi my lovekeyga u qadin jire lkn calf iskuma yeln srry 😓😢😭

  • @mohamedjama9654
    @mohamedjama9654 Před 14 dny

    22-Aug-2024, Jacayl aan u qabo qof aan jeclahay baa iga dhex guuxaya anigoo NORWAY jooga caasimaddiisa Oslo, waa maalin khamiis ah roob baa da'aya tan iyo xalay........ sariirta dusheeda baan saaranahay heestana computerka aan wax ku qorayo baan ka dhagaysanayaa😍😍❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @maryanabdiqani7917
    @maryanabdiqani7917 Před 2 lety +1

    29nov 2021waxakucasumaya qofkaan jeclahy cabdifataax♥️🌹

  • @abuukarjaale2448
    @abuukarjaale2448 Před 9 lety +4

    wwwwww hesta waa hees cajiib ah runtii rahma rosi i loveee this songgg

  • @rweydadiriye8729
    @rweydadiriye8729 Před 3 lety +2

    Heestan erayadeda iyo codkedaba dhuxa bu so tabanaya😍

  • @rahmaomar9228
    @rahmaomar9228 Před 4 lety +3

    Maxan jacelahay heestan love u Sami deyda 💞💕💕💋💋💋🖐️

  • @abdihamiddanti4661
    @abdihamiddanti4661 Před 11 měsíci +2

    Ten years from now and am still listening 😢

  • @hamze7458
    @hamze7458 Před 5 lety +8

    2019/1/2 yaa dhagaysanaya

  • @micraajmukhtar
    @micraajmukhtar Před 12 dny +1

    2022 ilaaa 2024 hada thy waa dhageysta
    wax xasusana iguma xusna😊

  • @daadilofficial5064
    @daadilofficial5064 Před 3 lety +1

    Heestan xusuus kaliya ayay igu leedahay
    Waxaan xasuustaa anigoo aad u yar misana schools cllaska 8aad ah ayay gabadh raxmo la odhan jiray oon is cllask ahayn dugsiga axmad guray ee magalada jigjiga ayay inoo qaado jirtay heestan runtii gabdhaha aad ayay u codmacaanayd hda ma xasuustaa ardaydaydii xiligaas ninka meel buu waayaha aduunka ka dhacay alle mark kle ha is keen tuso ardaydaydi ann jeclaaa 😭😭😭❤❤

  • @munisamohamed389
    @munisamohamed389 Před 2 lety +4

    2022🎧🤍
    Dheeef inan wadaagNan🥂ogoow dhowraayaa wali🤌igu dhalayyy kalgacaloo😿🧠 dhawicii ku gadhana🩸 waa dhimashadayydee😿💔 kan nolosha wadagii doono 2040 🥂insha allah 🤣❤️

    • @mohamedtahir6
      @mohamedtahir6 Před 2 lety

      🥹🥹🥹thank u saan dhan maa ii jecleed

    • @a.rahmanmohamed2922
      @a.rahmanmohamed2922 Před 2 lety

      Me:🗣️2040 A somalian lady is calling you, come soon
      2040: here I am 😃
      Lady: wait till 2080 ⛹️
      OMG 😱😱😱😱😱

  • @ckhassan368
    @ckhassan368 Před 4 lety +7

    i ❤ This
    song
    who watching 2k19 :nov_14

  • @mohamedgaboobe6571
    @mohamedgaboobe6571 Před 2 lety +2

    waxaan dhegaysanyaa 1'46 daqiiqo habeen bishutahay 15'9 '2015 muawiye24

  • @Quickchoise
    @Quickchoise Před rokem +13

    2014-2023
    More than a song, what a voice 🔥❤️

  • @abshirmuhamed3111
    @abshirmuhamed3111 Před 7 lety +5

    I love this song bilyan like ayeey istaa hishaa

  • @farxiyahassan3471
    @farxiyahassan3471 Před 9 lety +2

    wahees ad iyo ad u Macaan masha Allah Rama rose Allah u daayo I love all your songs

  • @ikranmaxamed4733
    @ikranmaxamed4733 Před 18 dny

    Ila 2019 ila mnta o ay tahay tharkhito 8 / 19 / 2024 qof ban sugay iso duce inan is helo😢

  • @alihashiyare8368
    @alihashiyare8368 Před 3 lety +6

    Heestan 2014 Gabar aa Gaari HomeY Wadada Taleex isla sarnen oo Af Gooye ka imanaY ey Gariga Darawalka uga shidned Wexey igu Tiri Norway 🇳🇴 aaan ka imadaY Cod Qurux Badna wey lehed lkn wajigeda ma arkin Hda Germany 🇩🇪 aa ku nolalahaY Tolow Norway 🇳🇴 maku arki Dona ayadon la qabin 😪😪😪😪

    • @Ayaan8912
      @Ayaan8912 Před 2 lety

      Anigee eheyd boowe 🤣😂

  • @caaliyahananwanaag4443
    @caaliyahananwanaag4443 Před 11 lety +1

    igakala yaree rahma rose waa nagu saa'idinaysaa romantiga heestaan waa heesta sanadka caadi mahan

  • @allaahuakbar6047
    @allaahuakbar6047 Před 3 lety +5

    Am listening before 8 year’s I can’t forget this song 🎧

  • @amiishaden7233
    @amiishaden7233 Před 5 lety +2

    2019 oo sii dhamaneysa yey kucusubtay ani camal oo ka helay hestan

  • @mohamedshareifabdukadir9182

    Yaa salaama tan hees way dhaafatay, alla quruxleyda cod mcnaana sytle qurxanaa caadi mahan qofkii hees iyo cod mcn wax ka yaqaan

  • @cabdinasircirro4510
    @cabdinasircirro4510 Před 2 lety +3

    2022/5/17 ayaan daawan yaa ila mid ah😓

  • @01234567891011121346
    @01234567891011121346 Před 10 lety +4

    she s gooood mashalaah shout out to her #stop hating her shes better than u anyways#show her sum respect

  • @AnfacD
    @AnfacD Před 9 měsíci

    Masha Allah Rahma Rose waa hees aad u macaan oo aan waqtigey soo baxdey i damqi jirtay. Ahmed Ugaaska Mahadsanid.

  • @abdinasirhassan8352
    @abdinasirhassan8352 Před 10 lety +1

    asc all rahma caadi maaha cokeeda si wanaagsan ayey uga shaqeysay iyo quruxdaba shalay iyo manta yey qurux badan taha idinka lee waaya thankssss all

  • @arabmulla2330
    @arabmulla2330 Před 6 lety +3

    Taxma rose shaxshaxleey oga yaabisay full respect wlhi fananmam dhaba tahay

  • @xaliimohani564
    @xaliimohani564 Před 9 lety +3

    Heeesta waa hees Cajiib ah meeeeeel ayee taabaneeysa

  • @jaimelavie7721
    @jaimelavie7721 Před 11 lety +2

    j ai aimer cette chanson, la voix ki l interprete ansi ke le clip tout est parfait rose