RAHMA ROSE SHOWGII KIIN JAMA MINNESOTA FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 03. 2020
  • Hudba

Komentáře • 44

  • @samatarsaidsalah77
    @samatarsaidsalah77  Před 4 lety +10

    WELCOM TO ADFAN PRODUCTIONS CHANNEL SOMALI IN NORHT AMERICA PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL THANKS

    • @kingdahir8527
      @kingdahir8527 Před 4 lety +1

      Samatar wan kusalamay sxb Raxma rose heestan micnahedu iyado fahansan ayay hadana kal iyo laap uqade kkkk bal fahansi Dee 😭😭 Mise ma fahan sana 🙏

    • @warsameiiid360
      @warsameiiid360 Před 3 lety

      Wllhi waya runtaa

  • @axmedshakiib8567
    @axmedshakiib8567 Před 4 lety +11

    heestan kama caajiso xasuus waxan ku xasuusta abtigay alle haw naxariiste

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 Před 4 lety +3

    Masha allah heestan kama daalo anoo dayaxa dhaafo dunidaba ka tagaybaa dusha igaga yimidee dula la arag iyo madabee lahaa sidaa rahma rose waan ku salaamay

  • @istaahil1436
    @istaahil1436 Před 4 lety +3

    ramah rose to

  • @tesfayaddis1393
    @tesfayaddis1393 Před 3 lety +1

    Rahma Rose. I Like Your Music.

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 Před 4 lety +4

    Qoftaan waan jeclahay

  • @ikranmaxamuud6143
    @ikranmaxamuud6143 Před rokem

    isago idilaaya ma damaado jidhkayguye💔💔💔💔

  • @kingdahir8527
    @kingdahir8527 Před 4 lety +8

    Dibnihiisu kululaa ma dab ba kaso.kici 😁😁😁diiir diiranayo dubuhiisa adaga 😭😭😭😭 wale hestan under 18 lkn yaa fahmi Kara Dee ciyalka hada mafahmi Karan 🙉

    • @macab6141
      @macab6141 Před 4 lety +1

      Waligay uma sii fiirsan kkkkk

  • @ashao6383
    @ashao6383 Před 4 lety +3

    Wow rahma 🌹 guul guul

  • @Essa_m16
    @Essa_m16 Před 4 lety +2

    RahMa khaakhayiridda ayaan u dayaysty

  • @istaahil1436
    @istaahil1436 Před 4 lety +2

    Yaa

  • @abdifatahgacal5487
    @abdifatahgacal5487 Před 4 lety +2

    yes.yes

  • @abdiwaliyarre4917
    @abdiwaliyarre4917 Před 4 lety +2

    Allow maxay hees tahy!!!

  • @istaahil1436
    @istaahil1436 Před 4 lety +3

    YAA KU QADAYA

  • @lovatunalove8088
    @lovatunalove8088 Před 4 lety +4

    Alto raxma waa quruxley walahi ee weyka weyntahay hadanku qabso kudhihilahaaa

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 4 lety +2

    Ya.salam.rahma.rose.💋💝💋

  • @minaosman2049
    @minaosman2049 Před 4 lety +3

    Asc fanaand an aad u tageero❤️❤️😍 more u soco
    Omg Maxamed Alter. Ya igu cawiya meel an kala xidhidho
    I am in love with him😭😭😍

  • @ubaxubaxibr9086
    @ubaxubaxibr9086 Před 4 lety +4

    Ramxa tugoo hestan mahe wax kale mahaysa tiid miya

  • @malmo4235
    @malmo4235 Před 4 lety +3

    Raxma pls Baruurta iska yareey sidan waad ku dhimaneee 😢😢

  • @baharabuno1272
    @baharabuno1272 Před 3 lety

    Walahe seikala wane Ko calahaye

  • @macab6141
    @macab6141 Před 4 lety +2

    I hope is ok💔

  • @mankabinyare9518
    @mankabinyare9518 Před 4 lety +2

    💞🌹cjab 😍

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 Před 4 lety +2

    Raxmo has baaldi heestan waad kusoo baxaysaa

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 Před 4 lety +3

    Waaw rahmo rose walshay you need to lose weight cayilku waa cadow xitaa wey ciyaari la dahay cayil dartiis bisinka is caatey Abayo mcn

  • @akamustigangchannal5546
    @akamustigangchannal5546 Před 4 lety +2

    Somaliweeyneey waxaan idinka codsanayaa inaa i gaar sisaan 100 k indha alaah waan idinka rajeeynayaa 🇸🇴🙏❤️👏🇸🇴 👉 m.czcams.com/video/5dj1dNe48Fk/video.html

  • @faizamohomed9763
    @faizamohomed9763 Před 4 lety +6

    Tana halkaas hees ee ay jabouti ka xadey mooyee wax kale ma taqaan, cod wey haysaa laakiin fankeedu waa gaabis, heeso ma laha iyada u gaara.

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 Před 4 lety +3

    Ila malinti an nagtan arkay heestan uban ku maqla hestan moye mid kale miyay qadin

    • @lovatunalove8088
      @lovatunalove8088 Před 4 lety

      Waa su.aasha Kalia ee aanku Hayey niyada .Marka maan arag heskale oo eyqadeyso inkasto heestaan aanba laga daalin macankeda

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 Před 4 lety

      Xusuus bay utahay

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 Před 4 lety +1

    Horta naagtan hees malaho hal hees bay la meraysata waliba ayu lahayn heestan waxa iskaleh Nimco yasin fanan reer Djibouti aha. Naa dhaqan xunmada kala fadhaso dadka

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 Před 4 lety

      Femme, waa runtaa halkaas hees ay xadey bey 15 sanaba ku qadhaabataa