Dagaal Dhexmaray Maleeshiyaad kasoo Kala Jeeda Galmudug iyo Puntland

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 12. 2019
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Komentáře • 108

  • @cabdikariindaryeel8285
    @cabdikariindaryeel8285 Před 4 lety +30

    Anoo ku hadlaya afka shacabka
    S/land waxaan baaq nabad gelyo u dirayaa labada dhinac ee dagaalku u dhaxeeya

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 Před 4 lety

      Cabdi kariin Daryeel dagaal ma dhinac waa reer badiye waxaa isdiriraayo

    • @cadadleyNews
      @cadadleyNews Před 4 lety +2

      Anigu waxaan qabaa inay puntland gardaro cad kuqaaday galmudug Puntland waa fidmada Somalida

    • @ahmedyusuf547
      @ahmedyusuf547 Před 4 lety +1

      ibrahim Shariif kkkk irir samaalow puntland wa u taag waydeen.

    • @cadadleyNews
      @cadadleyNews Před 4 lety

      @@ahmedyusuf547 kkkk Looma taag waayine Weli Waa loo tudhayaa Halyey Yusufow Daya daya Hareeraha Daya Dariskeena Daawada Duli iyo Amxaarkiyo Duulka kukuuyaha bal Daawada dhankan Daya Masaayada Damacooda bal daawad dir iyo Samaalehu Wuxuu ka digaayo bal daawada Puntland Dareen la,ida Bal daawada Dulqaadkii irir Samaaliyo Daacad nimo Bal daawada

    • @ahmedyusuf547
      @ahmedyusuf547 Před 4 lety +1

      ibrahim Shariif kkk urur samale wali waxad mooda qabiil afka oo hawiye lagu xodxoto marna waa qadaadwayn. Tankale hadaad siday ogthay in somali codawgeeda yahay kinyo iyo itopiya maxad colaad uga abuirteen waqooyiga oo nabdoona mudo dheer idinka damac idinku jiro ah ingriis iyo talyaani xadkoodan tagayna..

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 Před 4 lety +2

    ILLAAHAW kala qabooji dadkaas muslimka ah ee balaayadu duufsatay.Aamiin.Labada dhicba waa ani waa wiil soomaaliyeed.

  • @4eye807
    @4eye807 Před 4 lety +1

    Ilahay ha kala qaboojiyo aameen

  • @galoolmaraa4949
    @galoolmaraa4949 Před 4 lety

    Wiilashii soomaalidu Dagaal bilaa Macno ah Ayay kudhamaadeen ilaahay ha kala qaboojiyo

  • @nyajialewis4432
    @nyajialewis4432 Před 3 lety

    beautiful crazy luke combs

  • @al-maakhir4814
    @al-maakhir4814 Před 4 lety +2

    from badhan sng baaq nabdeed sido kle wxn ku boorinayna in puntland dersnimada tixgeliso

  • @cadicali4022
    @cadicali4022 Před 4 lety +2

    Allah ha kala qaboojiyo
    Dadkas ku dagalama galkacyo
    Run ahaan wilashAs soomaliyey e halkas ku geeriyoday waa kugu dhimay oo kaa dhimay!...

  • @hodanomar3772
    @hodanomar3772 Před 2 lety +6

    Sacad gul ban idin rajeena 🇬🇲💉from jigjiga

  • @moh4127
    @moh4127 Před 4 lety

    Cawaan cawaan dhashay somali 80% in la tirtiro bay ku wacanyhiin

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 Před 4 lety +6

    Jawaasiistii hawiye afkaa ciida loo daray viva dirta puntland

  • @galoolmaraa4949
    @galoolmaraa4949 Před 4 lety

    Ilaahay ka cabsada oo xabbada joojiya labada dhinac ee dagaalamaya

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 3 dny

    Dhulkaan lo'da ayaan kuraacijiray wuxuuna ahaa dhul kaymo ah oo ugaar badan maantana garoon baa lamoodaa. Anigu dhulka sida loogalay ayaan kanaxay ee dadka dhimanaya oo islaynaya kamanoxo.

  • @preciousheart4237
    @preciousheart4237 Před 4 lety +1

    Alle hakala qaboojiyo

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 Před 3 lety +2

    caadi ma ahan runtii

  • @faarahhassan6581
    @faarahhassan6581 Před 4 lety +1

    Ilahay hakala qaboojiyo

  • @Qabooje
    @Qabooje Před 4 lety +6

    Af Barwaaqo waa deegaan Puntland waana la difaacayaa beesha Direed dhulkeeda & Daaqsinkeeda ay kusoo duuleen mooryaanta sacad

    • @abdiali3812
      @abdiali3812 Před 4 lety +1

      When did dir became darood

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 Před 4 lety

      @@abdiali3812
      DIRTU KOLBA CIDUU DOONO AYUU NOQDAA. MUNAAFAQADA DIRTA BARO.

    • @marwoyusuf906
      @marwoyusuf906 Před 4 lety

      Puntland sacadaa kufilan dirna reerkee ladagaaleen baahi galmudug mabajidoonto

    • @marwoyusuf906
      @marwoyusuf906 Před 4 lety

      Abdi Ali when they kill 15 heroes

    • @Durwaa
      @Durwaa Před 4 lety

      Towfiikh waa dhul galmudug gaar ahaan sacad nimcaale waana la soo dhicin lagana sifeeynayaa xasharaadka idinkaa ba ayeey iyo balash balash ku waalan dirtaan lagu shaqeeysanayo gaalgaloo kale ayaa noqonaysaan boosaasaa dhul la idinka siin hadaa u moodeen in puukh landi wax idiin tarayso success violence cidaan kuma gaadhaan ha isku soo taag taagina

  • @yaxyecade8564
    @yaxyecade8564 Před 4 lety +3

    Waxan may iskaga celiyaan Al shaab

  • @ayanyusuf4048
    @ayanyusuf4048 Před 4 lety +9

    Viva Dir Viva Puntland

    • @abdiali3812
      @abdiali3812 Před 4 lety

      What has dir to do with puntland

    • @Qabooje
      @Qabooje Před 4 lety +6

      @@abdiali3812
      The area is under Towfiiq district administration and belongs to Puntland

    • @jamiilaburco5355
      @jamiilaburco5355 Před 4 lety

      guul sacad siciid Faqash iyo dirtii bay meel saareen guul 💪 Masha allah

    • @Durwaa
      @Durwaa Před 4 lety

      Maxaa viva dir iyo butlaan tiraahdaa iyagaaba lagu quraacdee macnaha waa la dhangadeeyay qofkii raaya ayaa viva la dhahaa dheh viva sacad siciid isku soo guruubeeysta cidaa wax ka qaadi maysaan waxaa la dhahaa success violence kumaagi mayaan hamaagin yaa ka shalaayine

    • @safiirkareermiyiga6105
      @safiirkareermiyiga6105 Před 4 lety +4

      @@Durwaa anigu dir ma'ihi lkn waxan kuu hubaa dirtii punders ka aheyd iney sacadkii kufsadeen waliba laf dir kamida yaa sacadoo.dhan meel saaray ceeb ba kadhacday

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 Před 4 lety

    Allow kala qabooji Alhamdulillah inay awlaadaydu halka ku dhalan

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 Před 4 lety +1

      Taasi waa faan iyo ku digasho laakiin ogow in meel walba wedku joogo qofna aanu maalintiisa dhaafeyn

    • @sagalhassan7677
      @sagalhassan7677 Před 4 lety

      @@hamzegalool102 waar shut up anigu waxan uga geeda somalida cawapanta ah ee cimrigaa aan jiray 30 over years is dilaayee inaan awlaadaydu waxaa ka qayb qaadanayn uun baan iga jeeda nothing else

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 Před 4 lety +1

      @@sagalhassan7677
      Ogow iney dalka ku nool yihiin waalidiin kaa sharaf badan oo ku dhaley caruur akhlaaq fiican... sida hadalkaaga ka muuqata waxaad ku faaneysaa iney caruurtaadu qaxootinimo ku dhasheen iyo meel aaney laheyn... no hard feeling..

    • @sagalhassan7677
      @sagalhassan7677 Před 4 lety

      @@hamzegalool102 there's nothing to be proud of in Somalia mate weather it in the south or North qashin dhiiga islamka miirta weeye

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 Před 4 lety +1

      @@sagalhassan7677
      You're one of them cuze when'ever i see ur comment on CZcams you always breach hate tribalism and also animosity you have towards other qabiils is very obvious. Naar Afuufad baad tahey iska dhigeysa qof wanaagsan waa Callaamadaa munaafiqiinta..Peace

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 Před 4 lety

    Caqligu shaqeynayaa 1991 ilaa hada waa la is dilaya ayaa horumar ku gaaraya soomaali Ma aqaan meel uu socoto

  • @deeqacabdirasaaqwarsame393

    Alaha naga qabojiyo

  • @mukhatarcabdi3137
    @mukhatarcabdi3137 Před 4 lety +8

    From hargiesa viva galmudug nasabka somali laya faqashta

    • @Qabooje
      @Qabooje Před 4 lety +1

      Idoor marqaansan faqash buu dhegta ka maqlay wax la dhaho ma yaqaan

    • @mukhatarcabdi3137
      @mukhatarcabdi3137 Před 4 lety

      @@Qabooje maan maqlin sidini ayaa laydin xasuqi faqashey waad fahantay

    • @dhaladkasomaliland7185
      @dhaladkasomaliland7185 Před 4 lety

      Kufsiland maxa haya walahi way kibreen markay somaliland kuso jedsato ayey ba een sidodibay dhabarka jeedin

    • @ahmedyusuf547
      @ahmedyusuf547 Před 4 lety +1

      Dhaladka somaliland iidoor nafjecle miya rag iska dhicin kara sow sidoodi wanala xasuuqay oran maya

    • @dhaladkasomaliland7185
      @dhaladkasomaliland7185 Před 4 lety +1

      @@ahmedyusuf547 dwlad dhanbay la dagalameen oo ahyd dawladi africa u awooda waynayd nimankii tas u badhedhay may kula tahay inay wax kle u reebayan maha nimankan reer xmarka ah ee macawista wada sita siday u nikinayeeen futadi wada jilicday

  • @allrizaaq4178
    @allrizaaq4178 Před 4 lety +2

    Kkkkkkkkk puntlan gardaaro miiraaan waye labada dariis midba maar ey kuduulaan markii lawabiiyo wafaristaan walalayalow gardarada naga dhaafa marna somland marna galmudug hadhoow maxabistina dagalka lagusoqabto waa walay aad le ledihiin secamal

  • @NickelodeonKings
    @NickelodeonKings Před 4 lety +1

    Subxanallah purtland dhibadanah marba meel bey iskuqadayan yaab

  • @mobmotivation6797
    @mobmotivation6797 Před 4 lety +7

    Viva DIR From Somaliland Kufsiland ha la Wasso

    • @Qabooje
      @Qabooje Před 4 lety +1

      Nacas aan dhul iyo dad kala aqoon ayaad tahay dhulka mooryaanta sacad duulaanka ku tahay waa dhul Direed lol

    • @emes6333
      @emes6333 Před 4 lety +2

      Fuley qoraal ku libaax 😂

    • @abdiali3812
      @abdiali3812 Před 4 lety +1

      @@Qabooje when did dir became majeertin guul galmuduug

  • @npadoonyare5332
    @npadoonyare5332 Před 4 lety

    Firs commen fdlan like sarr😍

  • @sauudchanel7108
    @sauudchanel7108 Před 4 lety

    RagaH maxaH izkU diraY

  • @cqaniaxmad1507
    @cqaniaxmad1507 Před rokem

    Hhh

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 4 lety +3

    majeertenka gardrada badan hadhow buu odhan waanalgu layay xamar muu joojiyo gardarada marka hore mar kasta oo somaliland u diyar garoowdo arkan ciidamdeedaba waxay isku qaadaan galmudug yaab waaba fulayaal galmudugna naaro ka warabisaa

    • @mohamedsaed91
      @mohamedsaed91 Před 4 lety +4

      Gabar ba tahayba filayaye intaadan Wax uurkaaga Ku jira so saarin
      Cid Dagaalku dhex Maray iska Hupi o is Dagaalaya

    • @yamays
      @yamays Před 2 lety

      Dhilooy maqal, majeerteen hadii xitaa cidi layso waa niman aarsada, majeerteena xamar iyagaa iska leh 2006diina 50kun oo qof bay ku dileen, xoogna wali ku joogaan, Dagaalkana wuxu u dhaxeeyay DIR iyo Habargidir, adigu moorgan ma ka aarsatay, 😆, tan kale waxa meel walba lagu xasuuqayo waa DIR ,biyomaal iyo kuwa mudug daga oo galmudug dhulkoodii ka qaaday

    • @mustafeasad9377
      @mustafeasad9377 Před 2 lety

      @@yamays ma 2000 Kun ee nin ee 91kii laydinka dilay baad ka seexan la dihiin ?
      Ethiopia iska daaye ruush doono inaad habar gidir wax ka qaadid
      Xiniinyaha waa loo kala dhasha dad jilicsan oo inay meelaha ka caytaman u nool baad tihn
      Marky xabad sacad ahi idinku dhacdo tolaay Yaa darooday baa odhanysan
      Isaaq ban ahay hadaanu sanqadh Danbe idnka maqalno garowe Way guban doonta xuduuda burtinle habargidir way so xidhanysa ka dib siilkina amxaaro ka kireeya wax ha idinka celisee

    • @yamays
      @yamays Před 2 lety +1

      @@mustafeasad9377 horta qabiilkaaga kuma kolsoonid oo waxaad ogthy inaan cadaabaha kaa waraabinayo oo 2 qabiil baad sheeganaysa, habardigirta aad sheegayso wlhi hadii xishood jiro indho shareer magaalka inay ku maraan bay ahayd, saa waa qabiilka qaliya oo qabiil kale gumaystay ,oo 100 sano gabdhahooda tii qurux badanba la kufsanyay ,ninka naagtiisa isagoo jooga lala seexanyay askartii boqor cali yusuf, 🤣 waa reerka kaliya oo 2022 dhulkoodii la haysto ,dhulka lagaa haysto hadaan kuu tiriyo waxa kamid ah GODOD, GACMOFALE CEELBARDALE, GUUCO, BURQO, XARADHABAN, DHINOWDA, DAMEERAALE, XANANBUURO, horta dhulkaas gobolka noqon kara oo aad adigu daganyd 30 sano kahor oo jifo yar oo reer mahad ah kaa qaaday ,kaftan kuuma furna adoonow, 1990 majerten iyaga dowladi somalia riday waana ku faaiideen oo dhulkaagii oo dhan bay kaa qaadeen, maxamuud saleebaan kaliya baa deegaan ahaan iyo dad ahaanba hawiye ka badan oo daga dhuusomareeb iyo aadanyabaal, oo aan hal gobol majority ka ahayn, majeerteen waa nimanka 2006 kaa dilay 60kun oo cid loo raacdo aysan jirin, anigu askartii cabdullahi yuusuf baan ka mid ahaa wlhi adoonta waa ku shiish baran jirnay ,naagahodana iyagoo gaajaysan intay noo yimaadaan baan inta 20 ku wasno jeegodharbaax kala daali jirnay, hooyadaa baana ka mid ahyd oo adiga mj wiil ka fog ma tihid iyagaa ku dhalay, habardigrta aad sheegayso waxa ka badan inta gadoomiye mj ah muqdisho soo martay, ilaahey dhulna kuma siin ,taariikhna kuma siin, qabiil wayn oo aad ku tiirsanthyna ma jiro 😥 blue makeup oo kale noqo

    • @ChristopherAdams123
      @ChristopherAdams123 Před 8 měsíci

      Waxba baalaha iga yaacay

  • @cabdilahi4256
    @cabdilahi4256 Před 4 lety +5

    Waligay ma arg qabiil ka adadg surre dir habar dugaag 15 aya layaaban yihiin 1500 aya laidinka dilidoona puntland way garab taagantahy dir

    • @jamiilaburco5355
      @jamiilaburco5355 Před 4 lety

      biyomaal Empier will come back puntland taada garan meene neef yahow ka dhex bax

    • @jamiilaburco5355
      @jamiilaburco5355 Před 4 lety

      biyomaal Empier will come back garac waxaad tahay oo la gumeesto biyomaal kuye jareer baad tahay oo hawiyaha beeraha ku falaan maxaa qabiil ka hadashaa adaaba laguugu fuula marka cadeey marwalba jareer biyamaal dhiidhiibso futada cesho

    • @cabdilahi4256
      @cabdilahi4256 Před 4 lety

      @@jamiilaburco5355 hhhhh miyad iga maarantay wayhee gus wacan deee

    • @cabdilahi4256
      @cabdilahi4256 Před 4 lety

      Wllo dhilo burco lagu wasaa tehee maxad marka cadeey ka taqana iska macmiilo guska h jeclo

    • @jamiilaburco5355
      @jamiilaburco5355 Před 4 lety

      nin rag ah kama hadlo waxa allah siiyay qaniis marka cadeey lagu fuulo baad tahay adaaba sidii lagu fuulaayay naag laga dhigay maxaad tari nayaa futada bulaacada noqotay isku qabo dhilo warato ku ah marka

  • @wiilwaal23
    @wiilwaal23 Před 4 lety

    Sacad iyo Dir waa dad aan kala maarmin oo isla dhashay. Towfiiqna waa dhul galmudug. Xaduudka daarood waa garacad iyo wixi ka kore, ee ku eegaada mase waa nala idin’jafaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 4 lety +2

    imisan hawiye ciidamo iyo maamuulo samayso intaasaoo sano la idin hub uruursnaya hawiye hurdaye wuxuu muudaya in dagaalkii faqshta dhamaday isaaaq dhiirane isagu waa ka tabaabuushaystay walee hawiye sidan isu dhama samaysta goboladiian muqdisho 6 gobol ka dhigi kartan hada rabatan idinka inta wada degtan samaysta meeel walahay walahay meesha morgan iyo qudhunki baa yimi toosa hawiye wa idin hub uruursanyaa dhinac walaba marka u madaxwyane idin noqodna wa arasanaya fekera idinka heshiiya oo midooba ama is dhiiba oo ha la idin taliyo maxa idinka khaldan galmudug hadana la soo weeeraray inkastoo aanaan filayn inay idinka guulaysanayan hadana walee dadkan ma taqnaan idin tashaday

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 Před rokem

      Kkkkk subxaanaka yaa cadiim! ma heerkaanaa dira-diraalnimo ka gaadhay? "Qaran" hadaa sheegateen xitaa weli ma ciillantihiin?😂

    • @haweey6539
      @haweey6539 Před rokem

      Ina jeceshihin ina hawiiye iyo darood is laayo oo dab ka dhexshidan waa ognahay qarax land musiibo kugu dhacaday waba kugu dhacde faqashtu somaha tan manta ku lay naysa ictiraafkina ku diday free iska xore dhulbhanye ba dabada idinka wase nacalad yahay ciilan oo shababta ah hawiiyena qayr uma gasman qarax ba ku dhamaysen anaga wan idinka adagnahay oo puntland bower alshababk wadatan xita dil ba uu qoran idinkana sug duqayn kale oo hargeisa in la bas beeline filo Mar dhow