AMINA AFRIK 2017 HEESTA RAXAYSO WIILYAHOW OFFICIAL VIDEO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Ereyadii iyo Laxankii Sugee Boqoreh Muusigii Arido Produced by Waqal.

Komentáře • 1,5K

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +185

    Wax kasta oo macaan waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan Haddii aad ujeeddo Magaca Allah

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 Před 6 lety +161

    Walhi qoftan waa heestay haba nagu tufte heessta waa jirta nooloow amina africk😍😍😍😍

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 Před 4 lety +9

      wil shidan Kkkkkkk istaahilkiina waaye markaad naga tektaa baad natugtuugtaa

    • @daadamohamed5507
      @daadamohamed5507 Před 3 lety +3

      😂😂 hees shidan waye lkn asxp fcn baa jiira dadka daan maaha u sheega fananada

    • @AHMD777
      @AHMD777 Před 3 lety +3

      @@ramlomuhudin9566 hhh Sbbto Ah Dumtkiina Aya Midba Mida Kale Ka Qurxon

    • @cabdiraxmaanaxmed21
      @cabdiraxmaanaxmed21 Před 3 lety

      @@AHMD777 waligay somali mooyaane man arag wax like duugsada

    • @sumii2403
      @sumii2403 Před 2 lety

      @@AHMD777 😂😂😂qiil igadheh maxuma lkn qof katagtey inaa usonoqota qalada hore halosocdo😁😂😂

  • @BilaalMorgal
    @BilaalMorgal Před měsícem +13

    Who watch 2024/Jun/09 😮😮

  • @sadiaabdi8035
    @sadiaabdi8035 Před 7 lety +132

    aniga heesaha niman ka lagu karbasho waan jeclhy wlh kuwa nimaka lo calacalo na waa necbhy uf nin maxaa loga calacalaa horta dumarow kor isku qaada qaali iska dhiga waligiin 😎😎😎

    • @hodoahmed75
      @hodoahmed75 Před 4 lety

      Maxad Ku Falaysa

    • @awoabdi555
      @awoabdi555 Před 4 lety +2

      sadia Abdi Fariid Fariidi dhashay👏🏻👏🏻

    • @liibaancabdiwahid4036
      @liibaancabdiwahid4036 Před 4 lety

      Kkkkk

    • @liibaancabdiwahid4036
      @liibaancabdiwahid4036 Před 4 lety

      War fiacn ayaa shekty

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 Před 4 lety

      Bil cagsi ayan ahay heestan marke igu horeysay an maqlay 2017 ke markey so baxday ahayd manta igu horeysa an dhageysto hada xita CZcams dhax wareg aya ikentay qaybta calacalka igu baxda kkkk

  • @kadarfay2724
    @kadarfay2724 Před 7 lety +20

    Woow Hes iyo badh iga dheh amina afrik aa iga gadan tahay runtii 2017 hablaha aa la safanahay aniga Rajad xumaysad radinaysa adaa riyodaye raxayso hhhhhh Fanny iga dheh viiva Hablayaga

  • @Janno66
    @Janno66 Před 2 měsíci +3

    2024🔥🔥🔥 Ha igu dulreemine Raaxeyso Wiilyahoww😂😂❤

  • @deqadeqa7952
    @deqadeqa7952 Před 7 lety +33

    Tii kuu riyaaqdaba Hadaad u roortoo daba rucleyso adaa rafaadee Raaxayso wiilyohow ♥♡♡♡♡♡♥

    • @marshmellbh6976
      @marshmellbh6976 Před 3 lety +1

      #xasuus gali wllka ama walasha!🫂❤
      Waxaan jeclaystay wl inan kusoo xasuusiyo comment gan iyo heestan maadamo laga yaabo inay saamayn kugu ledahay ❤ Mahadsanid

  • @amenmah4030
    @amenmah4030 Před 4 lety +67

    2020 yaa ila jiiga😁

    • @rahmoahmed2805
      @rahmoahmed2805 Před 4 lety +1

      ☝️😪😭wa la igaga baxay

    • @amenmah4030
      @amenmah4030 Před 4 lety +1

      @@rahmoahmed2805 maxad heesta forjada ah kaso doonty sis hadaa😅😅😅orod daawo heesaha calacalka ah mcnaha😂🤗🤣

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 Před 4 lety +1

      😆😆😆yaa ila #jiiga maaha waa yaa ila #jooga 🤣🤣afsomaliga soo baro horta zh0

    • @zayparumaanofficial6078
      @zayparumaanofficial6078 Před 4 lety

      Rahmo Ahmed sorry qruxeey is adky wa hubaal inuu hoostada yimaado i promise you✌️💪♥️

    • @CabdiwaaxidBashiir
      @CabdiwaaxidBashiir Před měsícem

      2024

  • @xasan973
    @xasan973 Před 7 lety +556

    ilaahay amarkiis gabadhaan markay qososho in ay aniga ii qoslayso ayaa. mooodaaa😁😁😁😂😂😂😂🙌🙌🙌

  • @adesh8227
    @adesh8227 Před 6 lety +38

    Ma kaligeybaa mise ragga kalana wey ka heleen hestaa...... maadama ey runta ka hadashay

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 Před 7 lety +35

    adoo ramaasiyo rug doogle joogaa shalay ka roortee ha raadin maantee raaxayso wiilyahow........... welldone amina

  • @taaraa4724
    @taaraa4724 Před 7 lety +16

    Akyaarey 2 mid igu qanciya ama Aamina Africa halaiigeeyo ama like igu qanciya
    What a stylish you are Aaminaaay

  • @Tafo775
    @Tafo775 Před 7 lety +20

    Afriik Yaa laxanka kuu saara heesaha 🎶 Musikadana kuu Tuma Anigu wan u qirey musik an cadi ahayn iyo laxankaba ka daran 👌👌

  • @hudaabdulahi5704
    @hudaabdulahi5704 Před 4 lety +111

    2020 yaa dawanaya🎆

  • @dinaarisalaad5287
    @dinaarisalaad5287 Před 4 lety +29

    2020 Heestan Xasuus Yaaa iladawanaya

  • @nuurdiin3484
    @nuurdiin3484 Před 3 lety +52

    Inta 2021 fiirsanaysa . Liketa isku miijiya.😂😂😂 Waa sheeko kale raxayso will yahow😂😂😂

  • @morrd9390
    @morrd9390 Před 7 lety +13

    Hestan mar ayaa laygu karbaashay
    Lkn waa hees shidan waan ku raxaystayba
    ❤️❤️❤️

  • @avtarmedia5521
    @avtarmedia5521 Před 4 lety +63

    Amina Africa 2020 Legend wllo qaali keep going From Somaliland Respect ❤❤❤

  • @khadijah4645
    @khadijah4645 Před 4 lety +50

    2020/30/June ban kuraaxeesanaayaa
    Heestani 🎶💕
    " Raaxeeyso Wilyahow "🎵
    1da luulyo soo socota
    Somali ha israacdo🦋🇸🇴🙏🏻
    Ameen🤲🏻

  • @muniirshukrigeedi5572
    @muniirshukrigeedi5572 Před 5 lety +53

    2019 yaa dawanaya 😂😂❤

  • @abdiwalihussein4625
    @abdiwalihussein4625 Před 6 lety +44

    Ilaahoow ha igu maqashiin midaan ogahay hadiikale weey iigu heeseysaa cml 😜

  • @abdoukaderhousseinabdi4065
    @abdoukaderhousseinabdi4065 Před 6 lety +18

    Walahi j'ador cette chanson. Heestan wan u dhinta wa hesta keliye heesaha dumarka aan ugu jeclahay. Bravo Amina afrik from your holy country Djibouti

  • @AHMD777
    @AHMD777 Před 3 lety +4

    Habeen dhweed Anago Group Ah safar Kujirna aya Hestan Noo Soo Gashey Kadib Gadhigigi Xita Ciil Awgeed Wuu jabay🔥😅

  • @mohamedduufaan8274
    @mohamedduufaan8274 Před 2 měsíci +1

    "Ha igu dul reemine
    Raaxayso wiil yahow"😊
    Haye wlle Aaminaay.

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 Před 7 lety +38

    illaaheey amarkiis Aamina Afrik waan iska jeclahay😍😘😘😘😘

  • @drhassannasiib2742
    @drhassannasiib2742 Před 5 lety +6

    Heestaan Way I Dhiiri Galisaa Waayo Iimaan Keeygu Mid Quraan La Haasaawaa Waayo Qof Kaliya Hadaa Tahay Hal Maskaxna Lee Dahay Duni Kalena Kugu Xiriirto Waa Qalad In Qof Ku Jecel Aad Ruux Kale Ku Dul Wado Waayo Iyadaa kugu Filan Adna Isagaa Kugu Filane Qalbiyada Isasiiya 👈👈👈

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 Před 4 lety +9

    Still 2019 listening heestan wxay ii sheegtay xog muhiima wllahi tii ki riyaaqdab lama dba rxleeye micnah tii hore tan maantaa dhaanta yay shekadadu noqon weeye

  • @fardowsonuur8730
    @fardowsonuur8730 Před 3 lety +5

    Boqorada codka soomaliyeed aamino afrika waa ku taagera codkaga100%🇸🇴🇸🇴🌹❤

  • @hassanMohamed-xh2ty
    @hassanMohamed-xh2ty Před 7 lety +31

    kun jeer ayan dawadey manto kaliya hess iyo badh wlhi sugeh iyo Arido iyo codki macana ee amina jaamac dhabar "amina afrik " iyo video an cadi aheen ee waqal bravo all of you guys

  • @haaskeyproduction2744
    @haaskeyproduction2744 Před 3 lety +3

    CZcamska waqal 1m waxyar baa ogaa dhiman score waaye first somali youtube with 1m subscribe

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Před 7 lety +230

    Rug kaa fogaataad Daba Rucleysaa
    *Ra'i Xumaantaa - Adaa Riyoodeey
    #Raaxeyso Wiilyahow - Ha igu Riyoonine ..
    #Afrikaay Muuqaalka Dhan Qosol iyo soo jiidashaad
    Ku dhameysaye - Heestu Ma Daadis Baa mise Waa Dalab?

  • @maxamedsaalax7223
    @maxamedsaalax7223 Před 4 lety +27

    2017 ilaaa 2020 yaa iladhageysanyo like hai dhafin lbx 😍my sister and bro😍

  • @HateemLove
    @HateemLove Před 4 lety +49

    Hadaa lamo jeer kabadan dagaysatay like bac kasii
    💗💗

  • @mohamettjama0
    @mohamettjama0 Před 2 měsíci +1

    2018 heestaan gabar aan sheeko wadaag ahyn inta war beena loo geyey leysku kaayo direy isoo dirtey block isaartey 😢ana marka dacadi wan jeclaa lkin wan is yara adkeyey
    2024 bisha 1aad ila soo hadashey kaftan doable iyo isu boholyow ka dib inaan guursatey 1 ilmo ah haysato la soo furey isheegtey😮ninkiina ka xumaadey runti dareen ahaan waan ka xumaadey
    Waxan usheegay iney garab iga helayso markey iga baahato ❤

  • @queenaisha7956
    @queenaisha7956 Před 7 lety +5

    pppppppp❤❤ hees iyo badh 💙 amina _afric _cod +qurux+dagnaan mcnto ilaah ayaa kuudhameyay run ahanti heesahada kama daalo dhageysigoda fanaa niinta sidada cml hadey uheesi lhyen weyba wacnan leheed😘😘😘😘

  • @abdikadirhajjimohamed2206
    @abdikadirhajjimohamed2206 Před 5 lety +11

    Aamina afrika cod ayaad haysaa walhi masha allah 2019

  • @aminacali9987
    @aminacali9987 Před 7 lety +94

    wlhi xasuus gooni ayey i noqoneysa manta oo aay tahay 2017 13January allow cimriga oo dheerey dhaman umada somaliyed

    • @qalbinuura626
      @qalbinuura626 Před 7 lety +2

      Amina Cali dad badan ayey kusocota heestan Wale aniga an ka kow ahay

    • @aminacali9987
      @aminacali9987 Před 7 lety +1

      Nalka Manka dara xaqiiq wlhi xabiibti Qaali

    • @qalbinuura626
      @qalbinuura626 Před 7 lety +2

      Amina Cali abayo cimriga alle ha uso kobo madhihi karne raxeyso weyan shekada hhhhhhhhh

    • @fatmaabdiqoraxey4104
      @fatmaabdiqoraxey4104 Před 7 lety

      Amina Cali kkkkkk dhuulka wlhi Qaali

    • @aminacali9987
      @aminacali9987 Před 7 lety

      Nalka Manka dara kkkkkkkk saas waye abaayo mcn

  • @mustafeismail3802
    @mustafeismail3802 Před 3 měsíci +3

    Mirqaan wajaale 2024
    Aduunyo
    Xaaskayga ila fadhida

  • @Lilmuhsin20
    @Lilmuhsin20 Před 4 lety +8

    2020 Baan daawanaya Cidkeeedan Ku raxaysanaya 🌹🥀💎

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka Před 5 lety +15

    Wow😱 2019 🎧 ❤❤ yaa dhagesanaya

  • @adanarabmuhumed2808
    @adanarabmuhumed2808 Před 6 lety +26

    wwww
    heesta%100
    laxanka%100
    musicga%100
    codka%100
    viva Amina africa

  • @aragsanilwaadquruxcadiwaha2521

    Waaaaaw hees jirto ayaa heestay wlhi wiil badn ayaa canaan badn naga siisay ❤💋

  • @mahamedcabdiwali3652
    @mahamedcabdiwali3652 Před 7 lety +7

    Walahi heestaan sidaa u jeceylatay ayaa ba la yaa ba na hay heesha kale waa laka daala lakin dan may laka wa daalo run tee ka had loo saa waaw cod stel qurux dheel music ❤️❤️🙏🏻🙏🏻

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 Před 4 lety +11

    November 2019 aya dhagaysanayo❤✌

  • @zamirck4765
    @zamirck4765 Před 3 lety +9

    2021 YAA DAWANAYA HEESTAN 🤩

  • @mawliitmaamet1107
    @mawliitmaamet1107 Před 6 lety +3

    Yaa zidayda comonti akhriz u imid 😉😉

  • @cabdilaahihassan
    @cabdilaahihassan Před 6 lety +4

    Mnshaa Allaha Qurux Baa Ku Dhan Islaantayn 🤗🤗🤗
    Waan Hunguriyay Islaantan Hooyaday Leeg😚😚😚

  • @Hajjey6217
    @Hajjey6217 Před 7 lety +7

    Nice song aminata heestan wankuhestaa ... much love from Nairobi❤❤❤❤✔✔👊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😘❤❤🔑🔑🔑🔑🔑🔑🔑💃Like if you love the song!!!

  • @moismail6233
    @moismail6233 Před 7 lety +13

    maamo aniga kuguma riyoon karo lkn heestaada waan ku riyoon karaaa 😂😂😂👍 greetins to all somalis from muqdishooo

    • @matanka993
      @matanka993 Před 6 lety

      mohaz ismail

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme Před 2 lety

      Dont worry about Amina Afrik dreaming of you. Worry about Al Shabaab blowing out your ass in Mogadishu. Be safe, man.

  • @abdijabarfiqi9933
    @abdijabarfiqi9933 Před 6 lety +13

    karbaash aqlaaqesan wye wlhi Best wye Hestan 😂

  • @quruxleydahbormahborama6329

    runta hadiidin AdaaH is reebeee rhygu dureemineH raaxaysoH
    wiiiilyahow

  • @abdikafimohamudahmed2133
    @abdikafimohamudahmed2133 Před 3 lety +1

    😥raaxo xagee taala
    Gabar an isjecleyn aya Hestaan isodirtay qalbiga iqarxay 2021 isodirty

  • @mobarikismail8354
    @mobarikismail8354 Před 4 lety +11

    Best song ilisent to may life wlh amina afriik🔥❤️

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 Před 3 lety +7

    Codkeeda ayan jeclahay ❣❣❣

  • @mxamedvip3609
    @mxamedvip3609 Před 7 lety +4

    fanaanadan ani shakhsiyadkayga aad ayay igu dheertay alle hakusoo hadeyo I love you wllshy

  • @lamisladan5254
    @lamisladan5254 Před 5 lety +1

    Adoo Ramaasiyo Rug Doogle joogaa Shalay Ka Roortoo Ruuxdaa Ku Diidee Ha Raadin Maantee Reexeyso Wiilyahoow 👏🏻👏🏻

  • @mujahidkamorgandilidoona3830

    ax ana isrebay walhi .....raxayso wiilyohow anay igu socota hestani

    • @hamdasahalvlogs7078
      @hamdasahalvlogs7078 Před 7 lety +2

      ahmed saki lafaha ka tun

    • @Yahye_170
      @Yahye_170 Před 7 lety +1

      mujahidka morgan dilidoona 😂😂😂mujahid☝Fran ku ygey

    • @hawraarsamegeedi2431
      @hawraarsamegeedi2431 Před 5 lety

      Waxaan halka ugu ducaynaya janaral Morgan oo aha wiil hoog habaar waxba lagaga qaadi wayay. Janatufirdowsa ayan alle uga baryaya..

  • @adeco4491
    @adeco4491 Před 7 lety +65

    Qoftaan darteed like igu qabta 😂😂

  • @nuurahmed20
    @nuurahmed20 Před 7 lety +13

    Great Fanaanad Amina Afrika Alaaya cizag nice video Waqal ProDesign well done brother

  • @kamilfarah7867
    @kamilfarah7867 Před 7 lety +4

    War Aamina AFrik wadna karbaashtaye bis naga dheh karbaashki noogu xumaa sanadadan bad nagu dhigtaye

  • @khadraabdi9533
    @khadraabdi9533 Před 7 lety +25

    qofkan jeclahay wuxu idha ha ima jeclid ana hestan ban kusagotina

  • @SundusAbdi-tc9gm
    @SundusAbdi-tc9gm Před 3 měsíci +3

    2024/may/22 7:00pm I’m still watching 🙂‍↕️

  • @khaalidkaamilofficial7166

    The one and only waqal studio

  • @abdiazizabdullahi8532
    @abdiazizabdullahi8532 Před 7 lety +4

    Wlh meeshan cod ayaa kudamade.
    Waan kaheley AMINA inolow
    Irayada,codka,style-ka waa damestiranyihiin.

  • @beerlula7411
    @beerlula7411 Před 7 lety +99

    Thanks Aamina Africa heestan waan sugayay 😘😘😘😗

  • @omarmunye6290
    @omarmunye6290 Před 6 lety +6

    Abaa waa cabsaday aniga commantiyaasha aan akhrinaayey xaliimooyinka oo dhan xanaaq bismilaahiyoow cuudu bileesta lee maxaa idin daaray.

  • @nasracarab680
    @nasracarab680 Před 4 lety +5

    xasuus gooniya ayay ii leedahay heestani 2017 ahayd

  • @mahadgesale6647
    @mahadgesale6647 Před 5 lety +1

    Ciise ciise dhaalyi walhi waa fananad buuxda rere jabutyi in aayi yiihin fanano jiira believe that...

  • @awalali1906
    @awalali1906 Před 3 lety +4

    2021 still waaan raxaysanayaa 😁🔴

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 Před 3 lety +2

    BEST YEAR 2017 SANNADKA KALIYE HEESAHA SOMALIDA UGU FIICAN AY SOO BAXEE HADAD IGU RAACSANTAY LIKETA IISAAR

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka Před 5 lety +5

    Heestan weyna nagu jaftay wlh amina afrik lkn waaku heesta...❤

  • @yahyecabdi9888
    @yahyecabdi9888 Před 3 lety +1

    Heestan xasusu wllhia 2017 dhageysan jirey
    Cwa bishu waa 27/6/2021
    Wakhtigu waa 00:50 hebeenimo
    Ayantu waa axad
    Inzh xasus mar kle

  • @ruweidoahmed9528
    @ruweidoahmed9528 Před 4 lety +7

    Raxeyso wilyahow kuma oran karo ax ax😭😭😭

  • @cabdidaahiraadandiiriye7384

    Amina Afrik heer sare,waa fanad mustaqbal hagaagsan

  • @fatumaabass8139
    @fatumaabass8139 Před 6 lety +6

    My favorite song...raxeysa wilyahow

  • @xamdiismacil1558
    @xamdiismacil1558 Před 3 lety

    Hestan niyada ku dhistah wlhi
    Amiina cawa 22 June 2021 waqtiga 22:50 oyin ku jirah wbaaaa

  • @mukhtaaridiris1463
    @mukhtaaridiris1463 Před 7 lety +3

    Hani adi
    😙adoon rafaadin
    ✔igu dul reemin
    ✔rarkan kuhaysta
    ✔kaam ridayee
    ✔ haygu dul reemine
    ✔raaxayso wiilyahoow
    ✔Raysan mayside
    ✔Tii kuu Riyaaqdaba
    ✔hadaad uroortoo
    ✔daba ruclaysaba
    ✔ adaa rafaadee
    ✔ raaxayso wiilyahoow
    ✔rajo aad halaysaad
    ✔ raadinaysaa
    ✔rug kaa fogaataad
    ✔ daba ruclaysaa
    ✔ riyo xumaantaa
    ✔adaa riyoodee
    ✔raxayso wiilyahoow
    ✔ha igu riyoonine
    ✔raaxayso wiilyahoow
    ✔adoon is riiqin
    ✔raran gobyooyin
    ✔rugtana diidin
    ✔adaa is reebee
    ✔ ha igu dul reemine
    ✔raaxayso wiilyahoow
    ✔adoo ramasiyo
    ✔rug doogle joogaa
    ✔shalay ka roortoo
    ✔ ruuxdaa ku diidee
    ✔ha raadin maantee
    ✔raaxayso wiilyahoow😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @cuudali7929
    @cuudali7929 Před 3 lety +2

    11 February 2021 11:10 habenimo waye am feeling jecel haben jimco so Galeyso ilahey nolosha I quruxi

  • @fahadeidvlogs6170
    @fahadeidvlogs6170 Před 2 lety +3

    Inta soo dawanaysay 2017 ila 2022

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 Před 2 lety +1

    Wooooow eessh calaa hees raaxayso wiil yahaw keep Going Amina Afric axsan sood

  • @amishkunbil1582
    @amishkunbil1582 Před 7 lety +38

    ilahay codkaga haku dayo iyo quruxdada mcnto aqarana janadi adunkana Mel san

  • @ABDIRAHMAN_700
    @ABDIRAHMAN_700 Před 2 měsíci

    War hees tan waa dhaftay🎉😂 waaba ka helayyyy raaxayso wiil yhow 13-6-2024😊

  • @sahramohamed2417
    @sahramohamed2417 Před 7 lety +6

    I love this song Walee waagii way udhamaysay waa hees iyo badh woow heestan run ayey kahadalaysaa kkkkkkkk 💋💘💋💘💋❤❤❤❤❤❤💘💋❤❤❤❤

  • @sabirinasomali3675
    @sabirinasomali3675 Před 6 lety +1

    Wiilkii afaaro kale ii kaano heestaanaa u diraa
    Heestaana love aa ku ahay

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 Před 7 lety +27

    amiina afrika xalda no dajii
    manta xalimo kasta hestan
    uu daraan 👉farxaydii dhulka wlhi wlhi😂adoon rafadiiN igu dul reemiin rarkan kuu hasta kamaa riidayee hagu dul remiine raxayo
    wiilyahooow👌jwb maleh hestan waxayba ku dhamysay raxayzo 😃😃😃

  • @axmeddigiro6856
    @axmeddigiro6856 Před 7 lety

    wowowowowo ilaaahay a iska daaayo fanaanada qarniga yurub geenyo ayey baratee aamina afrki ma taqaana

  • @muktaraburayan3718
    @muktaraburayan3718 Před 5 lety +7

    Really love this song ...whenever I get in CZcams I always watch this song ...nice

  • @nasiimcadey180
    @nasiimcadey180 Před 7 lety +1

    kal iyo laaab. wlhi nimanka naagahaa ku waashay jawab ba lo helay keep it up amiina🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤❤❤

  • @weygahassan7101
    @weygahassan7101 Před 4 lety +3

    TII KU RIYAQDABA HDA DABA RUCLEYSO ADA RAFADADE RAXEYSO WILYAHOW
    CAJIIIB 2020 YAA ILA DWANAYO LIKE

  • @Suleimanmoallim
    @Suleimanmoallim Před 4 lety +2

    26/02/2020 ayaan daawanooyaa

  • @almaslv3134
    @almaslv3134 Před 7 lety +13

    waqal amazing clip 🤗🤗

  • @raxmamuuse196
    @raxmamuuse196 Před 7 lety +1

    Allah yaa cisak Boqorada codka iyo jacaylka amina Afric noolow quruxdada ayaa na deeqday iyo codkaga

  • @hodofarxan5283
    @hodofarxan5283 Před 5 lety +3

    Heestan waa hees macaan waan kaheel heestan 😍😍😘

  • @axmedqd3768
    @axmedqd3768 Před 7 lety

    Amina Afrik waxa ay isu eeg yihiin gacalisadeydii hore, ee la guursadey. Ilahay amarkiis markaan Aamina arkoba jacaylkeygii hore ayaan soo xasuusta in kasta oo wakhti xaadirkan nin kale laabta iska saarey. lol

  • @akram8200
    @akram8200 Před 6 lety +6

    she is nice voice am your best Fan ilove djibouti 😍😍😍 😘

  • @omarmamanka9788
    @omarmamanka9788 Před 7 lety

    Amina Afrika heesaheeda badan kood the sound of musiga waa isku mid hestaan musicadeeda waxee udhawaq ektahay hestii XABIIBI

  • @khaalidibraahin5466
    @khaalidibraahin5466 Před 7 lety +3

    O'mansha allh this song is very good because can touch button of heart
    many men have bads and lose their wife and so is bad deeds
    thanks a lot

  • @antoniomartial796
    @antoniomartial796 Před 3 lety +2

    2021 Ya daawanaYa😂😂

  • @abdirahmanabdirahman3463
    @abdirahmanabdirahman3463 Před 7 lety +33

    Heesta comments laga soo bixiyey markaad u fiirsato inta comments kasoo bixiyey waxaa u badan gabdho hadana hal gabar kuma arkeesed oo posative comment kasoo bixisay yaaab hal noo naxariisato lama arko miyaaa 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 Před 7 lety +10

      sow laga ma yaabo intaa o gabar inu nin xumeeyay ilayn qof la waanajiyay wax ma iloobe .Allah ba og waxa qulubtoda ku jirte

    • @alibahi2825
      @alibahi2825 Před 7 lety +1

      abdirahman abdulahi sxb ma ila aragtay wey Wada xanaqsan yihiin

    • @marwaabdi7556
      @marwaabdi7556 Před 7 lety

      abdirahman abdulahi

    • @marwaabdi7556
      @marwaabdi7556 Před 7 lety

      kķkk heesti waay shidan tahay

    • @xamdafarax1710
      @xamdafarax1710 Před 6 lety

      abdibvzugzkawfyponlxrahman abdulahi

  • @siismuus1405
    @siismuus1405 Před 5 lety +1

    Gabadha aduunka ugu jeclay Amina afrik halayga gadhsiiyo