Qare ka soo go'ay beeraha gobalka Mudug

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 08. 2024
  • Qare ayaa ka soo go'ay beeraha Mudug
    Qare badan ayaa sannadkan ka soo go'ay beeraha gobalka Mudug, xilli loo diyaar garoobaya bisha Ramadan oo baahidiisa ay badato.
    Waxan booqanaya beer ka mid ah beeraha Mudug oo ku taal Godod, halkaas oo lagu biiray 45,000 oo qare.
    Tan ayaa meesha ka saaray fikirkii laga haystay gobalka Mudug ee ahaa wax kama baxaan.

Komentáře • 13

  • @Sirad47
    @Sirad47 Před 4 měsíci +4

    Qofka kula yaabaya waa doqon aan habeen jirin. Dalku waa hogan lakin cirka ayey eegayaan.Ilaahay ha tuso.
    Hargeysa xataa waan idinka iibsanaynaa haddaad noo Keeneland.

  • @MohamedAdam-nc6qe
    @MohamedAdam-nc6qe Před 6 dny

    Maansha. Allah. Allah. Ha idiin. Barakeeyo

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow Před 16 dny

    Masha allaah waa waan kugu hambalyaynayaa

  • @cabdulqaadircalixeyle5852
    @cabdulqaadircalixeyle5852 Před měsícem

    Mansha Allaah❤

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 Před 4 měsíci +4

    Maashallah, sanadkaan aniga dhul yar waxaan ku beeray batiiq, waxaa cajiib ahaa in ay ka soo go'day 1000 xabo, kun kalena waan sugayaa

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před 2 měsíci

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ilaahay hakudhowro

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Před 4 měsíci +1

    Waa shaqo fican
    ila soo xariir dhulka Somaliya waa dhulka adunka uga fican

  • @muhyiddinmuhammad5904
    @muhyiddinmuhammad5904 Před 4 měsíci

    Mashaallah

  • @user-ho5bx2fg2i
    @user-ho5bx2fg2i Před 4 měsíci

    Masha alaah.

  • @baburo101
    @baburo101 Před 12 dny

    Runtii aad baan ugu farxay sida wadankeena wax soo saar u leeyahay. Waana layaab in video gan intaan oo kaliya oo dad ah daawadeen.

  • @user-sw9uj2yq4t
    @user-sw9uj2yq4t Před měsícem

    Halkee kala xiriri karaa please tell number