1 June 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • HIRGAL waxay sii laba jibaraysa mashariicda dhismayasha deeganka ah iyo ku warejinayta furaha milkilaha faryam lo dhisay

Komentáře • 2

  • @Hirgalcon
    @Hirgalcon  Před rokem

    M.allah guul

  • @drfaysalmohamoud9349
    @drfaysalmohamoud9349 Před 11 měsíci +1

    Acww dhammaan shaqaalaha shirkadda HIRGAL masuuliyiintiisa noockasta oo ay yihiin ima taqaanaan idinma aqaan khadka iyo adeegga bulshada soomaaliyeed u haysaan baan idin Ku taageersanahay Sharaf iyo karaamaba waad leedihiin agteyda gobolladana ka fura laama kale anigu xamar ma degani laakiin haddaan u baahdo meel aan idinkala solo xiriiro baan haystaa waxaan deganahay garoowe .intaa ka dib xamar sidaa u dhiseysaan iyo sida umadda uga baqaan ammaankeeda heybaddiinna Hagar baxsan allaha idiin aqbalo.waadna Ku mahadsan tihiin idinka iyo gabadha AJMAL barnaamijyadeeda dabacsan eexayeysiinta ah waan idin taageer sanahay Inbadan maasha allaah halkaa ka sii ka wada Samar idinka ayaa la idinka wareysan doonaa. √√√.