MOHAMED BUSKUT "AWOOWGIIS IYO EELAAYDOO/RAXAWEENOO DHAN WEEY TUUGSADAAN, BALAAYO TUUGSATUU KAYIMID"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

Komentáře • 233

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  Před 16 dny +10

    czcams.com/video/vJxAeV5Yebg/video.html
    ASXAABTEEYDA CHANNELKAANA WAAD IGALA SOCON KARTAA, FADLAN SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 16 dny +19

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @halimahusseinn1121
    @halimahusseinn1121 Před 16 dny +8

    Asc Nacima you are right well done

  • @DekaIbrahim-dx8gz
    @DekaIbrahim-dx8gz Před 15 dny +4

    Aad iyo aad Bay uqal dantahay waxay ku hadlayso sax ma ahan Alaha reerkuu kadhashay miyaya taqaan raxan way anagaa ladhaqane xididna la noqonay reer qureesh Bay ku dhaqn egyihin abayo mataqanid gabdhohoodu waa qureesh quruxda ❤❤❤❤❤❤❤

  • @falisa576
    @falisa576 Před 15 dny +10

    Wa naag edab daran o an akhlaaq iyo
    Anshax toona lahayn asaga shaqsiyadisa wax haka sheegto lkn
    Inay awoowgiis iyo qabiil dhan
    Afla gaadayso maahan.
    Dadka waal waalan e stress ku
    Ku dhacay social media ku waashay
    Qaladka iyo dulmiga ay ku jiraan
    Wa in laga aamusin.
    Masha Allah wall naciimo runta weye
    Si wanagsan bad u dhigtay adiguna
    Ajarkeda Allaha ku siiyo

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před 15 dny +4

    Ayadaba Cary iyo yutup aaka tugsataa Shukran walaashey naciimo ❤🇸🇴

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 Před 15 dny +6

    Masha allah afkada caano lagu qabay naciimay adookale allah nobadiiyo waxano kale soqaqabo balahan karifeena ☝️👍🤲🤲🏃🏃♥️

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh Před 16 dny +5

    Nacimo Abayo Masha Allah alle ha ku xifdiyo adun iyo aqiro Adiga iyo Familkada Abayo safican aya uga hadashay. Xaqa❤❤

  • @deqa868
    @deqa868 Před 16 dny +5

    runtaa abaayo quraanka iga ayaa laga soo bare jirey qoftaan ma xishooto waana qof weyan subxaanalahaa😢

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 Před 15 dny +1

    قل الحق ولو كان مرا اختي نعيمة
    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @Khadraaa
    @Khadraaa Před 13 dny +1

    masha allah aqliga alle haku barakeyo

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 Před 16 dny +2

    Maasha allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-cb8cr2er9u
    @user-cb8cr2er9u Před 16 dny +5

    Mash Allah ❤❤

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 Před 15 dny

      Nicima asc horta hore xaqiiqda ka hadashay mideda kale adigo rli ah elly Miya thy mise caruurtada ah ceebna maaha ellay waa raxan weyn

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho Před 16 dny +6

    Ku soco runtaad ka hadashay 👍🏼

    • @urejimohamud8282
      @urejimohamud8282 Před 16 dny +1

      Allah ha ha soo hanuuniyo waa u gaftey qabiilo dhan. Maamada

  • @mamammss8164
    @mamammss8164 Před 16 dny +7

    Awoowgis beey caayday haduu dhintay yaa ka cafinayo somali dhanba tuugsato yurub maxaa hal qabil logu cayna cajiib lacagta ceerta maiyada shaqeysatay 😏

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Před 16 dny +1

      Iyadaa og danbigaas ay gashay!

    • @mamammss8164
      @mamammss8164 Před 16 dny +1

      ​@@dhaqaaqaaddhaxashideeAllaah hasoo hanuuniyo walahi wax fiican ma eysan kuhadlin

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 Před 15 dny +1

    Waa sax Abaayo waa runta waa dhulka u barwaaqo sooransan dhulka soomaaliyeed oo dhan☘️🌳🪴🪴🌱🪴🍀🥰

  • @nasrogutale2207
    @nasrogutale2207 Před 16 dny +12

    Asalaamu Alaykum Naciima anigu waxaan ka Mimi oon kasoo khaxnay magaalida baydhabo 1/1991 walaahay waxaan diidey raxanweyn baa gaajo ah waa been waxay khabaan beero geel ari lo iyo canab ka ugu baden ee Somalia ka baxa waxaa laga guraa anigu ma ahi racenween balse waan lasoo karey waxaan ahay gaber daarood

  • @boosteeyorooble5287
    @boosteeyorooble5287 Před 16 dny +3

    Adiguba sowtaad qabiil dhan caayeysay, dhegtaada & afkaaga isma'maqlaan; Abgaal oo dhan baad caayeysay ood u gefftay ayagoon weligood waxba kaa sheegin ??

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 Před 15 dny

    Mashallah walaashey

  • @rahmousman9896
    @rahmousman9896 Před 15 dny +1

    Jawaab culus ayaad siisey walaahi😍🥰

  • @RahmaWeheliye
    @RahmaWeheliye Před 15 dny

    Aallha naciimo run ugu imoow
    Sax mahadsanid walashey

  • @nagadaali545
    @nagadaali545 Před 16 dny

    Mashallaha tabarakallahaya Djbuti❤ ❤Baayo iyo bakolo ❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 16 dny +2

    Wcs walshey naima Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh ❤ subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh

  • @SaSa-vh5fo
    @SaSa-vh5fo Před 15 dny

    Maasha Alah naciima waaruntaa ❤

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Před 16 dny +1

    ❤❤Subhanallah inalilahi wa ina ileyhi raajicuun illaahay a so hadeeyo iyada iyo daad ki lamid ah❤❤

  • @Wh0657
    @Wh0657 Před 15 dny

    Masha Allah isha bidi'adanka Allaha qabto
    Guul❤

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Před 15 dny

    SubxanaAllah my beautiful fear for Allah.Aliya😢I Adana-Layuqni minalkhaqi ShayAh 😊

  • @faisafarah6840
    @faisafarah6840 Před 15 dny

    Marsh Allah sister ❤️ 💖 💕 ♥️ 💓 💗 ❤️ 💖 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 15 dny

    Masha Allah sister ❤

  • @mounanur-vg3xi
    @mounanur-vg3xi Před 5 dny

    Shukaran walasheey 💯

  • @user-sr8rb5zp2w
    @user-sr8rb5zp2w Před 7 dny

    Well done sissy❤

  • @maryamfarow8587
    @maryamfarow8587 Před 15 dny

    Masha Allah ❤🎉

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Před 15 dny

    Sax sax sax wllh> jizaka) ahuqer

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 16 dny +9

    Naagtaan caqlaaq iyo sharaf midna malaha ninkeedi aa gabar yar guursaday maseer aa wareeriyay. Bal ka warran hadii aan niraaho Caaliya Somali ma ahan reerkeeda Tanzania 🇹🇿 ey ka imaadeen maxey dhihi laheed??? Naima well done Caliya gaajo Qac 😂 aad ka yersiisay.😜👏🤜🤛👍

  • @fadumakherow4050
    @fadumakherow4050 Před 15 dny

    Mashaa allah abaayo naciimo afkaada caalo mac laguqabay 😍😍😍(caaliyo waawarey casirey wariikaaley waagiibaryaba war ayey wareejisaa)

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt Před 15 dny

    Naciimu run sheegtu. Mashaalah alaha idin xafidu adiga iyo ahelkaada

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Před 15 dny

    Caaliyo shariif ❤❤❤

  • @user-ug6bo2lp8t
    @user-ug6bo2lp8t Před 15 dny

    Allaah ha ku xafido

  • @sahra4091
    @sahra4091 Před 16 dny +4

    Dhulmiley oo dalimad ah wayee nagtaas.

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 Před 15 dny

    masha allah wanaga ha guuleysto kashekhena wa waxan kuburburnay weye qabiil

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 Před 16 dny

    Well done sister

  • @shukri846
    @shukri846 Před 15 dny

    Wcs walal waa runtaa ku soco

  • @user-gb4mx9kb2o
    @user-gb4mx9kb2o Před 15 dny

    Mashallah

  • @shenkeronabdirahman7227
    @shenkeronabdirahman7227 Před 16 dny +4

    Thank you xppti waa noo hadashay ❤❤❤

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp Před 15 dny

    Subxanalaah maogii

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před 15 dny

    Muniira iyo maxamed ALLAH ISKU MASLAXO😊

  • @user-hl7mh2pu2j
    @user-hl7mh2pu2j Před 15 dny

    Ilaahay hasoohadiyo

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před 15 dny +1

    Subxanalaah aniga waaba daa wan jiray laakiin haday Saan u akhlaaq daran tahay maba daawan doono wasakh dheh

  • @SahraMustaf-x2h
    @SahraMustaf-x2h Před 15 dny

    Waa sax an thy wall

  • @AhmadMuhammad-lo6ih
    @AhmadMuhammad-lo6ih Před 16 dny +7

    Asc abaayo naciima jazaaki laah qeer how's howshaa haaysit mashiixdo waaye reer badiyadaan

  • @IqraAli-z6y
    @IqraAli-z6y Před 15 dny

    Maasha Allah Alla maxaan runta kuku jeclahay abaayo

  • @fofohassan3058
    @fofohassan3058 Před 15 dny +1

    Laxowla wala quwat ilah nilah, ilahow xaqa natus, abayo Naciimo howl badan baa wada oo aan dad badan aanan ku bararug saneyn, allaha ku gargaro 🤗👍

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Před 16 dny +3

    Ilaaheye xaqa ha nagu sugo jazkumalaah kheyr abaayo nima❤❤

  • @Somalia.194.
    @Somalia.194. Před 15 dny +1

    Iyo hiiraan

  • @hindabashir1801
    @hindabashir1801 Před 16 dny +2

    Asc
    Uqtii waxaan kugu jeclahay in aad xaqa sheektit
    Waan soo fiirsaday naaktaan waxa eey sheegayso waa dambi weyn

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 Před 15 dny

    Xasbuna Allaahu wanicmal wakiil

  • @user-jz3ru4mw1b
    @user-jz3ru4mw1b Před 16 dny

    Masham allah nacimo waa xaq inad xaqa sheegto

  • @farahkhayre7838
    @farahkhayre7838 Před 15 dny

    WALAAHI WAANGOSOLAY WAADSUGATAY ❤❤❤❤

  • @Khalanjo673
    @Khalanjo673 Před 7 dny

    ❤❤👏👏👏

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Před 14 dny

    Sax abaayo waa qofweyn oonaqlaaqlaheyn

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 Před 15 dny

    اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 Před 16 dny +4

    Masha allaaha abaayo naciimo waan ku salaamay waad madsathy alaha ku xifadiyo abaayo❤❤❤❤❤

  • @Umo580
    @Umo580 Před 15 dny

    SUBXAANLAA GAAJADU CEBMAHA ASAXABTI BA WAY GAJODEEN❤❤❤

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Před 15 dny

    Salalaahu caleeyhi wasalam

  • @sharafeeynuurqurux7773

    ❤❤❤

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 Před 15 dny

    ❤🎉degel iyo mereflle kunfur galbeed ❤🎉

  • @NasraAli-lt9of
    @NasraAli-lt9of Před 15 dny

    Sax waaye sister

  • @AxmedCabdi-ol5rd
    @AxmedCabdi-ol5rd Před 15 dny

    Masha Allah

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před 16 dny +2

    Caaliya Adheer iyaduba Waxay Tuug
    Sataa Gaalka Hadey Xoolo Hayesato
    Maye Joogto Dhulkeedi Naag maseyetay maan male

  • @seynabcabdiwahab1335
    @seynabcabdiwahab1335 Před 15 dny

    Mash Allah khaf ficn ayaat tahy

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 15 dny

    Oo quruxday ugufanayso eelay matada va ka foolxun reerkay caayayso

  • @user-hl7mh2pu2j
    @user-hl7mh2pu2j Před 16 dny

    Subxaanalaah

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t Před 16 dny +1

    Waan ku farax sanahay in aad soo qadatay videogaan. Si walba aan u necbahay Buskut iyo dhaqankiisa. Marnaba cay igama mudna iskabadaa in aa sinjigiisa iyo qabiil dhan aan aflagaadeeyo. Walee gurii lagu soo tarbiyeey ayaa tacab qasaray iyo aaqiradeeda ayee seegtay.

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 Před 16 dny +1

    mashaallah wll ...waa jahilnimo in lo gefo qabiil dhan oo an waxba galabsan..
    eelayna waa dad la yaqaan oo taarikh leh...

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Před 16 dny +4

    Naciimo dhaaf Caaliya maxaad u daba dhigataa
    Ilaahay ka baqo

  • @Fadumo.M
    @Fadumo.M Před 16 dny

    Waa.edebdaro.inlaascaayo

  • @user-jc8jp5vq9x
    @user-jc8jp5vq9x Před 15 dny

    Wll naciimaa wake salamanca jisaakalaahu khayer wll waxan daawadaa barmaamujiyada aasoo days waxan Rabaa lanbarkaaga inada iisoo

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 Před 15 dny

    Asc abaay waan ku salaamey dhamaantiin Eelaay waa qabiil ka mid ah Raxweyne waan qabiilka uki cordsan waan dad gob aha waan jecelahay wllhi Raxweyne dad wanaagsan baa ka buuxa saas ogaada tana kale maamada dhanka aqalaaqada daciif ka jiraa qof is asturi wayeye umada afka kalama baxo is ka aamus wllshey

  • @ubahahmed7166
    @ubahahmed7166 Před 16 dny +2

    Asc naima abaayo waa idinsalaamay adiga iyo family MaashaAlaah naima abaayo wixii aan dhihi lahaaybo adigaa dhaahay afkaaga iyo aqligaagabo iyo waxkastoo qayr qabo ilaahay haku abaalgudo janatulfardowsa abaayo ❤

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B Před 15 dny

    Awaartii daba dheer waxay qabteen iyo siday usaacideen raxaweyn kuuwii soo qixiyey waa la ogaa taariikhdaas ee afkaa edeb uyeel dheh illaahayba haka baqdo xitaa wax yar

  • @fardowsajimale8769
    @fardowsajimale8769 Před 15 dny +1

    Asc wr wb, Walaashey Naciima, maashaa Allaah, aad ayaad u mahadsan tahay sida xaqa aad aga hadashid oo aad cidna ugu aaba yeelin illaahay hakula jiro abaayo Allaah haku xafido adiga iyo seygaada iyo owlaadaada, Naciimo naagtaas neefka anigaa u qalaaya Beydhabo Janaay ha iigu imaato, mahadsanid qaali.

  • @user-tr6vq2xm1o
    @user-tr6vq2xm1o Před 15 dny

    Maasha allah runta rabigaa kugu jacal

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 Před 15 dny

    Sax Sax 👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahrahuseen5307
    @sahrahuseen5307 Před 12 dny

    Nimo wan ku salamay walashey natan ayda aqalaqa lahen mataqano sidi lohadlo wayn iska hadash yahuu

  • @user-dy4zy1zo2v
    @user-dy4zy1zo2v Před 16 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nura8724
    @nura8724 Před 15 dny

    Salawatulah wasalamu caleyhi

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 Před 15 dny +1

    Sax

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 15 dny +1

    ❤s❤c❤w❤s❤c❤w❤s❤c❤w❤allaahu❤❤❤akbar❤❤❤

  • @aminaali8680
    @aminaali8680 Před 15 dny

    Anagaba qurbaha joognaa tuugsiyaa kujoognaa wadamada dadoow, berina naga baxaa la dhihi karaa, aflagaadado badana dadkan ? Aaqiro meeshii lagali lahaa la iska rabaa maxkamada rabigeey hortiis. runtaa ku sheegtay Nacima abayo, adigoo kale alle ha badiyo , dulmiga diid abayo aaqirana janada alle jaso hakaa siiyo❤❤❤❤❤

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 Před 15 dny

    Naagtaan caaliya shariif waa cajuuso ilaahey akhoon umada alaah ka khabto

  • @user-qr3gx8ob2n
    @user-qr3gx8ob2n Před 15 dny

    asc cadowga Allah kaa qabto

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 Před 16 dny

    Kkkkkk waa runtaan

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts Před 15 dny +2

    Waa run wallaalo djibouti dad deeqsiya weeyi oo naxariis badan

  • @halima8680
    @halima8680 Před 15 dny

    Walalay adigaba habargidir yaa kuu banayay hal qof oo wax xun samayay in aad ku ligood aad af lagaadayso waa wax fiican in qofka lagu akaado

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 Před 15 dny

    الذي لا يعرفك لا يثمنك

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Před 15 dny

    Wcs wrb

  • @halimafarah4488
    @halimafarah4488 Před 15 dny +1

    ماشاء الله تبارك الرحمان اختي نعمه
    الله يحفظك في الدنيا والاخره
    هذه هي حقيقه العنصريه عندنا
    الله يحفظك كلمة الحق لا يعلوا عليه

  • @FarxiyoXaaji-ed8dd
    @FarxiyoXaaji-ed8dd Před 15 dny

    Naciima naagtaan qof walbo weey ku dhagantahay subxaanalaah

  • @user-np6ij6gm5v
    @user-np6ij6gm5v Před 16 dny +4

    Subxana lah ilaahey dhaxdoda qeer ha dhigo shugran naciimo allaha ku sharfo 👍

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Před 16 dny +2

      Mahadsanid walaal!

    • @fatmahmohamed5068
      @fatmahmohamed5068 Před 15 dny

      ​@@dhaqaaqaaddhaxashideehayeey naciimo Caaliya waa qof yar ee ogow😂

    • @AminaCuisine692
      @AminaCuisine692 Před 15 dny

      ​@@fatmahmohamed5068meqa jirta noo sheg hee kioley waan ujedbaye

    • @ruqiyaherow2454
      @ruqiyaherow2454 Před 15 dny

      Mashaa alaah tabarakalaah naimo qayr alaha kusiiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munahassan880
    @munahassan880 Před 16 dny +4

    Hadaad aragtid qof dadka caynaaya waa qof akhlaaq xumo kusoo koray maafiyo ah