Aniga hataa video 📹 gaas ku faiiday walipa anigoo iska dhaxsocdo Internet walipa aad murug ee haysay ilahay I wafijeyey video 📹 kadib ilaa hada wan wada because awal iney shayaadeen ihaYan uma haysan nolshayda dhan ayey qaribeen ugu danbeen dagal lagalay ilahay garab isiiyey alxmdulillah
Amina malinmbaan kaaga sheekeyn dooona sidey nolosheyda cadaab unoqoty iyo sida ilhay suuratu baqara ilhay iigu hiliiyay wanoyaya markan xasusto waxaan somaray malinmban qisadeyda dadka ugu shekeyn dooonaa 😢😢😢😢😢
Ilahay ha ku xifdiyo aqrinteeda abaayo
Abaayo macaney inoo soobadi qisaska suuratul baqarah
Mansha Allah. Walaalo. Hadii aad kitaabkabAlle uun aad xooga Saari lahayd ka hadalkiisa sida, aad hada aad uga hadlaysid. Aakhriyo iyo Aduunba waad liibaanahay. Iskana ka sheekayta min iyo naag is eryanaaya iyo qisooyinkooda. Quraanka ayaa inagu filan.
Omar
Mashaa allahu walaashey khyre ka kugu jecelanhy
Asc
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ماشاء الله تبارك الرحمن ❤💞❣️👍
Maasha allaah 🤩
Allahuma amiiiin yaa raabi jazakalahu khayr habibti
Masha Allah🤲🤲❤❤🙏🙏💯💯 Jazakallah qeer💯🥰
Aqrinta suuratul baqra mrk aan bilaabo layaab ayaan la kulmy mana fileen wana bln inaa xifdyo
Masha wlshy illahay hakuxafido
Masha allaah
masha allah
MashaAllah
Asalaamu calaykum abaayo
Maasha Allah ,Allah ha ubarkeeyo
Jazaakilaah khayr.🌹💞
Allaahum Aamina
Wcswwb abaayo jazaakillaahu kheyrah Allah hkubarakeeyo Allahuma Aamin yaarabi
Allaahu akbar alaahu akbar
Jasakalaahu kheey
Ameen yaa Allah 😢
Aamin abayo
Aamiin Aamiin Aamiin
ALXMADULILAAH 🥀
Abaayo mirahaaga waan kufarxaaa alaha kudhowro aamina shiiquunaaa
Illahey hakugu farxo Farxiya walashey
Masha allah abaayo group ka igu soo dar abaayo
#salmaankulow
Aniga hataa video 📹 gaas ku faiiday walipa anigoo iska dhaxsocdo Internet walipa aad murug ee haysay ilahay I wafijeyey video 📹 kadib ilaa hada wan wada because awal iney shayaadeen ihaYan uma haysan nolshayda dhan ayey qaribeen ugu danbeen dagal lagalay ilahay garab isiiyey alxmdulillah
Wan ku farxsanahy walal inuu illahey kugu cawiyey illahey haku hiiliyo adiga iyo Muslimiinta dhamaan
Mashaa allaa abaayo welcome to youtube 😘😘😘
Mascha Allah Abaayo Tiktiokga ayan saxib kunahay sax masha Alla mahadsanid Xabiibtii
@@aminoshiiqunaa haa abaayo waa ogahay 🥰🥰🥰
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته walaal aamina xageen kaalasoo xidhiidhi karaa qiso inaan Kula wadaago ayaan raabaa inshaa Allah
❤❤❤❤❤❤
😭😭😭
xagee kala so xidhiidhaa
Abyo anaga dhn kuu duceeny
Alaahuma aamiin
Alaa isoduceya anu xanun aad udaran ihaysta mudo 2sano iyo badh umulay aan seexan ban ahay cunugiina wu iga jaqay shayadiintii wuna shubmaya 😢
Farxiya walashey Illahey haku Caafiyo cafimaad satiic yaa rab adiga iyo cunugaba aamiin yaa allah
@@aminoshiiqunaa Amiin abayo amina numberkaga isii ankulaso xiriire
Allaah Caafimaad deg deg ah haku siiyo walaal.
Asc
Abyo aniga gurigayga Mr hore kabaha ka qaaty
Abyo ma aqoono surah to baqarah lakiin waa dhageysta
Abaayo nambarkaaga rabay
Mudo 15 sano ayan xalkan kujira 3sano ogudanbeysay ilmahega waxba kama ogii wan iskadaxfadiya isoduceya ansha alah
Xasbunallahu wanicmal wakiil illahow ku gargaar
Amiin ya rabi
Ķkkkkk
Abyo wlhi xanuunka heer aaad. Aduunk u naco geeri dalbada gaary oo aaan dar daarmo
Asc abaayo suratu baqra biya miyaa ku tufatiin mase waa aqrisiin bes
Biyahana walagu tufaa iyo saliiid seytun xabad sowdada iyo malabka
M.a abyo lanbarkga mad nalaso wadaagto
Abayo sawirada mobilada kiujiro dhib miyaaa
Mayaa walal kan guryaha suran ayaa la diidaa Barakallahu fiiki
Qof CZcams laga dawda adaan ku jeclahy
❤
Mansha allah