الجزء الثلاثون - سورة النبأ - من الآية 1 | Holy Quran | Juz 30 Full | Sheikh Hassan Alwaajidi | HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 05. 2021
  • القرآن حكمة الحياة

Komentáře • 25

  • @kariimaahmed3560
    @kariimaahmed3560 Před 3 lety +1

    Masha Allaaaah Allaa yaxfid hum❣😘🤲🤲

  • @qaasimdiriye8765
    @qaasimdiriye8765 Před 3 lety +1

    Masha Allah jazaaka allah khayr alhamdu lilahi wa no dhamaday

  • @cadeweli4356
    @cadeweli4356 Před 3 lety +1

    Barakallah sheikhunaa Hassan wajidi ilahi ajir hana siyo inshlh من قام رمضان امان واحتسامن غفرله ما تقدم من دنبه

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 Před 3 lety +1

    Masha Allaah tabaarka laah

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 Před 3 lety +1

    Maasha allaaha allaaha ku xifitiyo

  • @salmaanabdiladiifaadan8463

    Barka.lah shekh xasan alwajidi

  • @farhanaskar5209
    @farhanaskar5209 Před 3 lety +1

    بارك الله فيك ياشيخ حسن الله يكثر من امثالك الله يوفقك

  • @najmahyusuf5225
    @najmahyusuf5225 Před 3 lety +1

    alhamdu lilaah jizaka allaah kheyr sheikh

  • @umuraziya2401
    @umuraziya2401 Před 3 lety +2

    Masha Allah sheikh Hassan ilahey codkaga hakubarakeyo 30 juzka wat boogte shukran jazakAllah kheir

  • @naciima_family
    @naciima_family Před 3 lety +1

    Maasha Allah sheeq illaaheey ajar hakaasiiyo quraanka aad bisha barakeeysan aad aqrisay wilasheeydana weey kula aqrin jireen weey kuladhameeyeen aad ayaan kugu mahad celinay waayoo juskaad dhameeyso tartan ayoo noo ahaa oo marne mid ayaa kaa horeeyay marne mid ayaa kaadambee yay aqiiran waxaan ku guuleey sanay in aan kuladhameeyno illaaheey ayaanawaafujiyay alxamdulillaah sheeq igu soo duceey in uu illaaheey iixifdiyo kanadhigo kuwii kudhaganaado aqrinta qur aanka qurbaan kudhoolnahaye

  • @fadumohaji9595
    @fadumohaji9595 Před 3 lety +1

    Masha allah allah hakuxifdiyo sheekh

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 Před 3 lety +1

    Mashallah sheekh alleh haka abaal mari sodonki quraanka ad khatimtay. Sheekh iso ducee inu alle ifududeeyo muraadkeeyega khayr leh.

  • @abdullahihussein750
    @abdullahihussein750 Před 3 lety +1

    M,a sheikh

  • @dhaxalkiidiinta1847
    @dhaxalkiidiinta1847 Před 3 lety +1

    Masha allaah jazakal laah sheikh xasan

  • @shamsodhiid5063
    @shamsodhiid5063 Před rokem

    Mashaa allaah

  • @abdalamursal6465
    @abdalamursal6465 Před 2 lety

    جزاك الله خير الجزاء

  • @sucdimahamed4637
    @sucdimahamed4637 Před 2 lety

    Masha allaha jasakalah qeyr shiekh

  • @groep8lolgroep824
    @groep8lolgroep824 Před 3 měsíci

    Maasha Allaah shiikh waan dhameeyey bishii Ramadaan adigaana khayrkaas leh hadana bilkasta waan dhamayn inta aan noolahay waa sida aan bishan u bilaabay shiikh waxaad noo soo akhrisaa quraanka oo qoraala adigoo akhrinaaya Maasha Allaah ilaahay hanaga aqbalo shiikh noo soo ducee Ilaahay in uu caruurta quraanka u fududeeyo oo Ilaahay jeclaysiiyo quraanka iyo diintooda wadankayagana Ilaahay noo hagaajiyo qurbe meel la joogo ma aha caruurna lagu hayo.

  • @abuuhureyramedia6032
    @abuuhureyramedia6032 Před 3 lety +2

    Masha allaah alle ajar xasanaad ha kaa siiyo 30 juz wan inoo duubte aniga ii so ducey in alle qur.aanka i fahan siiyo

  • @abdullahimohamud2516
    @abdullahimohamud2516 Před 3 lety +1

    ماشاءالله الفضيلة لشيخنا الواجدئ حفظه الله اللهم طالك عمرك وازدعلمك وحرسك وجودك

  • @sameraali1005
    @sameraali1005 Před 3 lety +2

    Masha Allaaha alxdulilaah

  • @umyuusra8774
    @umyuusra8774 Před 3 lety +1

    Masha allah

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 Před 3 lety +1

    MASHA ALLAH

  • @mohamed-deeqabdirahman6219

    Masha Allah

  • @dhaxalkiidiinta1847
    @dhaxalkiidiinta1847 Před 3 lety

    114 mar kale ayaad inoo duubte asigo muuqaal ah oo waliba juz juz ah