proteinka saxda ah Dr isim

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 26

  • @hodanmohamud8292
    @hodanmohamud8292 Před 4 měsíci +2

    Thank you eyl boy , sida aad noo cawineyso qeyr Allaha ku siiyo.

  • @abdulkassim6740
    @abdulkassim6740 Před 3 měsíci

    Khayr ALLAHA ku siiyo adduun iyo Aakhiro. Muddo 20 sanadood ayaan research sameynaye qof dhaktar ah oo kaa daacadsan oo aqoon sare leh weli ma arag.
    17:08 Jazaka ALLAH

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 Před 2 měsíci

    Shugran dr wallhay aadban kaga faaiday wanan kuduceya markasta ilhay khayrbadan hakusiyo

  • @user-kk9kn9bj3x
    @user-kk9kn9bj3x Před 3 měsíci

    Mashallah

  • @aseliaabdo5141
    @aseliaabdo5141 Před 3 měsíci

    Where I can find protein, please doctor and how much quantity we need it . thank you so much. God bless you.

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Před 2 měsíci

    Waa qayma dardar

  • @mohamedali-gy4ps
    @mohamedali-gy4ps Před 3 měsíci

    Diiquba sidaasuu u dhaqmaa isagaana u protin badan

  • @shamisahmed9382
    @shamisahmed9382 Před 4 měsíci

    Dr isim number kis maxaa loo layahay waxaan rabaa makuu halow idhoho inaan uduceyo xnukana iga haree plz number kis 🙏🙏🙏🙏

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 Před 4 měsíci

    Mahadsanid Eyl Boy!

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 Před 4 měsíci

    Asc, Doctor immisada aYaad soo gashaa, please waxaan doonayaan in aad advice I siiso.

  • @HaniCabdi-ip4df
    @HaniCabdi-ip4df Před 4 měsíci

    Mahadsanid eyl boy

  • @yahyemohamed6368
    @yahyemohamed6368 Před 4 měsíci

    Waad mhadsthy ilhy ha ku sharfo if iyo akhiroba

  • @sundusfarah6887
    @sundusfarah6887 Před 4 měsíci +1

    Kkkkkkk

  • @user-hr4km9jp4m
    @user-hr4km9jp4m Před 4 měsíci

    Asc.
    Saliga nabigeena suuban scw, Dhaqtarka sifiican ayuu ooga'saliyey nabigeena suuban scw, anagoo dhane sifiican aan oogu'salino nabigeena suuban scw kadib ajir badan oo aan la'soo koobi'karin ayuu ilaaheey nasiinaa.
    Dhaqtar jizaakallaah kheeyran.

  • @mohamedali-gy4ps
    @mohamedali-gy4ps Před 4 měsíci

    Lkn elephant week ayuu jiifaa oo iyadu quudisaa oo geedahaha u soo gurtaa

  • @sihamfarah-vx5wm
    @sihamfarah-vx5wm Před 4 měsíci

    Shukran walalo ❤

  • @sihamfarah-vx5wm
    @sihamfarah-vx5wm Před 4 měsíci +1

    😂😂😂inta ugudanbayso qosol lol

  • @habibaalishitawe1448
    @habibaalishitawe1448 Před 2 měsíci

    Waabo ayaa la yiraadaa

  • @hallad598
    @hallad598 Před 4 měsíci

    Membran wax la dhaho ma jiraane ee membrane dheh.

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 Před 4 měsíci

    Subxaana laah waa cudurka somalida isku diray maxaa yeelay magaran karno inuu qabiilku yahay ciwaanka walaal kaa Muxuu ciwaanku ku kala qiimo badan yahay Xaafaddu iney nabad tahay dhisan tahay Nolosheedu sarreyso Wanaag uun baa lagu kala sarreyaa iyo qayrka alle noo sheegay somaliyey isdaa weeya aad ismashaane oo is aamin taane badda ku yaaca oo cuna wixii idinka soo horbaxa iyo qudaarta

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 Před 4 měsíci

    Asc dr isim waxaan ubahan nahay buug lagu sharaxayo oo laga baran karo qiime kasta waan ku iibsan Laguna sawiro buuga cuntada laga helo aad iyo aad baad umahad santahay sagaal iyo toban sano kahor ayaan isu diyaari yey geeri fitimiinada dartood markaan yaabay doctor kiina daawada dibeshin ka ayuu iiqoray markaas kadib alle baan ku ooyey wuxuu igu duwey inaan isku aqriyo quranka ruqiya Kadib wuxuu ifahan siiyey fitimiinada. Illaa maanta waan wadaa dad badanna waan usheegi jiray maanta dr isim ayaa kuu baahin ciddii dhiban uun baa qaadan jiza kallaah khayr qaali ayaad noo tahay

  • @fadumoshukri673
    @fadumoshukri673 Před 4 měsíci

    asc dr ma helikara telephone kasga