Saciido waa dhimatay dadkediina ma oga waxa lagu aasay dibadda sababtuna waa in loo di..see more

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Komentáře • 82

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 Před 3 měsíci +10

    Inaalillah wainaa illeyhi raajicuun kulu nafsin daaiqatil maawt Illah haunaxariisto janatul firdaws na hakawaraabiyo Ameen 🤲🤲🤲🤲

  • @illintir
    @illintir  Před 3 měsíci +15

    Fadlan share dhaha walaalo mahadsanidiin ❤❤❤

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 Před 3 měsíci

      Baafin baan rabaa mudo 2sano waan idin wicin igana qaban maysaan see wax u jiraan 2022 ilaa 2024 waan idin soo wicin fadoan isoo jawaab iga qabo whatsappka

  • @Mariam-nl5xk
    @Mariam-nl5xk Před 3 měsíci +1

    Allaah ha u naxariisto

  • @missyoumom7922
    @missyoumom7922 Před 3 měsíci +5

    Alle ha unaxaristo dadkeydana alle haso sahlo lkin sawirkeda in lasodhigo qya ficnanlahayd wayo in waji lagarto aya macqul ah oo qabilka aysan ahayn oo dad korsaday oo kle ay kudhahayn sidas

  • @Luuleyrobow
    @Luuleyrobow Před 3 měsíci

    Allahu u unaxariisto

  • @user-zn9ck4wk5l
    @user-zn9ck4wk5l Před 3 měsíci +3

    Innalilahi waa inleyhi rajacun alle ha u naxarosto janadifardowsana ha geyo raabi gabadhas iyo inti Muslimo ah o dhiintay🤲

  • @nihaalali1398
    @nihaalali1398 Před 3 měsíci

    Allah unaxaristo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Před 3 měsíci +1

    Ilaahay ha u naxariisto gabadha ilaahayna ha soo sahlo reerkeedii

  • @ashawooo
    @ashawooo Před 3 měsíci +3

    illahaya ha uu naxariista gabdhimataya illahaya ha soo sahala familked

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 Před 3 měsíci +1

    Inaa lillaah wa ina Elayhi Raajucuun Allow u Naxariiso Aamiin Aamiin

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 Před 3 měsíci +1

    ILahey hau naxaristo janadi fardowsa haka warabiyo amiin yarabi raxmaan 🙏🙏🙏

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Před 3 měsíci +2

    Inaalilahi wa inaa ilahi rajucun ilahey haunaxristo janadna alha galsho amin

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 Před 3 měsíci +2

    Alla ha u naxriisto waa reer abtiyaasheey duduble inshaa allah in ay maqli doonan ehelkeeda

  • @user-zw7dl3ym8n
    @user-zw7dl3ym8n Před 3 měsíci +1

    Illhey ha u naxariisto dadkedana allah u sahlo

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Před 3 měsíci +1

    ALLAHA unaxariisto janatull fardowso ALLAHA kawarabiyo

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 Před 3 měsíci +1

    Wow allow soo sahal waa reer abtigey mase aqaan

  • @maslah345
    @maslah345 Před 3 měsíci +2

    ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 Před 3 měsíci

    Alle ha U naxariisto qabriga alle ha U wasiciyo

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u Před 3 měsíci +1

    Allaha u naxariisto

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Před 3 měsíci

    Asc walaalkiis wallaahi waa aduun yaab leh ,Maalin walba wax cusub ,Waxaan layaabanahay aawey dadkeedii .Illaahow unaxariiso janatul Fardowsana ku irsaaq.Dadkeediina usoo fududee,Caruurteedana uxifdi.

  • @user-bu2yt4ij9v
    @user-bu2yt4ij9v Před 3 měsíci

    Allha u naxariisto gebdha reerkeedan Allha u sahlo

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 Před 3 měsíci +3

    Inaalilaah wainaa ileyhi raajucuun Ilaahey naxariistii janno hawgu deeqo Aameen
    Somali ilaahayoow nasri u soo rog

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 Před 3 měsíci +2

    Anigaa qabah murqo xanuun margiyo xanuuun

  • @issehassen4203
    @issehassen4203 Před 3 měsíci

    Ilaahey ha unaxariisto Aamiin

  • @cabdiqadirahmed3880
    @cabdiqadirahmed3880 Před 3 měsíci

    Alah unaxariisto masajida tuuxiid kabaafiya ee kuyalo kabalo

  • @foozia426
    @foozia426 Před 3 měsíci +1

    Ilahay how soo fududeeyo dadkeedi marxuumada insha allaah

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 Před 3 měsíci

    Ilaahow unaxariiiiso

  • @user-tv7ym3vd6x
    @user-tv7ym3vd6x Před 3 měsíci

    Allah hu unaxaristo

  • @Salugla
    @Salugla Před 3 měsíci +1

    Wadan markuu burburo dadkuna waa kala lumaan

  • @Mariam-nl5xk
    @Mariam-nl5xk Před 3 měsíci

    Asc magacaas reer xamar waaye

  • @fariyo330farahfariyofarax6
    @fariyo330farahfariyofarax6 Před 3 měsíci +1

    Saida Allah u naxariisto

  • @abdinasirbered1753
    @abdinasirbered1753 Před 3 měsíci +3

    Cidaan gabadhaan lagu sheegay aad ayey isu yaqaaniin waliba qabiilka hoose ee gabadhaan lagu sheegay

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 Před 3 měsíci +1

    Alah soo sahlo yaa rabi

  • @user-is1cn5uc7p
    @user-is1cn5uc7p Před 3 měsíci +1

    Allaha unaxariisto

  • @user-eg9el4xj5d
    @user-eg9el4xj5d Před 3 měsíci

    Allaha unaxariisto mama siciido lkn information khaldana hysaan
    Mamada malinti dhimaty isla maalinta ba la duugay re kisenyi dhan wa ogyihin wax isbuuc ladhahana majirto oo meedkeda lahayay

  • @user-sh6sn6lq6n
    @user-sh6sn6lq6n Před 3 měsíci +1

    Ilaahey ha u naxariisto janatufardowsa Allah geeyo

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 Před 3 měsíci +1

    Allaha usahlo qaeaabadeeda

  • @vipkaa9608
    @vipkaa9608 Před 3 měsíci +4

    Gabadha markey dhimatay o meydkeda yalay maxad u bafin weyden

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 Před 3 měsíci

      Wa suaasha is weydiyay inta la duugin ay bafin kareen sawirkeda ay qadka dhigi karen

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 Před 3 měsíci +1

    Gabdha dhimatay allh ha unaxariisto ewelan taniyan waxanba anigu layabanahay dadka soo wadaqorayo duduble mahan oo duduble lamabaxaan nuuraani cabas waryaa ale yaqaan oo dudubluhu ma shaqsiyaad tirsan oo magacyadooda layaqanbaa maxaqaldan miyeysan qabiil eheen dudubluhu leesoo ogankaraa ineyla baxaan iyo ineesanla bixin duduble ayaga ayaaba yaableh oo waa dadkii ugu horeyey oo anku arkay qof dumar ah oo sebdiyo ladhoho duduble nagacilmi badan lkn hadey qabiil yihiin waxkasta wla bixinkaran lkn hadey shaqsiyaad xisaabsan oo magacyadooda lawada yaqaan yihiin walaga yabaa dee

    • @hibomuse234
      @hibomuse234 Před 3 měsíci +1

      Duduble reer marka iyo baraawe degan ayaa jira magacyada waa keeni karaan dadka lala dego

  • @kaltuunmooge9023
    @kaltuunmooge9023 Před 3 měsíci

    Walalkey macaano, keeg

  • @CaaishoabdisalamAbdisalam
    @CaaishoabdisalamAbdisalam Před 3 měsíci +1

    M.a wll

  • @jamilaali5536
    @jamilaali5536 Před 3 měsíci +1

    Allaha u naxariisto nuuraani cabaas iyo Duduble xaal qaata

  • @Himiilo-
    @Himiilo- Před 3 měsíci +1

    Inalillahi waina illahi rajicun allaha uu naxaristo qabrigeda allaha uu wasiciyo Martin lajecelyahay allaha ka dhigo amiiin yarabi sacid Marko ayey ku dhamatay abahed awowged Marko ayu ku dhashay sas waye magaca uu ugu egyahay reer xamar

  • @abdinasirbered1753
    @abdinasirbered1753 Před 3 měsíci +1

    Noyroobi cida gabadhaan lagu sheegay waxay ka mid yihiin dadka ugu hantida badan aadna looga yaqaan

  • @jamilaali5536
    @jamilaali5536 Před 3 měsíci +2

    Abaayo duduble ma ahan gabadhaas Allaha u naxariisto magacaas waa reer xamar

  • @dhgddbvd8259
    @dhgddbvd8259 Před 3 měsíci

    Waxaalaga yabaa magac kale inay kujoogtay sawirkeda ayaa muhiim ah sosaar

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 Před 3 měsíci +3

    NUURAANI CABAAS REER XAMAR WAAYE

  • @kamaalhassan2123
    @kamaalhassan2123 Před 3 měsíci

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Wll Ayagu waxay usoo hijrodeen annaga, sidaas darteed hadii ay noqdeen muhaajiriin annagu ma noqon karnaa ansaar😭
    Wll fadlan u dadaal walalkeen reer siiriya oo gaarsii arrinkiisa inta aad gaarsiin kartid ee social media ha ku jira, si Ilahey u asturo ceebteena,
    جزاك الله خيرالجزاء

  • @sucaado24
    @sucaado24 Před 3 měsíci +1

    Waxaa laga yaabaa inee soo korsadeen sida horay u dhacday ama familkeda ugu sheegeen duduble inuu yahay qabiilkeeda ama naceeb ee u qaaday cideeda inee magaca badalatay allaha u naxariisto qabrigeeda allaha u waasiciyo aduun wax uguma baahna hada 😢😢

    • @hibomuse234
      @hibomuse234 Před 3 měsíci

      Naa duduble waxa uu degaa shaveele hoose waana lahaan karaan magaca

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 Před 3 měsíci +1

    Baafin baan rabnaa numberka naga qabo wll

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před 3 měsíci +1

    Warkaas wax baa ka qaldan

  • @mulkisaid8385
    @mulkisaid8385 Před 3 měsíci

    Ilahay haw naxaristo qabrigana haw wasiciyo malaga yaba iney magac aan jirin sheegayay marxumadadi

  • @user-ow4wl3tc7r
    @user-ow4wl3tc7r Před 3 měsíci

    Laga yaab inanay cidba lahayn wayo qof ubad leh kama amusi karo bay ila tahay

  • @CaaishoabdisalamAbdisalam
    @CaaishoabdisalamAbdisalam Před 3 měsíci

    M.a wll qaaliya taha

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před 3 měsíci +3

    Nuuraani cabaas cad cad amay tahay

  • @jamilaali5536
    @jamilaali5536 Před 3 měsíci +1

    Nuuraani Duduble lama baxaane war kale ma heysaa

    • @ahlamhasansiyad3333
      @ahlamhasansiyad3333 Před 3 měsíci

      😂😂😂

    • @hibomuse234
      @hibomuse234 Před 3 měsíci +1

      Duduble reer Marko iyo baraawe degan aa jiro iyo jubada hoose ilaa kuntur waarey dadka la degan magacyada way ka dhexeeyn karaan

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před 3 měsíci

    Duduble miyaa laga waayay Kambala

    • @gaduudocarwo4631
      @gaduudocarwo4631 Před 3 měsíci +1

      Duduble nuurani labaxay wali ma maqal laakin waa laga yaabaa in ey tahay

    • @user-ph9vz3sb2q
      @user-ph9vz3sb2q Před 3 měsíci +2

      Kawaran hadeey hooyo reer xamar dhashay abaheed gabdhaan reer xamr aad uguursadaan dudublaha

    • @mariammohamed6389
      @mariammohamed6389 Před 3 měsíci

      @@user-ph9vz3sb2q xawaalada Hormuud inta ka shaqeysa ayaaba boqolaal ah. Laakiin warkaas ma sugna

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 Před 3 měsíci

    Nuuraani duduble la baxaay waa yaabay nuur haa

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 3 měsíci

    (ALLAH ) YARHAM, (ALLAHUMA AAMEEN).
    NUURAANI CABAAS MAGACANI REER XAMAR CADCADKA, ayuu DHADHAMAYAA!! !! iyo BOONDHEERE, oo ay Walaasheed degan tahay??? AGGGGGAAAAH!!!! FARBAA HALKAA KU GODAN!!(RABBI) ayaa XAQIIQADA OG!!

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e Před 3 měsíci +2

    Duduble Nuuraani lama baxee tolow maxaa qaldan?

    • @idilmohamed7213
      @idilmohamed7213 Před 3 měsíci +1

      Waxaa lagayaaba ineey isku dhiintay reer baraane

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 3 měsíci

    Dudule iyo nurani

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před 3 měsíci

    DUDUBLE AMAY ISKA SHEEGATAY MARXUUMADA

  • @asliali7269
    @asliali7269 Před 3 měsíci

    Magaca reer xamar ayuu u egyahay ilaahey ha sahlo

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 Před 3 měsíci

    GABADHAAN DUDUBLE MA AHA WAA REER XAMAR CAD CAD WAAYE HADDII XAMARWEYNE LAGU SHEEGEY IYO CABAAD NUURAANE MA AHA DUDUBLE

    • @hibomuse234
      @hibomuse234 Před 3 měsíci +1

      Duduble reer Marko iyo baraawe degan ayaa jira meesha la degan yahay magaca kawada dhexeeyn karaa

  • @mohamedbadal8398
    @mohamedbadal8398 Před 3 měsíci

    Maxamed camaL nuuraani lama baxee seey wax ujiraaan. Teeda kale afrax Waa sadax jufo, Calas, xalane cumar , deexeey iyo reer cilmi Waa jufadeee teeda kle nuuranigaas amuu reer xamar yahay. Ama aad magaca nuurani aad adinka uqaaadateee Oo sikale ahaaay magacaas

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Před 3 měsíci +1

    Sheekadaan waxbaa ku jira maxay gabadha dadkeeda iyo caruurteeda maxaa xiriirka u jaray sheekadaan waxbaa ku jiro waxay ila,tahay iney gabadha xoog ku heesteen ama way sixirteen kadibna way,dileen ama say ugu shaqaysanayeen bay iska dhimatay silac bay u dhimatay aa laga yaabaa tan fariinta wadato waxay isku soo duub,duubtay bay qabtaa arintaan baarid badan bay u baahantahay

    • @halimmaxamud1562
      @halimmaxamud1562 Před 3 měsíci +7

      Allah u naxariste hadanbaawin anaagaa daris la eheen wax mel ku xertane ma jiran wax sixrayna majiran wall danbiga iska dhaaf

    • @user-ny6zh2dz1g
      @user-ny6zh2dz1g Před 3 měsíci

      Lkn waxaan la yaabey wax xiriir ay sameyn jirtey majirin telkeeda lambar ku seefan maleh macquul ma aha 10sano qof lama hadleyn ama ehel.saaxiib.curuurteedi.ma fahmin

  • @malyuundirrir216
    @malyuundirrir216 Před 3 měsíci +1

    allha u naxariisto

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před 3 měsíci +1

    Allah ha unaxariisto