SHEEG NAMBARKA MEESHA KU QORAN NASIIB WAY DHAAFEEN WAXIISA hhhh 25DOLLAR THE WINER

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 1,1K

  • @aizhaadiamond5747
    @aizhaadiamond5747 Před rokem +183

    Paysi inta mar walpo is dhaafiso waa idn salaamaa😅👋

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +17

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋😢

  • @ugasoloveas6115
    @ugasoloveas6115 Před rokem +102

    Asad Geem ka Afkaaga isku dil kaa sugeynaa kaas ayaa xamaasad leh my Bro 😍

  • @Black_wolf159
    @Black_wolf159 Před rokem +20

    Mashallah cayda nasiibkas ilaahay jannada hakugu geeyo ❤🙌🏽

  • @mohazhagio19
    @mohazhagio19 Před rokem +118

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created prophet SCW 🙏❤️🕋

  • @hapiiphassan2753
    @hapiiphassan2753 Před rokem +43

    paysii hada isdhaafisay love iisar😄✋

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      ASC wll habiba, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 150ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga

    • @zalmanmohumed2837
      @zalmanmohumed2837 Před rokem

      Legend 😂

    • @mohashaaciye1735
      @mohashaaciye1735 Před rokem

      Haa walaahi is ku mid nahy😆😆😆

  • @Abdiqanialta
    @Abdiqanialta Před rokem +115

    🥰🥰🥰 Ceyda waa wiil furfuran oo daacad ah, iskuna kalsoon, keep going bro ❤️🥰

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před rokem +300

    Hadaa aragto Magaca Nebigena muhammed
    Like👍 saar SCW❤️

  • @abdilahiahmed5278
    @abdilahiahmed5278 Před rokem +112

    Inta ramdaan u xiisaty 👍like

  • @naimofarahhayow4368
    @naimofarahhayow4368 Před rokem +216

    inta challenges afkaga isku dil ku heysto ani cml like iisara ❤️💯team 27💪

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před rokem +113

    Inta RAMADAN KA SUGEYSA ISMUJIYA I.N🤲❤️🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @mohazhagio19
    @mohazhagio19 Před rokem +108

    Ku salin Nabigeena The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created prophet SCW 🙏❤️🕋

  • @juweumar5075
    @juweumar5075 Před rokem +36

    Markasta cayda masha ALLAH in lo yidhabu mudanyahy masha ALLAH ano nasiib badana wn tagera from hargeisa 😇🥰

  • @miskisheikh4294
    @miskisheikh4294 Před rokem +36

    birnamijki afkaaga isku dil aya sugi laa lakiin midkan xita m.a wayr keep going walalaha team 27❤️❤️💯

    • @nastexomaxamed815
      @nastexomaxamed815 Před rokem +1

      Haaa Ani xitaaa kaas sugaye Kan xita caadi waaye😅😅

  • @yasminarab9297
    @yasminarab9297 Před rokem +58

    Ceyda laanti ciyartu baar team marwalba guul jeclahy nahy 👏👏

  • @Caan_qorsoon
    @Caan_qorsoon Před rokem +112

    Waaba soogashee kusali nabiga scw

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +145

    inTa JiiFka Ku dawanysa waa iDin Salaamay 😂🙌🙌

  • @Suu4v
    @Suu4v Před rokem +47

    Mahrez always close to the answer 😂

  • @khadarmustafe6852
    @khadarmustafe6852 Před rokem +22

    Bishii barakaysnayd ee Rabadaan ayaa inagu soo food leh ilahay ha inaga dhigo kuwa ku camal faala aamiin yaarabi ilahayow nabad qaba nagu gaadhsii yaarabi 🤲🤲🤲😭😭

  • @qaalimohamud6119
    @qaalimohamud6119 Před rokem +24

    Yaa ila mida anoo jiifa oo kabo la'aana daawanayaa😂

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +121

    Hada tahay dadka jecel aqrinta comentiyada like ta ha ila dhaafin 😂😂❤

  • @zuhraaahmad5124
    @zuhraaahmad5124 Před rokem +16

    Ciwaanka marka arkay baa ogaaday inuu cayda badiyay wlhi sababto ah asad baaba yaaby 😅❤ Hamblyo lucky boy ❤

  • @queenyyy7889
    @queenyyy7889 Před rokem +32

    Hamplyo King ceyda hore u soco lucky boy🦋✨🦁

  • @mushtaaqfarhan7937
    @mushtaaqfarhan7937 Před rokem +15

    Afkaaga isku dil ceyda arimaheena armaan kooko fawsia io amiira aa rabnaa plz asad❤️

  • @yasirmahdi2208
    @yasirmahdi2208 Před rokem +13

    KING CAYDA walahay waxan nasiib waa dhaafay 🤴🤟

  • @maandeeq6663
    @maandeeq6663 Před rokem +65

    Inta asad ila jecel iyo teamkiisa weliba cumeer🤣 like dhac ku sii ❤🤛🤜

  • @luulahmed3961
    @luulahmed3961 Před rokem +6

    Cayda qishkaaga inaa sheegto ma aheen asad ka daa wiilka xukunka adag blz keep going my bro cayda waa ku wataa markasta ishooda alle ha kaa qabto ku dheh dadka laki boy ku leh mar waliba masha allh idhaha dheh wali asad kow ka yahay

  • @yahya_mohamed777
    @yahya_mohamed777 Před rokem +27

    Asadow Afkaaga isku Dil soo samee Koko hasoo hilmaamin 😂

  • @haniismail1209
    @haniismail1209 Před rokem +12

    Masha Allah king cayda lucky boy 💪🏾ilaahay hakuxafido meel walbo Aad joogtid Ameen 🤲🙏🏽

  • @liibaanshidane1625
    @liibaanshidane1625 Před rokem +4

    Ceyda is lucky man 👨 😍 😅🤣😀

  • @amran6052
    @amran6052 Před rokem +25

    Masha Allah dhaha wiilka isha ilahay hakaa qabto ceyda🤲❤️

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +123

    Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee like ta Adigo Amusan ii sar😂😂 ❤

    • @daniaali8716
      @daniaali8716 Před rokem

      😂😂legend sidee ku ogaatay lkn 🤔🤔😂😂😂😂😂😂

    • @hooyo6576
      @hooyo6576 Před rokem

      Ka xaab xaabi dee legend

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Před rokem

      @@hooyo6576 maku fahmin ee maxaa shegeysaa legend ❤ 😁

    • @hooyo6576
      @hooyo6576 Před rokem +1

      Waadiga yidhi like saar ee dhislayga ka xaab xaabi dee

    • @hooyo6576
      @hooyo6576 Před rokem +1

      Mise waan kaa naxaa dee

  • @Mohhahonest
    @Mohhahonest Před rokem +14

    Team caydaa marnaba no hoos🙋

  • @ruweydorasmi
    @ruweydorasmi Před rokem +20

    Afkaga isku dil said ugu hely ❤

  • @fowziaomar3261
    @fowziaomar3261 Před rokem +32

    King ceyda guusha waba lajeclahay ilah amarkiisa maba garanayo sababta!horay usoco bro

  • @mustafdaacad4700
    @mustafdaacad4700 Před rokem +3

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna Před rokem +16

    Ayaantaan game kaada aan fasalkeyna ku dheelnaa kana I.a bariyaa dheeleynaa😂😂

  • @maandeeqxareed6630
    @maandeeqxareed6630 Před rokem +5

    Inta ceyda guusha urajey neysay 💞💋

  • @mohamedcabdi7921
    @mohamedcabdi7921 Před rokem +10

    Inta kooko ila rabta Like saar asad waa Naga codsi ee gabadha Marna yay ka Maqnan Chellelka please

    • @nashuubea8301
      @nashuubea8301 Před rokem

      Anigaa kula jecel koko ilove you kooko ❤❤❤❤

  • @hidayahassan4993
    @hidayahassan4993 Před rokem +10

    Lucky boy 💕 ina aderky waligaa sidaa unasib badnaw 😘

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 Před rokem +5

    ceyda guleystaha mar walba guulo badan ku rajeynaaa insha allaaah

  • @mohazhagio19
    @mohazhagio19 Před rokem +13

    Ceyda iyo Salax lucky boys waxba layga ma qaban karo keep going

  • @craxmaanmustafa529
    @craxmaanmustafa529 Před rokem +5

    Haween ay noo thy wllhi balkoon aa ku fiirsanooyaa siddaxsac Kampala aan joogaa waxaa kamid ahay team 27

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +50

    [ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
    [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
    [ ] Midka habeenkii oyayow😥
    [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 Před rokem +23

    Guuleystaha Waa Cayde ❤ Cayduruus wan ku wataa ku soco Salah bilaawe guul wacan guys

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 Před rokem

      Ceyda ma caydruus baa loo soo gaabiyey?

    • @quenmayuu5040
      @quenmayuu5040 Před rokem

      ​@@queentanya3787 cayda wa nanestiis magaca saxdiisa baa caydaruus ah I hope ina fahanto❤

  • @ismailibnuomar7887
    @ismailibnuomar7887 Před rokem +50

    Ramadaanka nabad allah nagu gaarsiyo inta muslim 🤲🤲😭

  • @nurtayussuf8774
    @nurtayussuf8774 Před rokem +52

    We love every challenge you bring asadow part two gabdo kasodig👍♥️

  • @alvarohassan4318
    @alvarohassan4318 Před rokem +11

    Bisha Ramadan ilaxay nawad hanugu garsiiyo🥰🥰

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Před rokem +11

    Boqorka CZcamsrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @ramadaanbashiirmb9127
    @ramadaanbashiirmb9127 Před rokem +26

    Ma jeceshahy quraanka & islaamnidaaada

  • @ayanabdillahi6408
    @ayanabdillahi6408 Před rokem +17

    First comments😊
    Ku saliya Nabigeena muxammed scw🤍
    And keep going guys

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      ASC walashay, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 150ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga

    • @mubarakabubakar3480
      @mubarakabubakar3480 Před rokem

      Salla allahu caleyhi wasallam

  • @zihamabd-qn8uo
    @zihamabd-qn8uo Před rokem +13

    Asad xaajiow dar alle ayaa ku jeclahy ❤🤴

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 Před rokem +14

    You’re the only Somali person that my daughter watches thank you❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Saaaboooyy12
    @Saaaboooyy12 Před rokem +8

    Kii oo waxa madaxaga ku qoran afkaga yuu ka soo bixin aa ficnaa😭😭

  • @khatimabirik4862
    @khatimabirik4862 Před rokem +5

    The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw 🥰🥰🥰

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 Před rokem +2

    Ceyd Lacky waa iga qosliyay wlhi m.a maskaxdaad allah ku siyaadsho

  • @qasimgamer3970
    @qasimgamer3970 Před rokem +2

    Ceyda wu fiiriiyey numberada

  • @bahjabahjakhadar1004
    @bahjabahjakhadar1004 Před rokem +10

    Ceyda legend 🙌 👏 ❤

  • @mohazhagio19
    @mohazhagio19 Před rokem +5

    Ceyda lucky boy waxba layga ma qaban karo keep going my brother

  • @nurhanibrahim6907
    @nurhanibrahim6907 Před rokem +5

    maclimo qosolkiisa iska jeclahy🥰🖤👑

  • @zakiahmed4134
    @zakiahmed4134 Před rokem +12

    THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGEABLE AND THE MOST SHINE ALL ALLAH CREATED IS PROPHET MUHAMED SCW SCW SCW 💕

  • @Abdaapoi123
    @Abdaapoi123 Před rokem +14

    اللهمم بلغنا رمضان ❤❤❤❤

  • @muraadajs6064
    @muraadajs6064 Před rokem +5

    Kan cayda nasiib waa dhafy kan salax ma xaqiree asad nio dhalinta hakla rabin adaa kala rebanww😭

  • @ayanabdurahman9104
    @ayanabdurahman9104 Před rokem +25

    Long life forever asad love you guys ❤❤❤❤❤

  • @somman-wl5zj
    @somman-wl5zj Před rokem +2

    Come back baan ujeedaa asadow waa u jedaa wax cusub markaa keento sida loo xiisenaayo oo ay dad ka u daawanayaan fikrado badan waa kuu hayaa ig kaaga so diraa i sha allaah

  • @sanbuusinuur5044
    @sanbuusinuur5044 Před rokem +3

    Ceeyda maasha allah allah ku dhooro asd qeeb kale oo gebdhaha soo sameey

  • @waankusalamay
    @waankusalamay Před rokem +9

    Asad sax waan kubaryaa finaayadaha qaranka isoo dhiib adoo mahadsan❤❤❤❤👏👏

  • @anisacali4397
    @anisacali4397 Před rokem +5

    Masha Allah hambalyo my brather Ceyda mar walba Guushada jeclahay ❤️🥰 Guuleyso mar waliba ❤️🥰abowe

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +23

    Keeps goings my brothers asad hajio and king ceyda and salah and mahras and macalimow another's levels this is game's hard i can't wait prt 2 coming soon insha allah 💯💪😆👍😆😄

  • @mohazpoi924
    @mohazpoi924 Před rokem +9

    Asad gamka afkaga isku dil asugeyna cwe kaasa ku heysana nosobadi bro insha alllah

  • @miskisheikh4294
    @miskisheikh4294 Před rokem +5

    Mashallah dhaha plz ceyda ilahyw ilxun kaqabo 🤲❤️💯

  • @hibonura6203
    @hibonura6203 Před rokem +5

    Waxan sugayay gamekii afkaga ha isku dilin bro noso celi I.n

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Před rokem +26

    Inta ciwaanka kusooo Carartay like saara😂👍

  • @abdurrahimhusseai
    @abdurrahimhusseai Před rokem +3

    ASAD PLZ PRO BARNAAMIJKII ISKU DIL AF KAAGA AYAA KAMACAAN WLHH PLZ DONT STOP THAT CHALANG

  • @nimcodheeman8172
    @nimcodheeman8172 Před rokem +6

    Ilayn quruxda ragu wa timaha 😂😂😂😂

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Před rokem +26

    Inta SaLah U Rajaynaysay Guusha Like Sara👍👈😂

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 Před rokem +6

    Abti caawa waad soo dhaqsadey m.a ❤

  • @faadumofaysal8057
    @faadumofaysal8057 Před rokem +6

    Cayda wllhy waa laki boys❤🥰hore usoco wll

  • @umaljama3800
    @umaljama3800 Před rokem +2

    Masha allah tabaaraka raxmaan lucky boy dar ilaahay ula jiraa markuu 22 kusoo xidhau waan farxey nasiibku sida hakuu saacido mar walba

  • @Faizafunny1_5
    @Faizafunny1_5 Před rokem +19

    Allah hadaad jeceshahay like hayla dhaafin

  • @luulmaxamed6285
    @luulmaxamed6285 Před rokem +1

    Asad hadiyo ayan raba inaa kusodhibo ma iga qadanesa wll mcn in sha allha

  • @DADWEYNAHA.
    @DADWEYNAHA. Před rokem +30

    Aanku salino nabi mohamed scw😍🥰

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 Před rokem +1

    Alle ramadanka nabad hanagu gaarsiiyo

  • @ayub3343
    @ayub3343 Před rokem +4

    Ceyda cadii ayuu uufiirsanoyaa 😯😯😯

  • @ilwaadqurux5964
    @ilwaadqurux5964 Před rokem +1

    Mashallah aniga iyo cayda duco waalid ayan qabnaa dhalinyarooy waalidka ka farxiya ooobaari unoqda waxkasta wa idin fududanayan

  • @quruxlayda5426
    @quruxlayda5426 Před rokem +3

    King Ceyda legend 🙌 Laki poi♥️🔥💪✔

  • @XafiidaInaibraahim-yl4es

    Ceyda wlhie aboowe waa ku tagera aboow keep going incha allah maalin kula kulma wlhie wn rajeya

  • @lo_2x_rnte709
    @lo_2x_rnte709 Před rokem +32

    ku sali xabiibkeena muxamettt scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MohamedAli-mo3ru
    @MohamedAli-mo3ru Před rokem +2

    Asad hagio 27 ❤️

  • @fatimaaden8443
    @fatimaaden8443 Před rokem +4

    Cayda is soo smart wlhy

  • @hamdadheeman6223
    @hamdadheeman6223 Před rokem +2

    Cayda wnka shakiyey 27 marku leyahay dhanka waraqda ayu eegaya xga ku noqda asadow

  • @rihaamhassan7161
    @rihaamhassan7161 Před rokem +8

    Allaaah ramadaankaan si nabada Allaah hanagu keeps aamiin Aamiin

  • @iqromaxamed5430
    @iqromaxamed5430 Před rokem +2

    Asadow afkada isku dil ayaaan rabnaaa yaa igu raaacsan asxabta

  • @jowharo765
    @jowharo765 Před rokem +3

    Mashallah kg cayda ilaahay maskaxdiisa ha u daayo

  • @hamdadarar3189
    @hamdadarar3189 Před rokem +1

    I'm first person toi day wankusalamay asad hagio from jabuuti

  • @bukhaarimohamed
    @bukhaarimohamed Před rokem +10

    Muqalkaga cawo dhan su gayey wllhi🖤hormar fcn ku rajena sxp🖤🙌

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      ASC wllkay bukhaari, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 150ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga

  • @mariyaadam4865
    @mariyaadam4865 Před rokem +2

    Masha allah ceyda isha cadowga allah hakaqabto

  • @ahlaam7849
    @ahlaam7849 Před rokem +4

    Rabadanu yaaH rabdan yaah nafxatal quraan 🤲😫🧕

  • @iqramohamedhassan2928
    @iqramohamedhassan2928 Před rokem +1

    Mahriz mr wlbo nabarka mid udhaw wa shega nasiibka sanka usarnaa wilkas runtii

  • @majkahillow7439
    @majkahillow7439 Před rokem +18

    I think Ceyda was seeing it in the camera reflection, you can't be that sure and you tell us its a luck.
    Anyway congrats to them all.

    • @Layland_1
      @Layland_1 Před rokem

      Possible

    • @shiiz3166
      @shiiz3166 Před rokem

      Yeah i doubt if it is a luck

    • @Naamir03
      @Naamir03 Před rokem +5

      "Marku Keligii arkayo Kuwa Kaleba Maxe U arki waayeen, Wllkyow Dadka intooda Waa Loo qira,"🖤👍

    • @m.s7087
      @m.s7087 Před rokem +1

      Hadu arkayo wa fikradisa ee miya lo shegay iyagaba maxa kahysta hadu isaga halka Ka egayo

    • @leiladagane
      @leiladagane Před rokem

      Yeah