Fiverr sida Lacag looga sameeyo Maalin walba $50 - 1500 Bishii Freelancer ku shaqeeso iyo xirfadaada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024

Komentáře • 90

  • @YaasirMarketer
    @YaasirMarketer  Před 2 lety +17

    Waakan Fiverr Registration Linkigan Hoose iska Diwaangali
    ⬇ ⬇ ⬇
    fvrr.co/3GqwUTF
    ♧ Soogal Telegram Groupkeena oo Kamid noqo ardada sida Free ah wax uga barata
    ⬇ ⬇ ⬇
    t.me/Yaasirmarketer
    Saaxiibayaal soogala Groupkeena Telegram asxaabtaadana u share garee si uga faa iideestaan ma jirto aduunkaan website la booqdo kaliya oo lacag la isa siiyo barta xirfadaha internetka looga shaqeesto aanu u shaqeesano sida dadyowga caalamka ookale hormar ayaan idiin rajeen

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 Před 2 lety +4

    Cilmiga meeshan yaal
    Iyo sida aan uga faa'iideysan la'nahay
    Mhd snd ustaad♥️🙏

  • @user-px1zn8we3k
    @user-px1zn8we3k Před 8 měsíci +1

    Walal kaa qalpi wanagsan majoro ❤

  • @suheybfaarah6883
    @suheybfaarah6883 Před 2 lety +6

    Ustaad aad baad u mahadsan tahay,
    Course kaan aad baan ula socon donaa insha allaah wax badan baan kaa faiday hada account kii baan sameyay marka ishaan kugu heynaa insha allaah,
    Guuleyso ustaad.

  • @beautifulchannel6607
    @beautifulchannel6607 Před 2 lety +19

    Shiidka aan ahay xitaa tellka aan ka daawanayo waxaa leh wallkey waxan ahay habadh magaceygu waa malyuun wllhi meel kasto lacagaa taal igucaawe si aan oga faaidesto ajarna alle hakasiyo mahadsanid

    • @Fany_videos1
      @Fany_videos1 Před 2 lety

      Kkkkk

    • @abdihakiinxoogga113
      @abdihakiinxoogga113 Před 2 lety

      MALYUUN WAASIDAA WLL XEYRAANIMADAAS BAAFURSADO MABADAN LEH

    • @hafiif
      @hafiif Před 9 měsíci

      AzhllaH mobile waad heli wll waqtigagana kafaaideyso

  • @abokorabdi5614
    @abokorabdi5614 Před 2 lety +2

    Macha allaah allaha ku Sharif wll aduun iyo aakhirabba

  • @daudi613
    @daudi613 Před 8 měsíci

    I have subscribed your channel teacher

  • @ZimbaMedia
    @ZimbaMedia Před 7 měsíci

    Really ustaad 🙏

  • @mrkuk8158
    @mrkuk8158 Před 2 lety +1

    Mashallh ustaad

  • @abdiazizelmi6222
    @abdiazizelmi6222 Před 2 lety +1

    Keep going

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 Před rokem +1

    Masalh you good 😊

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 Před rokem +1

    Masalh video

  • @hiirale2042
    @hiirale2042 Před rokem

    ustaadıı wlhı wax badan baan kaa faaıdey allaha kaa abaal marıyo

  • @saabunqaweys426
    @saabunqaweys426 Před rokem +2

    Qofka iyo ani seen kuwaas xirii renaa

  • @user-hp2nr3ov8i
    @user-hp2nr3ov8i Před 5 měsíci

    Welcome

  • @abdikadirahmedhaji1252
    @abdikadirahmedhaji1252 Před 2 lety +5

    Idinka nio ummada waad waaleysaan maalinkii intaan samee adiga maxaa kuu diiday bro teeda kale lacagaa la sameyaa macqul ma ahanee idinkoo dhahayo maba niil arkayo sida withdrawal loo sameyo 😆😆😆🙅‍♂️👈

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  Před 2 lety

      Aniga ahaan shakhsiyadayda hada ka hadlo wa soo wada muqaalka lasoco

  • @abdinassermohamed4254
    @abdinassermohamed4254 Před 9 měsíci

    M.a Ustaad Waad mahadsan thy

  • @Zahracadaan
    @Zahracadaan Před 2 lety

    Mahadsanid ustad

  • @gambiglee2836
    @gambiglee2836 Před 6 měsíci

    Sxp

  • @user-fq4mt4bi4w
    @user-fq4mt4bi4w Před 6 měsíci

    Tnx pro

  • @Ahmed-xb3wl
    @Ahmed-xb3wl Před 8 měsíci

    Mr ok ok ok

  • @Sheekoyinka_nolosha
    @Sheekoyinka_nolosha Před 7 měsíci

    Google translate oo jira sidee cid kle oo fiver taqaan ugu translate gareya, ileyn manta Google translate cida aqoon majirte

  • @mahdiiltireh7730
    @mahdiiltireh7730 Před 2 lety +1

    Asc canva linkgedii Nala wadag szb we aan kaga dhigtay Canva pro. We bilashka ahaa linkaga Nala wadaag sxb jasakalahu khyr

  • @abdifataahgadab9885
    @abdifataahgadab9885 Před 2 lety

    Nice sxb telegramka igusoodar

  • @SAMIIR10921
    @SAMIIR10921 Před rokem +1

    Sxb markaan shaqada qafka xagee ugu diri

  • @youtubebul6800
    @youtubebul6800 Před rokem

    captan

  • @hasanmohamett9237
    @hasanmohamett9237 Před 2 lety +2

    Pro what's up kaga ishek si aan kula soo xiriiro🥺🥺🥺

  • @noorabdiali1263
    @noorabdiali1263 Před 2 lety

    Wlalaw aniga meeshan aad background leedahay maba ii soo baxaayee see cml? 4 step kale oo aan waxba iska quseyn buu ii soo saarayahee see cml?

  • @Fany_videos1
    @Fany_videos1 Před 2 lety

    Yazir xage kala so hdla pro

  • @libanmahdi5147
    @libanmahdi5147 Před rokem

    Ustaad laptop 💻 mahystee mobilkyga maku isticmaali kara ??

  • @abdifitahqalbiqani
    @abdifitahqalbiqani Před 8 měsíci

    Macalin application ka fiverr ma prive ka lagala so dagaa

  • @yasmiinmohamed102
    @yasmiinmohamed102 Před rokem

    Only cumputer miya lgu isticmali kara wllo mobil laguma isticmali karo miya

  • @mahdiiltireh7730
    @mahdiiltireh7730 Před 2 lety

    Asc sxb waxa Nala wadagta sida aad Canva pro uga dhigatay we bilashka ahayd

  • @user-qu8qd8ts5l
    @user-qu8qd8ts5l Před 7 měsíci

    Helllo zxp adiga arin ayaan kaa rabay zxp wattsapka

  • @hodanaadan3255
    @hodanaadan3255 Před rokem

    Halke kala soxidhiihda

  • @mustafeahmed547
    @mustafeahmed547 Před 2 lety

    Wad mahadsantey sxp Lkn halkee kala soo xidhiidhi kara

  • @rabicamacalin3352
    @rabicamacalin3352 Před rokem

    Somalia miyaan lagaga shaqaysankarin

  • @user-ll1pj6ul1p
    @user-ll1pj6ul1p Před rokem

    Wall lacag sidee losameyaa bal ila soxariir

  • @drmariamosman55
    @drmariamosman55 Před 2 lety

    Telagrm ka wa join garayn karaa kaliya waxan rabaa inaa kula hadlo isheeg mel aan kala xariiro thnks walal✋

  • @shafkaoffcial8804
    @shafkaoffcial8804 Před 2 lety

    Waan ka shaqeenkarna laakiin qaabka lacag looga bax video ka soo sameeya

  • @cabdimaxamedcusmaan345

    Asc walal waad noo sheegtay in aan ka shaqaysan karno lkin waxaan kaa rabnaa sideen lacagta uga heli karnaa ama aan ula soo bexaynaa

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  Před 2 lety

      Telegramkeena soogal wll muuqaalkaa waan soo wadaa cadeymo ah lacagtaan ka sameeyay iyo adna sida uga sameesan karto lacag iyo meesha kula bixi lahayd

  • @sheikhafrica6444
    @sheikhafrica6444 Před 2 lety

    Mclin registration computer mise mobile

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  Před 2 lety +1

      Walaal Mobile ka waa ka Sameen kartaa lkn Verificationka phone Numberka ayuu kugu dhibayaa taasna waxaa ku dhaafi kartaa computer

  • @fardowsacabdi1292
    @fardowsacabdi1292 Před 2 lety +1

    Mahadsanid wll PayPal iyo number leyskugu xidho isheeg ado raaliya

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  Před 2 lety

      Wllo paybal video ayaan la diyaariyay sidokale somalia ma support gareeyo

    • @fardowsacabdi1292
      @fardowsacabdi1292 Před 2 lety

      Somalia ma joog wll

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  Před 2 lety +1

      @@fardowsacabdi1292 markaa waa ok wll wuu ku shaqeyn hadii aadan soomaalia joogin muuqaalka aan ka diyaariyay soo daawo channelkeenan ku jira

    • @fardowsacabdi1292
      @fardowsacabdi1292 Před 2 lety

      @@YaasirMarketer aad baa u mahadsan tahay wll

  • @kingalinho6830
    @kingalinho6830 Před 2 lety

    Ani oo aan lacag galinin ma hela lacag

  • @user-ll1pj6ul1p
    @user-ll1pj6ul1p Před rokem

    Lanbrkada iso dir

  • @sayidmaxamedcagayare8784

    Lkn sawirada background ga aad rabto miyaad saaraysaa

  • @ahmedabdimohammad7430
    @ahmedabdimohammad7430 Před 2 lety

    Mobeel A12 ban haysta ma Ku shaqeynayaa

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  Před 2 lety

      Sxp taleefanka marna lagama maarmo qpf walba oo Fiverr isticmaala waa kj waajib balse xirfadaha qaarkood waa looga shaqeen karaa qaarna computerka ku wanagsan

  • @amiirsame7375
    @amiirsame7375 Před 2 lety

    Sida loo la baxo pro ka soo samee muuqaal ka soo samee

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  Před 2 lety

      Ok sida loola baxo iyo sida loo shaqeeyaba balse waxa kasoo horeysiin xirfadaha i.a

  • @luqmanmohamud3325
    @luqmanmohamud3325 Před 2 lety

    Wll qaybtaa profileka uu kuu soo dhigayo aniga iima soo dhigayo ee maxaa xala maba buuxbuusan kariye

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  Před 2 lety +1

      Sxp soo daawo qeybta hore 1aad markaaa ta kale qeybta 2aad dhameeso sidookale i.a Qeyba dambana wan soo wadaa

    • @luqmanmohamud3325
      @luqmanmohamud3325 Před 2 lety

      @@YaasirMarketer haye sxp

  • @weeweejanal6314
    @weeweejanal6314 Před 2 lety +1

    Sxb waxaan kufiicanahay logoyinka fursda logoyinka bal kasohadal sida ugu dhakhsaha badan

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  Před 2 lety +1

      Bro logo waa jaanjs ka banaan waadna kaga shaqeesan kartaa waa oo wadaa

    • @weeweejanal6314
      @weeweejanal6314 Před 2 lety

      Oky sxb mar noogaso hadal

  • @suldanmohamed3491
    @suldanmohamed3491 Před 2 lety

    Side lo lagabaax lacagta

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  Před 2 lety

      Aad ayay ufududahay sxp paypal iyo payoneer loogala baxa waa easy

  • @4166Ama
    @4166Ama Před 2 lety

    Wll lacagta muxu kula baxaya qofku

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  Před 2 lety

      Wll paybal ama payoneer sida lacagta loogala baxo iyo sida logu shaqeeyaba wan sowada

  • @beautifulchannel6607
    @beautifulchannel6607 Před 2 lety

    Intee kala soo xariirikaraa i gu caawi wllo

  • @_____4780
    @_____4780 Před 2 lety

    Telegram ka maxa kuu Joran boss

  • @naasircadde718
    @naasircadde718 Před 2 lety

    Hal mid iga jwb bro xirfadaha layska rabo ma isheegi karta qofka inuu yaqaano adigo mhdsn✋

    • @YaasirMarketer
      @YaasirMarketer  Před 2 lety +2

      Xirfadaha waa badan yahiin sxp waxaa oa mid ah background remove, logo design ,cover facebook design, channel art design iyo kuwo kale oo badan

  • @Eng_zack006
    @Eng_zack006 Před 2 lety

    Keep going