daawo ciidamadi garxajis galay buurta gacan libaax & hanjabada muuse biixi udiray & beegsiga kulmiye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • #IIDAADI_WARKA,
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    #Shere #Like #Subscrub

Komentáře • 108

  • @MohoSiraj-cs2bj
    @MohoSiraj-cs2bj Před 2 měsíci +3

    ❤🎉😂muusa biixi dhaafiya wadan hargeesa
    Wadankiba khalkhalbuu galiyayaye alaha dhaafiya aaammmmiiinnnn

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 Před 2 měsíci +2

    MAsha Allah Somali ladies , thank you so much !! You ladies and the Suldaan guy look educated and know how to debate. It sad when you debating an ignorant guy like Rashiid .قل هل يستوي اللذين يعلمون واللذين لا يعلمون.

  • @MusaAil-hq6ti
    @MusaAil-hq6ti Před 2 měsíci +8

    Gabadh sxbul caqli

  • @user-ep1ky5op1o
    @user-ep1ky5op1o Před 2 měsíci +1

    Muuse waa ay ay dhalay

  • @mohameda.abdullahi5482
    @mohameda.abdullahi5482 Před 2 měsíci +1

    Dagaal mooyaane wax kale ums hsyno Muuse Biixi iyo kuwa la socda.

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci

      Huwan iyo faqashtii aad lasocoteen dagaalkoodii wuu dhamaaday maanta fiicnaan lahaydaa idinkoo dagaal sameeya 😅😅waad ogtahay Saad kudambayn lahayd

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci +1

    Oof wareen daacuun ragii uu laayay ragbaa ujooga hadaba daacuun oof wareen halkuu kunoolaanayo isagaa yaqaan insha allaah gacanbuu kudhimandoonaa

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 Před 2 měsíci +1

    Waa laba aan is dhaamin. doqonimimo kuwada hdly.

  • @BadawiAwfaarax-te8bc
    @BadawiAwfaarax-te8bc Před 2 měsíci +1

    Faan waynaa

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 Před 2 měsíci +1

    WAAR DADKAN WADA MADHAN XAGEE LAGASOO URURIYEY

  • @Hibo-wu5ql
    @Hibo-wu5ql Před 2 měsíci

    Hooyadaabaa lagu daldalayaa walahi daldalaa Kate waar faataa bakhle fataa dhugle faanweyne ma wax cusubaad haysaa oon taadii hore ahayn walahiban laydin doraneyn kkkkkk

  • @farhiyoabdullahi739
    @farhiyoabdullahi739 Před 2 měsíci +2

    Rashiiod fariiiiiid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bz3jy1vt1y
    @user-bz3jy1vt1y Před 2 měsíci +1

    Oof wareen waa dilayna liqa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 2 měsíci +1

      Oofwareen waa king family garxaajis man freedom fighter ninkii soo dayay makhnuudkii ina askar

  • @boqortooyohararimpire
    @boqortooyohararimpire Před 2 měsíci

    WAAR BACAACDAA JOOJIYA MUUSANA WUU SOO NOQONAYAA JABHADAYNTIINA WAABAY DHAMAATAY

  • @deeqmaxudaadam6568
    @deeqmaxudaadam6568 Před 2 měsíci +1

    Adeer maanaan ilaawin carruurtayadii muuse layaay

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci

      Caruurtaada makhnuudkii siidhiga udhiibtay ee yidhi ciidanka laaya waydii

  • @farhiyoabdullahi739
    @farhiyoabdullahi739 Před 2 měsíci +2

    Muse wa libaax

  • @user-uy2ir1vh2v
    @user-uy2ir1vh2v Před 2 měsíci

    War buura foolka wa laga ARR goosanaya

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 Před 2 měsíci

    adeer askartaa waxa laayay muuse biixi

  • @boqortooyohararimpire
    @boqortooyohararimpire Před 2 měsíci

    waar dadkani ma jiraan waayo ragii laayay askartaa ee aan dadkoodiiwaxba laga waydiin bay ninkani iyo gadhxajiskuba waxay leeyihiin OOFWAREEN WAA MUJAAHID GADHXAJIS ISMA WADA RAACSANA HABARYOONIS MA DAGAALAMI KARAAN

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci

      Dhiigii reer sh isaxaaq dhiigooday kumujaahidaan jabhadoodu iyo jaajuusnimo

  • @mahdih6160
    @mahdih6160 Před 2 měsíci

    Hadda m/w muse waa in maxkamad la keeno mahamed kaahin & taani maxkamad ha la keeno.

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci

      Waad ogtahay cida maxkamad lakeenayo halka khaliif lagu maxkamadeeyo cirana waa lagu maxkamadayn doonaa insha allaah

  • @maxamedxasan1805
    @maxamedxasan1805 Před 2 měsíci +1

    Waa.la.soo.qabanayaa.soomaliland.cida.ka.hor.timi

  • @moustaphaosman9890
    @moustaphaosman9890 Před 2 měsíci

    War magti cid bixin majirto ee garxiji ha bixiyo

  • @AliSafiSanweyne
    @AliSafiSanweyne Před 2 měsíci

    Hadii aan maxkamad sharci ah aan la soo tagin
    Kuu buurta galay ee dilay poliska wadank
    Waxaa badan ayaa iminya
    Haber jeclo beri gasha layana cidimada . Xeerkii boorta hana la mariyo
    Markaas fooda
    Waxaan aminsanahay in maxkamada abaal kooda la mariya

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci

    Odaygu faataa bakh waynaa muuse ma timir xabaal taalbaa teeda kale miyaanu ogayn ragan xukunka haystaa inay yihiin ragii hargaysa lahaa

  • @farhiyoabdullahi739
    @farhiyoabdullahi739 Před 2 měsíci

    Rashiid wa geesi masha allah

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 Před 2 měsíci

    Qurbajoogow naga xishooda

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 Před 2 měsíci

    Maaxa keeney waqtigan inu muse cidmaadi gacan liibaax soo ceeliyo hadu inu qas geeliyo cimirga ku biirsado. Wax codbixin inay kadhicin

  • @Hibo-wu5ql
    @Hibo-wu5ql Před 2 měsíci

    Sharcigu waa in dadkoodu cafiyaan ama diyo qaataan ama loo qisaaso taana reeraha ayaa shaqo kuleh

  • @user-xq7xx5uu4m
    @user-xq7xx5uu4m Před 2 měsíci

    Ader naac looma baahna ee almiidaan waasic maxay soo kordhinayaan hadhaagii Raxma yar

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 2 měsíci

    1992 waan u hoog ah been baad sheegtay Annagaa reer beerbera ahayn CIIDANKA ahayn BEENTA JOOJI CID MUUSE QABATAY MA JIRTO YOU ARE FOOL BY NUTURE

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci

      😅😅😅taariikh beenay rabaan inay diiwaanka gashadaan lkn yaa caruura oo lakhaldayaa batookh wayn waa fulayaal fan kunool

  • @abdirazakalishire9023
    @abdirazakalishire9023 Před 2 měsíci +1

    Yaalaayey dadkii laascaanad ku dhintay weydii ninja garxejis uhaysta gacanlibaax radii kudhintay indeed kuwaaba mouse baadiraye

    • @farhiyoabdullahi739
      @farhiyoabdullahi739 Před 2 měsíci

      Garxajis wain Aya faqashai wana la laynaya gacan libaax iyo inta eedeebta daran

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci

      Laas caano raga nalagaga laayay ciidan huwana oo meel walba iskaga yimid ayaa naga laayay lkn kuwan cirro iyo gudcur gude ayaa kibir kulaayay iyagaana uqoolan insha allaah

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 Před 2 měsíci

    Faan badanaa waar waxaan dagaal ahayni ma marayaan garxajis maanta doorasho ay guulaysanayaan ma hayaan waxay xitaa xusuusanyiin 1991kii markaa dagaalama ilaahay baan idinku dhaashee macaashkana waxba hanaga siinina.,

  • @cabdisalanmursal4664
    @cabdisalanmursal4664 Před 2 měsíci

    Wsar ka dalelayaa xaguu ka yimi faan waynaa layskama hadlo

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci

    Waa runtii mooryaan uu buurta saaray ayuu hadana kasoo rogay

    • @nasrayasin4472
      @nasrayasin4472 Před 2 měsíci

      Huuuno cashuurtiii aad dhuuqaysay waa soo dhamaanaysaa ee diyaar garow .

  • @SKY-pf7sl
    @SKY-pf7sl Před 2 měsíci

    Waa aduunyo nimankii Garxajis SI kasta waa loo basaday raga ciidanka ku jirey ee jamhadu laysay maxaa keenay mag ixiya taasaaba xaaraan ahayd waayo nin meel maraya oo shacabka haa laakiin nin usoo qaawiyey inuu kudilo hadaad kaga horaysay maxaa maa magkernay isagoo dirays sita reer ISU soo taagan mida kale kuwii Garxajis ee kale laayey ma looma ooyaanbaa

  • @HindaNurr
    @HindaNurr Před 2 měsíci +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤣

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před 2 měsíci

    Sharciga islaamka hanabin Mahayno meel aad ku fuliseen e

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 Před 2 měsíci

    Haddii wadani doorashada ku guulaysto maxaa ka xiga in qaar kale ay buurta u fuulaan, mar hadaanu jirin sharci lagu qaadayaa.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci

    Sh isaxaaqoow xaal qaado markii codku soo dhowaaday miyaa isaaqnimo shaqaysay😅😅😅

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Před 2 měsíci

    Magta yaa bixiyey, ninka badheedh loo dilay mag lagama bixiyo. Ka kama loo dilaa mag laga bixiyo.

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Před 2 měsíci

    xaliimo kala qabo raga

  • @farhiyoabdullahi739
    @farhiyoabdullahi739 Před 2 měsíci

    Mashallah

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b Před 2 měsíci

    Faataa bakhle taana waa tii ciise muuse kabaha ka carartay ee biyo guure kabaha h.j kuu iibineysey afka nooleey baroorta iska daaya gun ilaa gun yuxuush ilaa yuxuush

  • @user-xq7xx5uu4m
    @user-xq7xx5uu4m Před 2 měsíci

    Adeer kuwii siidhiga stay kuwii laayay ayaa ka jawaabay hhhhhhh ilma agabaadhi direed joojiya niicda oo banaanka isugu keen soo saara

  • @nuxurofficial88
    @nuxurofficial88 Před 2 měsíci

    Imisaa aabayaashood la laayay oo laga wada xaalay dadkii arimaha noocas oo kale ah ay soo wada mareen ay walaaloobeen
    Maaha in xumaan la sii fadh fadho oo aynu iscayno, is colaadino isku xumaano oo aynu islayno ee waa in aynu nabad ku soo dabaalna cidkasta oo wax tabanaysa
    Ogow muuse wado baadil ah buu ku socdaa ee ayynu ka digtoonano munaafiqa

  • @user-ji7gg9fo2m
    @user-ji7gg9fo2m Před 2 měsíci

    Waar kulmiye naftaahayse onagadaa

  • @khadaraidid2870
    @khadaraidid2870 Před 2 měsíci

    ninku waa nacas kan su,aalaha la,weydiinayo wuxuuna wataa qali aan dhameystirnen sababtoo ah runta ayaa dhibaysa mana garanyo wuxuu ku jawaabo awoowo saas awgeed ayuu qiiqa isugu qarinayaa

  • @user-vk1nf1ds4y
    @user-vk1nf1ds4y Před 2 měsíci

    Waraa Adiga iyo Suldaan kuba laba beenalayaal ayaa tihiin maxaa dabada uga hadlay saan Afka kahadla

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 Před 2 měsíci

    ADEER MUUSE BIIXI SABABTA UU CIIDANKA DHUL BUURO AH OO AANAY GARANAYNIN UGU DIREY MAXAY TAHAY
    ILEEN RAG HUBAYSAN AYA KA HOREEYEE MA MASAAJID AYAY CIIDANKU SOO DHAGAX DHIGAYEEN ADEER SAW MUUSE BIIXI MUU LAYNIN RAGAA MARKA UU RAG HUBAYSAN UDIREY TEEDA KALE SAW IYAGUBA RAGAA INAY LAAYAAN UMAY TAGIN BUURTA

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio Před 2 měsíci

    Xasuuqi ka dhacay Laascanood iyo mudaharadayay waa in la soo qabto

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b Před 2 měsíci

    Badhac badhac hadalkii farmaajo ayuu ku hadlayaa yacni xukuumadi ma jirto amar madaxweyne ayaa lagu qabanayaa weligiinba candhadhexaay nacnacleeya

  • @cabdullaahixuseensaleebaan7876

    Ciidanka qaranku haday wax yaalaan iyo hadii la diloba qabiil looma eego ee dawlad baa loo eegaa
    Mida kale malaba reerbaa dagaalamayay mise jabhad iyo dawlad baa dahaalamayay

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci

      Goormay dagaalameen jabhada iyo dawladu halkee dagaalku kadhacay miyaan ciidan wadada maraya lalayn

  • @mohammedmuuse4270
    @mohammedmuuse4270 Před 2 měsíci

    Yaadiray ciidamada maqolda gacanlibaax joogta ayaa doonatay mise ciidanka ayaa doontay qolada gacalibaax wey isdifaacayeen

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci

      Gacan libaaxnad adaa galay ciidanka aad laysayna kolanyo ayay ahaayeen waana lagugu maqanyahay cayaankii raga laayayna wadanka way joogaan agoontii aabayaashood lalaayayna way joogaan

  • @user-tt7bl5tz7n
    @user-tt7bl5tz7n Před 2 měsíci

    Kelmarsh beena wad odhanjirten kariise maysaanee

  • @farhiyoabdullahi739
    @farhiyoabdullahi739 Před 2 měsíci

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedxasan1805
    @maxamedxasan1805 Před 2 měsíci

    Iskahadle.ambaasator.waxa.aynu.taageeraynaa.muuse.waayo.waa.madax.wayne

  • @Hibo-wu5ql
    @Hibo-wu5ql Před 2 měsíci

    Fataa dhugtaasi walee inaney Mel idin gadhsiineyn

  • @IdilAhmed-zr6by
    @IdilAhmed-zr6by Před 2 měsíci

    ben ta is kada

  • @nuuxjaamac5797
    @nuuxjaamac5797 Před 2 měsíci

    Ninkan reerahii wax laga dilay leh waalla qasbay miyuu hurdaa mariidbaa is qasabta magaha reerahu qaateen maxay uddiidi waayeen haddaanay kuqanacsanayn cidiba may heshiiseene halla joojiyo muqaddanaadda iyo xamaasadda kuwiinnan dhiigga dadka doonaayow
    Muusena hadalkiisii uuku lahaa maxkamaddaa waxla taagaayo

  • @Yonis3012
    @Yonis3012 Před 2 měsíci

    Zxp muse daldalayaa faan badan ma yusra... adeer muse reer bu ka dhasahy ogow... muse wu so noqonayaa liq nagayahay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 2 měsíci

      Waxa tihiin dhadiga isaaq garxaajis waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar ahaa labeeb habar awale haft garxaajis kaa adkaday habar awale=labeeb

    • @Yonis3012
      @Yonis3012 Před 2 měsíci

      Adeer dadna wey taliyan dadna waa loo taliya.. yusra wa lo taliyaa. Maalin cad aya cabdirahman tuur laga saar kabaha.. laba cali ismay Hardin kii un bad tahay. Adeer muse wa so noqonayaa liq

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 2 měsíci

      @@Yonis3012 adeer dadnaa waa munafaqiin baroortaa oo ahaa labeebkaa isaaq dhadiga isaaq uu baroortaa sidii makhnuudkii Ina askar loo soo dayay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 2 měsíci

      @@Yonis3012 adeer dadnaa waa munafaqiin dadkaa iskuu diraan way cebayeen dadkii markii dumarkood laa qabay raceen faqashtii snm bilamtay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 2 měsíci

      @@Yonis3012 adeer minafaqiibtaa labeebka isaaq waxa laa xorayay tuke iyo buule

  • @abdirahmanshiine-rh8zb
    @abdirahmanshiine-rh8zb Před 2 měsíci

    Cidna la soo qabanmaayoo ee waa uun sheeko olole

  • @farhiyoabdullahi739
    @farhiyoabdullahi739 Před 2 měsíci

    War fanka iyo beenta jojiya reer wadaniyow

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 měsíci

      Wadani iyo ururkooda jar iska xoorka ah maxkamad waa lasoo taagi doonaa

  • @user-et9wi7gt5g
    @user-et9wi7gt5g Před 2 měsíci

    Waar rerkan wad madhan waxey

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 2 měsíci

    Wuxuu jecel yayahay ayuu rabaa inuu kahadlo

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 2 měsíci

    Dadka kii kale ehelo may lahan miyaa ma kuwa buurta ayaale

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 2 měsíci

    Cidi waxba kamay waydiin.eheladii ragu ka dhinteena marnaba raali kama aha

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 2 měsíci

    Reero heshiitay ma jiraan.sharci baa la horkeensyaa

  • @user-cx5bb3lp4h
    @user-cx5bb3lp4h Před 2 měsíci

    Waar Ninkani Halkuu Joogay Dagaalkii Barbara iyo Isse Muse Habaryunis Barbara Dibada loga saaray ?

  • @mustafadahir9852
    @mustafadahir9852 Před 2 měsíci

    Bal waalidan idinku eega!!
    Oo markey ku soo duuleen Gacan Libaax ma reer bey ahaayeen mise ciidamo qaran ?!!
    Caqligu madaxa kagama jiro ka leh reerahoodii waxba lama weydiin.
    Oo qolama ayey ahaayeen?!

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 Před 2 měsíci

    OO HADAAD SHAREECADA ISLAAMKA KU DHAQNTAAN
    KHANIISIITA BOQOLAAKA AH EE SI QABA EE HARGEYSA. DEGAN IYO
    KANIISADAH
    IYO ABAARSO LESBIYAAN.
    MAADA SHAREECADA ISLAAMKA IYO DAMIIRKA IIMAANKU
    WAXAA SOO XUMAANA IDINKA
    REEBAAN OO ILLAAHAY KA BAQDAAN OO MAAD KA XISHOOTAAN ILLAAHAY
    KADAAB BEENAALE AH YAATA.

  • @abdihakimahmedjamanuur8999
    @abdihakimahmedjamanuur8999 Před 2 měsíci

    Haye Ana burco Ayaan idinku daldalaya yusra hartiyeey ogaaday .muuse habarjeclo ayaa difaacaysa .walaahi baydaan isdhaqaajin Karin xoolo yahaw

    • @SomaSooooda-dm7vs
      @SomaSooooda-dm7vs Před 2 měsíci +1

      Heego injirta gudaha magac dhig hj markaye huwan xabada dhinac walaba kaga wadaye afar gadhi oo boshacada ayaad rag laa hor timi manta cid aad ku Dabo dhumanaysa maa jirto samarona xirkisu kaa necbyaye ee jigjiga yar iyo gabilaye kaa sii qodo godad yar yaar

    • @SomaSooooda-dm7vs
      @SomaSooooda-dm7vs Před 2 měsíci +1

      Waan ceeb iyo kalsoni daro inad sheegato waxabad ahayeen

    • @user-kn4fh5gn5y
      @user-kn4fh5gn5y Před 2 měsíci

      Tuulooyinkaas dhulbahante ka xoraysta

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h Před 2 měsíci

      Oo waayo hj maxay udifaacaysaa?

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h Před 2 měsíci

      Muuse ma hj ayaa fulayaal garxajis halreer iskama celinkaro

  • @user-cw6er6nm2q
    @user-cw6er6nm2q Před 2 měsíci

    Futaada kusoo ganbi

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 Před 2 měsíci

    Qarankuu dagaal buu ku jirey. Wakhtigaa arrintu dhacdey. Taasi especially attention hala siiyo. Ciidankii somaliland xagal daac by ku keentehey.

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 Před 2 měsíci

    Waar u sheeg ninkan garxjis sheegnayaa in raggii la laayey weli magtii may bixin.
    Faan waynaa gx. Fulaynimadaada waad ogtahay. War qorigaaga soo qaadi . Nin maraykan jooga waxba kama tari karo.
    Muuse reer buu ka dhashay iskeen siiya gx.
    Yusra Harti

  • @malhassanjama1314
    @malhassanjama1314 Před 2 měsíci

    Sheekhow been badanaa. Ciidankaa reerkayagu malaha.
    Waar wax run u eg sheeg

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 Před 2 měsíci

    Ma adigaa ku daldalay fataadhugleh ayaad tahay doorashadu way dhacaysaa muusaana ku guulaysanay

  • @AxmedNuur-jm8te
    @AxmedNuur-jm8te Před 2 měsíci

    Beenaale.dagaalka.aad.kufaantay.kaalay.gal.sookaxayso.huwanta.buurtana.gAl.balwaxaad.kafraido.hala.arko

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 Před 2 měsíci

    Waar waa lasoo qabanayaa oofwareen ama waasha iimaanka alla haydinka qaado waa lasoo qabanayaa doofaarkii mujrimka ahaa ee ma cidbaad ka awood badantihiin, walle ciilka la, idiin qabo ayaydaan ogaynba, kibirkiinaa batay

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h Před 2 měsíci

      Waanu ognahay inaad ciilantihiin kudhinta ciilkiina

  • @aminajama7768
    @aminajama7768 Před 2 měsíci

    Gaxajisoow waxa la rabaa in aad xanaaqdaan nasiinbaa tiine qof kastaa olole ayuu wataaye dee olole keensada yaan xaga dagaalka la idiin riixine dhibco badan oo aad ku lololeysaan ayaad haystaan

  • @farhiyoabdullahi739
    @farhiyoabdullahi739 Před 2 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂