DEGDEG OOMAAR BARBAR SHAYDAANKII SIXRAY LA OGAADAY,FANAAN CAAN AH SIR CULUS KAASHIFAY,NAAG XOG

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • DEGDEG OOMAAR BARBAR SHAYDAANKII SIXRAY LA OGAADAY,FANAAN CAAN AH SIR CULUS KAASHIFAY,NAAG XOG

Komentáře • 43

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 Před měsícem +3

    La ilaha ilalahu waxdahu ☝️ laa sharika lah lahulmulku waa lahul xamdu waa huwa cala kuli Shay ‘ing qadir 🤲 ❤❤❤❤❤

  • @ibadomohamed1908
    @ibadomohamed1908 Před měsícem +3

    👇👇👇 akhri gudbina hadii aad Allah caabudo islamku waa ineey ogaadaan

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy Před měsícem +1

    SubxanallaH subxanallaH😢😢😢

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢😢war u geeya shiiikh rusheye

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Před měsícem

    Subxaana laah , bal kan wuxuu faafinayo day caraba ilaahay ku qalaji , ummad islaama baad ku xad gubaysaa. Ilaahay calaamo degdeg ah kaa ifi , kaaan sidaa u hadlaya.
    Kii ilaahay ka fogaada waakaa natiijadiisu

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 Před měsícem

    Ilomanaatik Acuudubilaahi mina shaydaani Rajiim xasbinalaahi wa nicmal wakiil

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem +3

    Waxabo maqabo fanaaku ee markuu sixirikooda diideye baya isku dayeen inya dilaan markaya fashilimeena waxa ku Adacoonaya wuu isitarayasaya leeyihiin ee omaara hala caawiyo soomaaliyee🥹

  • @Geeworld211
    @Geeworld211 Před měsícem

    Wllahala broother hood wa ay ku dhegeysanayaan darwishow waa halkad gashaa santan is real 👿👈💀 brother hood dark marrow 🌎✊👁️

  • @ibadomohamed1908
    @ibadomohamed1908 Před měsícem

    👉👉👉 yes umuurahaa waa in laga hadlaa shaydaanka ayeey caabudaan fanaano iyo madax illamunati freemasonry

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc Před měsícem +1

    Anigu Kabtan ayuub baa kashakiye sey dadku caan oga dhex noqdey iyo suuduu Somalia dagaal iyo iney kala go’ado ogu baaqo

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf Před měsícem

      Candha calaasey ayaa ka dambeeya

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem +1

    Hinda Wacan ayaa Sixirtey Waana Shaydaamad oo ragga Mj ugaarsata

    • @Somali-One
      @Somali-One Před měsícem

      Hadalkiisa ayaanad fahmin. Ma waalna Omar ee heshiis ayuu la galay kooxaha dajjal

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem +1

    Hinda Wacan ayaa Sixirtey Ninkani waana in loo sheegaa dhamaan hala iska jiro naagtaas

  • @CabdiraxmanSaleebaan
    @CabdiraxmanSaleebaan Před měsícem

    allhu akbat

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před měsícem

    Badhayo Culus sakhraan geesdiir
    Hartiga Iska ilaaliya Soomaaliyeey

    • @june6206
      @june6206 Před měsícem

      Aqli xumada joojiya ninka si ama drugs ba sida u galey ama wuu washey ayuub meel ad unarticulated hadad la ayad mididada uun ku jabtey wa general ka harti

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před měsícem

    Balwadii uu badsaday ayaa shiki iyo cabsi ku beertay ee wax kale mahaystaan ninkaas....ee dadka yaan lagu dambaabin cidii ka naxaysa dhiiga haka badasho oo dhaqtar hageyso

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +2

    naagaha isaaq kafogaada wa shar socde oo xata soo maydin arkin raga harti oo lagaha isaaq qaba wa iska xoolo an damiir lahayn

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem

    wa run xata wuxu kuhadalaya ereyada gaalada kristaanku isticmaalan oo ah muqdi iyo nuur taas waxay kutusin sixir gaalo lagu sixray

    • @Hamida-29
      @Hamida-29 Před měsícem

      Ma lagu sixray mase wiilkan waxan asagane waa haystay? Waxaa iimuqata dhaqamadisa wayadan dambe iyo dadka u wacanabo iney yihiin kuwo qaatay ereyadaan uu hada ku dhawaqaa.dad somalia joga oo qatayne waa u jeede.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před měsícem

      Kuwa sixray ayaa isticmaala ereyadaas uu ku hadlayo

  • @khalifkambi7349
    @khalifkambi7349 Před měsícem +2

    Inaadeeroow wax diin kale haystaa ma jiraane barbar anagaa la joognaye wuu is balwadeeyey isagoo rag tolkiisa la jooga belgam uu kabtan ayuub ka mid yahay ka dib ingriiska ayuu noogu yimid guriga ayuu Bol ka soo bixi waayey jiman buu arkayey wuu baqayey ka dib aniga ayaa geeyey airport ka London waxaan u dirnay canada oo reerkiisu joogtaan si quraan loogu akhriyo waxaan kale waa buunbuunis

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 Před měsícem

    War waxad shegeysan wax kama jirane sixirku wuxu ku qaban haduu RABI rali ka dhoqdo lkn omaar waxa haya wa dhafar iyo balwad badan u isticmaalay..wuxuu u bahanyhy hurdo kaliya bes....maxamud saleban hadey ninkan caawinwayeyn away majerteenki kale anigu markii horaba mxamud saleban khayr kama filenyne by from ufeyn puntland

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Před měsícem

    QOLADIUKA CABANAYAA WAA DAAROD, KUWUU LEEYAHAY I BADBAADIYA WAA ISAAQ. MARKAA MAXAAD U NABAY. REER BILAA DIIN AH BAAD TIHIIN

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Před měsícem

    Wiilka wadankii halagu celiyo quran halasaro halanasiyo

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Před měsícem

    Nimco happyna maxa dhacay🤔omar garanaye

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 Před měsícem

    nin sheydan icawi yiri oo aminsan elomonatik qofgala oka baxo lawaaye qofja galaba dintu jabaxaa hadu dhihi lahaa ikaahow i caawi wan uduceyn kaheyn lkn 3 angal ivawi yuu yiri hacawiyan

  • @Somali-One
    @Somali-One Před měsícem

    *Illuminati waa Dajjal kooxdiisa ee nebigu inoo sheegey*

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem

    oomaar dhulkisa uso celiya oo quraan halagu akhriyo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem

    Poliska waxabaya leeyihiin waan caawinayana ee muxuu Albaaka uga xidhaya teeda kale gabadhan waxay aheeyed inya u sheegeto inladhibaateye fanaana lkn muusexa maxaya u tiri 🥹

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Před měsícem

      Ò wll police man 👮‍♂️ miyay daweynayaan qofka

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 Před měsícem

    Ascwb Alaha caafiyo

  • @user-ux1mi2jf2l
    @user-ux1mi2jf2l Před měsícem

    7t uf fe😢

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 Před měsícem

    war naga aamu dameeryohow. Wiilku wuu jiranyahay jiro Schizophrenia iyo Bipolar disorder ladhahoo qabaa waana jiro daawo leh ee naga aamu doofaaryohow doofaarku dhalay

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Před měsícem

      Wll anigu waxan qabaa xanuun ah dadka badan wey iidaran yihiin meel dad buuxa matagi karo wallaahi waxa igu dhacay magaranayao waa intaan soo weynaaday ma ahayn intii aan yaraa hadaad dad badan dhexgalo waxan noqdaa qof nooc kale walaal xanuunkaa daawo muuleeyahay AFDIINI iisoo jawaab ilaahay caqliga hakuu daayee

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 Před měsícem

      @@user-oi5uk4de1b Waxaan u maleeynaa inaad qabto jiro ladhaho AGORAPHOBIA oo guud ahaan ka mid ah jirooyin maskaxda ladhaho ANXIETY. Daawooyin badan oo kala duwan ayaa jira oo antidepressant iyo anti-anxiety ah. laakin waa inaad diagnosis doctor ka heshid.
      mar mar inaad guri ka tagtid iyo inaad sariirta ka kacdid waa ku dhibee so ma aha. hadaad aadid meel dad badan joogo waxaa kugu dhacaa panic, dhidid iyo gariir so ma aha?

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před měsícem

    Nin kaan qamriga ha iska daayo

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před měsícem

    Waxan ma fuyuus baaa