CABDI GOOD Vs KALSAN IYO KALTUUN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 6

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Před 9 lety

    Aad baan oga helay - sheekadiinna iyo
    Haasaawihiinna - in yar Hadii aan kudarsado
    Qaabka barnaamijka usocday, waxaan Dhaliil
    Usoo jeedinayaa Kaltuun oo daadihinaysay
    Barnaamijka, Walaal Macaan wa xogaa
    Firfircooni ah inaad muujiso ayay eheed,
    Oo waxaannu kala garanweynay
    Barnaamijka inuu Cabdi good daadihinayo
    Iyo in kale , marka waxaan kuleeyahay
    Hummaaga iska soo sax .. Thanks

  • @jarvajurva2930
    @jarvajurva2930 Před 9 lety

    qolooyinkiina waxyaabahan qor qorayaa ixtiraama hablaha soomalida .
    oo nagadaaya hoo baaruud iyo daahir yaa shamis subaxaanaka yaa cadiim

  • @abdihodaan
    @abdihodaan Před 9 lety

    Dadka saxaafada dhan ayàa qaldan ma ahan kaltuun kaliya kuligood qabiil lagu soo fadhisiyaa qof walbana wuxuu ku fiican yahey malahan aamino wehliye luuqada kuma fiicna ama lahjada tvga nimco sabriye kuli dadkaas oo kale qoraa ama farsamoyaqan laga dhigaa marka kuligood waxna ma baranin hadana qabiil walba qof bey u soo labisaan waxa arkeysaa mid lugaha is kor saaraneyso oo aad moodo in ay jiifo Abdisalan hareri cawke iyo cagmadhige mooyaane inta kale waaba qalad in tv la keeno.

  • @boyyouthentertainmenboyyou6943

    maanshaa allah cabdi good nolow

  • @safiyaali1263
    @safiyaali1263 Před 9 lety

    G

  • @mahamedsiraad4137
    @mahamedsiraad4137 Před 9 lety

    Kaltuun wa weriyaha qarniga waan la dhacay sida ay barnamijka u dadihinayso…halkaas kaga hay