Baryahaan waa la so daahdaa markaa jojinausid intii kusiisay xagee ku ilowday inta kale maa nagu xumaynee aan isku danaysano adna Dan ayaa ku wado anagana mada daalo ayaan rabnaaye An ku ceshano😂😂
War dadoow Abukar culusow cimamadisa ma heysan karneee pls inad xasidnimada joojisan Like ta iyo share ta hakala bqiilina 11 k Views Like tana 2k macquul maaha wlhi
Niyow lasso dhaqso part2 hadey jirto😮😮😮😊
Haya diyaar waaye
Anigu wan ku qadeya isku sideys waan yeclahey muqaladiisa.....😅😅
Zdkle wlhi wku qadeeya 😹
@@cadnaanmaxamed9407tlye ani xata😂😂😂
You tubkora maxa ugu qoran
So funny 😂😂😂😂😂😂
La so dhakhso part2
Part two malahan iskudeys wixiis
Haa bravo 👏 ❤love isku days mahadsanid walaalkey
Sab shaley igu dambeesay😂😂😂😂
Shiidka qaac iyo goome cml muu u soo uraaa marka😂😂😂😂😂😂😂😊
Commentigana radinaye manto dhan😁😅😅😅😅😅
😂❤ funny tahay legend abuukar in the building
😭😂
V
😊
Free falastin
Pro funny ayaa tahy wlahi pro waan ku shideyna I.a pro
Ok waxaa sugnaaba waa iskudeys iyo qeyb cusub ❤❤❤ come on culusoow 🎉🎉🎉
Inta udambesy wax ka shactiro bdn malahn😂😂😂😂
sax😂😂😂😂😂😂
Keep going legend viva Liverpool
Gawaaradii Canada iyo USA laga xaday baa lagu wataa Nigeria cajiib❤
100000 subscribers coming soon madax washkax!🤣🤣🤣🤣🤣😊
abukarow isla baritto soo gali mid kaloo cusub biliis
Waxaa sugnaaba waa iskudeys barti2👍🏾
😂😂😂😂 culusow aadban ku salamaya brother horu soco
culusoow i aamin chennal kan pause ⏸ la dhahay 😂😂😂
100k coming soon talie I.a
Haaye xundhur camal muxuu ugu soo uray😂😂😂😂
Very funy keep going
My my my keep going pro😮😮
Soo Funny 😁
Part two
😂😂😂😂😂 hoqey hooqey ninkii waye kulaaa so funny wlhi
Channel quran uaqri zxp culusow
Maabilaawday mid cusub 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Inan kaa funny san in uu jiro ila aha😂😂😊
hhhh isku days is not easy
Madaax washkaax sosooco😂😂😂😂😂😂😂
Best Filim😂 Prt2 laso dhaqso😂
Cr7
Wlh dacadaa uqoslay soo Badi culusow😂😂😂
😅😅😅 iskudays lacagta iska celi 😄😄
Bart1
War waxaan waa fadhi ee meesha ka kexeeya😅😅😅
Iskudeys funny 😂😂
Wllhi talent leedahay 1M uqalanta
Noao badi sxb thanks
Kkk caadi ayaaa loo maceyay qusul badanaaaa 😂😂😂😂😂😂❤❤❤
Mr culusoow sxb hadii aan aniga kaliya million ku gaarsiin karo waan ku gaarsiin lahaa legend🥰🥰🥰
Zxb nosobadi ayeye deyda weykaheshey wena ku tagertaa zxb
Baryahaan waa la so daahdaa markaa jojinausid intii kusiisay xagee ku ilowday inta kale maa nagu xumaynee aan isku danaysano adna Dan ayaa ku wado anagana mada daalo ayaan rabnaaye An ku ceshano😂😂
Hanii ja win wll😅😅😅😅😅
Free palstin
😂😂😂😂😂😂 next
Qosol badanaa nio😂😂😂😂😂❤🎉
Aahay 😅🫠
😂😂😂😂😂hoqay hoqay waa soo tumen walhi kulahaa 😂😂😂kaadi aa iga fakan gaartay walhi😂😂😂
Sxp noo soobadii wlhi zxp iskudeysa waan ku dageeraa pro
Kkkk keep going pro😅😅😅
Hhh wllhi wa qosly nio part 2 hdey jirto laso dhaqso🤣🤣🤣
iskudeys sb waxaa tahay nin masuul ah waa in horey laguu wadaa
Hhhh usha kowad wn naxay wlhi iskudeys o faaiday ma arkin 😆 🤣
Masaarayno ii yoole
Freee falasdiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
Keep going zxp
Keep going😮
Alah❤❤❤🎉🎉
Wlhi daacad u qoslay 😅😂
Garbaashkii iigu qosolka badnaa😂
Go ahead 👏
M.a
Keep going bro
😂😂😂 boorsada igadheerey
Shb mahad sanid noola soo dheere
Wsc💯🇰🇪👍💙
Keep going legend
Culusow prother samir heerkan rabno waan gaareynaaa i.o❤❤
Diyaar nio
Keep going
Guleyso wllll culusow
❤😂😂 next opens
Ninkani shaqo adgbu ino hayaa share iyo like hakla bakhaylina
Part 2 laso dhaqso😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤iskoudes
Wa masaan taxay
Asbuucii 2flim ama 3flim soo kali. Blz
Waa run 85k Maxay thy kor uqaada legend Ka 1M uqlamaa
East and West iskudays is the best
Part2 sosamey lbx
Madax washkax waku salami cadhuf weene igusaml
Part 2 😂❤
wallahi tan qosil waa dhaaftay ee waxkale hala dhoho
Apti jilaa baad tahay
Saaxiib. Fariid
Dhal abared codkisa kusoceli bro kan eber waye
War nio wllhi kal iyo laab ban u qosley marki guriga loogu imaady taliyaha wijigaa usha ku sawiran baa ugu daran
Port 2
War dadoow Abukar culusow cimamadisa ma heysan karneee pls inad xasidnimada joojisan Like ta iyo share ta hakala bqiilina 11 k Views Like tana 2k macquul maaha wlhi
Keep going ❤🎉
Kibgowin sxb
lagacta jiin miyàa mamuliyà
Part 2 please
Isku days waan ku raaxeystaa daawashadiisa!
Zxip xiliga aad nooso galinayso naga badal waad nagala daaheesaa
Keep it lpxy🎉🎉
Kjkkkk
SAAN UQOSLAY KURSIGAA KADHCY'😂😂🤣
Ani moQaalika waakojaclahay❤❤❤❤
The legend wlhi wa share gareeya
Hore usoc Pro ❤
qeebta lawaad kudu dhaqso sxb