Gabar 6 caruur ah wadato oo calafdoon wixi helaa la yaabay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 43

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Před 10 měsíci +3

    HORTA WIILKAA ISAGA JOOSKIISA LEH WUU DHIHI KARAA. ILMO AABAHOODA NOOL YAHAY MA KORINAAYO WUU DHIHI KARAA🌺🌺🌺🌺

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Před 10 měsíci +2

    KKKKKK LIX CIYAAL BAAN HAYSTAA NINKII CIISE WUU CARARAY FULAY MAAD ILMAHA LA HADASHID 🌺🌺🌺🌺🌺🇸🇴

  • @fabdule4845
    @fabdule4845 Před 10 měsíci +3

    Asc war ninku you ku dilin inmaha dhalay subxaanallaah

  • @user-hl9kj4if7s
    @user-hl9kj4if7s Před 10 měsíci +5

    Naa lixda caruur yey kaa kala cararin😂

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 Před 10 měsíci +2

    Walaal ninkii waxun ma sheeg in wuxuu kawaday il maha abood joogo masuulyada ma qaadi karo oo ninkii dhalay baa I dhibidoono

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 10 měsíci +2

    Kkkkkkkkkk hadilin ilmaha aabbahod

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 10 měsíci

    Waa nin fariid ah waar marabo muudhihine waa runtii ninkii dhalay raadi ilmaha

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 Před 10 měsíci +1

    Mashalah Naciima wa qof nool

  • @Dacad-wb1nk
    @Dacad-wb1nk Před 2 měsíci

    Nimco walaaley geesiyad ayaa tahay nimco qatar ayaa tahay walaahi nimco bilad ayey mudantahay

  • @bellaabdoulrachid1694
    @bellaabdoulrachid1694 Před 10 měsíci +2

    Wlhi 32maha way kawaytahay

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 Před 10 měsíci +1

    Mashalah

  • @ms_humble5901
    @ms_humble5901 Před 10 měsíci +2

    Way u fududaan lahayd inuu carruurta faraxumeeyo hadday aabbe la'aan yihiin.

    • @Username11249
      @Username11249 Před 10 měsíci +1

      Maxaad ninkaaga hore uga tagaysaa oo aad u rabtaa inuu nin kale ciyaalka kuu koriyo aan dhalin

  • @amazingrespect3115
    @amazingrespect3115 Před 10 měsíci

    Fatadhuuugleeeeeh weeeeyaaaan niiiinkaaaan ima cajabiiiiin

  • @Dacad-wb1nk
    @Dacad-wb1nk Před 2 měsíci

    Nimco markad rafineysid gurigii kiro ah waxa la gu weydinayaa caruur ma wada taa ayaa la gu weydinayaa ee ragi na wa gu ri kiro okale wa iney ku weydiyan

  • @Dacad-wb1nk
    @Dacad-wb1nk Před 2 měsíci

    Gabdhu waa 40 ka ma yaro gabadha

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 Před 10 měsíci

    Naag nin leh maxay nin ju faralaysaa

  • @Dacad-wb1nk
    @Dacad-wb1nk Před 2 měsíci

    Walaahi wa sexayay sxb is hugi

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 Před 10 měsíci +2

    😂😂😂hada calaf nakala waday mala dilaa kulaha 😂😂

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye1654 Před 10 měsíci

    Waa gabdha fariid ah

  • @-mrrayan
    @-mrrayan Před 10 měsíci +1

    Lixda kiidhalay kunoqo acuudu bilaah

  • @user-bn6kb5zd1l
    @user-bn6kb5zd1l Před 10 měsíci +1

    Gabadh oromada ah

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Před 10 měsíci +2

    Waar Oromo Waa mase haudhawaan midakale isku dhaqan manihin
    Waar soomali kori ajarbaad kaheliye
    Naa Naciimay haku maslixin Inanka wuu saxanyahaye

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 Před 10 měsíci +1

    Cajiib naa caruurtada korso belo nin kuu raadisaye

  • @user-bn6kb5zd1l
    @user-bn6kb5zd1l Před 10 měsíci +1

    Anaa 35 jiro

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Před 10 měsíci +1

    Naagaha Somaliyeed imaankii bey wada beeleen kuligood da' been ah ayeey sheeganayyaan.

    • @sadikamohamed
      @sadikamohamed Před 10 měsíci +1

      Weliba wajigoda ayey ka muqata🤦🏻‍♀️🤣🤣🤣

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před 10 měsíci

      @@sadikamohamed inkaar baa nugu dhacday waanu duloonay. Da'deena ayaanu diidanahay, midabkeena ayaanu diidanahay sidaanu isu necebnahay xitaa cadowgu inoo ma necba subxaanallah!

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 10 měsíci

    Xaladaha waa adeeray

  • @Dacad-wb1nk
    @Dacad-wb1nk Před 2 měsíci

    Asc

    • @Dacad-wb1nk
      @Dacad-wb1nk Před 2 měsíci

      Ka lexo ka lexo ka lexo oroma walaaahi ha wad fiicanahay na hoy ka lexo walaaley ka lexo yow ka sameyn yow ka sumey

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 10 měsíci +1

    Kkkkkkkkkkk

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 10 měsíci +1

    Meey korsato

  • @user-bn6kb5zd1l
    @user-bn6kb5zd1l Před 10 měsíci

    Gabadhaan

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Před 10 měsíci +1

    😂😂😂😂😂

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Před 10 měsíci

    Been badanaa safaarada xagee uu ku,arkay

  • @umuabdallahifrah8501
    @umuabdallahifrah8501 Před 10 měsíci

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-qx2ft8fl5g
    @user-qx2ft8fl5g Před 10 měsíci

    Kkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Před 10 měsíci

    WAR GABADHA GUURSO NINKEEDA HORE WAXBA KAAMA GALIN

  • @user-bn6kb5zd1l
    @user-bn6kb5zd1l Před 10 měsíci

    Anaarabo

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Před 10 měsíci +1

    Waar Oromo Waa mase haudhawaan midakale isku dhaqan manihin
    Waar soomali kori ajarbaad kaheliye
    Naa Naciimay haku maslixin Inanka wuu saxanyahaye

  • @xalimosacdiyo-jn8vk
    @xalimosacdiyo-jn8vk Před 10 měsíci

    😂😂😂😂

  • @user-bn6kb5zd1l
    @user-bn6kb5zd1l Před 10 měsíci

    Anaarabo