HARGEYSA VS XAMAR | CABDI YARE IYO NADIIRA NAYRUUS | WEERARKA IYO JAWAABAHA SILSILADDA | LIVE 2018

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • JAAWAABAHA SILSILADDA
    QAYBTII 5AAD IYO QAYBTI 6AAD
    MASAYR BAA KU GALAY IYO GABBALDAYE
    NADIIRA NAYRUUS IYO CABDI YARE
    SILSILADDA WAXAAN GUULLE
    KUU QORIN OROD LAGUMA GAADHO ..
    SILSIADA TAARIIKHDA GASHAY
    ……………………………………………………
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
  • Hudba

Komentáře • 318

  • @shrtamng2294
    @shrtamng2294 Před 6 lety +234

    Team xamar gacanta kor u taaaga👍👍👍

  • @nihaalchannel5950
    @nihaalchannel5950 Před 6 lety +199

    team nadiira farta tag nayruus from moqdisho 😍🇸🇴🙏

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682

    Team Hargeisa
    farta taaga
    viva hoyga murtida iyo xikmada
    Hargeisa Hadhwanaag 💪👊

  • @kafioisse7274
    @kafioisse7274 Před 6 lety +60

    Msha Allah nadiiro waxey kufaantay gayiga somaliyeed nolow nadiiro silsilada wax ugu cod mcaan nadiiro iyo suldaan sarer nolaada fananiin qaran

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 Před 6 lety +67

    Ani muqdisho ku hystaaba nadiira nayruus xidigta xamar cade

    • @xamda633cabdi4
      @xamda633cabdi4 Před 6 lety +2

      Reer xamar fuck cabdi yare hore usoco fanaan jira

    • @xamda633cabdi4
      @xamda633cabdi4 Před 6 lety +1

      Bal eeg ninkaa ma naag ayaa LA tartami karts naa zeexo

  • @somalilanddalkayga7138
    @somalilanddalkayga7138 Před 6 lety +23

    Viva Cabdiraxmaan c yare hore u soco geesigiyow

  • @ardoyusufgamadid5027
    @ardoyusufgamadid5027 Před 6 lety +30

    Waaaaw mida gobta jogto gashan qadan ahay nasab iga dheh nadiro nayrus

  • @janeralhood8517
    @janeralhood8517 Před 6 lety +160

    Marba hadii adigoo daawanaya aad comments akhrinayso ku sali nebiga scw

  • @m.shaanichannel877
    @m.shaanichannel877 Před 6 lety +11

    Nadiiraan u codeeyaay excellence cabdi askari keep going brother

  • @hibaaqmaxamud3747
    @hibaaqmaxamud3747 Před 6 lety +36

    Viva Somaliland and hargayesa

  • @simanibraahim9722
    @simanibraahim9722 Před 6 lety +26

    Buqorada ree muqdisho somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ♥️ nadiira neeyruus♥️♥️♥️sxb sare hori usoco sxb sare ♥️♥️🇸🇴 🇸🇴🇸🇴

  • @munonurali6484
    @munonurali6484 Před 6 lety +46

    qurux badnaa heer xamar afkaaga caano lagu qabtay

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 Před 6 lety +58

    Waaar inanta ka fafhiiso nio waa geeziyadii libaxyadu dhleene
    Wata shanta soomaliyed kufanty
    Viva hablaha xamar billa

  • @hodanshire7168
    @hodanshire7168 Před 6 lety +83

    silsiladii taariikhda gashay ilaah igu ogyahay qof ka cod fiican majirin nadiiro

  • @mucaawiyahabuuyacquub621
    @mucaawiyahabuuyacquub621 Před 6 lety +55

    somalia oo dhan ku faantay nadiira msha allaah wadaniyad dhab ah weye inanta

  • @hashimabdi9997
    @hashimabdi9997 Před 6 lety +22

    nadiira kuleh somali oodhan viva

  • @nikolai9403
    @nikolai9403 Před 6 lety +14

    team hargeysa👌❤️

  • @princessmahira3101
    @princessmahira3101 Před 6 lety +18

    Nadiira nayruus poqorada xamar full respect queen 😘😘😘 gadi xamar anagaa dagna xamar cdey allow cadawgaga jabi amiin cadawgaa unolow nadiira

  • @naciimonalka1047
    @naciimonalka1047 Před 6 lety +11

    Wilka wlhi cod kisa waaa masha alah gabdhana kabadaran viva rer xmr cdey

  • @mrsomalijacayltv3656
    @mrsomalijacayltv3656 Před 6 lety +45

    group SOMALILAND
    ❤............ HARGAYSA..............❤

  • @matto8581
    @matto8581 Před 6 lety +10

    Codka nadiira mixed baa ku jira
    Iyadoo live ah soo galiya haday wax isla hayso
    Cabdi yare🔥🔥

  • @nimcoabdi5396
    @nimcoabdi5396 Před 6 lety +11

    c/ yare walaga wata ader erayada lkn cod ba haysa nadirana way shidan tahay lkn alaha so hadeyo

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 Před 6 lety +18

    Waa laba heesod ee caadi isugu jawaabaya

  • @miskiabdullahiali9427
    @miskiabdullahiali9427 Před 6 lety +25

    War nadiiraa tageroyaa qof codkeeda banaanka keeni karta boqorda masarax labo gacmood baan kuu tagay

  • @anfacqali8339
    @anfacqali8339 Před 6 lety +23

    Cabdi yare cod laimow waa lagaawataa cod iyo murtiba

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 Před 6 lety +2

    Nadiira nayruus waxaan Ku tageeray gayigayga oo dhan kufaan tay dhamaan gayigeyga ima kala aha guul Shanta soomaliyed
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗💗💗💗💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴💗💗❤😘😘💋💋

  • @yartagobalkasool622
    @yartagobalkasool622 Před 6 lety +56

    Inkastoo waqoyi kasoojedo nadiira nayrus anwataa

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 Před 6 lety +29

    viva xamar cadey casimada somali willow mesha waxkuma heysid

  • @faotumahassan1610
    @faotumahassan1610 Před 6 lety +7

    Nadiro rere xaamara Walhi cod ba ku dhana mash Allah

  • @siciidkariye2064
    @siciidkariye2064 Před 5 lety +1

    Team cabdi yare hargysa farta taga

  • @ruuruuraageofficialpage7913

    nadiiro heesteda aad bey umacaan thy lkn clipka siyasada ah ayaa ka qushay

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 Před 6 lety +16

    Nayruuz muqdizho dhan fananda ruxda markay arkan usarakaCaN allow falaq falaqdada no barakey😂😂🤣😍😍team xamar FuLL repecT🇸🇴🇸🇴😍

  • @axmedwarsame5620
    @axmedwarsame5620 Před 6 lety +2

    abdi Askari tube
    please silsiladaan Suldaanka Ha soo gabagabeeyO

  • @hibaaqmaxamud3747
    @hibaaqmaxamud3747 Před 6 lety +16

    Cabdi yare cod macan iyo murti hore isoco

  • @siciidaibrahim7104
    @siciidaibrahim7104 Před 5 lety +4

    Viva Somaliland😍😍😍😍cabdi yare boqorka codka

  • @ayanmohamed4798
    @ayanmohamed4798 Před 6 lety +10

    Team neyruuus💯

  • @zeytuunishariif6468
    @zeytuunishariif6468 Před 6 lety +5

    Nadiiro aan Ku heestaa💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💓💓💓💝💝💝💝💟

  • @naimamohamed5006
    @naimamohamed5006 Před 4 lety +2

    Anigoo reer laascaanood ah tiimka nayruus Baan ahay 🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @munasharaf2228
    @munasharaf2228 Před 6 lety +8

    Nadiira wax silsilada ku gaaro majiro

  • @qumaninaabdulahiqumaninaab318

    Mansha allaah nadiir aydaa ugu jirta silsila ☝️☝️☝️☝️

  • @mohamedhussein190
    @mohamedhussein190 Před 6 lety +6

    ❤❤Hargeysa ❤❤

  • @zeytuunishariif6468
    @zeytuunishariif6468 Před 6 lety +9

    Nadiiro Ku leg cod iyo murtiba

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 Před 6 lety +26

    vivi haragyza cadeeeey cabdi yaree ku waataaa Hoygii fananka casimdaa somalilnd

  • @Its.su3da
    @Its.su3da Před 6 lety +4

    Wallah i love nayrus viva hamar❤️❤️❤️💯💯

  • @khadraali4889
    @khadraali4889 Před 6 lety +4

    Team cabdi sare 👏🤙

  • @user-os6ux5cz5q
    @user-os6ux5cz5q Před 6 lety +7

    Nadiira 😘💘

  • @leiloladan4495
    @leiloladan4495 Před 5 lety +2

    Waaaaw nadiiro shanta somali masha allah

  • @maariyaismaildhashisomalil5417

    Cabdi yare 🤗🤗🤗🤗

  • @fatushmoha9786
    @fatushmoha9786 Před 6 lety +6

    Nadiiraa ku leh🌹

  • @asmaqurux7345
    @asmaqurux7345 Před 6 lety +3

    Jawaabahan murti wayn ayaa ku jirta iyo colaad adag oo ka taagan somaliland iyo somalia

  • @xupixanan1729
    @xupixanan1729 Před 6 lety +4

    Nadiira nayruus 😘😘😘

  • @fadumocabdallah9333
    @fadumocabdallah9333 Před 6 lety +10

    Nadiira wan ku wadana barteda dhigty walee

  • @fihiimozquen3721
    @fihiimozquen3721 Před 5 lety +1

    Hahahaha geedpapa laga hadlyaye rer xaabd Abuusa shfka lulu lo viva cbdi yar 👉💋💋👈

  • @saamiyaziman4605
    @saamiyaziman4605 Před 4 lety +2

    Capdi yare viva somaliland

  • @peerlula9583
    @peerlula9583 Před 6 lety +8

    nadira😎😍💘

  • @miskiomar3308
    @miskiomar3308 Před 6 lety +2

    Nadiiro nayriis viv Somaaliweyan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪

  • @leyladhiblaawe1491
    @leyladhiblaawe1491 Před 6 lety +1

    Alla nadiira neyruuzey meeqa magac baad isku darsatay boqorada masaraxa xiddigta xamar boqorada codka boqorada team falaq falaq naag nool iga dheh shannta somali oo idil baa kugu faanta hunno❤️👏👏

  • @dhalintabalcad7858
    @dhalintabalcad7858 Před 6 lety +4

    Scw

  • @munonurali6484
    @munonurali6484 Před 6 lety +3

    masha allaah nayruus

  • @yaniitaabdi9423
    @yaniitaabdi9423 Před 6 lety +12

    Nadiiro neyruus kawada kly iska arag boqorada moqdisho

  • @mrsomalijacayltv3656
    @mrsomalijacayltv3656 Před 6 lety +3

    💯💯💯Abdi yare😍😍😍😍👍👍👍👍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @ayaandheeman5312
    @ayaandheeman5312 Před 6 lety +1

    Nadiir naruur poqrda codka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘💋💋❤

  • @abdirahmanbihar5567
    @abdirahmanbihar5567 Před 6 lety +2

    Anigu reer xamar cadey ayan ahay
    Reer hargaysa raali noqda
    I love xamar dadkaygii

  • @shamsojama9804
    @shamsojama9804 Před 5 lety +2

    Viva Gashaamo

  • @farxiyoaragsan3995
    @farxiyoaragsan3995 Před 6 lety +5

    Nadiiro ayaa ka wadato.wayo waxe kufaantaya somalida dhulqoota marka haregeeso iska jiifo

  • @booqoradareerogadeniamaxam1206

    Viva nadira booqorada muqdisho bilan❤❤

  • @AmiiroAmiiro
    @AmiiroAmiiro Před 5 lety +3

    Nadiiro one love hore usoco xitigta xamar

  • @ishwaqdawlad2188
    @ishwaqdawlad2188 Před 5 lety +3

    Apdi yare 😘😘😘😘😘

  • @kleinemannetje7669
    @kleinemannetje7669 Před 6 lety +2

    Kalam dhacaan lkn nadiiro neeyruus kuleh 👌👌👌💘❤👌👌

  • @ruunabdullahi9363
    @ruunabdullahi9363 Před 5 lety

    Aniga rer muqdisho maihi hargeysane kamasojedhi ruunta marki lohadlo wlh nadiro cod iyo murtiba iskuhesata kan waxba mesha kumahayo viva inta nadiro tagerto

  • @horiyoningeeyahaguursado2387

    Labaduba waa shidanyihiin

  • @bayiyobakoolallahikeeifdiy4671

    Nadiiro Neey ruus kugu dhaarta runti boqorada shanta soomaliyeed ayaa thy my dhiiga😍😍😍😍😍😍cadowga uu noolow qalbi wadani nimada kugu jclhy

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg Před 6 lety +1

    Xamar sharaf, guul iyo gobanimo, we have biggest and the best people

  • @samriitaupdy3993
    @samriitaupdy3993 Před 6 lety +2

    reer xamar 😍❤❤nadiiro

  • @abdrazakzhaak7234
    @abdrazakzhaak7234 Před 5 lety

    Fananka ugu lipaxsan zilsilad cabdi zhp waan Ku wataa

  • @canabcabdullah8743
    @canabcabdullah8743 Před 6 lety +2

    nadiiro❤❤❤💕💕💕👏👏👏

  • @maxamuudkiridho6060
    @maxamuudkiridho6060 Před 6 lety +1

    Geeraarku kaa xiran oo cad yaaaahu nadiira nayruus waxba lagaama qaban karo 🙏🙏🙏

  • @mahatshikheyhusni3524
    @mahatshikheyhusni3524 Před 6 lety +1

    Bowe anaga marwalba wxan tagerna qofki Shanta somaliyed kufana ee wilyow iska sexo viva nairus from nfd wajer

  • @malikatulxubi8290
    @malikatulxubi8290 Před 6 lety +15

    Qowdhanka nadira tabar uma hayee seexo dheh

    • @abdalla7878
      @abdalla7878 Před 6 lety +1

      Styl iyo cod waa nadiiro

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 Před 6 lety +1

      Style qurux iyo suugaan. Midna kuma gaadhaan.
      Ilma niiko ilaa xaarland.
      Orod niikadii iska matal😆😆😆😆

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 Před 6 lety +3

      @@allahwithmeneverbedeprived3494 ilmo niko kulahaaa dad kaa horeeyaad rabtaa inaad la tirsato ilma tuuulo orodoo malcamada tag ee wax so dhigo

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 Před 6 lety +1

      @@malikatulxubi8290
      Naa caerida jooji. Malaha Amisoon ayaa kaa adeegatayee 😆😆😆

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 Před 6 lety +2

      @@allahwithmeneverbedeprived3494 xaywanow waxas kuma hdlo aniga sharafteyda kaweeen ee horan kuu dhahay wax soo baro ha ila shekeysane

  • @somalilaboratory416
    @somalilaboratory416 Před 6 lety +1

    Ilaah hagu xafido nadiira ney ruus

  • @fardowsoahmed2988
    @fardowsoahmed2988 Před 5 lety

    Masha allh xidiga. Hrgysa. Yaaba. Gadhikara. Cod iyo. Murtiba. Guul. Somalilnd.

  • @xabadgarrenuur2562
    @xabadgarrenuur2562 Před 6 lety +2

    Ilove you xamar and nadiira ✋✋✋✋✋✋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Sharoobo
    @Sharoobo Před 6 lety +2

    war ninka naagta aktaagan ba iga daran o la dhaho gabar ba gole laigu siiyey😂😂

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 Před 6 lety +1

    Nadiiraa nuurki silsalada taariiqda gashay nuur baad utahay silsiladaan

  • @xaalixalane2317
    @xaalixalane2317 Před 6 lety +2

    markii inanka dhulka laladhacay buuyiri miyaa isku jarjara say misana jac cad muuqata😂😂😂😂 qofkii fahmaa fahmay inanka xaal marin hala siiyo waxba lama joogee👏👏

  • @AmiiroAmiiro
    @AmiiroAmiiro Před 5 lety +3

    Arag arag nadiiro malatartami kartaa doqon yahow meel fadhiiso hadii kle afkaa laguugu kasbeeyaaa

  • @BalqiisBalqiis-ht1ls
    @BalqiisBalqiis-ht1ls Před 5 lety

    Masha alah nadira nolow shanta somali waaa qoroxda afrika

  • @boqoradapuntland1250
    @boqoradapuntland1250 Před 6 lety +3

    silsiladiii maxa ku dhacay abdiaskri walal

  • @dahabo4771
    @dahabo4771 Před 6 lety

    Qaybtii ugu danbeesay meeday Abdi Askariyow

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 Před 4 lety

    Mahmah aya tidha waxad garanayso guurso👩🏽 waxad garanaysa kudhalane dhaqanka iyo abtiirsiinta raac hadi kale siidhki hora fasaqi waxana dhalan ilmo laqariyo sida maanta jirta qoomamo kudanbayn🤠
    😌🙂🙉😍😊👏

  • @mayaahmed230
    @mayaahmed230 Před 6 lety +2

    Nadira mixed ayaa kujira codkeeda cod live sogal dheh

  • @mohamedhussein190
    @mohamedhussein190 Před 6 lety

    Nadiira waalakarbashay viva hargeysa reer waqooyiga dadnimada somalinimada aya kudanbeysa vivaa somalia

  • @samiiroofficialxasn5941
    @samiiroofficialxasn5941 Před 6 lety +1

    Waaaw neyruus. Waad kawadatah. Codka

  • @ahmedomar985
    @ahmedomar985 Před 6 lety +2

    Frist view

  • @hibosaid4768
    @hibosaid4768 Před 4 lety

    Nadiiro horay u soco ina aabo

  • @guleitguudcade1202
    @guleitguudcade1202 Před 6 lety +6

    Ragii reer hargeisa
    Gacanta soo taagta

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 Před 6 lety +1

    Abdi yre hoygi fanka💚☁️❤️💪

  • @zakariamirealasow7319
    @zakariamirealasow7319 Před 4 lety

    Cabdi yare codkiisu waa mixer ah kuma jiro walee ninkani waa fanaan buuxa balse nadiira neyruus waa mixer codkeedu

  • @leiloladan4495
    @leiloladan4495 Před 5 lety +1

    Waaaa nadiiro

  • @hamdihassan8648
    @hamdihassan8648 Před 6 lety +1

    Nadiiro boqorada codaka nolow habiibtiii