MUNA BILAN OO XAAL MARISAY REER JIGJIGA | XIGTOOY XAAL AYAAN SIDAA | SILSILADDA XAMAR PART 3 | 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • MARKA HORE XIGTOOY
    XAAL AYAAN SIDAA
    KOLKA XIGA SALAAN
    XUBBI LAHAAN WADAA
    MARNA XUMMATASHIIL
    YUUNA KALA XADDIDIN
    ------------------
    XIDDIGTA XAMAR MUNA BILAN OO REE JIGJIGA
    KA XAAL MARISAY GAFKII LOO GAYSTAY
    ANAWAR TOTTI - CISMAAN JAGNAA
    ---------------
    SILSILADDA XAMAR WELI XAL MA LOO LA'YAHAY?
    PART 3 : • MUNA BILAN OO XAAL MAR...
    HALKAN KA DAAWO
    PART 1: • ANWAR TOTTI | DHAANTO...
    PART 2 : • CISMAAN JAGNAA | QABKI...
    -------------------------
    CODKA: MUNA BILAN - KOOXDA QARAN BAND SOMALIA
    EREYADA: BASHIIR GARAASE
    LAXANKA: ANWAR TOTTI
    MUSIC: HENOK ATLABACHEW
    CAMERA BY : MURAAD
    ABDIASKARITUBE - MUQDISHO
    --------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
    Instagram @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube​
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Komentáře • 228

  • @LAAMPODCAST
    @LAAMPODCAST Před 3 lety +91

    Saddexdii maqnaana way soo socdaan.🇸🇴 hal ayaan noqoneynaa maalin uun......
    Soomalia ha noolato

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 Před 3 lety +100

    *Nabig igula Saliye* *Sallaahu caleyhi wasalama* 🥰

  • @adanmohamed8667
    @adanmohamed8667 Před 3 lety +16

    Somalia hanolato waxan joga wajeer waqoyi bari kenya lkn waxan jeclahay somalia inaan kudarsano keep going guyz

    • @dhuubowchanneltv4900
      @dhuubowchanneltv4900 Před 2 lety

      Waxaan jogaa NFD kenya marna haba dhihin oo afkaagu yuuna baran in aad dhulkaaga adigu bixiso

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO Před 3 lety +16

    Way soo carfaysaa ubixi xurinimada
    Marka hore xigtooy xaal yaan sidaa Kolka xigta salan xubi leh ban wadaa marna xuma tashiili yuu nakala xadidin
    Guulaysta jigjiga iyo nawaaxigoodo
    Muna Bilan fanaanad heer qaran iyo heer gobonimo doon sharafu dushaada ha ahaato hno 🌷💙

  • @rawdarasmi8594
    @rawdarasmi8594 Před 3 lety +20

    Reer jigjiga waa wadaniyin qalbi wanaagsan Wllhi o midnimada Somalia jecel 😍😍😍🇬🇶🇬🇶🇬🇶❤from Puntland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋

  • @foos7330
    @foos7330 Před 3 lety +28

    Masha allah reer jigjiga xigtooy xaalmarin baan sidaa xumaanta aah idinka xifdiyo 🤲❤🙋‍♀️👌👍🤝

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 Před 3 lety +50

    Ciyaal xamar iyo ciyaal jig jiga🇸🇴✌
    Salaan sare😘

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO Před 3 lety +30

    Isoo booqda soomalinimo dadkayga Sharafta iyo karaamada mudanow 🌷💙

  • @uwwuqugwwhwuwuwa5460
    @uwwuqugwwhwuwuwa5460 Před 3 lety +8

    Me from muqdisho rer jigjiga wali wa garabkena bilad baa mudan tihiin somalida kle wan idin ka jeclahy mar walbo garab aya no tihiin abdi askari waa sama jecel iyo inu somalida tusiyo wanaaga guleyso wllky abdi askari♥️❤🔥

  • @asiyacadeey480
    @asiyacadeey480 Před 3 lety +7

    Hadaan nahaay reer jigjiga waan qadanay xaalki xamarna waa casimadii soomaaliiya guul insha allah✋❣💕💞💓💗❣❣❣💕💕💕💞💞💓💗

  • @istel3283
    @istel3283 Před 3 lety +12

    Viva abdi aski youtube waa ku heeysataa. Waayo waxaan dareemayaa inuu somali Dib u dhisaayo kan shaqeeyo wanaag. Keep it bro❤🙏🎤🎤❤🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdullahihassan1999
    @abdullahihassan1999 Před 3 lety +70

    Reer jigjiga waa dad somalinimadu ku weyn I love rer jigjiga ❤️❤️❤️🇸🇴

  • @qeyscade4507
    @qeyscade4507 Před 3 lety +4

    Mazha allH reer jigjiga waa dad dowldnimo jcl alle ha idin xafidiyo

    • @qeyscade4507
      @qeyscade4507 Před 3 lety

      💝💝💖💖💖💖💝💝💝💝💝

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 3 lety +14

    Wan ka qadnay xalmarinta from jigjiga ❤😅✌🏼

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada3162 Před 3 lety +18

    Waan wataa reer jig iiga allah idin daysto

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 Před 3 lety +8

    Geesiyasha jigjiga ee somaliyeed ee somali stat noolaada ❤️💐🇸🇴✌️

  • @nasrasugule-151
    @nasrasugule-151 Před 3 lety +35

    Asc somali wayn✌❤✅

  • @Yaya-zk7fm
    @Yaya-zk7fm Před 3 lety +53

    Somali Wayn = Muqdisho❤️, Hargeisa❤️, jigjiga❤️, Garisa❤️⚡

  • @mariacadey6788
    @mariacadey6788 Před 3 lety +35

    Wll sbscirbe isaara caruurbaan kabiilayaaye

  • @whome4851
    @whome4851 Před 3 lety +34

    Reer Jigjigo hadaan-nahay waanu aqbal "xaalmarinta Xamar laga soo diray" 💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial Před 3 lety +11

    Heestani oo BILAA MUSIC ah ayaan soo samaynayaa. Kanaalkayga ayaad ka daawan kartaan. Idinkoo mahadsan 🙏🙏🙏. Iyo heeso kale oo badan oo BILAA MUSIC ah.

  • @khaalidgelle7752
    @khaalidgelle7752 Před 3 lety +17

    Apdi askari tupe 👑🏆 inthe 1m coming soon

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 Před 2 lety +2

    Waa runteed Soomaalidu waa wada xigto iyo walaal wiil iyo abtigii 🎉🎉🎉🌹🌹🌹💯💯💯🎉🎉🎉😍😍🏆🏆🏆🌺🌺🌺🔥🔥🔥😍😍🥰🥰🥰🏆

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 Před 3 lety +10

    Asal afkaaga caano iyo Malab organic ah lagu qabay 😍😍😍💖💖💖💚💚💚💝💝💝👌my queen sister

  • @sahrasheikh4502
    @sahrasheikh4502 Před 2 lety +2

    Masha allaah murtida allaha kuu daayo waadka xigmad badan tahay midka rabay inuu xamar iyo jig jiga war xun dhex dhigo guulayso geesiyadaay halkaasna ka wad guubaabada gacaliso

  • @ifrahabdi6124
    @ifrahabdi6124 Před 3 lety +4

    masha allh xaqa Somalida kala xen dabayaa💖💖💖💖💖

  • @manka0968
    @manka0968 Před 3 lety +12

    Kenya ayaa joojisay diyaaradaha ka imaado Somali tankale kenya ayaa imaato somali asey shacabka xasuuqda al Shabaab wax dhaama lawa ayada kenya ka ooysi taqan

  • @BSK24TV
    @BSK24TV Před 3 lety +25

    Nin la gumaystay ayuun baa garanaya waxay qaranimo tahay 🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedmahad3998
    @ahmedmahad3998 Před 3 lety +2

    Somali state soomalimino ku hadhaye bahdayey hala ogaado💯💟❤️🙏🇸🇴 💪

  • @craxmanilikmadoowe7154
    @craxmanilikmadoowe7154 Před 3 lety +38

    5 soomaali hanoolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedsalat1148
    @ahmedsalat1148 Před 3 lety +3

    Marna xumaa tashil unakala xadhidhin🙏❤

  • @zamzamjama2757
    @zamzamjama2757 Před 3 lety +3

    From Jigjiga hanolato somaliya

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 Před 3 lety +3

    Masha Allaah dhaanto iga dheh booskeedii kashifay❤️❤️❤️👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rahmayusuf9065
    @rahmayusuf9065 Před 3 lety +2

    SOMALIDU waa gob,ALLOW IS KANA JECLAYSI AMIN

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 Před 3 lety +2

    Jawaab sax ah ayaad muna bilaneey siisay dockayeerkii 👍👍👍👍

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 Před 3 lety +2

    Somali stat waan idin jecel nahay ❤️🇸🇴❤️🇸🇴💐✌️

  • @ubaxabdi2623
    @ubaxabdi2623 Před 3 lety +2

    Maasha alah

  • @axmedmaxamed158
    @axmedmaxamed158 Před 3 lety +2

    waan qadanay qaalka waana gudoonay salaanta caasimada inooga timid

  • @cizmaanabdihassan7591
    @cizmaanabdihassan7591 Před 3 lety +5

    Abdi askari waan kusalamay masul 💙🙏 silsidald sodey👈

  • @mudanerooble7756
    @mudanerooble7756 Před 3 lety +3

    Dadahiyaha ugu wanaagsan silsiladaha beryahan kuma haayo salan gobeed abdi askari

  • @cabdinuur8365
    @cabdinuur8365 Před 3 lety +4

    Fananiinta soomaali galbeen Waad kumahadsan tihiin Isku soodhaweynta umadiina Lakalaxira Dadaalka siiwada 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤

    • @cnuurclaahi9508
      @cnuurclaahi9508 Před rokem

      Wll gabadhaan waa reer xmr muna bilan baa la dhahaa lkn waa fanaanad soomaaliyeed

  • @dahircali9988
    @dahircali9988 Před 3 lety +1

    Masha Allah xafiduhu Allah. Afkaga. Cano laguqabay.. Hanolato. Somaliya..

  • @maxamedcusman4404
    @maxamedcusman4404 Před 2 lety

    Marka hore xigtooy xaal ayaan sidaa muna bilaan thanks wall

  • @bisharohassan5121
    @bisharohassan5121 Před 3 lety +1

    Mash Allah wayna kagaysantahay wanakagudon rerxamar hadanahay rerjigjiga kasanadeqa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪💪

  • @caliyare7436
    @caliyare7436 Před 3 lety

    M.a wlhi walalehen re jigjiga wa dad gob ah O Somalinimo ka go an tahay
    Wllyal Ale ha idin xifdiyo
    Wn idin jeclnahy hadan nahy re mugadisho ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    5ta somali hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kinghero104
    @kinghero104 Před 3 lety +2

    Waxaan halkaan kaga mahadcelinaaya bahda Cabdiaskeri tube waxaan salaan gobeed ka soo diraaya dhulkii waamo ee jubada hoose kismaayo

  • @cimraanyarehasan6924
    @cimraanyarehasan6924 Před 3 lety +1

    Waaa dad isleh wajeer muqdisho waa dhul hawiye sas u ogahy

  • @abdirashidcolaadmohamett6

    Waxa aan ku farax sanahay sida qurxoon ee aad bulshada iyo shacabka halkaan ku xidhan aad ula dadaashid oo aad mar walba ugu taaganta farxadooda isma markaana aad usoo daysid wacyi galin iyo baraarujinta iyo ka shaqaynta is badal bulsheed Abdi Askari keep going bro i wish u all the best❤❤❤❤💯💯💯

    • @ramlanuur5378
      @ramlanuur5378 Před 3 lety

      Istaaqfurullaah maheesihiibaa wacyi gelin noqday hhhh

  • @cumeerCR7
    @cumeerCR7 Před měsícem +1

    Waa ka

  • @abdiazizmohmud9109
    @abdiazizmohmud9109 Před 3 lety

    Goor loo baahnaa ayaa laga soo jawabay ku mahadsanidiin.

  • @camelmilk3358
    @camelmilk3358 Před 3 lety

    Caano geel iyo Ogadenia way aqbaleen xaalmarinta, hilbo wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay❤🇸🇴🇸🇴

  • @ikram8461
    @ikram8461 Před 2 lety +3

    Are there dhaatos without music? I think that would have been really great.

  • @ahmedmataan
    @ahmedmataan Před 3 lety +6

    Muna Bilan Xidigta Xamar Cade Guleyso

  • @sman227
    @sman227 Před 2 lety +1

    Bonjour

  • @abdikadarhussein2975
    @abdikadarhussein2975 Před 3 lety +2

    Muna wan ka qadanye xal marinta mahadsanid

  • @abdirashidabdi5297
    @abdirashidabdi5297 Před 3 lety

    Mahadsanid gabadhena

  • @garadhajji5979
    @garadhajji5979 Před 3 lety +8

    Wow cod dahabi ah Muno Bilan🔥

  • @wllashkajr6289
    @wllashkajr6289 Před 3 lety +1

    Jigjiga may home 🏡

  • @rahmayusuf9065
    @rahmayusuf9065 Před 3 lety +2

    I LOVE SOMALI PEOPLE IYO CALANKA CIRKA U EG.

  • @qeyscade4507
    @qeyscade4507 Před 3 lety +2

    Wlsheyda muna sharaf ayaaad ledahay xppti alle haku xafidiyo 💕💕💕❣❣💕

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase Před 3 lety

    Wali ma dhiman Abwaanadi Somaliyeed Allow Xigmada nosiyaadi

  • @zerqeyz4185
    @zerqeyz4185 Před 3 lety +23

    APDY AZKARI ONETHE LAVER
    RESPEC 👑

  • @nimcahxundubey9752
    @nimcahxundubey9752 Před 3 lety +12

    Rer jigjigo xaal marin ayaa wadnaa 🇸🇴❤️

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 Před 3 lety +1

    walalayaal waxan ahay walalkiin pleasa isoo boqada dhamantiiin

  • @maryamaMaanka-q9r
    @maryamaMaanka-q9r Před 5 měsíci

    fananinta muqa iyo mansoyinka ku kala wanagsan lkn muna ayaa ku wacan dhanta 🥰 abdi askari horay u hormari fanka lkn aniga nsb uma helin in aa soodkeyga so bandhigo🥰🎥🎬🎸🎵

  • @XamidaAli
    @XamidaAli Před 10 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @nrsfe1790
    @nrsfe1790 Před 3 lety +6

    Reer jigjiga waa dad soomaalinimo ku weyn tahy

  • @maxamedabdiabukar2567
    @maxamedabdiabukar2567 Před 3 lety +1

    Mar Walba Midnimada si aan Geeska uga Muuqanno !!!🥀❤❤❤🥀🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥀👍👍👍🥀👏👏👏🥀🤲🤲🤲

  • @muqtartary9072
    @muqtartary9072 Před 3 lety +1

    ✋Marka hore xigtooy xaal ayaan sidaa...........
    mrna xuma tashiil yuuna kla xaddidin💑💏
    Xudduntii fankaay i xasuuso oo
    Warka xuma tashiil marna xeer haiga dhigin
    Xoorta geeloo bidday kaaga
    Xaaran santhy😄🇸🇴

  • @bilejilacow1641
    @bilejilacow1641 Před 2 lety

    wll waanu qaadanay waxi waano iyo xaal Marin ah xumadashiil na dhamaandeeyn waxaanafaran in aan iska wada ilaalino

  • @muqtartary9072
    @muqtartary9072 Před 3 lety +1

    Midnimo somaliyeed qofkii rabo jigjiga haku sodabaasho gobolka gabta iyo dhaqanka ku gaar noqday reer jigjig nolaada inbdan

  • @LibaaxBuyeeye
    @LibaaxBuyeeye Před 3 lety +2

    Good waad naga heysaan mid kle naga suga👈 halaga sifeeyo qaran dumiska isku dirahaa dalka👈

  • @user-tp7eb3gf7z
    @user-tp7eb3gf7z Před 6 měsíci

    scw scw

  • @user-lb3vw3hd4r
    @user-lb3vw3hd4r Před 3 lety +2

    jigjiga jecliya

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 Před 3 lety

    Abdi Askari legend 👏 keep going pro

  • @sadiqahmedahmedomar2468
    @sadiqahmedahmedomar2468 Před 3 lety +2

    wlhi Dhalinta Ree jijiga Iyo Somali Galbed oo dhani Ethiopia Hadan Daqiiqad Awood Aan Iskaga Celino Lahan Lahayn Kuma sii Jireen Dadkayga Somaliyed Meelkasta Ay Jogaan Markan Ethiopia Dagalka Kula Jirnay Wan soo Dhiibi Jireen Anagoo Guumays diid ah saas oy tahay wax uma qabno😓

    • @prettyyuzra9938
      @prettyyuzra9938 Před 3 lety

      Somali galbeed wx cuqdad la dhaho ma taqaan wllhi intaas baynu kaga fiicanahy Somalida kleh

  • @oscarabdibarre758
    @oscarabdibarre758 Před 3 lety

    Ok

  • @xaawoxubi789
    @xaawoxubi789 Před 2 lety

    Xaawo xaawo

  • @farhiyaabdulahi9293
    @farhiyaabdulahi9293 Před 2 lety

    Waaaaw dhanato sharafa ledhe

  • @faadumocabdiraxmaan3365
    @faadumocabdiraxmaan3365 Před 3 lety +1

    M.a

  • @sadiyoabdi5825
    @sadiyoabdi5825 Před 3 lety

    Allah yacizag masha allah caadi maaha

  • @BASHIIRGARAASE
    @BASHIIRGARAASE Před 3 lety +3

    Waa loo murqaamay😂😂😂😂 ciyaalki😂

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 Před 3 lety +2

    Wooooow. Qoftan cod aaaan caaaddi aheeeyn ayaaay haaaysaaa. Waaa dhaaanto aaaad Iyo aaad ushiddan

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 Před 3 lety +2

    🇸🇴❤️

  • @yahyedaudyd4158
    @yahyedaudyd4158 Před 3 lety

    M.a muna keep on motion

  • @mahamedkhadar7818
    @mahamedkhadar7818 Před 3 lety +1

    👍👍👍👍👍👍

  • @الحمدللهالحمدللهربالعالمين

    ❤❤❤❤❤❤💋💋🏆

  • @cirshishariif3506
    @cirshishariif3506 Před 3 lety

    Dhanta xamar

  • @mohamethmk5710
    @mohamethmk5710 Před 3 lety +3

    C/ASKaRi Tube waa youtubeka qudhee aan iska jecely ILaaHaY AmaRkii

  • @husseinali3824
    @husseinali3824 Před 3 lety

    Woow

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 3 lety

    Shareed'S

  • @abdiazizadam1706
    @abdiazizadam1706 Před 3 lety

    #Eladde gedo waxay noqotay marinka gaza allah cadiwga ha badbaadiyo

  • @cabdiqadirmaxamed8261
    @cabdiqadirmaxamed8261 Před 3 lety

    mnsh allaah soomaalida sidaa halaysugu soojiido markaa meel baa lagaadhi

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 3 lety +2

    From xamar xudunta abkowyaashey

  • @Wariye_Deeq_doorale
    @Wariye_Deeq_doorale Před 3 lety +2

    Somali ha is raacdo

  • @updiazizkadiye2895
    @updiazizkadiye2895 Před 3 lety

    Xmr yaa xaalmariyey abdiaskari tube waxaad umuuqataa inaad koonfurta somalia ku jees jeesayso

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Před 3 lety +1

    SAAS wye 🇸🇴🇸🇴

  • @sabirinali3952
    @sabirinali3952 Před 3 lety

    part 1 iyo part 2 linkiga isodira

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Před 3 lety

    Muna indha adeeg bay wada waxan dhaanto ma aha codkedana cod dhaanto ma aha dhaantada siiqad gooni ah bay ledahay

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 Před 3 lety

    Waaw