''Farmaajo Wuxuu Quudhi Waayay Inuu Somaliland Yidhaahdo'' Qoraa Boobe Yuusuf.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Komentáře • 105

  • @mohamedayuub9042
    @mohamedayuub9042 Před 4 lety +2

    Mujaahid Boobe Yuusuf ducaale Alle caqliga iyo cimriga iyo cfimad kaba hku barakeeyo

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 Před 4 lety +12

    Adeer ilaahay ha ku karaameeyo cimri cibaado leh ilaahay haku siiyo

  • @book2316
    @book2316 Před 4 lety +7

    MaashAllah that was a powerful speech!

  • @suaadmohamed141
    @suaadmohamed141 Před 4 lety +5

    Absolutely I agree with him

  • @khalidsl686
    @khalidsl686 Před 4 lety +2

    Well done sir for your intelligence and analysis. Republic of Somaliland is moving forward and never backwards.

  • @siciidmohamed3059
    @siciidmohamed3059 Před 4 lety +2

    Mahadsanid. Dr
    Qoraa. Mujaahid
    Hadal yaqaan
    Cabdiraxmaan Yusuf
    Ducaale
    Dr
    Boobe.

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741

    Illahay Adun iyo Akhiraba Ha ku Naxariisto Ader Boobe Yusus ducale
    Mujahid SNM

  • @shaaficifaarah2414
    @shaaficifaarah2414 Před 4 lety +5

    Somaliland hanoolaato guul guul my mother land

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed2207 Před 4 lety +11

    DHARAARA🤔 INASOO🤔 MARAY SHANTA DHABANKA LASAARAY LKN GUUSHII ILAAHAY WUU INASIIYEY XABSIGII IYO GODKII INAANU KU NOQONAA WAA MID SOO GUDHAY CID DANBENA WAXBA KUDARSAN MAYNO XAQIIQATAN VIVA❤ SOOMALILAND

    • @hodoahmed75
      @hodoahmed75 Před 4 lety

      Wan Ku Tageersanahay Wllo Rayiga Ee BaryahaN Comment Kamad Bixine Ustaad Xuseen Kurdi Ee Xageed Ka Dhacday

    • @adaruzmohamed2207
      @adaruzmohamed2207 Před 4 lety

      @@hodoahmed75 WAAD SALAMANTAY BRO SHARAF BAAD LEEDAY ALLE HAKU MAGANSADO

    • @hodoahmed75
      @hodoahmed75 Před 4 lety

      Sido Kale Wllo Alle Haka Sharafo

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Před 4 lety +2

    Mujahid Boobi cimridheer iyo caafimaad Alle ha kusiiyo

  • @abdirashidali2669
    @abdirashidali2669 Před 4 lety +5

    Boobe yuusuf duale ninka kaliya eeee ururiya Taarikhda somaliland allah hku xifdiyo hawl qaran bad haysye

  • @mukhtardaib8604
    @mukhtardaib8604 Před 4 lety +3

    Mzha Allah boope yuusuf ducale puufi qadaadweynta

  • @ENG_MOHAMET1
    @ENG_MOHAMET1 Před 4 lety +2

    Boobe ilaahay cimriga hakuu dheereeyo halgamaa wayn

  • @s.m.mrambo7442
    @s.m.mrambo7442 Před 4 lety +1

    Reer Hargeisa waxay yirahden "Hadaad naaxdo Jiilaal"

  • @abdiqanihussein3683
    @abdiqanihussein3683 Před 4 lety +3

    Adeer Alle Waxaan Kaaga Baryayaa Cimri Dharer iyo Caafimaad Taama
    Waayo Waxa Tahay Qofka Kaliya Ee Hadalka Halkiisa Uga Taga
    Somaliland Waxa Ay U baahan Tahay Boqol Boobe oo Kala

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 4 lety +5

    Qoraa Boobe yuufus ducaale oo kale ayey somaliland u baahantahay runtii

  • @abdipr4768
    @abdipr4768 Před 4 lety +2

    walal inay no yihinpay isku zhegayan hdana hoztasey nga xaqirayano nga xzidyan war laapta nadiifista somaliland waa dal izku filane💚💭❤💋💚💭❤

  • @lailaqueen4927
    @lailaqueen4927 Před 4 lety +1

    Ilaahay ha Ku karameeyo adeero runtad ka ha dashay

  • @عيوش-د3ل
    @عيوش-د3ل Před 4 lety

    Somalia

  • @cawlex
    @cawlex Před 4 lety +2

    Waxaasaa nin rageeda

  • @xanaanxubi5062
    @xanaanxubi5062 Před 4 lety +3

    Walee Rali galin yar anaga bogahayaga dhayi mayzo farmajo lagama yabo ind anaga wxz nagu jab zatid adero alle cimriga haku barakeyo

  • @akrumacigale9944
    @akrumacigale9944 Před 4 lety

    Masha Allah

  • @fatoumaabdiali6285
    @fatoumaabdiali6285 Před 4 lety +1

    Waa ruunti niinkan mumagacadin somaliland waxa ku dhawaqay gobalada waaqooy farmajo somaliland way socotay sonoqon maysoo viva somaliland

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Před 4 lety +2

    We love❤💓 u Illaahay cimriga iyo caafimaadkaba hakuu dheereeyo.
    Jawaabtaada ayaanu sugeynay. Nabaal buu inagu afuufey wallee Afweyne jahnnama Illaahy haku fogeeye

  • @worldnature6185
    @worldnature6185 Před 4 lety +2

    Hhhhhhh hadaad naaxday jiilaal prf dalxa

  • @aminaahmed4350
    @aminaahmed4350 Před 4 lety +4

    Waarunta geesi manschallah

  • @adamganny5798
    @adamganny5798 Před 4 lety +1

    Boobe markaan arkoba dhaliil baamaqlaa cunfi. yaaila arkay

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 Před 4 lety +1

    Nin rageed

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 Před 4 lety +2

    Nooloow jecliye boobe yuusuf ducaale Cadaabta korkaag Alle haka xoreeyo janatulfardoosa kacab maalintey taada noqoto Aammiin aamiin aamiin yaa Rabi 🤲 intaad nooshey somaliland way noshahay Adeero boobe😍💕🌷🌹🤲

  • @Fuaadboqortoyo
    @Fuaadboqortoyo Před 4 lety

    Legend

  • @siciidmohamed3059
    @siciidmohamed3059 Před 4 lety +1

    Hadaad naaxday jiilaal. Dalxa

  • @apdikaniahmed3872
    @apdikaniahmed3872 Před 4 lety

    Iskada madaxe xata hadi golayashu saxexan hadan shacabka nahay annaga hilfaha uqadayna

  • @abdirahmanismaciilfurre4001

    Buufi Qadaadweynta iyo YamYamta

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 Před 4 lety +2

    Geesiga...BIRTA...Ah
    Muj;...Boobeeee
    S N M
    Guullllll

  • @somalilandwaamuqadas4405

    Boobe yuusuf ducaale noolow intay lololi jirto geeeeesi qaran

  • @mariamawil605
    @mariamawil605 Před 4 lety

    Iskudirka wada adigaba ogani cimrigada marku dhamado waxa kahoryimado

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Před 4 lety

    Dee waabay buufin lahayen imikada la jogaa lakiin waxan ka yabay guulwade maxad uga hadheen maa maxkamad la tagtaan hadaba

  • @xasannuur6137
    @xasannuur6137 Před 4 lety

    Bobe rageedi waye

  • @atgxhgdkd4360
    @atgxhgdkd4360 Před 4 lety

    Walahi wa yaab dad saqiir iyo kabiir ku hayaan waa nala gumaday odayganaa wa dhegeestay oday silaanyo wa dhegeestay mid kasta wuxu ku haya wa nala gumaday bal mid ma is waydiiseen somali qabiil ayay isku leesay dilal badan aya so kala dhex maray qabiilo aya maanta qabiil kale dhul udaganan jiray qabiil kale xoog uga qaday wana laga heshiiyay adinkuna xukumad marka talineesay wixi amarkeeda dida birta sareesay aya dhib idiin geesatay xukumadina wa dhcaday ma jiro shaqsi cadiifad iyo naceeb qabiilesan idinku dilay marka wixi laga so gudbay malinkasta ha ku dacwoonina ee labo mid wa idnku tageeraya 1 ina tiraahdan kofurtu markii ay nabad hesho marka miiska wada hadalka aaa iskugu imaano
    2 idinko dacwoon ina tiraahdan anagu somali ma rabno waxa nala dhaha xukumada Somaliland mida kale waxa ceeba in labo nin oo isku af ah isku dhaqana nin qomiyad kale ah yiraahdo waa heshishinaya
    Farmajo isago kofur xalin wayay inu dhaho somaliand aya midnimada somaliya kala so xaajonaya taasna qalad aya u arkaa

  • @momalikchanel2933
    @momalikchanel2933 Před 4 lety

    Wxan dhmntoD comentiga zo qoraYa waa xaYawaNo an wLiGoD wx so paran jaaHiLnimo ku dhimn aqirkina oDaYagan wY ee Hdana caqLigiza cunuGa shan jirkaH somaLiYa ku caqliGa aH Yan la YapaY xaYwanow oroD masajiDka aD wqtigDa hrY jaHiLnimo ugu so dhamestE

  • @mohamedelmih9528
    @mohamedelmih9528 Před 4 lety +3

    Ethiopia Ethiopia Waa Maxay Sababta Siyaasi walba oo somaliland u soo hadal qadayaaH .
    Ethiopia wax baa ku godan.

    • @aamiinmukhtaar3681
      @aamiinmukhtaar3681 Před 4 lety +2

      Adeer itoobiya waa meeshii aanu ku badbaadnay
      Dadkayaguna u yaaceen sidaa awgeed idinkuna markiina
      Waad *dhadhamin* doontan kadibna u yaaca *kenya* ..

    • @suho7712
      @suho7712 Před 4 lety

      Ethppia waa somalia ninkeeda

  • @mustafeclaahi3015
    @mustafeclaahi3015 Před 4 lety +1

    Soomali ragayn- ayaa u taliya- oo Kala kaxaynaaya- waxny ku fiicnayeen- in qoorta- loo dheeraya- ayaa soo celinkara- dadkii la xasuuuqay- ee uuu sheegayo- Naga amus dhah- coonka

  • @Mr.Nuradin
    @Mr.Nuradin Před 4 lety +1

    Illaahay cimriga iyo caafimadkaba hakuu siyaadiyo mujaahid Boobe Yusuf Ducaale, intii SNM shihiidayna Illaahay ha unaxariisto hana udembi dhaafo aamiin. Kuweena tacabkii dalkan loosoo maray khasaarinaayana aynu iska qabano.

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211

    Jeegan tu waa isku wada Caqli bal ninka wayn hadaladiisa 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @lih2267
    @lih2267 Před 4 lety

    BOOOOOOOOBE. WAA JAAAAAAHIL SARQAAAAAMAY FARMAAAJO LA HADLAAAA. I IN DHUHUU LAYAHAY SOMALIA LAHADAL TALADIII WAXA. WAAA INTA. YAR A DHISATEEEN. HADANA HALA BURBURIYO

  • @abdulkadirabdulle3042
    @abdulkadirabdulle3042 Před 4 lety

    Boobe you’re criminal

  • @munajaamac3057
    @munajaamac3057 Před 4 lety

    Waxan ka yaabanahaye anigo isaaqa inta badan raage xaasooqayay waa isaaq siida siilanyo iyo ina riiyale iyo muuse biixi oki maxay ku kanan inaye kuwoda dahnbilaha ah madax ayay unoqdan lackin ali saamatar iyo siiyaad bare unbaye afka ku haayan kuwan waa cawaan

  • @PrayLiftEatSleepRepeat
    @PrayLiftEatSleepRepeat Před 4 lety +1

    Niic niicle

  • @OGAAL638
    @OGAAL638 Před 4 lety +2

    farmaajo isaaq buu raali gelin siiyey ee rer somaliland ooo dhan ma sinin

    • @Ali-cu3sj
      @Ali-cu3sj Před 4 lety +1

      Ader waan ka Gudooney diinteena islaamka ah ayaa INA faraysay is cafinta iyo iska qaadashadda

    • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
      @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 Před 4 lety

      @@Ali-cu3sj haye sidaaa wax loma Rali galiyo

    • @Ali-cu3sj
      @Ali-cu3sj Před 4 lety

      Kow ma wax ka wanaagsan badan ayaad inoo haysaa brother

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 4 lety +1

    SNM-tii maxeey soo kordhisay ?

  • @mariaabdi6544
    @mariaabdi6544 Před 4 lety

    Waa odey weyn umada soomaaliyeed heysku dirin

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi Před 4 lety

    Adeer xumaantan hadaad kudhimataa aaqiro maxaa kaaga horeeya🤔

  • @cawaaledhulqas2045
    @cawaaledhulqas2045 Před 4 lety

    Horta waan layaabay odaygan isagoo 90 jir ah buu ka shaqaynayaa kala fogaynta somalida meel kala jirin .
    Runtii dhalinta caqliga leh way ogyihiin xaqiiqadu waxay tahay oday aduunka aan waba uga harin yuunan mustaqbalkiina idinka lumin oo idinku beerrin caadifad aan wax faaiido Ah laga helayn

    • @craxiin_key797
      @craxiin_key797 Před 4 lety

      😂😂adiga caqligaaga aya ah nocan oo ma waxay kula tahay inu been shegayo awoontad shegayso wanu kaga badanahy siyaasadna wanu ka naqaana islaan fadhida lagdin la fudud la yidhi neef yow

    • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
      @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 Před 4 lety

      Xaqiiqda ku dhibaysa intu jiro waxba kama Galine xasuuq in uu ujogay uunbu shegay

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 Před 4 lety +2

    Farmaajo isagaa taangi amison ku ilaalisaa awood iyo qiima uu leeyahayna ma jirto

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 Před 4 lety

    Wax ma taqaan waar maad raaligelin ka bixisid wixii snmtiinii mangiste shacabka soomaliyeed u geysatey iyo waxa ad imika qarax ka wadaan soomaliya

    • @abdiiidaani1040
      @abdiiidaani1040 Před 4 lety +2

      snm dawlad hubaysan ciidan kusheegii qabaailka u adeegayay e faqashta lkn isagu siyaad bare shacab dumar iyo caruur ayu dawladi kuxasuuqay

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 Před 4 lety +2

    Bobe waa iska hadlaa

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 4 lety

    Dekedda Berbera ee milkisey Itoobiya wax ka qabta.

  • @liibandayib918
    @liibandayib918 Před 4 lety

    Siyaasi waa isku dire mar waliba

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 4 lety +1

    Oromada ku soo badaneeysa Hargeeysa wax ka qabta.

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 Před 4 lety

    Malaha Qoraa BoooBe isagaoo nool ladilay Allah maxaa cuqdad maashaysay laabtiisa shit😥

  • @abdijama5096
    @abdijama5096 Před 4 lety

    Adeer nin wan baatahaya isku xishood

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Před 4 lety

    Snm imisa samaroon iyo dhulbahante laysay waadna diidantahay inay raali galin bixiyaan madaxweynahana hadalkiisuna waa meel ka dhac🤔🤔ar maxaa jaahiliin meesha isku urursaday

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 Před 4 lety

    Aduunka 2020 ayaa lqmarayaa maamul goboleed baan idiin aqoonsanahay hadaa udiyartihiin