Tafsiirka darsiga 2aad Al-Baqara 1 - 12

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 03. 2019
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Komentáře • 944

  • @suhayb1122
    @suhayb1122 Před 2 měsíci +19

    اللهم أجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا

  • @MGuhaad
    @MGuhaad Před 5 lety +182

    Inta quranka kariimka jcl like yeysan ila dhfiin

  • @ummucabdala123
    @ummucabdala123 Před 10 měsíci +22

    3/9/2023 waxan bilaabay tafsiirka qur, aanka iilahayow ifududee oo ifahan sii jaskalahu khayraa shaikh muhamad ❤

  • @miskimahamed3156
    @miskimahamed3156 Před 4 měsíci +6

    الله أكبر ❤
    الحمد لله ❤
    لا إله إلا الله وحده لاشريك له ❤
    سبحان الله ❤
    لا حول ولاقوة الابالله ❤
    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @hindagele108
    @hindagele108 Před rokem +109

    Inta tafsiirka quraan ka baraneeso Jannadah Allah nagu kulansiiyo 😊❤Amiin😢 cawa waa habeen jimco Ah sacada 11:48 9/2/2023

  • @imaanmoha973
    @imaanmoha973 Před rokem +114

    Waxan bilabay xifdinta quranka manta alhmduh one page o suratul baqra ah Ayan xifdiyey manta tasfirkedana hada Ayan dhegaysan sheikh dirir alle haka ralinoqdo isaga camalna hanaga dhigo kuwa toosan 8/9/2022 qofkasta o arka farintaydan hay duceyo bishan bisheda waxan rajayn sodonka ano xifdisan Inan arko Hadi ilahay usan inta I ofsan ya Allah ilaqabo🥰🤲😥🤲

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +155

    Ku saliya xabiibkeena maxamed scw 🕌🕋❤️

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +97

    Dhalinyaroy qalbigiina fura oo Ha galo kalaamka Eebe si aynu u liibano aakhiro iyo aduunba 🕌

  • @mohamoudmustafa8018
    @mohamoudmustafa8018 Před 2 lety +88

    10 bilood ayaan baranay kalegeed alhamdulillah last week ayaan dhamay mansha allah ❤️

  • @yaasmiincumar4210
    @yaasmiincumar4210 Před rokem +13

    Illaahayow iikas inaan xafido suuratul baqara oo iisaqir xifdinteeda yaa rab iikas inaan maalin un tafsiiriyo baqara

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 Před 3 lety +4

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw masha alaah warun jasakallaalahu qeer sheeq WCs

  • @yumusti3414
    @yumusti3414 Před 3 měsíci +2

    Ilahey ajar hakasiiyo qofkii qabkan nogusofududeyay❤

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +14

    Khayrka aynu buuxino oo xaga eebe usoo laabano qalbigeena waa In uu galo khushuuca iyo Kalaamka Eebe 🕌

  • @hibacooking4859
    @hibacooking4859 Před 6 měsíci +9

    I decided to memorise the holly kuran tafsiir bi idninilaahi ❤today oh allah make me easy and increase me the health and iman to complete tafsiir ❤😊🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fuaadkulmiye3340
    @fuaadkulmiye3340 Před 3 lety +9

    Cilmigiisa alaha u barakeeyo ane alle ha ugu hanuuniyo

    • @maxamedcabdiwahab5429
      @maxamedcabdiwahab5429 Před 3 lety

      Masha Allah allahayoow nacafi Oona caafi cibaadada nawaafaji xaqa nagusug aamiin amiin amiin

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 Před 2 lety +5

    Maasha Allah 2 sano kadib ayan ka fa'idaysanaya tasina wa fadliga dubista iyo walalaha ka shaqeeyay hagajintisa
    Ilhy cadab qabri idin ma tuso dhamantin
    Shikha,duubista tafatirida hagajinta, dhageystayasha marka jogy iyo kuwa gadal ka yimiba

    • @Shacni.
      @Shacni. Před rokem

      @maxamed yuusuf MashaAllah ilaahay haku barakeyo

  • @iqramoha6734
    @iqramoha6734 Před 5 měsíci +3

    Shiikh illhy ajar iyo xasanad aan lasokobikarin hakasiiyo ❤

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 Před 3 lety +5

    Sh maxamed sh cumar Dirir Allah haku xafido
    Janatul fardawsa haku geeyo rabi
    Anagana rabi ha nagu anfaco qalbiga ha noo galiyo

  • @XFreekick
    @XFreekick Před 3 lety +11

    Jzk kheyran Sheikh, waxa tahay sheikh aan jeclahay. Isoo ducey in aan quraanka iyo tafsiirka xifdiyo inta aanan dhiman madaama aan wadan gaal joogo. Waxa jeclaan lahay in sida ugu wanaagsan oo loo xifdiyo nala wadaagta. Ilahay Janatul firdaws ha ku siiyo Amiin

  • @niimaxasan9262
    @niimaxasan9262 Před 4 lety +44

    Ilhy qura.anka macnahiisa hana fahamsiiyo Aamiin yaarabi🤲

  • @Ruwaida.Abdullahi
    @Ruwaida.Abdullahi Před 7 měsíci +2

    Masha allah❤❤😊jazakallahu khayr aduun iyo akhiro dhAmaanteen alle hanawada xifdiyo insh allah❤❤❤❤❤❤

  • @user-um7xr9qe5m
    @user-um7xr9qe5m Před 5 lety +51

    Sheekh alle haku xafido sheekh magacaygu waa siciid khaashici waxaan ku noolahay tuulo waxana aan aad ujeclahay barashada walibo cilmiga shareecada waxaan inbadan iskudayey inaan usafro barashada cilmiga sheekh waliba taargedkaygu waa sidaan adi kuula kulmilahaa walibo aan cilmiga kaaga qaato walidiintaydu way igadiideen safarka hargeysa iyo usafrida cilmiga shareecada sheekh waxay igu xireen shuruudo aad iigu adkaadey waxay iisheegeen waalidiintaydu alle haxafidee inaanay ii ogolaanayn inaan baxao ilaa aan ukeeno sheekha aan cilmiga kaqaadanayo waliba waxaa shada inaaan magaalo noodhow aan maktabad uraadsado maalmaha khamiista ah sheekh 2sano ayay igu qaadatey sidaan kuheli lahaa lanbarkaaga iyo waxaan kaala sooxiriirno sheekh fadlan iikaalmeee wax aankajeclahay barashada diinta majiro ilaa aalle iyo rasuulkiisa sheekh rasuulku wuxuu yiri والله في عون العبد ماكان العبد في عون لأخيه waxaan kacodsanayaa cidwalbo oo aragta fariintaydan inay shekha usheergareeyaan

  • @mohamedabdijamal1700
    @mohamedabdijamal1700 Před 5 lety +32

    Ilahay haku xifdiyo sheikh احبك فى الله

  • @Shacni.
    @Shacni. Před rokem +51

    16.10.2022
    17:14 galabnimo Axad ah ayaan bilaabay tafsiirka suuratul baqara♥️♥️🤲🤲 Ilaahayow ii fududey, barakada quraanka iyo khaasatan suuratul baqara isiii rabiyow 🤲♥️ allahuma salli calaa nabiyina mohamed.

    • @Uknownw
      @Uknownw Před rokem +2

      💟💟💟Allahuma sali wa salim ala nabiyina mahamed💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟

    • @mmc44
      @mmc44 Před 10 měsíci

      10 bilod kadib
      Haye iska waran Maka guul gaadhay hadafkagii wacnaa ~~ 7.9.2023 ⭐

    • @KhadarCabdi-pq5yq
      @KhadarCabdi-pq5yq Před 4 měsíci

      Sanad io badh ka dib maalin axad ah 5:30 galabnimo 16 march 2024💖

  • @LaylojamacLaylojamac-
    @LaylojamacLaylojamac- Před 5 měsíci +3

    ❤❤shiikh ale haku garabgalo aamiin ❤❤

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +7

    Ku saliya xabiibkeena Maxamed scw 🕌☪️

  • @shirwacaden5037
    @shirwacaden5037 Před rokem +1

    Mansha allah - Sh.Mohamed sh.Omer Dirir

  • @suuro7093
    @suuro7093 Před rokem +15

    I started one month ago and I hope to andrstand our holly quraan Allah make us easy🥰

  • @user-fv1gp8op7i
    @user-fv1gp8op7i Před 5 lety +14

    ماشاءاللہ ماشاءاللہ الله حافظ اناحبک فی اللهُ

  • @kaysasalah2876
    @kaysasalah2876 Před 5 lety +7

    Jazakallaahu khayral jazaa Ya shaykh

  • @user-yu4qx8dl6t
    @user-yu4qx8dl6t Před 4 měsíci +1

    اللهم اجعل قرآن ربيع قلبي ونور صدري ويسر لي حفظه يا رب العالمين انا وكل مسلمين❤

  • @mohamudshuriye2788
    @mohamudshuriye2788 Před rokem +12

    I decided to memorise the holy Quran on 17/4/2023 may Allah swt make it easier for me and guide us to follow it.

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 Před rokem +9

    Caawa oo ramadaan soo galayo 23 bisha maaris 2023 ayaan bilaabay xifdiga quraanka iyo barashada diinta si deeply ah insha llh walayaal ii soo duceeya inaan tikraariyo oo joogteeyo insha allh ilaahow ila garab gal aniga awood saas uleh ma lihi
    يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك 😢

    • @BashiirSiciid-tp5ki
      @BashiirSiciid-tp5ki Před rokem

      Maanshaalah wll ilaahay hakuu fududeeyo Ana bashan ramadaan ayan tafsiirka iyo xifdigaba si rasmiya ubilaabay joogtayn iyo dadaal unbay kaaga baahantay iyo inad ilaahay ukaalmaysato

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 Před rokem

      I.a ilahey kuwa jogteya hanaga dhigo

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 Před rokem

      @@BashiirSiciid-tp5ki amin wll

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 Před rokem

      @@mimi-ahmed55 amin wll

  • @Sharmakemuhamet
    @Sharmakemuhamet Před rokem +5

    Alxamdulilah maanta ayaan bilaabaya tafsiirka quraanka kariimka

  • @iqlaasmac7144
    @iqlaasmac7144 Před 2 lety +4

    Mashllh isoo do ceya qufwalbo arko commet gega iigo soo do ceya inoo ilaahey iigo qbojiyo Qalbiga quraanka ilaahey rali iga dhaqdo iigo sodo ceya wlaalhega muslimiin ta ahoow

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +3

    Jazakalah khayr akhi muslim filah 🕌

  • @mohamedjamal5965
    @mohamedjamal5965 Před 2 lety +3

    Mnsha allh alle hakaa abaal mariyo fadiilatu sheekh Maxamed

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 Před 2 lety +4

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️

  • @JuweriyaFaarax
    @JuweriyaFaarax Před 6 měsíci +1

    Msha allah tabarakallah alleh hynaga dhigo kuwii kalamka alleh jeclada xifdiyama🤲

  • @amiirnaasir13naasirmahammu85

    Sh moxamed cumar dirir ilaaha awooda iska lehi misaanka xasanaadka hakui saaro ilaaha caqliga iyo caafimaadkaba hakui barakeeyo

    • @alimuhumed7163
      @alimuhumed7163 Před 4 lety

      🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🎁🎁🎁🎁🎁🎁

    • @xamdaeid1374
      @xamdaeid1374 Před 4 lety

      Caadkan hakuu siyadiyo

    • @xamdaeid1374
      @xamdaeid1374 Před 4 lety

      Amiin

  • @caynaan3925
    @caynaan3925 Před 3 lety +3

    Masha Allah alle ha ka abaal mariyo Shiekh Alle ha ki xafido

  • @aslashash5465
    @aslashash5465 Před 3 lety +4

    Masha Allah shk muxammad shk cumar Dirir❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaxirsi798
    @jamaxirsi798 Před rokem +2

    Khayr ilahay ha siiyo sh DIRIR iyo culimada dhamAn muslimii nta

  • @lailamohamed597
    @lailamohamed597 Před 4 lety +7

    Masha allah! Jazaakalaahu kheyr Sheikh Mohamed Sh Omar.. ❤️

  • @saudnoor9458
    @saudnoor9458 Před 4 lety +3

    Sheekaw ilahay haku xifdiyo

  • @raxmasalan2469
    @raxmasalan2469 Před 5 lety +16

    Mashallah cilmiga iyo caqligaba allahkuu dhawro

  • @awoabdi5552
    @awoabdi5552 Před 2 lety +3

    Maasha allh alle caqliga ha kuu barakeyo alle jano ha kugu abaal mariyo

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +15

    Calayhi salatu wasalam 🕌🙏

  • @engyasirhazzen1293
    @engyasirhazzen1293 Před 5 lety +6

    jasakalahu khayr alfa marah sheikh rabi haku xafdio if iyo aakhiraba

  • @saamiyafaarax8830
    @saamiyafaarax8830 Před 4 lety +5

    Sheekh dirir ilaahay miisaanka xasanaaka ha kuugu dark anagana ilaahay hanagu anfaco quraanka kariimka ah

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +10

    Masha allah Tabarakalah akhii muslim filah 🕌🙏

  • @ifrahali5929
    @ifrahali5929 Před 5 lety +5

    Qeyr Allaha siiyo shiikha iyo dhamaan muslimiinta Amiin waa jeclahay dhageysiga culimada Allaha noo xifdiyo

  • @sabirinaqueen3547
    @sabirinaqueen3547 Před rokem +13

    maanta o taariqdu tahay 23/2/2023 waxaan bilaabay tafsiirka quraanka after one year ban kuso laaban doona youtubkan inshallah allaha ino fududeyo dhamaanten🤲

    • @saaduuu722
      @saaduuu722 Před rokem

      Aaamiin yaa rabbi

    • @ELIASABDIRISAAQ
      @ELIASABDIRISAAQ Před 11 měsíci +2

      hye wll xge wax ku marayan madama 6 bilod kahor aha comment gan

  • @zeytuun9896
    @zeytuun9896 Před 2 lety +21

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير شيخ

  • @xamseguray1972
    @xamseguray1972 Před 3 lety +1

    Masha allah sh. Maxamed cumar dirir illahay ha ku xafido misaanka xasanaadkana alle hagu daro

  • @ikranjama7954
    @ikranjama7954 Před 7 měsíci +2

    Waxan bilaabay maalin axada salad subax kadib 3 December 2023 inkasto baqra wada xifdiyo kuwado murajacayn ilaahay quraanka hay fudeedsho dhamantiis tafsiir iyo xifdanba dhamantis iifudeedsho maalinta qiyamana idoodo macayga ahaado insha allh. Ilaahow naga yeeel kuwa awladoodana bara mustaqbalka insha allh.

  • @ahmedkhadar496
    @ahmedkhadar496 Před 4 lety +6

    masha allah
    miisaanka aakhiro alle swcl hakuugu daro sheekh
    dhamaan daawada yaasha alle ku wiii kudhaqma ha inaga dhigo

  • @maymuunabdurahmaan1356
    @maymuunabdurahmaan1356 Před 4 lety +4

    Mashallah shiekh illaahy hku xfdiyo

  • @suadali9269
    @suadali9269 Před 2 lety +2

    maanta ayaan bilaabay
    20 02 2022 ilaahoow noo fududeey, Aamiin.

  • @samararashad9272
    @samararashad9272 Před 3 lety +39

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما ذكره الذاكرون وغفل عن صلاته الغافلون

  • @munafeysal2158
    @munafeysal2158 Před 2 lety +3

    Mma sheekh dirir

  • @hananabdi-salah7570
    @hananabdi-salah7570 Před 5 lety +15

    Masha Allah shikh wlhi dar illahay ayanku jecelahy

  • @Nihaal_Queen
    @Nihaal_Queen Před 3 lety +1

    Allah cimriga iyo cafimadkaba alllah hku barekeyo sheikh dirir dar illahy kujeclahy

  • @jawahirmohamed924
    @jawahirmohamed924 Před 3 lety +1

    Maasha alaah Tabaaraka alaah ilaahey haku xafido sheikh Mohammed dirir

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 Před 5 lety +44

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا شيخ محمد عمر درر.

    • @MakoElmi-px6rx
      @MakoElmi-px6rx Před 5 lety

      MGM has been the biggest fan in pjgnfgaidkdlpnounfkfjmkkjjkckGsP IABKdkmdjndkndkdmdmnckmsnEKdkdic

    • @khadramuuse3031
      @khadramuuse3031 Před 3 lety

      @@MakoElmi-px6rx wajasaallahu khayr

    • @qasalifaqi9730
      @qasalifaqi9730 Před 2 lety

      @@khadramuuse3031 6

  • @mydreamisjannah1156
    @mydreamisjannah1156 Před 5 lety +8

    Masha allah jasakallah khayr sh dirir ❤❤❤

  • @fathiahmed1468
    @fathiahmed1468 Před 2 lety

    Mansha Allah Jazaakallah khairan sh Mohammed Omar Dirir

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 Před 2 lety +2

    Asc scw ilaahay iimaankayaga anaga iyo muslimiinta diinta islaamka ha ku sugo aamiin

  • @abdiazizabdulahi1764
    @abdiazizabdulahi1764 Před 2 lety +7

    بسم الله الرحمن الرحيم.الحمد لله رب العالمين والصلاه والسلام على اشرف الانبياء والمرسلين سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين والتابعين ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين وسلم تسليما كثيرا .اله‍م أنى أسألك علماً نافعاً ورزقاً طيبا وعملا متقبلا.رب زدنى علماً .اله‍م ارفع درجة علماء التفسير. ءامين

  • @dacwadaiyodiintachannel6376

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء على كل حال

  • @sacdiyalove9480
    @sacdiyalove9480 Před 3 lety +1

    ماشاءالله تبارك الله الله يحفظك sh mh cumar diri illaahow qer ku sii

  • @awm221
    @awm221 Před 6 dny +1

    Salalahu caleyhi wasalam ♥️ masha Allah ❤️

  • @qodarabdulahi6620
    @qodarabdulahi6620 Před 2 lety +5

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @habonmuse9150
    @habonmuse9150 Před 2 lety +3

    Masha alaah tabarakalaah jazaa kumallaah kheyr sheq

  • @sandarellabbe8351
    @sandarellabbe8351 Před 9 měsíci +1

    Masha allh ilahow gabar tosan ika dhig wadada racsan mar walbo 😢❤

  • @khayrgalinle6220
    @khayrgalinle6220 Před 2 lety

    Maash allah jazza kuma kheer sheikh mohammed cumar dirrir alle ha nagu anfaco

  • @ashaabdi6073
    @ashaabdi6073 Před 2 lety +3

    Asc sh dirir jazaakalaahu khayr

  • @iidmohamed9618
    @iidmohamed9618 Před 3 lety +4

    Jazaallahu khayr a

  • @iidmohamed9618
    @iidmohamed9618 Před 3 lety +2

    Jaza aka Allah u khayra

  • @KawsarAxmed-bs8vg
    @KawsarAxmed-bs8vg Před rokem +2

    Allow awlad isiii allow aabahay u naxariiiso allow qalbigayga hanuuuni allow qulubtayda qabooji allow xaqa igu sug amiiiiiin amiiiiin amiiiiin

  • @zaynababdullaahail2747
    @zaynababdullaahail2747 Před rokem +40

    اللهم اجعلنا من اهل القرآن الكريم يا رب العالمين ور

  • @engineerosman9895
    @engineerosman9895 Před 5 lety +9

    Masha Allah Sh. Jazaka llaahu khayraa

  • @najmiina3845
    @najmiina3845 Před 3 lety +1

    Masha Allah jazaakumullahu kheyr
    Allaha ku barakeeyo sheikh mahamed jazaakallah

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +3

    Salalahu calayhi wasalam ☪️ku saliya xabiibkeena maxamed

  • @saadomaxamuud8118
    @saadomaxamuud8118 Před 2 lety +3

    Ku sali nabigeena maxamed scw❤🕋👍

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 Před 3 lety +3

    Ilahay haku xafido Sh Dirir Jzkallahu khayr

  • @Ahmedmohamed-yz6sf
    @Ahmedmohamed-yz6sf Před 4 lety +2

    M.allh allh ku xfdo

  • @saedhassanabdirahmaan6327

    Masha allh shiikh alle haka jasaayi siiyo

  • @xayaatothman2731
    @xayaatothman2731 Před rokem +4

    16 November 2022 aan biloway barshada tafsiirka quraanka kariimka allow ii fududeeyay feeling happy

  • @shabcanmuse9012
    @shabcanmuse9012 Před 2 lety +7

    Alle haku naxariisto sheekh🤲🧡

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 Před 3 lety +2

    mashaa Allaah tabaarakallaah jasakallaahu khayiiran

  • @halgankanolosha7992
    @halgankanolosha7992 Před 2 lety +1

    Sheekh dirir Allow barakee

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +55

    Tafsiirka iyo quraanka dhagaysta oo fura quluubtiina ☪️🕌🕋❤️

  • @SalmanSalman-ps2bb
    @SalmanSalman-ps2bb Před 5 lety +68

    Subxaanallah !!!
    Disliked Quranka qofka saaray
    Waa Qof Munaafiq Ah ama waa jaahil
    Meel banaan Fadhiya oo Aqoon laawe ah.

    • @isxaaqmaxamed854
      @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +4

      Salman Salman bal uducee munaafaqa murtidinta ah in Eebe wayne soo hanuuniyo 🕌

    • @siciidbaashe3408
      @siciidbaashe3408 Před 4 lety +2

      really nijaas waye wll qofkasi lkn wxba ka badali mayo aqoon lawaha dislike tisu kalaamka allah kawayn

    • @madinaosman811
      @madinaosman811 Před 4 lety +2

      Asc mansha Allah barakalahufi

    • @warisroobo1759
      @warisroobo1759 Před 3 lety +1

      Kan Quraanka Dislike ta Saaray Waa mid qalbiga Eebe Ka daboolay .

    • @cimraanmohamed3693
      @cimraanmohamed3693 Před 2 lety

      like ta ayuuusan fahansaneen wll hal yaanin

  • @abdulwahap9744
    @abdulwahap9744 Před 3 lety +2

    Mnsha allh

  • @halimamohamed6575
    @halimamohamed6575 Před 2 lety

    Jazakalahu qeyr sh maxamed
    Anagane allah inagu anfaco

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +6

    Masha Allah Tabarakalah

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +8

    Calayhi salatu wasalam 🕌🕋

  • @SaynabMohamedCegaal-oo2ok

    sheekh maxamed cumar diri allaah ha ku xafido

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 Před 2 lety

    Alllow Imaan Badan Oo wngsn Nasii amin amin