JOOGTEENTA ISTIQFAARTA IYO FAAIDOOYINKEEDA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 05. 2021
  • JOOGTEENTA ISTIQFAARTA IYO FAAIDOOYINKEEDA

Komentáře • 56

  • @randareys8014
    @randareys8014 Před 6 měsíci +14

    Alx istiqfaarta faidadeda si Dhab ah Ayan u arkay
    Qolo aan u shaqeynay mudo ayaa shaqdii naga ceyrisay kadip waxaa isoo wajahday shaqa la.an bahsan wlhi ilaahey maahee cid kle oo aan raja ka qabay malahan
    Waxan bilaabay istiqfaarta horta alx si maskaxiyan ayaan u qaboobay
    Kdip 2 mlin markaan waday waxan arkay qolo kle ayaa isoo wacday oo shaqo maalmo aan qabanaayo lcg fcn lehna ii shegtay ilaahy khyr ha iiga dhigo
    I.a hada shaqa kle oo joogta ayaan ka raja qabaa ilahey waxan ka baryaayaa inuu ilahy ii sahlo wa hadey khyr ii thy.

    • @hodansheikh8743
      @hodansheikh8743 Před 4 měsíci

      Abyo side uaqrisay استغفر الله bes maa dhahdy

    • @randareys8014
      @randareys8014 Před 4 měsíci

      Haa abayo astaqfirulaah ilAA 10kun garsin jiray malintii
      Sidoo kale subxanalah walhamduliah allahu akbar iyadana 5k cml garsinjiray
      Niyad ahaana wa u dagee allena meel aadan fileyn ayuu wax kaa siinayàaa
      Lkn waxa muhim ah in qlbigada nadiif yahay alle aad tala saarato❤

    • @SuhuurMoh
      @SuhuurMoh Před měsícem

      Qabke u aqriyaa wll manshallah

  • @user-zp1rc4bu4y
    @user-zp1rc4bu4y Před 6 měsíci +22

    Ilaahow shalay baan bilabay Ilaahow inaan laasimo igu sin
    Ilaahow sidey niyadeyda jeceshahay ii yeel oo wanaag ah

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 Před 4 měsíci +3

    اللهم صل وسلم علی نبینا محمد ❤❤❤❤

    • @siidcumarmuxudiin7229
      @siidcumarmuxudiin7229 Před 4 měsíci +1

      Waan sameyn jiray wax walbana waan ka heli jira balse markaan joojiyay culeeso badan isoo koray hada alx allah ifhnsiiya meesha leyga haayo waxaan rajeyna culeeska meehsaas iga haysta in allah iga fudeydiyo idinkana iiso duceya allah qeyrka noo dhib yareeyo

  • @nuraabdirahman1216
    @nuraabdirahman1216 Před rokem +23

    Insha allh maantay baa rabaa inaan bilaawo illhy inuu muraadkeyga iirumeeyo wxn ahy ardy shaqo doon ah walina aan mustaqbal dhisan isoo duceya wllyal wan idinla so wadaagi doonaa najiidada🤲🤲

  • @user-ed2ge8eg4r
    @user-ed2ge8eg4r Před 6 měsíci +1

    Mashaallah shehk Hasen Al jamiciy Allah hakuhifdiyo sheqo istiqfarta meqo aqiriyaa

  • @mubarakbarud7129
    @mubarakbarud7129 Před rokem +7

    Masha alah istiqfaartu waa wax qaaliya oo aan cid walba la siin maalin walbana wan akhriyaa masha alah alhamdullilah❤👍

  • @Beloved___0ne
    @Beloved___0ne Před rokem +10

    Istaqfarta waxan ka hely Aniga fudayd badan alx salaadi o culayska igu ahyd AlhmdullAh ya rab❤

    • @Khaalid4220
      @Khaalid4220 Před 3 měsíci

      Alx wll wlhi kula mid ban ahay

  • @user-nx4iv6bt4r
    @user-nx4iv6bt4r Před 3 měsíci +1

    Mansha allh

  • @IqraSheikh-cu1lz
    @IqraSheikh-cu1lz Před měsícem

    Isoo duceyaa walalahey waan murugsanahy

  • @XamdiIid-ld7up
    @XamdiIid-ld7up Před rokem +4

    Shiikh Alle dartii iigu soo ducee .
    Xanuunbaaa igu dhacay aan xataa jiifkii qabban waayey Awliyada Alle ayaad kanid tahee my name c/kariin somaliya jooga😅😅

  • @ayaanjamacmohomed6320
    @ayaanjamacmohomed6320 Před 6 měsíci

    Maashaa Allah Maashaa Allah xaqiiq weeye

  • @AhmedHassan-xm2du
    @AhmedHassan-xm2du Před 2 měsíci

    Salalahu caliyhe wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @f.n6491
    @f.n6491 Před 7 měsíci

    MashaAllah TabarakaAllah

  • @Kinghero616
    @Kinghero616 Před 6 měsíci

    Jazakallah kheyra ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umumumtaaz2241
    @umumumtaaz2241 Před 3 lety

    Masha Allah ilaah ha ku xafido

  • @abdirzakbudul3914
    @abdirzakbudul3914 Před 2 lety

    Masha Allah ilaahay ha kaa jasaa is siiyo sidaa noogu faaiday

  • @hayaat2928
    @hayaat2928 Před rokem

    Mansha Allah alle haku xafido 🤲🏻

  • @Hamda123.
    @Hamda123. Před 29 dny

    Insha Allah ljair

  • @sacdiyoibraahin3428
    @sacdiyoibraahin3428 Před 7 měsíci

    Asc sheekh jasakalaah qeyr

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy Před rokem +1

    Masha Allah

  • @ShaaficijaamacFaradar-bq6pb

    M.a mahadsanid wllky

  • @ayaanabdiaziz5598
    @ayaanabdiaziz5598 Před 3 lety

    Mansha Allah

  • @farahahmed2343
    @farahahmed2343 Před rokem

    Sh juzaka laahu qayr that’s ture story ❤️❤️❤️

  • @sadiamohamedhassn4124
    @sadiamohamedhassn4124 Před 3 lety

    Masha allh

  • @user-fg5lp7vl4v
    @user-fg5lp7vl4v Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤😢Allaahu Akbar

  • @SalaadAbuukar-ku8wd
    @SalaadAbuukar-ku8wd Před 7 měsíci

    Masha allah

  • @user-uh3zh7bl6c
    @user-uh3zh7bl6c Před 7 měsíci

    Mashallah

  • @nacimoxasan2096
    @nacimoxasan2096 Před 2 lety

    Scw

  • @Warsame44
    @Warsame44 Před měsícem

    😢😢😢😢

  • @user-wl1ir7kd7k
    @user-wl1ir7kd7k Před rokem +1

    Marka aqriyo caajis iqaban ihayn iyo hamaansi maxay tahay❤

  • @user-qi9ky5kx8j
    @user-qi9ky5kx8j Před 3 měsíci

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @daadir2020
    @daadir2020 Před 2 lety

    M.a

  • @user-tj1yn1vm6s
    @user-tj1yn1vm6s Před 5 měsíci

    Good

  • @mohamedsaciid360
    @mohamedsaciid360 Před 5 měsíci

    😢

  • @idrissdjama493
    @idrissdjama493 Před 3 lety

    Alaha nagu anfaco

  • @alaminmohammed4589
    @alaminmohammed4589 Před 3 lety +1

    Ilahy kuwikucamal falo hanagadhigo

  • @hodansheikh8743
    @hodansheikh8743 Před 4 měsíci +1

    Astaqfurullah miyaa mase astagfirullah waye qaaf ahaan miyaa lo shegaa mase ga ahaan

  • @user-tl9zb5hw1f
    @user-tl9zb5hw1f Před 5 měsíci

    M.a