QURUXLAYDII WAALNAYD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #highlights #storytime #qisooyin #qiso

Komentáře • 152

  • @HamdaIndhacase
    @HamdaIndhacase Před 17 dny +39

    Aniga iyo Hooyadayba waan ku wada daawana waliba hooya dhahda Faaduma yar sheeko masoo galisay❤

    • @Fatimali-f6t
      @Fatimali-f6t  Před 17 dny +20

      Hooyo madaxa iga dhunko qalby una sheeg inaan u ogahay mahadsanid adiguna❤️

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y Před 17 dny +1

      Masha allah allah ha idin xafido labadinaba

  • @user-uc8ow1tr9h
    @user-uc8ow1tr9h Před 18 dny +23

    Qisada wan ku wareray lkin ugudanben wan fahmey❤😂😊

  • @ZukhraMohammedYUUSUF
    @ZukhraMohammedYUUSUF Před 18 dny +26

    Manta anah ugu horeya like ti ugu horeysana anah saarey ❤🎉😂

  • @user-kv9uo3di8y
    @user-kv9uo3di8y Před 17 dny +4

    Bal kawrn caruurtaydo dhami wey ku jeclaaden mudo yr youtup hadaanad wax so gelin maxa helay bey dhahaan quruxey ilahy haku daaye ❤😊

  • @mustalifadhem12
    @mustalifadhem12 Před 17 dny +6

    Fidyowdada shaqada guriga ku qabtaa😂 thank u bbe girl❤

  • @RUQIYAABDULAHIDAUDMSSGORGOR

    Afar bari bas an ku aqanaa xaley ilaa hada bayjkaga kama baxin adi un bab kudawanayey❤👸🧕

  • @Zeinab-adam
    @Zeinab-adam Před 6 dny

    Awalkii Hore sheekada waxaan udhagaysan jiray sheeka lee laakinn maanta anaaba dulqaadan waaye waxa dulmi dhacay . Ilahay hau naxariisto inta dulmi lagu dilay aamiin. Yaa rabbi

  • @CaashoShucayb
    @CaashoShucayb Před 18 dny +6

    Qalbiyey daily nooga dhig❤

  • @badrirashid4206
    @badrirashid4206 Před 18 dny +3

    Golden voice tayda maxa ku jeclaatay🎉 muqalada cuntada I laa tiktok waan kugu xidhanahe

  • @shucayb1226
    @shucayb1226 Před 18 dny +3

    Intaanu sanadku dhamman 50k aynu gaadhsiino wlaasheen ❤❤

  • @SalmoXasan-iv3gk
    @SalmoXasan-iv3gk Před 16 dny +2

    Wllhi gabadhan waa jeclahay zaid 😭💋💐🫶🏼

  • @RamlaCabdihamid
    @RamlaCabdihamid Před 15 dny +1

    Waa wareeray wll sheekadaan xagee ka keentay subxanllah😂😂

  • @farxiyofaarax5556
    @farxiyofaarax5556 Před 18 dny +3

    Iisoo hambalyeeye dee examkii waan baasee😂❤❤

  • @SowdaAli-sj9up
    @SowdaAli-sj9up Před 17 dny

    Si Kadis ah AA channel kaaga kuhely and know I'm addicted wllhi❤ keep it up xppti💕

  • @Nasra-st4vi
    @Nasra-st4vi Před 18 dny +2

    Oo waa suaale reerki gacalku mee oo danbiga first one yaa danbiile ka ah islaanti mohamed dhasheyna meedey mohamed mee arintey sheekadu ka bilabmteyna ma runbey ahyd
    Fatimeey sheekadas ma dhameystirnee hna waalin🫣

    • @amaalatoosh2047
      @amaalatoosh2047 Před 17 dny

      Haa mohamed xguu ka baxay bn iswaydiinayaa ilaa maanta

  • @UpdiganiMohamed
    @UpdiganiMohamed Před 17 dny +1

    Bugag kiisas dape paadha oo taxana soo daa abti fatima ali1
    ❤❤

  • @Fatima__ismail
    @Fatima__ismail Před 18 dny +1

    Waxan waa wax kle qisadu walee waa igu socotaa🥺😂😂

  • @abdifatahirgin7210
    @abdifatahirgin7210 Před 17 dny

    Waan sugayay qisadan dheer thanku u wakhtiga ku bixisay cod macaney ❤️😭

  • @duniodunio.ismail
    @duniodunio.ismail Před 16 dny +1

    Fatìmaay anigu wlly mn fhmin odaygii u horeeyyy yaa qoriga ku dhufty hlkyse ku dmbysyy sheekadi

  • @nafishasanApdlih
    @nafishasanApdlih Před 18 dny +2

    ala maantaa waan soodhereyayyy😢😂😂😂❤❤❤❤

  • @NajmaAdam-u6
    @NajmaAdam-u6 Před 18 dny

    Allahuma
    Baatrik ❤

  • @Ionna9
    @Ionna9 Před 18 dny +11

    My dear keep going 🎉

  • @YosraFarah
    @YosraFarah Před 17 dny

    Videoyadaada daqiiqadahooda ban kufarxaaba markay badanyihiin inaad wax badan inoo sheekayn bay la mid tahay sidaas inooogu wad qalbi❤

  • @UpdiganiMohamed
    @UpdiganiMohamed Před 17 dny +1

    Abti bugaag kisas dape paadha oo qaypa leh nasoo daa caraptana naga da melaha kale na gee😊

  • @amaalabdullahi5807
    @amaalabdullahi5807 Před 14 dny

    Mashallah wll hore usoco inoona Soo badi ❤❤

  • @SabarinMuhiyadinIsmail

    Shekada waxa igusocodsiyo codkaga macan manshaallah ❤

  • @Nashwa-n1f
    @Nashwa-n1f Před 14 dny

    Caawa igu horeesa channel kan wana ka hele guuleyso baayo❤️

  • @RuwaydaMohamed-di7zq
    @RuwaydaMohamed-di7zq Před 15 dny

    Omg😱😢

  • @DuniyaMohamed-dk3zj
    @DuniyaMohamed-dk3zj Před 17 dny

    Waa qisadii iigu yaabka badneed intaan qiso arkayay

  • @fatihaqaliibrahim3529
    @fatihaqaliibrahim3529 Před 17 dny

    Shegoyin gaka waan jeclhy runti wall Alle xagu dhowro ❤

  • @MaryamoXuseen-lr1jl
    @MaryamoXuseen-lr1jl Před 15 dny

    Wlhi waan kahelay qisada❤❤❤

  • @JoyfulBirdwingButterfly-hw9wo

    Hppti channel kle miyad ledahy😍💕

  • @RaxmocaliMaxamed
    @RaxmocaliMaxamed Před 17 dny

    ❤❤

  • @Safaadamibrahim
    @Safaadamibrahim Před 18 dny +1

    Cod dahabteydii ❤ you

  • @UbahAbdirisaq
    @UbahAbdirisaq Před 17 dny

    Qisoyinkan dhaadher nooso badi

  • @kuu617
    @kuu617 Před 17 dny

    Apyoy plz qisada turki io cabdirahman so gali wa codsi ❤❤

  • @Miimi2050
    @Miimi2050 Před 17 dny

    Wan tu tagera wlasheyy😭😂

  • @ikraancabdiraxma
    @ikraancabdiraxma Před 7 dny

    All abuu maxamed wiilkisi maxamed mee

  • @IlhamMohamed-y5v
    @IlhamMohamed-y5v Před 18 dny

    Ilahey haku sharfo abyo mahadsanid🎉❤

  • @AishaaliQueenaisha
    @AishaaliQueenaisha Před 17 dny

    Ay. Xbbti aakuimade xage jogtaa waxan cod io xarabo wa dhafaye ❤

  • @Faadumo-b4e
    @Faadumo-b4e Před 18 dny

    Awww jcyl tnx saad nola shaqaynay❤😊

  • @ZuuzanAhmett
    @ZuuzanAhmett Před 18 dny

    Shekadan wali wan kuwareer sanahay😂😢

  • @HibaaqMaxamednuur-em2vu

    🥰🥰😍😍🥰

  • @SahraSalax-fg2sx
    @SahraSalax-fg2sx Před 11 dny

    Gabadhana Ruwanda style may u Cod egthy ama ana moidi😢❤

  • @SihaamAbdiraxman
    @SihaamAbdiraxman Před 17 dny +1

    Faatmay allaha kudhowro❤👑

  • @NajmaAbdi-km6kw
    @NajmaAbdi-km6kw Před 16 dny

    Cabdi naasir madhintay😭😭😭

  • @IqroMohamed-us9xf
    @IqroMohamed-us9xf Před 17 dny

    Qalbiyay Mhdsanid ❤

  • @sabnazimaa
    @sabnazimaa Před 17 dny

    wllo qisooyinka jinul cashaqa noo soo badi

  • @Mukhtaarxuseen-o3l
    @Mukhtaarxuseen-o3l Před 18 dny

    Wll thank you very much ❤❤❤❤ keep going

  • @zumayaclaahi-ph8jm
    @zumayaclaahi-ph8jm Před 18 dny

    Maanata ma daaban karo mxaayelay hoolihii waan qabtay lkn bir I,a hoosha ku qaban doonaa I,a 😊❤ love you Fatima Ali ❤

  • @Nasiima-
    @Nasiima- Před 18 dny

    Wanba ku warery reer walana wan dhex istagney 😂

  • @abdilahiaden
    @abdilahiaden Před 18 dny

    Way cajiib dhaaftay😢😂❤

  • @najaxiita
    @najaxiita Před 2 dny

    Wan jeclaan laha inan shekada qayb ka ahaado kolyba naagta sahima igama fakaten xata hadii la hishiiyo😅

  • @RaxmaMuxumedaxmed
    @RaxmaMuxumedaxmed Před 18 dny

    Mahsanid qli❤😊

  • @ShukriFarhan-p9q
    @ShukriFarhan-p9q Před 17 dny

    Alaa codkga jecliya xbbtiiiiii ❤

  • @suudialishire2874
    @suudialishire2874 Před 17 dny

    waad mahadsan tahy

  • @Aniitaakhan
    @Aniitaakhan Před 13 dny

    Sheekada nin aa soo bilaabe naag aana soo gaba gabeese see dareemeesiin😂😂😂

  • @BilanBilanbari
    @BilanBilanbari Před 17 dny

    Sheekada waba Dhameysan la'ahy marka daartaba waa Hurdoya yaap😂💔

  • @ikraanali4923
    @ikraanali4923 Před 7 dny

    ciilba iqabtay mrka maqlay diyaradi wala qabta in larusheyo ahayd 😢😂

  • @Nami12-mv4nl
    @Nami12-mv4nl Před 17 dny

    Wow❤😊

  • @MaryanXaajijarane
    @MaryanXaajijarane Před 17 dny

    Sidaan tiktok kaga radinayey lee fatmaay hadaan ku helay ❤🤭

  • @aminaabdi4150
    @aminaabdi4150 Před 15 dny

    Wa Sheko waln 😂😂

  • @Ayeh_A
    @Ayeh_A Před 18 dny +1

    kugu faana ❤

  • @NajahAhmed-r8c
    @NajahAhmed-r8c Před 18 dny

    walahi qisadn qalbiga ii xanojisay🥺😓

  • @Saabariina152
    @Saabariina152 Před 17 dny

    Runti aad ban ujeclahay qisoyinka dhadher ino so badi waqtiyada dheer soconayo mahadsanid ❤❤❤❤❤

  • @user-fw4yw1se3b
    @user-fw4yw1se3b Před 18 dny +1

    Wll qisada halkeen ka helaa

  • @sharifxasan574
    @sharifxasan574 Před 18 dny

    Guulayso sister🎉🎉

  • @Sucdi-i8f
    @Sucdi-i8f Před 14 dny

    asc waan cusubahay

  • @Gabadhkale-
    @Gabadhkale- Před 18 dny

    Mala ii jeedaa❤❤❤❤

  • @shucayb1226
    @shucayb1226 Před 18 dny

    Keep going

  • @MaryanxasancaliMariya
    @MaryanxasancaliMariya Před 18 dny

    IiwaD sheKada❤

  • @XamdiMooge
    @XamdiMooge Před 18 dny

    Bisinka na walalo tan qiso way dhaftee😮

  • @SumayaHussein-lr8tm
    @SumayaHussein-lr8tm Před 17 dny

    Wlhi aad bay iga yaabisay qisadaani waxaanba ku fikiray ineyba muslim ☪️ ahayn waa yaap aduunkani wax walbo ka filo

  • @Aymanbushaar
    @Aymanbushaar Před 18 dny

    Background music fiican ayaad saartey manta mcney❤

  • @mumtiii123
    @mumtiii123 Před 17 dny

    Grll love u❤

  • @AnisaCabdikaadir
    @AnisaCabdikaadir Před 8 dny

    Ugu danbeen channelkaga waa hele😂💔😭

  • @CawoCabdillhi
    @CawoCabdillhi Před 18 dny

    Go ahead sister ❤️😭

  • @Aymanbushaar
    @Aymanbushaar Před 18 dny

    Waad i daawaysey❤

  • @HafsaAdem
    @HafsaAdem Před 18 dny

    Inaan qofka u horeeyo noqdo ayan rabay lkn way suurto gali wayday😢😂

  • @fosiyaamiin5051
    @fosiyaamiin5051 Před 17 dny

    Inta qiso aan dhegasanayey
    Qiso taano kle ma arag 😢😮

  • @Asienor
    @Asienor Před 17 dny

    Acuudu pilaah wxu ma qawmitad bey ahaayeen

  • @SumayaHussein-lr8tm
    @SumayaHussein-lr8tm Před 17 dny

    Noo soo badi sheekooyin kaan cml quruxeey

  • @RahmoHassn-z7l
    @RahmoHassn-z7l Před 18 dny

    ❤ one

  • @rhxahr3680
    @rhxahr3680 Před 17 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤ mahad sanid

  • @MAXAMADCALI-e6o
    @MAXAMADCALI-e6o Před 18 dny

    Wow

  • @user-pi5mh2oj8p
    @user-pi5mh2oj8p Před 17 dny

    Waxaad mooda inaad iny ogayd inana is waydiinyò gabdha qurx badn😢😅

  • @IkranMohamud-ml6bp
    @IkranMohamud-ml6bp Před 17 dny

    Lkn aniga ila hada waxa layabnhy yadilay abu khalifa 🤔😂😂

  • @iqramohamed-n6d
    @iqramohamed-n6d Před 18 dny

    Kulaha madfac wadanku maanu dowlad lahayn wll😂😂😂😂

  • @Hba_nim0
    @Hba_nim0 Před 16 dny

    37:51 subxanallah dadkan damir malahn mia 💔💔😭

  • @najaxbaashe8546
    @najaxbaashe8546 Před 16 dny

    Mar alle markan jikada isdhaho gal hadanan fadumo shidan ima aha lkn qisadani wa wareer islanta ugu horeysa miyeysan oran kareyn wilkeyga hayga delina ileen yada dhashayee abdinasir mise ana qalad fahmay

  • @user-uw5do8ch7p
    @user-uw5do8ch7p Před 17 dny

    Wx dhaxa muqalo hore on comenti kagaren wan dhageste manta wa aniga muqal sacdo kahor ah hely😂❤🎉

  • @fathiamohmed5615
    @fathiamohmed5615 Před 18 dny

    Love youuuuu❤❤❤❤

  • @hassaahmed5264
    @hassaahmed5264 Před 18 dny

  • @Maryancabdulaahi600
    @Maryancabdulaahi600 Před 18 dny

    Sanaa karabnaa qiso dher

  • @shukricabdi3347
    @shukricabdi3347 Před 17 dny

    I love qisooyinkaaga abaayo❤

  • @XanaanYaasin275
    @XanaanYaasin275 Před 18 dny

    Hesti ba igu so dhacdey yaryarka ha cunin wayanka laaa😂 lkn su aal aaway mohamett ninkii abihi u hor dhintey

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před 18 dny

    Ma qisadaan dhageysta mase cunto shiineys baan barta iyo alaabaha quruxda badan😂

  • @user-vv5ht3mn4d
    @user-vv5ht3mn4d Před 18 dny

    Jcyl saacad saacad wax noogu soo dhig wllhi aad baan ujeclahay codkaaga❤❤

  • @XawaAdan-l5d
    @XawaAdan-l5d Před 13 dny

    Carabtu wa amxaro cadiya wlhi

  • @miskiabdinour3406
    @miskiabdinour3406 Před 17 dny

    Qisoyinka io filmda Criminalka ah aad u jeclhy io kuwo dabgalka io c.i.d kuwa aha 😊video waa ku Raxeyztay mahdsanid byo😊💗🙏