DEG DEG: Maamulka Caabudwaaq oo diiday soo celinta Hubkii la dhacay & Mareykanka oo soo Faragaliyay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Hadii aad ka mid tahay Saaxiibadda jecel inay la socdaan Wararka Soomaaliya gaar ahaan kuwooda Xasaasiga sida Xaaladaha Siyaasadeed ee Dalka, Xogaha qarsoon ee Madaxda, Dabagalka Dhacdooyinka Baaritaanada u baahan iyo Falanqeyn kala soco Channelka DabaGalka Wararka, si aad ugu soo biirto Subscribe, Like, Share iyo Comment, THANKS.
    Xasan Sheekh,
    War deg deg,
    Al shabaab,
    Xog qarsoon,
    Mahad Salaad,
    Hay'adda NISA,
    Xiisad,Xiisad culus,
    Xaalad kacsan,
    deg deg,
    qarax,
    dil,
    dhac,
    Khilaaf,
    dagaal,
    Farmaajo,
    Kheyre,
    Mursal,
    Jawaari,
    Sheekh Shariif,
    Mukhtaar Roobow,
    Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur,
    Shariif Xasan,
    Gaas,
    Siyaasad,
    Xog,
    Warar,
    Warar deg deg ah,
    Baarlamaan,
    Golaha Shacabka,
    Xiisad,
    Xiisad culus,
    Xaalad kacsan,

Komentáře • 15

  • @CabdisalaanClaahi
    @CabdisalaanClaahi Před měsícem

    Soomaaliya hadda saas miyeey hormar ugu socotaa

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 Před měsícem +1

    Reeeer caaabud waaaaaq guuuuul🎉🎉🎉

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 Před měsícem +3

    Asc. Horta waxaa haboon inta meel iska dhigtid ereyga la dhacay waxaa ka haboon in aad tiraahdo hubkii sharcidarada wadanka ku yimi ee reer caabudwaaq qaateen.

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 Před měsícem

    Gacanta hawiyaha miyaa gacanta dowlada

  • @intasarabdi2187
    @intasarabdi2187 Před měsícem

    Hubka D 5 ayaa qebsaday jaw jaw

  • @kaasimqsm3203
    @kaasimqsm3203 Před měsícem

    Dowlada somalia wasaxantahy ee waxaa qaldan shacabka hubka dowlada booobaya mana jirto dowlad aan dhulkeedi waxmarsiisankarin meeshu wadankale maahan waa somalia

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 Před měsícem

    Hubkana hadii la rabo in la soo celiyo waa in la soo Celaya hubkii dowladii siyaad bare ee la dhacay shacabkaana gacanta u galay

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před měsícem +1

    Sifo loo soo celiyo hubkaasi qaniimada ahaa MA jidhaan.

  • @alikhumane3797
    @alikhumane3797 Před měsícem

    Deeqo xaged naga sosalantay doqonyhy.

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 Před měsícem

    Jaajuusiinta baarlamaanka iyo dawladda ku jira ee cadawga u shaqeeya ilaa wax laga qabto Soomaaliya xal yeelan mayso

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y Před měsícem

    Hubka yaalahaay rota maxaaloosheegi layahay lahaanshaha

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 Před měsícem

    Asc.
    Hubka Caabudwaaq lagu dhacay waxaa xoog ku qaatay dadkii la rabay in lagu laayo.Lagamana soo celin karo.Waayo Qoriba qofbaa qaatay oo la aaday meelaan la aqoon.Markii horena hubkaasu waxuu soomaaliya ku soo galay SHARCI DARO.Wixii sharci daro ku yimaada sharci daray ku baxaan ama ku dambeeyaan.

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Před měsícem

    N iyo N

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed8050 Před měsícem

    ASC reer caabudwaaq hadda magaciina kor buu u kacay ha isku dayinina inaad celisaan hubkaas haddi aad bixisaan waa loo leydin ku dilihaa

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před měsícem

    Why baa lugugu soo biirayaa mooryaan huuraale ah baa tahay.