Jabuuti Arinkeedii Waxay U Badashay Ficil Waxay U Yeedhay Dadkii Somaliland Kaso Horjeeday”Abdinasir

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 75

  • @mohamedfarah1058
    @mohamedfarah1058 Před měsícem

    Maasha allah si fiican ayaad uga hadashay guul iyo gobanimo gaar ahaan sida aad uga hadashay xisbiyada mucaaradka

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Před měsícem +3

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉good job and great work guuul iyo gobanimo somailand insha allah

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q Před měsícem

    Guuuuuul soomaliland masha allah guuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Před měsícem

    Somalia Somalia 🇸🇴

  • @nimcaanubaxle3041
    @nimcaanubaxle3041 Před měsícem +1

    Is hortaagistii ururada la hor istaagay baa dhibaatada inoogu wacan

  • @moussayawaleh8649
    @moussayawaleh8649 Před měsícem +1

    Somalinimo ssc Lascanod somalia Jijika iyo somalida kenya rer Djibouti wa sodawenesa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Mucaaradkani ma angay codnaga doonayan horta mise cadawga dalkani leeyihay reer soomaalilaan arinkaa isha haku hayaan

  • @abdulazizd
    @abdulazizd Před měsícem

    30 years is over no more land somalia wax la dhaho lee jiri doona

  • @user-en6yu8kw6s
    @user-en6yu8kw6s Před měsícem

    Isaaq.awr.bay.cano.kalisyaa

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Před měsícem +3

    Bada cise Iyo gudubirsi baa leh awdal in kahadla nin aan u dhalen Waa wax lala yaabo mawelada beenta soo afjaratey heego hoog baa ku dhacdey faan dhuusada marfashyada la aada huuno

  • @ibrahimderia6111
    @ibrahimderia6111 Před měsícem

    Ethiopia wey u dhammaayey

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs Před měsícem +3

    Jamuurida Somaliland Guuuuul iyo Gobanimo 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❤️‍🩹❤️‍🩹❤️❣️❤️❤️‍🩹❤️‍🩹❤️

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ werar masoqadikaran

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před měsícem +1

    Khilaafkii ina dhexmaray siyaad barre qayb wayn bay kulahayd jabuuti.

  • @HousseinMoumin
    @HousseinMoumin Před měsícem +1

    Walalo. Jabuti. Iyo. Somalild. Ok

    • @ia5159
      @ia5159 Před měsícem +1

      We are not…jabuti is enemy of Somaliland

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Před měsícem +1

    Geesi qaran Allah ha ku xafido ❤

  • @ibrahimderia6111
    @ibrahimderia6111 Před měsícem

    Ethiopia waxa ay u kale fadhiisatey Tigrey,Amxaaro,Oromo Iyo 84 Ilaahey qalbiga ha idiinka reebo .Ethiopia wey dhimatey

  • @user-gt6sp5he6d
    @user-gt6sp5he6d Před měsícem

    Adinkoo Qabiil ah intaad dowladii jabuuti sidaas oolahadashan waa Nacasnimadii odeygaas calooshaweyn ee jabuuti dowladnimadedi qoosyar kadhigay

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 Před měsícem +1

    Reer Somaliland waa isaaq
    May xaqiiqda u sheegaan
    Ethiopia haday tidhaahdo
    Aqoonsanay beesha usaaq
    Maxay u jordhineysaa

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up Před měsícem

      Kkk adero dowladaha somalidu sheikata waa wada gabiil maarka ruunta laa isku sheiko adero somaliland hadi isaaq tahaye djibouti naa waa isse ruunta hadila isku sheiiko ok somaliland isaaq iyo isse iyo somali kaleh baa waydagaan oo ciise iyo samaron waa degaan yiihin adero isaaq naa djibouti ingasto dagaan uu kulaheen hadanaay wadaagan yiihin ruunta haala isku sheiko bro

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před měsícem

    Caqlixumadiina ma waxad sugeyseen in ay jibuuti idiin sacaba tunto idinkuna isha kaliya ee ay jibuti ku nooshahay ka xirtaan. Cid somali ah oo ku raacsan isxaaq caqli xumadan ma jirto. Jibuuti somaliya in ay midoooban ayay radinaysaa

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs Před měsícem +1

    Halkeedii ayuu dhigey

  • @w410921
    @w410921 Před měsícem +1

    Waa runtii, ficilkeedaad ka garataa.
    Yaa la maaweelinayaa

  • @ibrahimderia6111
    @ibrahimderia6111 Před měsícem

    HEEGO Ethiopia jecelaaa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před měsícem

    Muuse waa nin jilicsan markan oo kale

  • @jamalaraya9038
    @jamalaraya9038 Před měsícem

    Maxad faido badan heshaa
    Aqonsiga iyo ganacsiga
    Maxad u dhigi karta

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waanu ka adkaanay waanan ka adkaan doonaa insha allaah

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 Před měsícem +1

    WAA WADANI UUN XISBIGA INDHAHA LAGU HAYAA WAANA LAGA TASHAN

  • @ibrahimderia6111
    @ibrahimderia6111 Před měsícem

    Ethiopia koreysa uu ka sheekeynayaa xagey joogtaa Oromkani?

  • @ibrahimderia6111
    @ibrahimderia6111 Před měsícem

    HEEGO Ethiopia jecelahaa

  • @ibrahimderia6111
    @ibrahimderia6111 Před měsícem +1

    HEEGO xabashi jecelaa

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Před měsícem

    Wa runta weliged jubti waxa ayahayd cadowga jiritanka SL.wain lala dagalama.

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 Před měsícem +1

    Cumar Geele waa shaydaan gaajo aanu waligii kadhergey oo cudura uu qabo Isagu halamidoobo Somaliya oo hakeeno Enafdhii iyo Somali Itiyobiya oo wada yidhi uf. Djibouti is corrupted mafia stealing people money and blackmailing. It’s against the world international law. Stop all of you acting stupid and put that man in jail. Take him to the world court is nothing but mafia and dictator and he needs to go down.💚🤍❤️🫡

  • @ahmedalin
    @ahmedalin Před měsícem

    HADDII ETHIOPIA AQONSI SIISO S-LAND, IYADANA SOO TIGREE WADAMA KALE AQOONSI SIIN MAAYAAN?
    WAA DARIIQ KU FURMAYA ETHIOPIA, TAASNA MA RABTO.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před měsícem +2

    Republic of soomaliland government guuul caalamiya

  • @theassallake4684
    @theassallake4684 Před měsícem

    Wxa is haya Wa muuse bixi iyo dawladda Jabuuti. Adawga somaliyeed maso fashiisanayo xududda Jabuuti oo Ethiopia markas waa xilka la tuuri muuse bixi lkn Somaliland waligeed bay jiri.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před měsícem

      Been baad sheegaysaa muuse ma dembi gooniya iyo arin shqsiyeed ayuu ka galay jabuuti ama calool wayne jabuuti waxay diudan tahay horumarka dhaqaale iyo qadiyada somaliland ayey diidan yihiin

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před měsícem

      HALKUU KU DAMBEEYEY DR KII ARIMAHA DEBADA

    • @theassallake4684
      @theassallake4684 Před 13 dny

      @@jamalskp7280 dhibka idin haysta reer Somaliland Waxa weeyi cidda ad wax ka rabto balse eega ictiraf iyo horumar aya indhaha idinka qaaday. Anigu Waxa u jeedkaygu yahy saldhig Ethiopian ah somaali adawgiisa kowad inu na so dhexfadhisto waa ayan darro muuse sabab u noqon doono.

  • @ibrahimderia6111
    @ibrahimderia6111 Před měsícem +1

    HEEGO Ethiopia jecelaaa😊😊

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 Před měsícem

    😂😂😂

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před měsícem

    Jabuuti. Midsniimo. Raaba to. Maay. Laamiidoiwaado. Soomaaliya. Iyadoo baa. Gooni. Ugoodaay

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před měsícem

    Latareetkii ay daldalanayeen miyuu dhamaaday?

  • @DhararAdan-cr8nc
    @DhararAdan-cr8nc Před měsícem

    Maxad saminkarta kartaha

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před měsícem

    Waxbaa kadimeyso jabuti waxbaa islamahayso waa gilgilaso dokhonimo

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před měsícem

    Yaa uyeedhay way soo eryeene

  • @maxamedmuuse2026
    @maxamedmuuse2026 Před měsícem

    Xisbiyadu hays cadeeyaan

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před měsícem

    Somaliland iyo Somalia oo baabada bay Djibouti wax ku heeshay waligeed, Djibouti wa daal aad uu jilicsan😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤ Jam.Sland❤❤❤❤❤❤

  • @user-tu8in2sk3t
    @user-tu8in2sk3t Před měsícem +1

    Somaliland Uma baahi Qabto hudu hadha tiro badan. Ummadu malaha wax cadow ah oo kasoo horjeeda dadnimada reer Somaliland.
    Reer Somaliland waxay ka mideysan yihiin Doorasho xor IYO xalaal ah oo Lagu kala baxo si loo helo madaxweyne cusub gole maamul cusub IYO gole fulineed oo cusub.
    Beesha dhexe haku biirto Ethiopia, sidaasi oo kalena awdal state haku biirto jabuuti silokala nabad galo.

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 Před měsícem +2

    Marka Jaahil uu wadanka ka taliyo waa sidan oo kale.Baarlamaankiisa ayaa cadawga u niikinaya, ma jiro sharci qabta dabadhilifka iyo khaa'inul wadanka, Jaahil baa wadanka ka taliya oo aan cidna maxkamadayn karin.Disaster!

  • @ibrahimderia6111
    @ibrahimderia6111 Před měsícem

    Waar Ethiopia wey burburtey

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo Před měsícem

      Yaa kugu dhahay, hadalkaaseyto wax ka jira ma lahan aniga hadda ka imaadday, soo fiiri Addis Ababa iyo Adama, horumar aan la arkin ayaa ka socda, sababtana waa carabta oo lacag ku daldalaayo, waa yaabbanahay , annakana meeshii aan taagannahay ka warran hee

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před měsícem

    Oo maxaaa kaa khuseeya waxa ay Djibuuti casuumadaynayso?.
    Badda ma adigaa le?
    Xaar wayn e Awdal ma imankaraaan Amxaar

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up Před měsícem

      Heshis kaa bada daadki uu horeyaaye ee daagdaga jiiyaaye waa samaron tasii naa wayduban tahaye

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 Před měsícem

    Candhooy geel beeshay 🤡🤡🤡😂

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL Před měsícem

    War mamulgubaled ba tahay

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 Před měsícem

    Somaliland doesn't exist.The secessionist enity had been buried in Gojacade on 25 August 2023.Somali region in the Ethiopia empire has better chance to attain statehood than the illigitame secessionist entity in Hargeisa.

    • @zaki7231
      @zaki7231 Před měsícem

      Go free your people from arsenal and Ethiopia qadaadweyn yahay. You talking won’t change a thing from Somaliland but will show your true colour munaafaqiinyahow. Gumeysiga ka baxa oo is xoreeya Somaliland waa xor maalin iyo habeenba

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před měsícem

    Waar waxan uu muuse galay waxay abuurtay (political dynamic chaos).

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 Před měsícem

    Shacabka somaaliyeed haddii Aysan aqoonsan ma ingiriis iyo itoobiyaa idin aqoonsan kara?? Mise Shirqoolo kalaa leydinki aqoonsan iiiidow beenta kudhaqanka Slaand miyaa wax lagu marin habaabin mise beesha Hartiga oon idin aqoonsan miyaa cidkaloo idin weydiiiiiiin dadkiina aqoonsan karaa miyaa jirta? Bal ha la igaado inu geelle dalka soomaaliya kala goynkaro

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Xukuumadan maanta joogtaa waxad moodaa inay ungushahay cadawga gudaha oo aanay awoodeeda isticmaali karin

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Před měsícem

    hhhhhhhhh bal gaalxambaaryadan isaaqland, waa sheeko marqaan war wax s,land la yidhaahdo ma jirto ee isaaaaqland dheh. foosto daloosha ayey dhaaminayaan.

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Před měsícem

    War Uma aragto ee been ta iska daa .waa dad wada dhashey.

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Před měsícem +1

    Maxaa la aqoonsan ma burca hargeysa kkkk dhedo roob noqon weysey

  • @Saxansaxo11
    @Saxansaxo11 Před měsícem

    Maxaad soo saartaa eed Ethiopia ka iibineysaa , wax ma beeratid, warshado ma lihid, technology aad iib geyso ma la hid. What do you produce to sell to Ethiopia. Nothing.

  • @user-vp9sy3uk8h
    @user-vp9sy3uk8h Před měsícem

    Kan nolosha ka dhacay waxba war uma hayo waxa ka Maqan inu ismacil cumar reerkiisu ay degan yihin min lowyacado illa ceel sheikh sxb so baro sida reeruhu uu kala Deganyihin Somaliland saylac iyo lughaya ismacil cumar baa ka taliya Marka haa riyoon sxb