Cali Diiriye "Cali-Gaab" 5

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 31. 10. 2008
  • Cali Diiriye Cali-Gaab www.aligab.dj/bibliographie.html
    interview by cali sayid - june 1996
  • Zábava

Komentáře • 18

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac Před 5 lety +13

    FALASTIIN ---- Erayadii AHUN G/S Cali Diiriye (Cali gab) iyo codkii kooxda Xarbii ee xoogga dalka Jabuuti

    ‘’Galbataye adduunyada
    Kala-guurka lagu dhacay
    Qaylada gadhoodhiyo
    Gulufkiyo colaadaa
    Inta waa’gu galac odhan
    Nin garaad leh baa suga
    Kuwaa gorada ruxaayoo
    Sheekada galooleey
    Googaale weeyoo
    Gadhmadoobe xaajada
    Gaagixiya lama helo
    Guntintiisa lama furo
    Gartaa laba dhex taala
    Lama gaadhi waayine
    Waxaa loo garab maraayaa
    Gawsaha waraabee
    Ka xidhiidhsan gudihiyo
    Waa heelad garo
    Lagu garanin weeyaan
    Soddon gu’ iyo dheeraad baa
    Falastiin la gabraaranaayee
    Mar haddaanan garab iyo
    Gaashaan ku siinayn
    Heesaha galiilyada
    Gabaygiyo tusaaluhu
    Guubaabo kugu filan
    Runta geedka lagu xidhayee
    Gacal weyday iga daa’
    Geerida xasuusta leh
    Nafta gocaniyay joog
    Guullaha u soo noqo
    Nafta kii galiyayow
    Nabigii garaadkiyo
    Garashada lahaayow
    Gurmad awliyaadow
    Gurdmo gurmo gurmo
    Oo sahnuunta* intaan gambado
    Aamiin
    Allow gurigooda bi’i
    Aamiin
    Allow gabbal ba’as u dhaco
    Aamiin
    Oo allow gaaladu jabtaa
    Aamiin
    Allow diintana gargaar
    Aamiin
    Aallow guushana na sii
    Aamiin’’
    *Sahnuunta = Sahyuuniinta = Sionnits = Sionnistes
    Eebbe ha u naxariisto Cali Diiriye oo Nabiyadii ha la xidhiidhiyo [Aamiin]

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 Před 3 lety +1

      Ya alah gabayga ka daran heska walahi sida u xifdisay nogu so qortay thanks aun cali gab

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 Před 3 lety +1

      Alah ku xiro awliyo la ogeyn aha gesi an gambana wa aha Cidanka xoga dalku aha great person fikir xalal ah qatay

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac Před 3 lety

      @@farhiaiamail605 adigaa mudan walaal.

    • @AbdirisakORoble
      @AbdirisakORoble Před 8 měsíci +1

      Mudane Xasan Jaama
      Heeska Waa 100 yahuudiyo. Heeskaana sidaan oo kale nooguso qor. Mahadsanid. Lahjad somaali fasiix ah baad kuso qortay. Xaqiiqdii mahadaanid.

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac Před 8 měsíci

      ​@@AbdirisakORobleHaye walaal inshaallaah.

  • @hayadedjibouti8234
    @hayadedjibouti8234 Před 5 lety +4

    Allaha u naxariisto , abwaan qaali ah

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 Před 3 lety +1

    Alah u naxaristo GS cali gab best great person

  • @kaderhoussein9161
    @kaderhoussein9161 Před 11 měsíci

    Allah ha u naxaristo legende Ali gaad

  • @mohamedsaeed5803
    @mohamedsaeed5803 Před 5 lety +1

    AHUN Cali diiriye cali Gaab.

  • @SittiSomali-sq7wr
    @SittiSomali-sq7wr Před 11 měsíci

    Alle hakuu naxariisto

  • @aliadechannel3401
    @aliadechannel3401 Před 3 lety +1

    Waaaw abwaan kanaladh ha Allah unaxaristo

  • @mahammedtahir1650
    @mahammedtahir1650 Před 6 lety +3

    ninkedi ali waa abwaan jiraa

  • @cartawiil
    @cartawiil Před 15 lety +1

    nooow ali adeer

  • @amranomarrooraye1277
    @amranomarrooraye1277 Před 6 lety +4

    Ilahow ku naxaaristo amiin