Rahma hassan _رحمه حسن _Babuurki nacabka waday \official clip \ Somali song 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 31. 10. 2023
  • Ereyada \ abdishakuur badmadaw
    Laxanka \ abdishakuur Badmadaw
    Music. \ Mustafa karama
    Camera and editing \ jama moha
  • Hudba

Komentáře • 1,4K

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 8 měsíci +777

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤

  • @user-ih8nu7lx2y
    @user-ih8nu7lx2y Před 8 měsíci +397

    Inta jecel quranka😢😢❤❤

  • @user-vn8mj2zm4i
    @user-vn8mj2zm4i Před 8 měsíci +406

    Heesaha waxa ka macaan qur,aanka

  • @najmamursalmohamuud9974
    @najmamursalmohamuud9974 Před 8 měsíci +422

    Alla noloshu dhinacyo badanaaa Allow u naxariiso saygaygii abowe ama abaayo hda qoralkayga aragto ha i dhaafin plz iguso duceeya inuu Rabbi janadiisa geeyo ana asay baan wada alle ha ii qaboojiyo😭😭😭🤲

    • @aminayusuf9359
      @aminayusuf9359 Před 8 měsíci +7

      Abyo ale ha unaxaristo 😢😭
      Adigana ale hakadhigo asayda qalbigagana ale haku cabojiyo🤲 saygagana janatul fardowso alaha kawarabiyo 😢geeridu waa xaq abyo balse geeridu way kala xanun badantahy 😭🤲😭🤲

    • @najmamursalmohamuud9974
      @najmamursalmohamuud9974 Před 8 měsíci

      ​@@aminayusuf9359aamiin wlshay 🥺

    • @user-dg9fh7wz5c
      @user-dg9fh7wz5c Před 8 měsíci +3

      Allaha unaxariisto qalbigana Hakaaga Reebo😢

    • @najmacabdi5899
      @najmacabdi5899 Před 8 měsíci +3

      Ilahay haa inaxriisto qlpigan allha kaga reebo

    • @wilomohamedibrahim3511
      @wilomohamedibrahim3511 Před 8 měsíci +2

      Alle hau naxariisto janadiisi Haku casuumo walashey Adna badalkiisa kheyr alle hakugu badalo

  • @abdibassidjamei6243
    @abdibassidjamei6243 Před 8 měsíci +38

    Nabiga kusaliya
    اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @Sunshine-id9tg
    @Sunshine-id9tg Před 20 dny +8

    Snm jabtay ee harti jabiyey baa laga wadaa heesta, Goojacade song

  • @HodanMaxamed-ot2wn
    @HodanMaxamed-ot2wn Před 8 měsíci +29

    Wah wah hees iga dheeh babuurkii nacabku waday mulki mixnadah labaxay raxma xasah gabdh walshaya on tageeroh mnsha allah

  • @kowsarladah835
    @kowsarladah835 Před 8 měsíci +26

    Heeskan laxan aan inaba cadi ahyn baa ku dhacay masha allah rahmo hassan

  • @aminamahad7210
    @aminamahad7210 Před 8 měsíci +129

    Allow heesah naga madobeeey 😭🤲🏿🤲🏿2023/11/4 10:15 am😢

  • @abdikarimadenmahat6557
    @abdikarimadenmahat6557 Před 8 měsíci +16

    Heesta 100%...
    Codka 100%......
    Labiska 100%.....

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 Před 8 měsíci +84

    Kuwii xanta buufin jiray dabkoodii baa bakhatiyay basaas koodiiba la helay❤dunidii basarbaa ka dhaca❤babuurkii nacabka waday boolkii bixnadaa u bahay taayirkodii banjara wakaa burjigii aflaxay❤❤badaa xaasidkii liqdoo cidloobay baa ku dhacay haday isku beegantahay❤❤gayaan kala baaqan jiray ayaa isku soo baxasaday ❤❤kuwii kala baydhi jiray jecel isku baahi qabay ❤❤barbaartii kalgacaylka qabay ayaa isku soo baxa dhigay qofkiiba qofi ntuu buqraday bushii malbkaa la galay❤❤

    • @user-wl7vb8gs4o
      @user-wl7vb8gs4o Před 8 měsíci

      😂😂😂😂😂😂❤🎉

    • @wiilmaafiyo36
      @wiilmaafiyo36 Před 5 měsíci

      Woof caleek❤

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 Před 2 měsíci

      Lkn heestan dhinacyo badan aya lagu cabiri karaa marka jaceylka laga tago 😂😂😂 fikirkayga

    • @abdikadirabdirahman3024
      @abdikadirabdirahman3024 Před měsícem

      @@abdikarimhassan5074 xitaa waxay ka hadlaysaa laba qabiil oon is guursan jirin iney kasoo kala jeedaan

    • @Sunshine-id9tg
      @Sunshine-id9tg Před 20 dny

      Waa idoorkii la jabiyey heesta

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH Před 8 měsíci +21

    Cabdishakur Badmadow Abwaan+Mulaxan Waa Another level Caadiya m.a❤️

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 Před 6 měsíci +2

      Dadka dhan Rahma ka maqlaye ninka dhan ee Laxanka iyo erayda aadka u macaan sameeyay ka waran waa Abwaanka sannadka ❤

    • @AamiinkaH
      @AamiinkaH Před 5 měsíci +1

      @@maxamedcumar9391 Aad iyo aad dadkan iminka jooga waa indha ku garaadle ma fahansana waxan ay ka heleen cida ka dambeysay inay tahay ninka erayada miisanka leh curiyey ka sii darane laxanka dunida kala saaarey

  • @musabaadle4710
    @musabaadle4710 Před 6 měsíci +26

    31/12/2023 habeenki ugu danbeeyo sanadka saacaduna tahay 11:55 dhageysanayaa hadoo kusoo gaaro commentigaan sanadkaan farxad kudhameyso🎉💯

  • @amiinayaanle4745
    @amiinayaanle4745 Před 8 měsíci +12

    Abwaan badmadow legend reer nuur ah

  • @ADESHFARAH
    @ADESHFARAH Před 8 měsíci +26

    Erayadaas ninka qoray wale maskax iyo curin waan ogahadhay bal intaa baab o kla duwaan o uu kahadlay eega legend 😊😊😊

    • @maanshire
      @maanshire Před 8 měsíci

      heesta qorshe kalaa ku jira gabdhu waa iska qain badaa xaasidkii liqdoo cidluu badawgii ku dhacay baa buurkii nacabku waday bolkii baa mixnada ubaxay tayarkodi banjaray Waka burjigii aflaxay😂😂

    • @Abdulkadir-ml3kt
      @Abdulkadir-ml3kt Před 8 měsíci

      Somaliland baa laga wada boolki mixnada ubaxay abwan badmadow wa groupka awdal state tagerdan😂

    • @Abdiazizmohshacenka-fe4uv
      @Abdiazizmohshacenka-fe4uv Před 20 dny

      Hada sifiican loo ogaaday❤❤

  • @kingshark5810
    @kingshark5810 Před 8 měsíci +7

    Cod maxaa waaye ,minal balaaa, golden voice Rahma innaba caadi maahan hees dareen wadato laxan music ,viduo, labis ,10/10/100%

  • @Xudun
    @Xudun Před 8 měsíci +30

    Baaburkii nacabka wadey
    Boolkii mixnida u baxey
    2024 sanad farxad iyo nabad muslim ka usida alle haka dhigo ❤

  • @sheeko2478
    @sheeko2478 Před 8 měsíci +15

    Heesta jawiga lagu qaaday rahma codkeda intaba another level ♥ ❤ waxaba lagama qaban karo my sister horay u soco tak tayoo waxba lagama qaban karo💥💥👌👌💯💯💯💯

  • @Hoodocusmaan
    @Hoodocusmaan Před 7 měsíci +18

    Heestan markan Anigu eego waxd uqaady jecayl Ahaan ee umad qadin hadan nahy rer somaliland waxan kuleenahy nacabkaga haw jabin keep going sistar waxd tahy ruux qalbi wanagsan raxma xasan ilove you❤❤ nacba inakaladilayee dhag haw dhigin wallshayey ❤❤

  • @cabdallewizcali6408
    @cabdallewizcali6408 Před 8 měsíci +12

    Wllh another level waaye cod dahabi fanand kuu bar dhigo malahn rahma ruuxi

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 7 měsíci +29

    Wa mid ka mid ah heesaha dareenka iku dhaliyo marka aan dhagaysto
    Waligaa ha dhaawicin qalbi si dhab ah kuu jecel ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    28 December 2023 ayaan dhageystay maalin khamiis ah
    Inta jaceelka aaminsan ismuujiya

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 Před 3 měsíci +1

      20 mar an oyne iskada koloy ti i ixanujisay manta wa iga hoseysa cadabta alle gee 30 lagu jiraye 😂

  • @abdulahimire3459
    @abdulahimire3459 Před 8 měsíci +13

    Qofkiiba qof intuu boqraday👑
    Bishii malabkaa la galay🔥

  • @waarechannel3173
    @waarechannel3173 Před 8 měsíci +9

    Wooow axsan cod a axsan heeees fanaadada fanaaniinta rahmo hassan

  • @farxiyoabdullahi8631
    @farxiyoabdullahi8631 Před 8 měsíci +17

    Najma mursal abayo mcn janada fardoso hoygsa allaha ka dhigo kitab gacanta midig allaha haka siyo❤

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 Před 8 měsíci +1

      mel hes ka socota miyad mayd ku xasusan😢😢 🤲 naxariis wasaca alle ha siiyo 🤲🤲

    • @samirmohamed9529
      @samirmohamed9529 Před 5 měsíci

      Amin ya Allah❤

  • @user-eu9fd4fg9w
    @user-eu9fd4fg9w Před 8 měsíci +15

    Cod macaan Masha Allah raxmo xasan

  • @LuulDheeman-or8zd
    @LuulDheeman-or8zd Před 8 měsíci +35

    Hbbty IS astuur quruxdaa dumarku waxey kujirta qarsoninta iyo asturnaanta koley waan wda dhimaneyna illahey imanka hano siyadiyo inta halowsanaya allaa hasohadeyo🤲

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 Před 7 měsíci

      usheg 😊warba iskuma haysa 😌 wlhi ilhow i cafi adunkan imtaxan ka ah 🎉🎉

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Před 3 měsíci +11

    Rahma hasan gold voice❤🎉🎉🎉

  • @daganmomo
    @daganmomo Před 8 měsíci +12

    Dunidii Basar ba ka dhacay Qalbiyadena Illahow Daacad sii 😢❤

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 Před 8 měsíci

      dacad wayadan ka dher wlloy ani buq ma jecli marka ilahay moye cidkalle dacad haka sugin😊😊❤

  • @IsmailArab-ng6jt
    @IsmailArab-ng6jt Před 3 měsíci +8

    Woow🎉
    waa heesti iigu horeysee codku (laxanka) isku miizaaman yahay bilaw ilaa dhamaad🫶

  • @FartuunBirimo-ky8fg
    @FartuunBirimo-ky8fg Před 3 měsíci +7

    Waaw mcnto ❤❤❤🎉🎉

  • @Naske14
    @Naske14 Před 8 měsíci +8

    Wooow hees tani way dhaaftaye talaw ma Siyaasad baa loo qaaday 🎉🎉❤🎉

  • @huisenftoor6654
    @huisenftoor6654 Před 8 měsíci +6

    Waa tariikh dhacdey heestani wixii gooja cade ka dhacay iyo jabkii isaaq ku dhacay oo hees ah weeye

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 Před 4 měsíci +2

      Khatuma beentii liqdoo.
      Cidluu ina biixi ku dhacay.
      ...........
      Waad fahantay bahasha nio.

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Před 8 měsíci +110

    Baabuurkii nacabka waday
    Boolkii mixnaddaa u baxay
    Taayirkoodii banjaray
    Wakaa burjigii aflaxay
    ..
    Hadday isku beegantahay ❤...
    Geyaan kala baaqan jiray
    Ayaa isku soo baxsaday
    Kuwii kala baydhi jiray
    Jaceyl isku baahi tiray
    Barbaartii Kalgaceylka qabay
    Ayaa isku soo bax dhigay
    Qofkiiba qof intuu boqradday
    Bishii malabkaan dhex galay ❤
    2/11/2023 🎉

    • @user-be6lw1fb8s
      @user-be6lw1fb8s Před 8 měsíci

      .😊

    • @MohammedJamma9
      @MohammedJamma9 Před 8 měsíci

      😂

    • @maanshire
      @maanshire Před 8 měsíci +4

      u jeedka hestaan jacayl waa ka fog yahay odayga samaroon dankale bu leyahay

    • @theonlydiamondyouknow
      @theonlydiamondyouknow Před 8 měsíci +3

      @@maanshire samaroon maxaa u hirgalaya hadday hees qaadaan iyo hadii kaleba ... 🤣🤣🤣 ...

    • @caliibraahim1353
      @caliibraahim1353 Před 8 měsíci

      Abwaan abdishakur badmadow abwaan buuxa oo ree awdal ah

  • @mahamedsaleebanbaashe-ek3lo
    @mahamedsaleebanbaashe-ek3lo Před 8 měsíci +5

    Jecliya raxma xasan fankeeda noolow wall inpadan qurux iyo qalbi wanaagsan❤❤❤❤❤

  • @nuuradiinmaxamed8620
    @nuuradiinmaxamed8620 Před 6 měsíci +6

    Raxmoy wllalo tani hes wey dhaftay❤❤❤❤

  • @user-ls2qk6kb9g
    @user-ls2qk6kb9g Před 8 měsíci +11

    Fananada kaliyah ee cod qurux iyo farxad isku darsaty❤🥰🥰🥰🥰🥰

  • @qaaliquman.official696
    @qaaliquman.official696 Před 8 měsíci +18

    Cimamdada lama heesan karo waxn hees wey dhafen wooow 😮❤

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 Před 8 měsíci +21

    Magoolka maanta Rahmo Hassan cod gaar ah ayuu Illhey hibo usiiyay 👏❤🥰 can't stop from listening her golden voice

  • @ismailiB
    @ismailiB Před 8 měsíci +26

    Dumaashi heesteyda wee soo baxday miyaa❤ i like this song dunidi basarbaa ka dhacay❤❤❤

  • @drhafsa4220
    @drhafsa4220 Před 8 měsíci +7

    One and only Rahma hasan❤ waad na dawysay quruxeey

  • @MabsuudAbdi-rl6ku
    @MabsuudAbdi-rl6ku Před 7 měsíci +13

    Kuwi xanta buifin jiray
    Dabkodipa bakhtiyay
    Basaaski wa la helay
    Dunidi basarba ka dhacay 😢😢
    Baabuurki nacabka waday
    Booolkii mixnada ubaxay
    Taayirkoodi banjaray
    Waka burjigi aflaxay 😢😢
    Bada xasidki liqdoo
    ............
    Haday isku beegantahay 😢😢
    Gayan kala baqan jiray
    Ayaa isku so baxsaday
    Kuwi kala baydhi jiray
    Jacayl isku baahi tiray 😢😢😢
    Barbaarti kalkacylka qabay
    Ayaa isku soo bax dhigay
    Qofkiiba qof intuu boqraday
    Bishi malabkaaan dhex galay 😢😢❤

  • @user-ps8xu2qz2h
    @user-ps8xu2qz2h Před 7 měsíci +4

    Boqoradii codka Rahma Og❤

  • @billecaddebaariyow9510
    @billecaddebaariyow9510 Před 8 měsíci +4

    Abwaanku Bada ayuu la sheekestay malaha Kolkaasey u sheegtay waxeey Bani aadam liqday jeceel dartii badii baa liqdoo Hee sii daaa.............👏👏👏👏👏👏👏👏✋️

  • @user-vf8sq7xo4o
    @user-vf8sq7xo4o Před 8 měsíci +5

    Nagta kaliya o inool war Raxma Hassan ❤

  • @choueibhassan6546
    @choueibhassan6546 Před 8 měsíci +8

    Rahma hassan boqoradeda fanka somali codkeedu waa 100%❤

  • @habarwaa
    @habarwaa Před 7 měsíci +8

    This is Classic. Allah codka wacanaaa ❤❤❤

  • @abdirahmanabdimajid1792
    @abdirahmanabdimajid1792 Před 8 měsíci +13

    Music dareen leh ❤

  • @DeeqaDeeqaaffro-gd8pw
    @DeeqaDeeqaaffro-gd8pw Před 8 měsíci +20

    Waw rahma qurux badan ❤

  • @nasradinabdiaptidon2703
    @nasradinabdiaptidon2703 Před 4 měsíci +7

    What a nice voice and song ❤❤❤🎉

  • @sulupo8535
    @sulupo8535 Před 8 měsíci +14

    The Queen oF Jabouti 💕💕✌🏿

  • @Mourabacboy
    @Mourabacboy Před 8 měsíci +7

    CODKE Macan jaarke Rahma Hassan Mahamoud❤

  • @cabdirashidmaxamed-cy9xw
    @cabdirashidmaxamed-cy9xw Před 8 měsíci +9

    Masha alaah boqorada codka rahma hassan ❤❤❤ keep going sis❤

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 Před 7 měsíci +5

    Waa kaa burjigii aflaxay❤

  • @user-nt3np1rw9s
    @user-nt3np1rw9s Před 8 měsíci +2

    Inta og iney somaliland ku dhago hadlayso like saara

  • @user-ir8hr7qo7o
    @user-ir8hr7qo7o Před 8 měsíci +17

    Qisada heesta waa adi rahmooy❤🙏🏾

  • @AnasYoung
    @AnasYoung Před 8 měsíci +16

    Rahma Hassan Masha Allah What a voice❤

  • @user-xc2oc5ni7c
    @user-xc2oc5ni7c Před 6 měsíci +6

    Intaan ku baran waxaan ahaa mid faraxsan markan ku jeclaadana waxad isiisay farxad saaida lkn markad iga tagtay waxad iga qaadatay taan haystay io taad I siisay😢😢

  • @cabdikariim9554
    @cabdikariim9554 Před 5 měsíci +5

    RAHMA GOOD VIOCE

  • @user-cz6hd7qw4j
    @user-cz6hd7qw4j Před 8 měsíci +8

    Wow Rahma ❤Quruxey ❤badan ❤

  • @ibrozzsiyat473
    @ibrozzsiyat473 Před 8 měsíci +17

    Darodoow asc ❤😢

  • @zakariebashiradam4964
    @zakariebashiradam4964 Před 8 měsíci +22

    Heart wrenching song with melodious sweet toned voice💔.
    What an inflection and soothing song it's?!!! Absolutely utter healing.

  • @TheTrendyTypist
    @TheTrendyTypist Před 6 měsíci +10

    Sweet Songs From a Glamorous (Beautiful) Lady. ❤🎉❤🎉

  • @RuweydaNuurabuukar
    @RuweydaNuurabuukar Před 8 měsíci +16

    Waxaan hees wee dhaaftey😢❤

  • @basheybsb7919
    @basheybsb7919 Před 8 měsíci +49

    This lady's voice is soo unique. So beautiful. So sweet. So amazing. ❤❤❤❤❤❤

  • @CaliSacad-io8fg
    @CaliSacad-io8fg Před 8 měsíci +4

    Heesta 100 %100 codka 100%100 lapiska 100 %100 mesha lagu dubay heesta 100%1000 rahma sawtu rahma

  • @ruqiyomaxamuudcismaan3383
    @ruqiyomaxamuudcismaan3383 Před 8 měsíci +6

    Dunidii basarba ka dhacay❤

  • @elahmedyyare4557
    @elahmedyyare4557 Před 8 měsíci +9

    Muuqaalka meesha lagu duubay Qurux badanaa masha allah ❤❤

  • @user-vh2pr4xx1y
    @user-vh2pr4xx1y Před 8 měsíci +2

    Baaburkii nacabka waday boolkii mixnadaa ubaxay hees way dhaaftay tani galadu waxay idhaahdan another level

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 Před 8 měsíci +14

    Camera 📸 wll Jama gacan dahab ✊
    Codka dahabka ah raxamo xasan ❤

  • @user-yl4uf4kc7e
    @user-yl4uf4kc7e Před měsícem +2

    Raxma xasan❤❤

  • @abdirizakhussein6580
    @abdirizakhussein6580 Před 8 měsíci +10

    Rahmo hassa waxa tahay xuural ceynta dunida wlhi absulty i just love ❤swt voice another level m.a

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 Před 7 měsíci

      ben ha u shegin xural caynta 😊sas Mahé, mana qawane ina ader 😊

  • @ishwaaqhussein8883
    @ishwaaqhussein8883 Před 8 měsíci +6

    After 2 hrs arkay wixi iga danbeyoow like ta dhac kusiya ❤

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 Před 6 měsíci +4

    Badda xasadki liqdoo cidlu badawgi ku baxay👋❤

  • @YasinMohamed-yd4ff
    @YasinMohamed-yd4ff Před 2 měsíci +4

    Nice songs😍

  • @inaabiib4078
    @inaabiib4078 Před 5 měsíci +2

    Badmadow caadi Mathid inader ❤

  • @user-bb8xm3ii9z
    @user-bb8xm3ii9z Před 8 měsíci +30

    ❤macha allah sinn merci beaucoup walahi tu nous fait des chanson très touchant de nos coeur 😢 long vie a toi❤

  • @adnanelmi9332
    @adnanelmi9332 Před 8 měsíci +4

    Baabuurki Nacabka Waday Boolkii Mixnadaa U Baxay . What Lyrics 🔥

  • @amiinBashiir-xh8li
    @amiinBashiir-xh8li Před 26 dny +1

    Dunidii basar paaa ka dhacay ❤😢

  • @ilwaad682
    @ilwaad682 Před 5 měsíci +2

    Heystan waxan nar wlbo uso boqda wyo xasid an hoyadisa eheyn Wan wayay mar wlbo ine nakla geyso isku dayda ana hoyada cml wxba kuma dhaho alxm hada allh unaxaristo kolay wn cafiye lkn dhibka merke dhimatay ka baxay 😭😭

  • @HawaHassan-hh5dw
    @HawaHassan-hh5dw Před 7 měsíci +6

    Notre chanteuse ❤aimable t'es la voix d'or de toutes les temps comme Céline dion avance toi RAHMA HASSAN WARSAMA

  • @bashiiribraahim
    @bashiiribraahim Před 8 měsíci +6

    BOQORADA CODKA RAHMO QUEEN❤🎉

  • @SaaboCali
    @SaaboCali Před měsícem +1

    Waaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sharmarkemo2611
    @sharmarkemo2611 Před 5 měsíci +2

    Hees Dagan Waliba Darekeeda Wadata 🎉❤

  • @ttrr1432
    @ttrr1432 Před 6 měsíci +3

    😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤

  • @yacqubhashi4192
    @yacqubhashi4192 Před 6 měsíci +3

    Inta jeer aan dhagaystay ma xisaabin karo what a voice ❤ love you Rahm❤

  • @CxafiidCordaaye
    @CxafiidCordaaye Před 5 měsíci +2

    Best song 🎵 ever rahma xassn kibgoin taliso ❤❤

  • @abdulrashidali8752
    @abdulrashidali8752 Před 8 měsíci +6

    Abdishakur Badmadow legend ❤

  • @abdirisackkhalifmirrow3191
    @abdirisackkhalifmirrow3191 Před 8 měsíci +13

    Absolutely beautiful song 🎵 ❤🎉

  • @CheLovek.978
    @CheLovek.978 Před 6 měsíci +171

    Anyone listening in 2024?

  • @KhadraMohamedali
    @KhadraMohamedali Před 8 měsíci +24

    Absolutely Amazing she have Unique Voice Rahma Hassan She's Talented

  • @Jigre-black
    @Jigre-black Před 8 měsíci +8

    On of the most beautiful song I have heard and the most beautiful her voice makes you feel ameditation full of feeling and calmness 😂😂😂😂😂😂

  • @axmedzaki2930
    @axmedzaki2930 Před 8 měsíci +7

    One of the best Somali singers mss Raxma xasan❤

  • @fikirkawanagsan5499
    @fikirkawanagsan5499 Před 8 měsíci +2

    𝙆𝙪𝙬𝙞𝙞 𝙭𝙖𝙣𝙩𝙖 𝙗𝙪𝙪𝙛𝙞𝙣 𝙟𝙞𝙧𝙖𝙮❤❤😭

  • @user-nq7qn8ew9l
    @user-nq7qn8ew9l Před 8 měsíci +8

    The beat and voice is another level keep the ball rolling raxma I am one of your fans

  • @muhanita3915
    @muhanita3915 Před 8 měsíci +4

    Walee heestan waxay kuso begtay Malin aan faraxsanahy nacabkygii boolkii mixnadaa ubaxay qofka Markazta Allah talo saarta makhasaaro Allxmd Allah ayaa iigakaa hiiliyay 😢hada waan nasan karaa waan dadaali karaa waanan Nolan karaaa ALLXMD 🤲

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 Před 8 měsíci

      alle haku barakeyo🎉🎉😊

    • @MiskiQurux
      @MiskiQurux Před 8 měsíci

      M.a sis guleso in badan ana iso doce dadba nakala dilaye

  • @user-ly9ez4dn9d
    @user-ly9ez4dn9d Před 7 měsíci +16

    What a song
    What a grt voice
    You really deserve above 1M

  • @charkoyabehboy3932
    @charkoyabehboy3932 Před 8 měsíci +9

    Queen of jabuuti ❤❤

  • @samiraabdi3689
    @samiraabdi3689 Před 7 měsíci +2

    Waxaa laidaha Rahma isku egtihin ❤❤❤

  • @user-eu5dt4yc7g
    @user-eu5dt4yc7g Před 8 měsíci +5

    Boqorada codka ❤

  • @dradanhassan2263
    @dradanhassan2263 Před 8 měsíci +5

    What a amazing and brilliant voice keep going baayo