FANAANADDA NADIIRA NAYRUUS ‘HEESTA WARDOON’ MUUQAAL CUSUB & BAASHAALKA MUQDISHO | HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • WARDOON & CAWEYSKA CAASIMADDA XAMAR
    SACDIYO SIMAN OO FAGAARAHA WACDARO KA DHIGATAT
    HEESTA WARDOON - & QOOB KA CIYAARKA NADIIRO NEYRUUS
    XIDDIGAD CUSUB OO WACDARA DHIGTAY ''GEENYADA GALEYRADA AFRICA''
    Haddaan Waayaha Adduun Iyo Waqtigu iga Hilinayn
    Qablbigu Weli Kuubanaanoo - Beerkayguna Kuu wanqalan adiga
    Midkii Waxyaha Jidhkii Waraabshay Naftaad Tahay Iskeyn soo Waafaqsii !!!Yaasalaam!!
    ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''
    Nadiira Maxamed Cige '
    Nadiro Mohamed ige { Nayruus } Xidigta Ree #Muqdisho
    Geenyada Galeyrada Geeska Afrika
    00 Farriin Kulul U Dirtay Gabdhaha
    Fanka Kufsaday - Dhawaaq Dheerna Ugu
    Sheegatay Inay Fanka Ka fariistaan,
    Haddaysan Sidan Stage-ka Uga Muuqan Karin!!
     Erayada : CabdiYare Caaqilka
     Laxanka : Ustaad Dauud Xanfar
     Music : Dejiye Amsal
    ...............................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Komentáře • 833

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  Před 7 lety +57

    Xiddigta Caanbaxday Nadiira Nayruus
    Hees Cusub & Muuqaal Shidan 2018
    czcams.com/video/e4B1y1D0shk/video.html

  • @iqromaxamed5430
    @iqromaxamed5430 Před rokem +10

    Nolasha ma istaagto 2018 ayaan kasoo kicitimy gobalada somalida muqdisho ayaan imaaday ehelkyga ma abaarin oo uma tagin magalka ayaan iska dhiciyay shaqo waxaan ka bilaabay maqayad cusbayd oo kutalay muqdisho dagmada cabdi casiis weelka ayaan ka dhaqi jiray casarkiina jabaati ayaan ka dubi jiray marka hestaan ayaan ku shaqayn jiray 🥲🥲🥲😭😭😭 mashaaa alllllh ilahay wuu iga bixiyay manta wadamada carabta ayaan jogaa wana shaqaystaaa alx alx

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 Před 3 lety +12

    2021 yaa ila daawanaya nadiiro neyruus❤️ kooxda badda cas marke so caan baxayeen waxa iimuuqda allaha unaxriiste abuukar darwiish iyo sacdiyo oo fanki isaga baxday iyo deeqsi oo la waayey

  • @Hafso-bu7mr
    @Hafso-bu7mr Před 10 měsíci +10

    Who's watching in 2023 ❤✅️

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Před 2 lety +11

    kama daalo Dhagysiga heestan wardoon 29-11-2021 Galab Isniin ah Muqdishu ❤🥺 Nadiira cod malab

  • @faisaabdullahi6804
    @faisaabdullahi6804 Před 7 lety +14

    Gabartaan wlh waanba iska jecelahay😍👏👏

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 Před 7 lety +105

    Please mcnt ha iscadeynin waligaa ilove skin kaaga runtii
    Wan jeclahy codkaaga 😍😍😍😍😘😘😘😘😍😍

  • @miskimanka119
    @miskimanka119 Před 7 měsíci +2

    Who's watching in 2024

  • @mohadaacadofficial8440
    @mohadaacadofficial8440 Před 10 měsíci +3

    Wali waaaan dhagaysanyaaa ❤❤ 10-2023

  • @dajiyadagen9021
    @dajiyadagen9021 Před 6 lety +3

    Waxyeelada caashaqiyo anigu wiirsiga marabo wixii aanoo cuntamin wanaag na noo ahayn dhexdeena ka weeciyoo
    Macnaha nool igula soco😍😍😍😍😍😍
    Waa hees aad u macan

  • @Ikramjamaal7970
    @Ikramjamaal7970 Před 10 měsíci +3

    My fav song 2017 ilaa hada 2023😢❤

  • @khaliifadan4640
    @khaliifadan4640 Před 3 lety +3

    Sacdiyo Siman wagan waka Walnan jirte beh nadiiro jir kusan la'an ba cili jire moye😂😀2021 this comment

  • @ikhlaasnuur5957
    @ikhlaasnuur5957 Před 2 lety +2

    2022 12 Jun heestaan xasuuus igu ledahay hda waka so gudbe alxamdulilaah wixii tagay cashar baa laga qaataaa ✅

  • @dhuuxsharma7742
    @dhuuxsharma7742 Před 6 lety +5

    gabadhaan yartaa wlhi way igu fiicneed iiciyaar bas baa Oran lahaa mooyee diriceeda ma faydeen💖💖💖💖💖

  • @abdirahmanjookar9584
    @abdirahmanjookar9584 Před 6 lety +4

    Heestaan aad ban u jeclhy 😍😍😍😍 nadiiro nayruus fanaanad buuxda

  • @officialfaisalabdirahman5743

    somali pple stop hating thm,they are very nice and very cute dancers,so keep moving forward

  • @raaxocalimaxamed139
    @raaxocalimaxamed139 Před 7 lety +3

    Nadiira neyruus my Queen hore usoco codka ka jeclahay xbbti xidigta sanadka jiroo joog sstr

  • @omarcadeeloveawaleadan6605

    Www nuur
    Lkn kabadh somaliyeed inaa caydooo maha way kula dhalatay wlll aboo

  • @rasmiruun1259
    @rasmiruun1259 Před rokem +3

    My favorite nadiira❤2022/10/21 yaa ila dhagesanaayo❤️❤️❤️heestan saa ujeclhy le 2016🥹

  • @waxushkamadare2420
    @waxushkamadare2420 Před 8 lety +15

    Abdi askari waad mahadsantahay sxb waaaaaaaaw hees macaan weeye

  • @omaradan8062
    @omaradan8062 Před 6 lety +4

    Ax hees macaan wayn Masha AllahashaAllah love you Nadiira ,

  • @hannaayyaaz1488
    @hannaayyaaz1488 Před 7 lety +12

    wwwww waa fananad cod mcn allah kuxifdiyo

  • @djrashkadyibrahim7424
    @djrashkadyibrahim7424 Před 8 lety +50

    moxoga garbaha dawada lugaha gacmaha madaxa wax la rebay ma jirto hhhhhhh hesta ay qadeso iyo codka waxaba kadaran siday uu dheleso hhhhhhhh fantastic dancer

  • @queensuusind4572
    @queensuusind4572 Před rokem +3

    Kama daalo heestaan inaan dhageysto 3 /11/2022

  • @nadiiranayruus7331
    @nadiiranayruus7331 Před 7 lety +19

    kkkk..mahadsanid Utaadkeyga #ABDIASKARITUBE
    Salaan Gobeed Dhamaan Taageerayaasheydaa
    Daafaha caalamka ku kala Nool...

  • @ashakurali4848
    @ashakurali4848 Před 8 lety +27

    3:41 kkk xariifka qosol uu isku celin waayay😂😂😂
    xoogaa kadib meesha laga buriyay

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 Před 7 lety +18

    Way cod macaantay wayna madadaalayn kartaa✅✅❤️❤️ lknse dance too much ma kugu haboona #yurub #geenyo ma niikiso waana fanaanad wayn qasab maahan inaa na qastid kkkk❤️

  • @aminosman8462
    @aminosman8462 Před 7 lety +1

    hees aad u macaan iga dheh
    neyruusa hori usoco
    socdaaalka walaga wataaa sxp

  • @caishomaxmed8171
    @caishomaxmed8171 Před 2 lety +2

    Waxaan daawaday 2022/7/17

  • @ibrozganey6858
    @ibrozganey6858 Před 7 lety +85

    Naag hakaa shiirto ama hakaa saqiirto 😍

  • @yuusufgorgor2192
    @yuusufgorgor2192 Před 6 lety +2

    On top my Sweet Nadiina Nayruuz Keep going dea 1

  • @nannasaid9832
    @nannasaid9832 Před 7 lety +4

    nice song yasalaam nadiira neyrus long life sister 😚😚😚

  • @Xaliimosaid
    @Xaliimosaid Před 10 měsíci

    2023 baan dawanaya qofkii ila d aawanayaa like halya dhaafin

  • @fartuunaragsan7926
    @fartuunaragsan7926 Před 6 lety +1

    ax yaa jaceyl waad ka baxsatay best music

  • @NadarHassan-zl5fd
    @NadarHassan-zl5fd Před 7 měsíci

    Who’s watching in 2024😭❤️

  • @safarkaaakhiro9145
    @safarkaaakhiro9145 Před 6 lety +2

    Dharka ay isku wadato 😷😷😷 but I'm a fan nadira nairuus 😍especially this song 🎶💕

  • @ahmedaliabdullahi1587
    @ahmedaliabdullahi1587 Před 2 lety +1

    Who is still watching in 2022

  • @Ismo3211
    @Ismo3211 Před 5 lety +8

    Who’s watching in 2019 ❤️✅

  • @roohidmarmadhige1367
    @roohidmarmadhige1367 Před 8 lety +1

    Oof caleeg nadiira cadi mtihid quen is walwalaaq

  • @naimaibrahim19
    @naimaibrahim19 Před 8 lety +1

    😋hno iswaalaqa iskayaree codkaga N musicga mcn waye 😍😍

  • @mohamedhassanjeilani6180
    @mohamedhassanjeilani6180 Před 7 lety +4

    ani waxaan ku heystaa colour keeda caadi ma ahan masha alaah midib rasmi ah weyna isku kalsoontahay dad badan ayey ka qiimo badantahay

  • @abdullahiayoubdaha296
    @abdullahiayoubdaha296 Před 7 lety +1

    Waa Super stars muqdisho ka soo baxdhay

  • @somchannel1302
    @somchannel1302 Před 6 lety +4

    Peello I lOve 50% codkaga🆚50% isruxaaga
    Nadiira.........❤👍

  • @saadaqabdi4301
    @saadaqabdi4301 Před 5 lety +2

    Nadiiro really waa fananad sojirasho iyo cod mcn huno Allah kudhowro

  • @hanadyoung4035
    @hanadyoung4035 Před 7 lety +3

    woooooooow the best song wlh

  • @saidbritich9308
    @saidbritich9308 Před 7 lety +2

    wow waa shidhantahay nadira so beautiful your dancer😍

  • @taliso143
    @taliso143 Před 7 měsíci

    2024💔😭 hussein I love you😭💔 aduu wiilyahow jacayl dhankaagi iiga wacayoow wacaal baan kaa rabaa😭❤️

  • @munaaskar1566
    @munaaskar1566 Před 10 měsíci

    Who watching 2023🎉

  • @maaidburaale5468
    @maaidburaale5468 Před 6 lety +1

    nadiira nayruus. Hore usoco wllo qli aad baan kaaga helaaa.

  • @omaradan8062
    @omaradan8062 Před 6 lety +2

    Ax qurux heestii macaan fantastic

  • @fratello2k185
    @fratello2k185 Před 7 lety +3

    wOw ! So energetic. i wanna see more scenes of her. Aboo, xayyi waaye aankudhaho. Showkeeda lagumadaalo boring iskabada warkiisa. 😍👌

  • @dadsanproduction24
    @dadsanproduction24 Před 6 lety +1

    ishcala nadiira neyruus love you hadan muqdisho joogi lahaayna halko heesa kula sooqaadi laha

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 Před 4 lety +1

    *436k* oo Subescribers ah m.a keep going 🔥❤️✨🙅👀🙏♥️💯🙆

  • @munohussein2836
    @munohussein2836 Před rokem +1

    Ya 2022 dhamadkisa ila dhagesanayo hestan 🥰🔥

  • @ruweidemohamed3055
    @ruweidemohamed3055 Před 7 lety +21

    yaqee heesta micneheda fahmaa somali iyo mashquul xaa kala haystaa miid gadhaya gabadhan majiree is dhiisa teda kale dumarkan leeh calool wayna wllalyal waa is nagaqana xawalay somaliya oo an calol lahyn majirte iska dhafa afxuumada ilahow yaa idinka idin arka cadaan aa iska dhigaysaan lkn somali lee isla nahayn cadi halayska dhiigo

    • @habiboabdi9664
      @habiboabdi9664 Před 7 lety

      Ruweide Mohamed waalagu.haystaa.waxaakuhaysto.sacdiyo.siman

    • @ruweidemohamed3055
      @ruweidemohamed3055 Před 7 lety

      habibo Abdi 😂😂😂Sacdiyo xbbtydii de mana shegayaba

  • @bladevibeentertainment5837

    0:26 Hasocoto kakakakaka Wale gabartan wa is leef leefeysaa!! Salaan sare Xamar cadey; Ibrahim from Djibouti.

    • @fartaqueen2407
      @fartaqueen2407 Před 7 lety

      Blade Vibe Entertainment wwww

    • @MubarikCadani
      @MubarikCadani Před 7 lety

      calosha

    • @nastanasteexo707
      @nastanasteexo707 Před 6 lety

      Blade Vibe Entertainmenkt fkkl
      😡😧😧😥💜💜💜💜💜💜💜💜💜💓💜💜💜💓💜💜💜💜💓💜💜💜💜💜

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 Před 10 měsíci +1

    From Sihaam❤😂2023

  • @mukhtaarahmed4728
    @mukhtaarahmed4728 Před 7 lety +1

    waaaaaaw caadi mahan heeestan Nadiiro

  • @PrinceElgajoElgajo
    @PrinceElgajoElgajo Před 7 lety +2

    best song ever

  • @inantasomalillandkufaanta7536

    inanta hodan abdirahmaan codkeedi ayay leeday woow

  • @ayuubabdullahi7171
    @ayuubabdullahi7171 Před 9 měsíci

    Hesa iyo bar 2017 ayan dhageesn jiir muudo kadiib Hada aye igu so dhacady 7/11/2023🥰🫂

  • @ramlomuxudiin7425
    @ramlomuxudiin7425 Před 7 lety +3

    Naag hakaa shiirto ama hakaa saqiirto

  • @monishasagal2075
    @monishasagal2075 Před 8 lety +1

    fanaaanint cusun waxa ufiiican inay la tshtaaan fanaaninta waawayn si an fankooodu ukhribmin

  • @abdifatahbutloos9539
    @abdifatahbutloos9539 Před 7 lety +1

    mansha Allah nadiiro illah haku xafido

  • @ahmedguy177
    @ahmedguy177 Před 7 lety +2

    masha Allah cadi ma ahn hesatan

  • @hassanlovechelsea3789
    @hassanlovechelsea3789 Před 7 lety +2

    Best somali style inaba caadi matihid

  • @maxamudahmed9644
    @maxamudahmed9644 Před 8 lety +2

    Wwww hees Mcn iyo fanaanad Mcn oo ku daqsinaysa eriyada heesta qofta cadi ma ahan

  • @Hafso-bu7mr
    @Hafso-bu7mr Před 10 měsíci +1

    Jaceyl 😢

  • @kairohassan7448
    @kairohassan7448 Před 8 lety +1

    wowo! qali mansha allan

  • @husseinomar2521
    @husseinomar2521 Před 7 lety +1

    Waw the best of 2017

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 Před 7 lety +1

    Fannanin Qaaliga ah Nadiira iyo Siman feel free reer subxanalahai iyo istaqfurullah waxba ma qaadayaan waala baashaalay aleylehe

  • @aliamohamed7168
    @aliamohamed7168 Před 6 lety +1

    wow Masha allah

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Před rokem +1

    ❤❤

  • @nasteexaladan6092
    @nasteexaladan6092 Před 7 lety +1

    Axyaaa ciyaar😂😂😂 Xamar 9 eeba ku heesataa nadiira ishqiyaasag❤️

  • @abdinasiradan3664
    @abdinasiradan3664 Před 7 lety

    marki igu horesey aan dhegeysto
    Nadiira neyruus
    Yaa Salaam
    Cod iyo dheel
    isku darsatey

  • @iam_yaass
    @iam_yaass Před 5 lety +1

    Hees aad u macaan wardoon 😙

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed2411 Před 8 lety +15

    00:20 sacdiya siman waa sidee

  • @ahmeddahiye8033
    @ahmeddahiye8033 Před 6 lety +1

    hees mcn. Lakiin ilahay dambigenaa hadafsho. ameen thuma ameen

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Před rokem +1

    ❤❤❤❤

  • @maxamedxaaji9663
    @maxamedxaaji9663 Před 7 lety +1

    subxaanalaah wlh somali diinteenii caawey

  • @AyaanHassan88-rs4ii
    @AyaanHassan88-rs4ii Před 11 měsíci

    Fav nadiira kamaba daalo 😢❤

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Před rokem +1

  • @xaaskadaahirmariacalixusei9053

    abwaan darawiish allha kuu naxariisto kama daalo cudadaadee😥😥😥

  • @ilhaannoriejehrhd5358
    @ilhaannoriejehrhd5358 Před 11 měsíci

    Sacdiyo simn farka maila aragtn xeragba dhaxda uga xirn😂jah Sacdiyo sorry ani wanku jeclhy ❤❤❤

  • @user-te2do1tk6h
    @user-te2do1tk6h Před 8 lety +1

    hodan cabdirahman aye is cod egyihin nice song ❤

  • @hamdidaar1751
    @hamdidaar1751 Před rokem

    Watching 2022 nice song

  • @khadrayusuf3113
    @khadrayusuf3113 Před 7 lety

    aboow aboow tan is walaaq badanaa laaxoowla waan idin tuugaa ee tan Muqdisho halaga qabto waxkale waayeeeeeeeee

  • @mohahaaji5234
    @mohahaaji5234 Před 7 lety +2

    wwww nice songs nadiira neyruus abayo qaali wa kugu faana ii noolow in badan 😍😍

  • @seeynaamcadee9192
    @seeynaamcadee9192 Před 7 lety +1

    haa wlhi wa jeclahay ninkeyga mshaa allaah

  • @ameinahmettdaahir868
    @ameinahmettdaahir868 Před 5 lety +1

    Macha allah

  • @yusufjama3122
    @yusufjama3122 Před 8 lety

    asc nadiira nayruus walaalo aad iyo aad baad u cod wanaagsan tahay iscalaa cod noolow walaalo best song best yusuf dheere

    • @miskiabdi5218
      @miskiabdi5218 Před 8 lety

      Tan wax Bay cabtay balayo kor madow dheh

    • @ruuritaj8124
      @ruuritaj8124 Před 7 lety

      Miski Abdi sidado kale inay suuqa cadaan kaso iibsato ma rabtay eedo

  • @abdiiahmed1684
    @abdiiahmed1684 Před 7 lety +1

    xariifka 7:39 walhi kal iyo iiga qosliyay garbaha sida looga dheelaa😂😃😂😃😂😃😂😃😂😃😂😃

  • @osmanmohamed6853
    @osmanmohamed6853 Před 10 měsíci

    2023 here we Go 😢😂

  • @CanabahmedaliCanabahmed
    @CanabahmedaliCanabahmed Před 10 měsíci +1

    Dareen weheshada xiskiyo
    Wadanaha dooqa xantee
    Ayaa i walawaalaye😢
    Anigu waagii baryaba waddanka kaliyeey hayaa
    Wardoon baan ahay kalgacal
    Adoo wiilhayhow jcl dhankaagii iga wacayaa wacaal baan ka rabaa😊❤️
    Tani gees kaliye mhnee ee mid ii qaasa eh😢🎉

  • @hiboaadan2979
    @hiboaadan2979 Před 3 lety

    2021 dawanaya alxm

  • @ayaanitamacanitasulubita1310

    waw this song i like bt isdaji hesta way dagntahy

  • @ibrofilms__1
    @ibrofilms__1 Před 10 měsíci

    WaaaaaaaaaaW Nice Voice 🎉

  • @mahmetshiekhupdy6065
    @mahmetshiekhupdy6065 Před 3 lety +1

    After five years

  • @fardowsobashiir1969
    @fardowsobashiir1969 Před 3 lety +1

    2020 yaa ila fiirsanaayo

  • @omarahmeddirie1913
    @omarahmeddirie1913 Před 7 lety

    asxabey tan waa dhibsadey ee inta igu raacsan like igu qabo