Ruqyadan ku gub ummu sibyaanta way soo baxaysaa idamka alle

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 201

  • @ismahaanxuseen6586
    @ismahaanxuseen6586 Před 2 lety +43

    2018 mar baa leega sheegay quraan leega saare 2019 uur baa qaade waa dhalay alxm hdanah umusAbiyaan baa leega sheegay hda dhow quraankaan waa dhageestay caloosha hur baa ka dareemaayey iyo wax ku socsoconaayo Alhamdulilah Shukran allah na wada caafiyo

    • @axlaamdheyman4761
      @axlaamdheyman4761 Před 2 lety +3

      Abayo marki lagasheegaye maxanusate mise ilme kaa sooride

    • @ismahaanxuseen6586
      @ismahaanxuseen6586 Před 2 lety +4

      @@axlaamdheyman4761 xanuuun caloosha ah iyo labo ilmo iga soo dilmeen

    • @hawaahmedomar8890
      @hawaahmedomar8890 Před 2 lety +1

      abyo kul mid baan ahy wxa baa caloosha isoc socd waxn umlyaa mar marka qaar ina ilamo igagag jiro

    • @cumariisayare1397
      @cumariisayare1397 Před 2 lety

      masha allah

    • @fardowsoahmed3209
      @fardowsoahmed3209 Před rokem

      @@hawaahmedomar8890 abaayo aniga kula midan ahay lkn side lagu ogan karaa mala baaraa ama shikh ayan u tagee waba ku wareeree

  • @hannikiin4390
    @hannikiin4390 Před rokem +16

    Iso duceya inu ilahay cafimad igu siiyo quran inte muslim ah waa codsi

  • @user-ne1pp9yu6h
    @user-ne1pp9yu6h Před 5 měsíci +2

    Sheikh waa lagu Shegy illhy inta ay heyso haka caafiyo quraankaagana waan dhagysty jasakallah

  • @nimoali601
    @nimoali601 Před 2 lety +9

    This ruqyah is very powerful mashallah tabarikallah jazakallahukhairan shiekh iam doing everything you told me

    • @mohomedcrisaaq6073
      @mohomedcrisaaq6073 Před 2 lety

      czcams.com/video/A739GPJftVs/video.html

    • @hoododhaamiye9983
      @hoododhaamiye9983 Před 2 lety

      Asc sheekh wasabku ma isoo qabanayee halkaankaalosoo xiidhidho isoosheeg adooraliya

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před 2 lety +12

    Sheikh jezaka Allah kheyran Allah waxan kaaga baryey aduunka nimco aqiro janatulfardowsa Allahuma Aameen

  • @tayasirjaama5343
    @tayasirjaama5343 Před 2 lety +4

    Masha Allah jasaka allahu khyr sheekh

  • @faraxmaxamed2731
    @faraxmaxamed2731 Před rokem +2

    MashA allaa wlhi waan la dhibanaa jasaakalaa khayr sheekh

  • @inacabdiyare4935
    @inacabdiyare4935 Před rokem +2

    masha Allah jasakumu laahu qeyr Allaha nagucaafiyo allahuma aamiin

  • @123flower5
    @123flower5 Před 2 lety +14

    Masha Allah

    • @mankaxm436
      @mankaxm436 Před rokem

      Sheeq laabta ixanuneeso oo igubaneeso sida qof naxsan caloshana jug jug wax igasinayan maxawaye waxaas

    • @duniyodheman9335
      @duniyodheman9335 Před rokem

      Shikh waqabaa

  • @cabdinaasircabdinaasir198

    Markan darto dhinaca bidix oo xuddunta xigto baa ixanoneso maxa waaye shek 🙏❤️❤️

  • @user-hq4ci4zk4q
    @user-hq4ci4zk4q Před měsícem

    Maash.allah sheikh alle haku xiftiyo Insh.alllh Insh.alllh sheikh labarkaga see usoo qabtaa😢

  • @NuuroSuufi-sv5zt
    @NuuroSuufi-sv5zt Před 2 měsíci +2

    Walaiga shega ilahay haiga cafiyo ani iyo inti qabta

  • @Ahmed37374
    @Ahmed37374 Před 2 měsíci

    Ilaahay khayr badan ha ku siiyo adiga iyo familigaadaba جزاك الله

  • @sahrahaybe1606
    @sahrahaybe1606 Před 2 lety +3

    Shukran sheikh

  • @nacimajamal2665
    @nacimajamal2665 Před rokem +1

    Masha Allah Sheikh

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 Před rokem +1

    Masha allah jazakalah yaah sheyq alow kuxafid qeyr kaah siiyh ❤❤❤❤

  • @xamzaabuukar5500
    @xamzaabuukar5500 Před 2 lety +1

    As akhii qoraanka xuruufta iska sax baarakalaahufiik

  • @cookwithme9093
    @cookwithme9093 Před rokem +1

    Shukran walalo u helped us alot shukran may Allah grant you jannatul fardowsa❤️❤️

  • @beftubule1031
    @beftubule1031 Před rokem +4

    Masha Alah masha Alah jazakhalahu kyran for yr Energy ... ilahey janatul fardows ha nogu kulmiyo Amiiiiin.

  • @nemo-qy6js
    @nemo-qy6js Před 2 lety +20

    May Allah bless you walalo and grant you jannah ?Ameen Ameen ❤ ❤❤🙏🙏🙏

  • @aneymaalim704
    @aneymaalim704 Před 11 měsíci

    jazakalahu kheir sheikh shukran

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před 2 lety +2

    Sheikb jezaka Allah kheyran

  • @vippixel7320
    @vippixel7320 Před 2 lety +5

    Mashallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Před 2 lety +1

    Masha Allaha tabarakallah Jizakallah qeyr wll

  • @suadbarre9702
    @suadbarre9702 Před 2 lety +3

    Manshaa allaah

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 Před 2 lety +1

    Mansha allah Allahakaa jisaa isiiyo amin ami🕋🕌🎠🎀🕋

    • @deeqasalah4710
      @deeqasalah4710 Před 2 lety

      Sheikh alla hakubarakeeyo hamigaagana ilaahay haku fudaydiyo Ami Amin ♥️♥️♥️♥️♥️♥️🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋

  • @hodanccaziiz3831
    @hodanccaziiz3831 Před 9 měsíci

    Sheikh jazakalaah kher

  • @sucdihoosh6582
    @sucdihoosh6582 Před rokem

    Sheekh jazalahu kheer waan ku cafi maday

  • @user-nb4ww4oy2j
    @user-nb4ww4oy2j Před rokem +1

    Mashallh jasakallah wlalky❤❤

  • @safiahassan7665
    @safiahassan7665 Před 2 lety +1

    MashaAllah Allah hakuxafido sheqow

  • @Adm9464
    @Adm9464 Před 3 měsíci

    Aamiin ya Rabbi

  • @nemo-qy6js
    @nemo-qy6js Před 2 lety +4

    Mashaallah Mashaallah beautiful

  • @fardowsaluulaadan6064

    Masha allah alle ha kuxiftiyo

  • @Newgeneration12009
    @Newgeneration12009 Před 2 lety +2

    umu sabiyanta horta maxay aheyd saysa dadku ka gasha? ili miya jin miya?

  • @QamarShinay
    @QamarShinay Před 5 měsíci

    Maasha allah

  • @ahmedbilaal5768
    @ahmedbilaal5768 Před 2 lety +1

    Shikh quraankan ayan isasar mudo bil ah ayan isasarayey markin waan kucafi mayday laakiin dhabar xanun saying ah ayan yeshay waxn ahay hoyo laba dhala ka uyari sadex jir dhiigu waa igategey mudo afar bil ah shikh waa kaawaar sugi mahad sanid

  • @umukheyrabdi4439
    @umukheyrabdi4439 Před 2 lety +3

    masha allaha shikh xabib allaha ku barakeyo wallahi alle darti ayan ku jeclahay markan dhagesto ruqiyadan dhinaca midix aya idhacaya shikh in badan ayan radiyay meel aan ka helo ila hadana ma hayo meel aan kala xatiro

  • @Khader1431
    @Khader1431 Před 6 měsíci

    Masha allah

  • @IzraMohamed-od4tw
    @IzraMohamed-od4tw Před rokem

    جزاك الله خير ❤

  • @salmoelmi3583
    @salmoelmi3583 Před 2 lety +1

    Jasakallah amiin

  • @farehamuhamed5283
    @farehamuhamed5283 Před rokem

    Allow ada ka magan galnay😢allow naga kori 🤲

  • @FataxCityboys
    @FataxCityboys Před 3 měsíci

    Sheekh dhinaca midigta in ay buro biyood ku jirto dhakhtarkana uuna waxba ka qaban karin ayuu iisheegey sheekh iisheeg wax aan sameeyo ?

  • @hannikiin4390
    @hannikiin4390 Před rokem +1

    Ilahayow qeer ku sii janada abalkada ka dig

  • @FaadumoAli-p5r
    @FaadumoAli-p5r Před 11 dny

    Ya allh qaabkn meyy leedahay allhums najina

  • @user-jm4kt8ce7f
    @user-jm4kt8ce7f Před 17 dny

    Maansha all laah madax ixanuunaya bas

  • @sacdiyomohamedrooble2132

    Kheer Allaha ku siiyo Sheekh

  • @fahiimabashiir410
    @fahiimabashiir410 Před 2 lety

    Shugrn sheikh jasaakumallah kheyr

  • @QamarAbdirahman-hj3ol

    Masha sha allaha tabaarag kalaah

  • @aniisosayid2373
    @aniisosayid2373 Před 2 lety

    Asc shiiq xabiib wad mahadsan thy wan ku cafimadi jazkumulahi qer

  • @abdihakimmohamed4561
    @abdihakimmohamed4561 Před 2 lety

    Allah haku sharfo wll qali

  • @user-eb9jy9wb8k
    @user-eb9jy9wb8k Před 8 měsíci

    Jasaakalaahu shiikh

  • @Qaysoogle
    @Qaysoogle Před 4 měsíci

    Maa sha Allah alaha naga qaado ❤❤

  • @kiinsi12
    @kiinsi12 Před 2 lety

    Mash Allah tabarakallah

  • @tamishhassan6536
    @tamishhassan6536 Před 2 lety

    Masha Allah Tawarakallah may Allah ( s w ) grant you Janatul firdowz Amin ya Rabi

  • @ruummohamed5736
    @ruummohamed5736 Před rokem

    alle haku barakeeyo shiiq

  • @anisaibrahimwarsame3308

    Masha Allah just Allah knees shek

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    AsE mashaaaaalah tabaarakalah Familyyyyyy. Systems

  • @Mahadakhuna
    @Mahadakhuna Před 2 lety +3

    Noo soo qor

  • @abdihakimmohamed4561
    @abdihakimmohamed4561 Před rokem

    Sheeq waxan ahay hooyo uur lix bilood ah saka ayan isku arkay dhiig iyo xanun calosha

  • @user-nu5wl6sk9g
    @user-nu5wl6sk9g Před měsícem

    يا شيخ انا ابغى ابغى احد يداويني تعبانه كم سنه ثلاث شهور زي كذا

  • @saaruush7494
    @saaruush7494 Před rokem

    sheekh seku ogaanaya iney igujirto

  • @nemoyousuv8271
    @nemoyousuv8271 Před 2 lety +1

    Shiikh cabsi anan garanyn aya igu habsatay

  • @deqanuur1157
    @deqanuur1157 Před 2 lety +3

    Jz Allah

  • @hassansoumy2996
    @hassansoumy2996 Před 9 měsíci

    Wahan ahay reer jabuti

  • @user-kh5jo9ug5q
    @user-kh5jo9ug5q Před rokem

    Msha allh

  • @maymuuncisman4049
    @maymuuncisman4049 Před 2 lety +1

    Asc sheekh whaspku ma soo qabanye dawada ma bixisaa

  • @idilahmed3570
    @idilahmed3570 Před 2 lety +4

    Sheekh ma dhagaysan karayo wan baqayaa markan shito ba maxaan sameeya

  • @asiyaomer
    @asiyaomer Před 11 měsíci

    Shikh walaygu shegay oo laba ciyalay iga soriday labana waxay igu galisay qalin

    • @user-yx1gg7pz2v
      @user-yx1gg7pz2v Před 5 měsíci

      labada qliinka maku joogan walal ana dhibkasa i heesto allaha naga caafiyo

  • @ruummohamed5736
    @ruummohamed5736 Před rokem +2

    naa maxaad tiri waa quraafaad quraanka in aad dhageysato maa ku dhibaayo duli baad thy

    • @xamdimohamed8808
      @xamdimohamed8808 Před rokem

      Hhhhhh wansugaye

    • @mankaxm436
      @mankaxm436 Před rokem

      Abaayo qurafaad maahan wlhi waa wax jiro xitaa waxaan arkay gabar oo ku wenade sida cunug oo Lagasobixiye xaqiiq wlhi

    • @haniumar1111
      @haniumar1111 Před rokem

      @mankaxm subxaana allah wll ma runpaana

    • @mankaxm436
      @mankaxm436 Před rokem

      @@haniumar1111 haa abaayo qurafaad maahan wlhi waa run waxaan anigaa arkay tedakale anigaba iskaga shaki qabo wayo xanunkaas ihaayo dhaqtarafana waxee dhahaan waxba maqabtid

    • @mankaxm436
      @mankaxm436 Před rokem

      @@haniumar1111 bls xanunka iska ke haayo xitaa calosheda intee laegtahay mamalesankartid marka wax qurafaada majiraan waxaan weejiraan abayo illh inta muslim hakaqabto

  • @anabalimohamed4307
    @anabalimohamed4307 Před rokem

    Subxaanallaah uma maleynayo iney wax jira yihiin waa quraafaad

    • @xafsahilkas951
      @xafsahilkas951 Před rokem

      Saas mahan abyo wee jiran wllh ane iga so bexen ilhada neh in wali wax igu si haray u maleya calosha mar mar we i nuxnusane marso ine ka kaceso u malesa mindhicirka

    • @sabrinarashed12
      @sabrinarashed12 Před 11 měsíci

      ​@@xafsahilkas951abayo wax noceya kaso baxay

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm Před 3 měsíci

      ​@@xafsahilkas951 abyo mcn wax ba kaso baxay nlz iso jawab bal maxad is ticmashay

  • @siciidmuuse3900
    @siciidmuuse3900 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-nu5wl6sk9g
    @user-nu5wl6sk9g Před měsícem

    انا وحده صوماليه وعايشه في جده

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 Před 2 lety

    Mashaallah

  • @munaaadan5995
    @munaaadan5995 Před 2 lety

    Masha alaah

  • @foosali2854
    @foosali2854 Před 2 lety +1

    maansha Allah Jizakallahu qayr

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    As, Familyyyyyy Yartayarta Ya kugujirto Qiimobadan dumaroo murwodumaroo yariisEEy lagufarxeeeey babadan ba boholyaw Qabab cadceeddumaroo san wayE ahaeydna ya lEE Nabad Nolol.Nicmaturabi xasbunalah wanicmalwakiil

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    55555555555555555555555555555 soo dhawoow badanbadan soo imaw WELDOOOOOOWN Joogoo jiroo akhirooooy jano dunina Nolol Qiimobadan QatraaayqaranEEy Qiimobadan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses lagufarxeeeey

  • @fardowsafarida7184
    @fardowsafarida7184 Před 2 lety +34

    اللهم ارحم موتانا وموت مسلمين واشف مرضنا ومرض ومسلمين يا ارحم راحمين🤲

  • @hassansoumy2996
    @hassansoumy2996 Před 9 měsíci

    Asc walal cilage ayaan rabaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    5

  • @FataxCityboys
    @FataxCityboys Před 3 měsíci

  • @halwomohamed5757
    @halwomohamed5757 Před 8 měsíci

    🤲🤲🤲🤲🤲lAamiiiiiiin

  • @user-nu5wl6sk9g
    @user-nu5wl6sk9g Před měsícem

    السلام عليكم

  • @sahramohamud5625
    @sahramohamud5625 Před rokem

    Mashallah mahadsanid sheikh

  • @hikmaali8664
    @hikmaali8664 Před 2 lety +2

    Sawirkeda kacabsanoya sheydanta allow nacafi aniga wax igusoc socanayo calosha dhaxdeda oo banooni yar cml eh mar marka qaar saaida daremaa maxa uroon

  • @islamicreminders2606
    @islamicreminders2606 Před 2 lety +3

    Subscribe isosara please walalahayga ilahay dartis.

  • @sadiaadan2304
    @sadiaadan2304 Před rokem

    Ummu sibyaanta maxaa waaye shek

  • @hassansoumy2996
    @hassansoumy2996 Před 9 měsíci

    Siden kula soo xidhidhi kara

  • @sacdiyoabdi8071
    @sacdiyoabdi8071 Před 2 lety

    May Allah bless you brother♥️♥️

  • @user-um7vt4ek5s
    @user-um7vt4ek5s Před 2 lety

    Masha allah alle haku barakeeyo sheek

  • @faadumoabdirixmaan1886

    Mahasanid

  • @habibabdirahman3747
    @habibabdirahman3747  Před 2 lety +7

    +96879499605

  • @fatumahassan-lb8tf
    @fatumahassan-lb8tf Před rokem

    ❤❤❤❤❤💕💕😍

  • @xamdamaxamuud5172
    @xamdamaxamuud5172 Před 10 měsíci

    AAlx

  • @nalkaali9295
    @nalkaali9295 Před 2 lety +2

    Shaikh number kada whtapp ima so qabanayo ad aya ku rabay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 2 měsíci

    yarin yara jirtayoo.hEha

  • @saadociise
    @saadociise Před rokem

    Masha allah❤

  • @RukiaAhmed-bn3ep
    @RukiaAhmed-bn3ep Před rokem

    Qayr alah kusiiyo

  • @mubarakmohamud3477
    @mubarakmohamud3477 Před 2 lety

    ' morrison swan

  • @sukaynasheikh9534
    @sukaynasheikh9534 Před 2 lety

    Mansha Allaah